Webmaster

    Madaxwweyne Siilaanyo oo Kulan Balaadhan Madaxtooyada kula qaatay Ururada Bulshada iyo Bah’da Waxbarashada kalana hadlay Diiwaangelinta Madaniga ah ee Khilaafku ka taagan yahay {DHAGAYSO/SAWIRO}

    Hargaysa 17.Sep 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu Shirar kala Duwan la yeeshay Ururada Bulshada (civil society)  iyo Bahda Waxbarashada. shirarkaasi kala duwan oo maanta ka socday qasriga madaxtooyada gaar ahaan Hoolka weyne ee galaha wasiirada waxa ujeedadiisu ahayd sidii laysuna meel dhigi lahaa waxna looga ogaan lahaa qaabka Diwaangelintu…

    Read More

      Madaxweyne Ku Xigeenka oo Dalka Dib ugu Soo Laabtay kana Hadlay Natiijadii Shir uu kaga qayb galay Imaaraadka {DHAGAYSO/SAWIRO}

      Hargaysa 17.Sep 2014 (SDN/QJ)- Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland Mudane, Cabdiraxmaan Cabdilaahi Cismaaciil (Saylici) oo maanta dalka ku soo laabtay ka dib muddo 9 maalmood ah oo uu safar shaqo ku joogay Dubai, isaga oo ka qaybgalay shir caalami ah oo lagaga hadlaayey Maalgashiga. Madaxweyne ku xigeenka oo ay safarkaasi ku wehelinayeen Wasiiru-dawlaha Maaliyada iyo marwada Madaxweyne…

      Read More

        Halkan Ka Daawo : Gudoomiyayasha Xisbiyada Ucid iyo Wadani Oo Ka Hadlay Kulan Markii Labaad Ay La Yeelan Lahaayen Madaxwaynaha Oo Baaqday

          Hargeisa 17/9/2014(SDN/QJ)iyada oo axsaabta mucaaridka ahi ay ku dhawaaqeen maalintii shalay ahady in xukumada somaliland kaga baxday wadahalo ay u balan sanaayeen in ay xal kaga gaadhaan muranka ka dhashay diwaan galinta madaniga ee dhawaan dalka laga bilaabayo, ayaa waxa maanta mar kale baaqday kulan ay ku balan sanaayeen labada gudoomiye ee xisbiyada mucaaridka…

        Read More

          Madaxtooyada Dhexdeeda oo uu Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Xukuumada ugu Hanjabay DAAWO

          Hargaysa 17.Sep 2014 (SDN/QJ)- Gudoomiyaha xisbiga UCID  Eng Faysal Cali Waraabe ayaa ka hadlay diwaangalinta iyo sida aanay suurtagalka u ahayn inay qabsoonto . Gudoomiyaha xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraaabe  waxa uu sheegay inuu ka mucaarid ahaan wakhtiga ka dhamaaday dulqaadkii wixii ka dhacana ay masuul ka tahay xukuumada uu hogaamiyo Axmed Siilaanyo waa…

          Read More

            “Anaga Labadii Sanno ee Korodhsiimada ahayd ayaa na Galaaftay Waxaan Leeyahay Madaxweyne Siilaanyo Ha Lagu Kala Guuree Doorashada Qabo,Dhegahana ka Furayso Beesha Dhexe” Axmed Yuusuf Yaasiin DAAWO

            Hargaysa 17.Sep 2014  (SDN/QJ)-Madaxwayne ku xigeenkii hore ee Somaliland, Md. Axmed Yuusuf Yaasiin, ayaa ka hadlay marxaladdan adag ee dalku marayo, waxaanu talooyin u soo jeediyay, xukuumadda, Axsaabta iyo shacabka reer Somaliland. Madaxweyne ku Xigeenkii Hore ee Somaliland Waxa uu Cadeeyay Sababta u weyn ee uu Xisbigoodii ku Guul daraystay inay ahayd Labadii Sanadood ee…

            Read More

              Doc-faruur​ka Dastuurka Qaranka iyo Dabo-jiidk​a Xeerarka Diiwaangel​inta oo Xukuumadii ka yeeshay Milan iyo Maydhanaan Qunyar socod ah

