Webmaster

    Trio prosecuted for hate attack against Somalis

    Three young men in southern Sweden suspected of attacking Somali refugees with stones and screaming “sieg heil” have been indicted on charges of racial agitation. The incident occurred on August 21st in the small municipality of Tomelilla in Skåne. Three brothers from Somali were awoken in the early hours when a window of their apartment…

    Read More

      Water shortage hits Somali regions

      People and animals in the Galgagud, Hiran and Mudug regions of central Somalia have been hit by an acute shortage of water after almost a year without proper rainfall.The Commissioner of Mahas district in Hiran region, Mumin Mohamed Halane told the African Press Agency on Sunday that hundreds of rural people have flocked to towns…

      Read More

        Gabay Cusub oo Halku Dhegiisu Yahay “Badhaysi” Iyo Abwaan Cabdiraxmaan Cumar Cashuur {DHAGAYSO}

        Hargaysa 21.Sep 2014 (SDN/QJ)- Hal abuur kasta Xil ayaa ka Saaran inuu wax ka Curiyo Xaalad kasta oo ay Ku Sugan Yihiin Bulshada uu ku dhex Nool yahay,Hal abuurku Waa Tilmaame iyo Tusaha dadkiisa u Sheega Wadada ay Marayaan inay tahay Tii la rabay ee Higsiga iyo Himiladooda ka Turjumaysay. Maanta Waxay Shabakada Qurbejoog.com halkan…

        Read More

          Madaxweynaha Gal Mudug oo loo diiday in Diyaarad uu soo raaci lahaa ay Gaalkacayo soo Fadhiisato,Waa Maxay Sababtu?

          Gaalkacayo 21.Sep 2014 (SDN/QJ)- Diyaarad ka soo qaadi lahayd magaalada Muqdisho madaxweynaha maamulka Galmudug,Cabdi Xasan Cawaale (Qaybdiid) ayaa amar lugu siiyey inaysan soo caga dhigan karin magaalada Gaalkacyo.   Ilo xog-ogaal ayaa  xaqiijiyey in madaxweynaha Galmudug Cabdi Xasan Cawaale (Qaybdiid) uu ka baaqsaday diyaarad uu ka soo raaci lahaa Muqdisho oo uu ka soo dagi…

          Read More

            Murankii ka Taagnaa Arrimaha Diiwaangelinta Somaliland oo lasoo Gunaanaday iyo Hoggaanka saddexda Xisbi-qaranka oo Ka Hadlay

            Hargeysa:Sep,21,2014(SDN/QJ)-Waxa goor dhaweyd  kulan lagu qabtay xarunta Madaxtooyada Somaliland lagu soo Gunaanaday murankii ka taagnaa arrimaha Diiwaangelinta,iyadoo ay halkaas ka hadleen hoggaanka sare ee axsaabta qaranka Somaliland. Kulan maalintii shalay bilaabmay oo ujeeddadiisu ahayd in bulshada loo bayaamiyo in meesha laga saaray khilaafkii ka  taagnaa qoddobo ku jirey xeerka diiwaangelinta oo haatan horyaalla Golaha Baarlamaanka, …

            Read More

              Halkan Ka Daawo: Xasan Ciise Jaamac Oo Maanta Si Adag Uga Hadlay Dilkiiii Sarakiisha Iyo Shaqaaqadii Gabilay Dhacday

              Hargisa 21/9/2014 (SDN/QJ)Gudoomihii  ururkii  xaqsoor  xasan ciise jaamac ayaa maanta ka hadlay  shaqaaqadii ka dhacday gobalka gabilay  isagoo sidoo kale ka hadlay dilkii Sarakiisha  ciidankee ka dhacay degmada qori lugud  taasi  oo xukuuada si adag ugu canbaareyey  wax ka qabashadeda Hargeisa SDN/QJ Maxamed@Qurbejog.com Conact@somalidisporanews.com  

              Read More

                Halkan Ka Daawo: Madaxwayne Ku Xigeenka Somaliland C/raxman Saylici Oo Ka Hadlay Muranki Diiwan-Galinta Madaniga Ah

                Hargeisa 21/9/2014 (SDN/QJ) Madaxwayne ku xigenka somaliland  ayaa maanta ka hadlay xeerka diiwan galinta madaniga ah oo baryahii ugu danbeyey muaran badani  ka taagnaa taasi oo dhaman  gobalada iyo degmoyinka si adag loga soo  horjestay  ayaa markale xukuumadu  qasriga madaxtoyada ku marti qaday gudomiyasha labada xisbi Hargeisa SDN/QJ Maxamed@Qurbejog.com Concat@somalidiasporanews.com

                Read More

                  DAAWO:Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland Safarkiisii Ottawa Canada oo la kulmay Jaliyada Somaliland

                  Ottawa Sept 21,2014(SDN/QJ)-Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Somaliland Md Maxamed Yonis Bixi ayaa booqasho shaqo oo uu ku tegay dalka Canada waxa uu kulan gaar ah la yeeshay jaaliyada reer Somaliland ee ku dhaqan caasimada Canada ee Ottawa. Wasiirka ayaa halkaa jaaliyada khudbad uu uGu jeediyay waxa uu ku dheeraaday xaaladihii u danbeeyay ee dalka iyo…

                  Read More

                    Ra’iisul Wasaare-ku-xigeenka Xukuumadda Soomaaliya oo meesha ka saaray inuu jiro Khilaaf u dhexeeya Madaxda sare ee Qaranka

