Webmaster

    Khilaafkii Masuuliyiinta Federalka Oo Markale Curtay iyo Moshin Ra’isal Wasaaraha ka Dhan ah Barlamaanka Ka Socda

    Muqdisho:Sep,18,2014(SDN/QJ)-Iyadoo lagu wado inuu maalinta sabatida ah dib u furmo Kal-fadhigii baarlamaanka Somalia, iyaa magaalada Gudaheeda iyo Huteellada laga wadaa qaban qaabada mooshin ka dhan ah ra’isal wasaaraha Somalia, cabdiweli sheikh axmed. Mooshinkan ayaa la sheegayaa inuu markale dabada ka riixayo madaxweynuhu, iyadoo si weyn la iskugu maandhaafsiisan yahay Xilka-qaadistii uu dhawaan ku sameeyey Madaxii…

    Read More

      Gabadh Madaxweyne Siilaanyo Dhalay Oo Caawa Xafladda Meherkeeda Lagu Qaban Doono Qasriga Madaxtooyada

      Hargeysa:Sep,18,2014(SDN/QJ)-Aqalka Madaxtooyada Somaliland, ayaa si weyn ugu mashquulsan qaban qaabada xafladda Meherka gabadh uu madaxweyne Silaanyo dhalay oo ay is calmadeen Wiil kasoo jeeda Beesha Madaxweynaha. Munaasibadda ayaa qabanqaabadeeda si weyn looga dareemayaa aqalka dalka looga taliyo, waxana hawsha wada oo ku jira Wasiirro iyo xubno saaxiib dhaw la ah madaxweynaha iyo haweenaydiisa, kuwaas oo…

      Read More

        Dilkii Ugu Naxdinta Badnaa Oo Deegaanka Qorilugud Loogu Geystay Saraakiil Sarsare Oo Ciidanka Qaranka ka mid ahaa

        Qorulugud:Sep,18,2014(SDN/QJ)- Abaanduulihii Guutada 17-aad ee ciidanka qaranka Somaliland  Kabtan Maxamed Yuusuf Aw Rabaax iyo Hawlgeliyihiisii ayuu Xalay Fiidkii Askari ka tirsan isla Guutadaasi ka Toogtay Xerada ay Halkaas ka deggen yihiin Ciidanku. Sida ay sheegayaan wararka ay Helayso Shabakadda Qurbejoog.com, waxa saraakiishaas qudha ka jaray askari ciidanka ka mid ahaa, oo u shashay deegaankaas, kaas…

        Read More

          Kulankii Madaxweyne Siilaanyo ee Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha iyo Badheedhihii Mustafe Sacad oo Dalbaday in Isfahamkii Xisbiyada la soo Celiyo DAAWO

          Hargaysa 18.Sep 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo, ayaa Shalay xafiiskiisa ku qaabilay Ururada Bulshada Rayidka ah, waxa uu kula dardaarmay sidii Bulshada loo fahansiin lahaa dardar galinta iyo hirgalinta Qaadashada Kaadhka Dhalashada. Madaxweyne Siilaanyo ayaan soo hadal qaadin qaadacaada Mucaaradka iyo muranka ku salaysan Diwaangalinta Madaniga ah ee u dhexeeya Mucaaradka iyo…

          Read More

            Qaylo dhaan Xoogan oo ka soo Yeedhaysa Dadka Deriska kala ah Madaarka Hargaysa Dhanka Konfureed

            Hargaysa 18.Sep 2014 (SDN/QJ)- Cuqaal, odayaal iyo dadka leh isla markaana degan duleed Koon fureed ee Madaarka Hargaysa ayaa cabasho xoog leh ka muujiyay cutubyo Ciidanka Qaranka ka tirsan oo tiradoodu siday sheegeen Kor u dhaafayso 300 Boqol oo askari oo la dul dhoobay dadkaa,Waxaanay ku eedeeyeen Taliyaha Ciidanka qaranku inuu doonayo inuu xoog kaga…

            Read More

              Afduub aan Hore loo arag oo Lagula Kacay Mid ka Mid ah Dalewarada Gaadiidka Tagaasida ah oo Ka Xogwaramay Qaabkii loo Qafaashay

              Hargaysa 18.Sep 2014 (SDN/QJ)- Maxamed Cabdiraxmaan Nuur oo ah Wiil Tagsiile ah oo bishii iyo badhkii u dambeeyey gudaha Caasimadda Somaliland ee Hargeysa kaga shaqaysanayey mid ka mid ah Tagaasida yar-yar ee Tagsi Raaxada iyo Gaadhi Dukhaanka-ba loo yaqaanno, ayaa ka badbaaday Afduub ay Koox Budhcad ahi kula kaceen 13-kii bishan aynu ku jirno oo…

              Read More

                Muxuu kala Soo Laabtay Wasiirka Arrimaha Dibadu Safar uu ku tegay Wadamada Maraykanka iyo Kanada

                Hargaysa 18.Sep 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland Maxamed Biixi Yoonis,ayaa ka war bixiyay  socdaal shaqo oo uu ku tegay dalalka Maraykanka iyo Canada,waxaanu sheegay in uu  la kulmay masuuliyiinta Qaramada Midoobay  iyo inta badan safiirada golaha ammaanka u fadhiya dalalkooda oo uu kala hadlay qadiyada Somaliland iyo waxyaabaha u qabsoomay intii ay Madaxbannaanideeda  kala…

                Read More

                  “Cidii Sami Qaybsigu Ka Maqanyahay Maha Inay Imika Cawdaan” Wasiirku Xigenka Wasaarada Gaashandhiga DAAWO