              Heedheh Ma maqli jirteen Maanta Meel  inoo fayoobi ma jirto”  Mar hadii ay xeerarkii iyo xeegaanadii ay xukuumadii ka dhigatey shaadh ay kolba isu tosho oo ay is leekeysiiso, Miyaa nala aragteen Xukuumadii Maganta iyo Miciinka la moodaayey oo hada ku caan baxdey Xeer maroor, xeer-xaglis, Xeer bur-bur, xeer dhoob-dhoob, Xeer xeeladeyn, Xeer Xawawar, Xeer…

              Read More

                Raiisul Wasaaraha Soomaaliya oo booqasho aan hore loo shaacin ku yimi London

                London Sept 17,2014(SDN/QJ)-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed iyo wafdi uu hogaaminayo oo ay kamid yihiin Wasiirka Gaashaandhigga, Wasiirka Warfaafinta, Taliyaha Ciidanka Xooga Soomaaliyeed iyo xubno kale. Ra’iiusl Wasaaraha ayaa ka qaybgalaya shir looga hadlayo amaanka iyo xoojinta ciidanka Soomaaliyeed. Waxaa kaloo uu la kulmi doonaa qaar kamid ah madaxda dalka Britain.    …

                Read More

                  NUSOJ in partnershi​p with SIMHA held Internatio​nal Day of Peace event in Mogadishu

                  Mogadishu 16 September, 2014(SDN/QJ)-National Union of Somali Journalists (NUSOJ) in partnership with Somali Media Independent Houses Association (SIMHA) held Media Peace campaign event in Mogadishu for the International Day of Peace. The event, which was attended by more than 150 people among them journalists, media representatives, government representatives, women organizations (national and regional level), human…

                  Read More

                    AMISOM’s toll on Somali Women and Girls

                    hen a Somali interpreter from the African Union Mission in Somalia (AMISOM) approached Idil in July 2013 asking her to “befriend” a Ugandan soldier in exchange for money, she was struggling to survive. Idil (not her real name) had fled to the capital, Mogadishu, during the 2011 famine and was stuck in a camp for…

                    Read More

                      Madaxweyne Xasan Sheekh: “Dadka tabashada qaba waa in la soo dhaweeyo shirkana lagu soo biiriyo”

                      Kismaayo sept 17 2014(SDN/QJ)–Madxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta furay shirweynaha dib u heshiisiinta gobollada Jubbooyinka ee magaalada Kismaayo. Shirweynaha waxaa goob joog ka ahaa xubno ka socday labada gole ee Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo wakiilo ka socdey beesha caalamka. Shirkan oo ay hormood ka tahay Wasaaradda arrimaha Gudaha iyo Federaalka una…

                      Read More

                        Madaxweyne Siilaanyo Oo Arrin Degdeg ah Ugu Ambabaxaya Dalka Ingiriiska

                        Hargeysa:Sep,17,2014(SDN/QJ)-Madaxweynaha Somaliland, ayaa safar degdeg ah dhawaan ugu bixi doona Dalka Ingiriiska, isada ay ilo xogogaal ahi u xaqiijiyeen Qurbejoog.com Wararka ayaa intaas ku  daray in madaxweynuhu uu isagoo wata wafti kooban dhawaan u bixi doono Ingiriiska, iyadoo sababtana lagu sheegay yeedhmo degdeg  ah oo uga Timi dhakhtarka uu sida khaaska ula macaamilo. Madaxweynaha ayaa…

                        Read More

                          Kenya Oo Shaacisay Inay Xidhi Doonto Masaajiddo Lagu cibaadaysto Oo Dalkeeda Ku Yaalla

                          Nairobi:Sep,17,2014(SDN/QJ)-Saraakiil dhinaca ammaanka Kenya u qaabilsan ka tirsan ayaa ku gooddiyey inay Dawladdu xidhi doonto Masaajiddo ay sheegeen in xagjirnimada dadka lagu baro. Agaasimaha Waaxda Baadhista Dambiyad Ndegwa Muhoro ayaa sheegay in xukuumaddu xidhay masjid ku yaal Machakos halkaa oo in ka badan 30 dhallinyaro ah lagu xidhay xilli loo qortay in ay ku biiraan…