                    Muqdisho Sept 21,2014(SDN/QJ)-Ra’iisul Wasaare-ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Ridwaan Xirsi Maxamed ayaa maanta shir-guddoomiyey kulan aan caadi ahayn oo uu yeeshay Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomalaiya, kaasi oo diiradda lagu saarayey horumarka laga sameeyey ammaanka iyo siyaasadda dalka. Shirkan aan caadiga ahayn ayaa waxaa ka soo qaybgalay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaala Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud…

                    Read More

                      Waxqabadka Dowladda Soomaaliya ee Usbuucii la soo dhaafay

                      Mogadishu Sept 21, 2014 – Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustafa Sheikh Ali Dhuhulow oo maanta warbaahinta la hadlay ayaa siiyey warbixinta horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka hadlay arrimo ay ka mid yihiin; Dib u heshiisiinta ka socota Kismaayo, Dib u heshiisiinta ka socota Baydhabo, horumarka tirokoobka dadweynaha, horumarka waxbarashada dalka, shirka amniga…

                      Read More

                        Cali Khaliif Oo Cambaarayn Kala Kulmay Qaar Kamid ah Taageerayaashii Durbaanka u Tumi jirey

                        Muqdisho:Sep,21,2014(SDN/QJ)-Xubno katirsan odayaasha durbaaka u tuma Kooxda Khaatumo, ayaa shir jaraa’id oo ay ku qabteen Magaalada Muqisho ku sheegay inay si weyn uga soo horjeedaan Hannaanka uu Cali Khaliif u magacaabay xubnaha uu wasiirrada ku sheegay xilli uu wali ku dhuumaalaysanayo dhirta dhexdeeda. Cabdillaahi Sheekh Cabdi oo ka mid ah odayaasha  sida joogtada ah ula…

                        Read More

                          Hay’ad Caalami ah Oo Walaac Ka Muujisay Nolosha Carruurta Da’da Yar ee Reer Kenya

                          Nairobi:Sep,21,2014(SDN/QJ)-Kenya ayaa lagu daray Dalalka ay sida joogtada ah ugu geeriyoodaan Carruurta Da’doodu ka Hoosayso Shanta Sano sida ay sheegayso Warbixin cusub oo dhawaan lasoo saaray. Sida ku cad warbixinta ay soosaartay UNICEF dowlada kenya ayaa ku guul daraysan karta hadafka la tiigsanayo 2015ka taasi oo ah in dhimashada caruurta ka yar 5 sano hoos…

                          Read More

                            “Amar si toos ah ama si dadban la iisiiyey oo aan diiday ma jiro, xildhibaan aan xidhayna ma jirto markii aan….” Sanbaloolshe

                            Muqdisho:Sep,21,2014(SDN/QJ)-Cabdilaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe, ayaa markii ugu horraysay ka Hadlay xilka-qaadista uu ku sameeyey ra’isal wasaare Cabidweli oo muran dhalisay. Mudane salbaloolshe oo u warramay TV-ga Universal, ayaa sheegay inaanu waligii diidin amarro la siiyey, isla-markaana xilka-qaadistiisa dambe ee uu madaxweynuhu sameeyey tahay mid mudan in loo hoggaansanaado. Waxa uu sheegay inay tahay xilka qaadistiisu…

                            Read More

                              Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo Oo Raxan Wasiirro ah u Dirtay Boorama iyo Ujeeddada Laga Leeyahay Oo Ka Baxsan Rabitaanka Shacabka Reer Awdal

                              Borama:Sep,21,2014(SDN/QJ)-Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo, ayaa tiro kamid ah wasiirradeeda u dirtay Gobolka Awdal, iyadoo ujeeddaduna tahay sidii ay Halkaas uga aloosi lahaayeen Jawi ay odayaasha Gobolku ku shaacin lahaayeen inay Diiwaangelinta raalli ka yihiin. Arrintan ayaa la sheegayaa inuu qorshaheeda iska lahaa wasiir Xirsi, waxana  ay daba socotay Baaqyo xukuumaddu ka gubatay oo waxgaradka Reer Awdal…

                              Read More

                                Xaraaradii Khilaafka Xukuumadda iyo Axsaabta Oo Hoos u Dhacday iyo Kulan Ballaadhan Oo Maanta La Isku Arki Doono

                                Hargeysa:Sep,21,2014(SDN/QJ)-Waxa Hoos loo dhigay Xaraaradda Khilaafkii dhexyaallay Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo iyo Labada Xisbi-mucaarid, kaas oo salka ku hayey arrimaha Diiwaangelinta Madaniga ah iyo xeerarka xukuumaddu kasoo saartay. Madaxweyne Siilaanyo ayaa shalay kulan aqalka madaxtooyada kula qaatay Labada Hoggaamiye ee Xisbiyada waddani iyo Ucid, waxana la isla faaqiday halka ay sartu ka qudhuntay iyo siyaabaha dhinacyadu…

                                Read More

                                  “Anigu waxaan leeyahay Nidaamkani ha dhaco, halla rido,Midaan Al-Taxriir baynu sideennii u keenaynaa, Rasaasta ha wadaan, hadday dayn waayaan waynu la soo baxaynaa innaguna.” Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble DAAWO.

                                  Hargaysa 21.Sep 2014 (SDN/QJ)- Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo ka tirsan Mudanayaasha Golaha Wakiillada Somaliland ee laga doorto gobolka Saaxil, kana soo baxay Xisbiga talada haya ee KULMIYE, ayaa ugu baaqay dadweynaha gobollada iyo degmooyinka dalka ku dhaqan inay ka soo horjeestaan Diiwaangelinta Madaniga ah oo uu sheegay in Tunka lagu sito, isla markaana ay…

                                  Read More