                  Hargeisa 18/9/2014(SDN/QJ) Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Gaashaandhiga Somaliland Cabdi Daahir Camud oo Saxaafadda Kula Hadlayay Gegida Diyaaradaha ee Cigaal International Airport ayaa Naqdiyay Beelaha Darafyada Saamiga ay ka heli lahaayeen Jagooyinka Jaangoynta Siyaasada Somaliland Waxa uu Wasiir ku Xigeenkani Sheegay in Cidii ka Maqnayd Saami qaybsigu aanay ahayn inay haatan Cawdaan. Hadalka Wasiir ku Xigeenka…

                  Read More

                    “Diiwaan galinta madanigu maaha arrin sahlan,Axmed Siilaanyana waxaan leeyahay..” Madaxweyne Xigeenkii Hore ee Somaliland

                    Hargaysa 18.Sep 2014 (SDN/QJ)- Madaxweyne ku-xigeenkii hore ee Somaliland Md. Axmed Yuusuf Yaasiin, ayaa sheegay in Somaliland marayso mar xalad adag, kaasoo tilmaamay in beesha caalamku ka jeestay Somaliland, una jeestay dhinaca Soomaaliya. Sidaa wuxuu ka sheegay waraysi uu siiyay Tv-ga Horn Cable, ayaa sheegay in diwaan galinta madaniga ah  tahay hawl adag. Madaxweyne ku-xigeenkii…

                    Read More

                      The Youth's Voices on Piracy in Somalia

                      The Somali Anti-Piracy Information Center (SAPIC) in collaboration with the Somali National Youth Council convened for a roundtable discussion where youth deliberated piracy activities and its effects on the Somali people. Discussions were facilitated by a panel of five young graduates who described piracy “as equal to on-shore robbery”. sociology Ayan Mohamed Abdullahi from SIMAD…

                      Read More

                        Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo la kulmay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Birmigham

                        London Sept 18,09,2014(SDN/QJ)- Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed, Wasiiro ka tirsan Xukuumadda iyo Mudanayaal ka tirsan Soomaaliya  Soomaaliya Baarlamaan ayaa xalay ka qaybgalay munaasabad balaaran oo ka dhacday magaaladda Birimingham ee dalka Britain oo jaaliyadda Soomaaliyeed ay ku soo dhoweynayeen Ra’iisul Wasaaraha iyo Wafdigiisa oo London u yimid ka qayb-galka  shir gaar ah…

                        Read More

                          The bid from the government of implementing and finishing Somali-land civil registration within in 90 days based on brainchild fiction or comedy‏

                          Brainchild is in initiative of inventing which is considered to be a particular person’s creation wish which is impossible to accomplish. Is it likely to carry out our voter’s registration by the end of December, which is to nearly 90 days to pass? In reality, this is far from any reasonable human judgment as that…

                          Read More

                            Four Somali Finns alleged to have financed terrorism

                            HELSINKI, Sept. 17 (Xinhua) — Four Finns of Somali origin face prosecution in Finland for allegedly financing terrorism, local media reported Wednesday. Finnish prosecutors said the four people collected funds and sent them to al-Shabaab in East Africa. The sums collected between January 2008 and January 2011 amounted to several thousand euros. Their trial is…

                            Read More

                              Muranka Diiwaan-Gelinta Iyo Mugga Xildhibaannada. Hadal-Haynta Maalmahan: Tirsiga 25aad Iyo Qalinkii Boobe Yuusuf

                              Nin hadduu tashiga guuto faran, keli ganaanaysto, Gaaraa-yucuuntiyo shinnida, gurucyo-dhaadheerta, Giiryaalayaashiyo fulaa, laguma-guuraanka, Gumarta iyo maajeenta iyo, geed-xunkiyo tuugga, Gun-gunnaafka iyo maarta iyo, gocorka aan buubin, Kun nin oo guraan-gur ah hadduu, goob isugu keeno, Guufka iyo haddii hooda iyo, giniga loo qaybsho,   Maansada Gudgude ee Hadraawi, Qalinka: Boobe Yuusuf Ducaale, cankaabo@hotmail.com,  www.dharaaro.com 18/9/2014ka, Hargeysa,…

                              Read More

                                Hogaanka Sare ee Xisbiga Kulmiye oo ka Hadlay Sababta ay uga Baxeen Balantii ay Xisbiyada Mucaaridka ah la lahaayeen Si Xal looga Gaadho Muranka Diiwaangelinta

                                Hargaysa 17.Sep 2014 (SDN/QJ)- Hoggaanka Xisbi Xaakimka Somaliland ee KULMIYE,aya ka hadlay halka uu ka taagan yahay  xeerka labada diiwaan galinood ee is barkan oo ay Xisbiyada Mucaaridka  Somaliland ee KULMIYE iyo WADDANI ay qaadaceen ay qaadaceen diiwaan galinta madaniga ah oo ay Xukuumaddu ku adkaysanayso in ay dhamaystirayso inta aanay doorashada xilligeeda gaadhin. Hoggaanka…

                                Read More

                                  Gudoomiye Cirro oo Ka Hadlay Kulan ay la Lahaayeen Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo Baaqday

                                  Hargaysa 17.Sep 2014 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI ahna Guddoomiyaha  Golaha Wakiiladda Somaliladn Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro,ayaa ka hadlay kulan ay la lahaayeen Madaxwynaha Somaliland guddoomiyeyaasha Asxaabta mucaaridka ah ee WADDANI iyo UCID. Guddoomiye Cabdiraxmaan Cirro oo maanta la hadlay warbaahinta,ayaa sheegay in ay balantii ay labada guddoomiye xisbi mucaarid la lahaayeen Madaxweynaha…

                                  Read More