                          Read More

                            Madaxweynaha Kenya Oo Jeediyey Cannaan La Xidhiidha Sida Looga Gaabiyey Cudurka Ebolaha

                            Nairobi:Sep,17,2014(SDN/QJ)-Madaxweynaha Dalka Kenya Uhuru Kenyata, ayaa niyadjab ka muujiyey Hannaanka dunidu uga Hortagtay Cudurka Galbeedka Afrika Afeeyey ee Ebolaha. Waxa uu kenyata sheegay in dalalka reer Galbeedku aanay Bixin jawaabtii ku haboonayn ee cudurkan wax laga qagan kari lahaa, isla-markaana ay si gaabis ah ula macaamileen. Madaxwaynaha oo ka hadlayya kulan ka dhacay dalka Guinea…

                            Read More

                              Muxuu Al-fannaan Xasan Aadan Ka Yidhi Wararka Geeridiisa Sheegaya Ee La Baahiyey?

                              Faynoord:Sep,17,2014(SDN/QJ)-Fannaanka soomaaliyeed ee Xasan Aadan Samatar, ayaa markii ugu horraysay ka Hadlay War shalay laga Baahiyey oo lagu sheegay inuu Geeriyooday. Xasan Aadan Samatar oo haatan ku sugan Dalka Holland, ayaa waraysi uu siiyey TV-ga Universal, waxa uu ku sheegay in laga Baahiyey Warar Been abuur ah oo Noloshiisa Lagu Baabi’inayo, isla-markaana Buuq iyo dhiillo…

                              Read More

                                Hogaanka Solja ee Is Khilaafsanaa oo Dhinac isaga Riixay eedaymo ay u Soo Jeediyeen Gudidii Dhexdhexaadinta ee Is Xilqaamay {DHAGAYSO}

                                Hargaysa 16.Sep 2014 (SDN/QJ)- Hogaanka ururka suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA ayaa si adag u difaacay sharciyada ururkaas iyo xeer hoosaadkiisa oo ay gudidii qabanqaabada ee loo saaray shirweynaha shanaad ee ururku ay u ku kala qaybsameen nidaamka loo marayo soo xulista ergooyinka ka qeyb galaysa shirweynaha. shir jaraa’id oo ay maanta ku qabteen xarunta ururka…

                                Read More

                                  Xukuumadda Oo Wadahadalladii Ku Saabsanaa Diiwaangelinta Kaga Baxday Mucaaridka, iyo Sababaha Keenay DAAWO

                                  Hargeysa:Sep,16,2014(SDN/QJ)-Xukuumadda Somaliland, ayaa si cad uga Baxday Wada-hadal ku saabsanaa in xal laga gaadho muran iyo is afgaran waa ka dhashay Xeerka  Diiwaangelinta Madaniga ah oo hortaalla Golaha Wakiillada, oo turxaan Bixinteeda Maanta loo Ballansanaa. Labada Xisbi Mucaarid, ayaa Galabta Ballan arrintaas lagaga wada Hadlayo Huteel Ambassador kula lahaa Xisbiga    Kulmiye iyo Xukuumadda oo…

                                  Read More

                                    Gudidii Xalinta Khilaafka Ururka Suxufiyiinta ee Solja oo Go’aamo Hor leh ka soo Saaray Ismaandhaafka Hogaanka Ururka {DHAGAYSO}

                                    Hargaysa 16.Sep 2014 (SDN/QJ)- Gudida khilaaf saarka ururka suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA ayaa ka hadlay khilaafka markale ka dhexqarxay ururkaasi oo ku heshiin waayay qabanqaabadada shirwyanaha shanaad oo la qaban lahaa dhamaadka sanadkan. Gudidadan oo ka kooban suxufiyiin waayeel iyo waxgarad iskugu jirta ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay inuu markale soo kala dhexgalo khilaaf…

                                    Read More