Webmaster

Halkan Ka Daawo:Cali Waran Cade Iyo Jeni Yare Oo Soo Ururiyey Odayal Taageraya Diiwan Galinta Muranku Ka Taagn yahay

Hargeisa 16/9/2014(SDN/QJ)Badhasaabka Gobalka maroodijex  jeeni yare  ayaa saaka kulan la qaatay qaar  ka mida odayaasha gobalkani  maroodijex  isgaoo gudoomiuhu kala hadllaayey diiwan galinta madaiga oo dhawaan qarr  kamida odayaasha gobalkani ay  qaadacen diwan galintasi  oo ay shegen inay deganadoda la keni karin  ilaa sadexda xisbi qaran isku raacan moyane iyagoo odayashani ugu baaqay xisbiyada qaranka…

Read More

    Telefishanka Qaranka oo Hirgeliyey Adeeg Cusub oo suurta-galinaya inaad Telefonkaaga kala Socon karo Wararka iyo Barnaamijyada ka baxa

    Hargeysa Sept 16,2014(SDN/QJ)- Telefishanka Qaranka Somaliland, ayaa adeeg casri ah oo dadku kala socon karaan barnaamijyada iyo wararka ku soo kordhiyey hababkii hore ee uu bulshada ugu gudbin jiray wararka iyo barnaamijyada laga baahiyo. Telefishanka Qaranka (SLNTV) oo Shacabka reer Somaliland iyo bulshada Soomaaliyeed ee daafaha adduunka ku dhaqani wararkiisa kala socdaan Shaashadaha iyo Dhinaca…

    Read More

      Uganda arrests Somali Shabaab bombers

      Ugandan police said Sunday that suspected Islamist Shabaab insurgents arrested in weekend raids had planned to carry out bomb attacks, as the U.S. embassy said the immediate threat had been “countered.” Police raids on Saturday came two weeks after Ugandan troops, fighting in Somalia, reportedly provided intelligence that helped U.S. Special Forces kill the Shabaab’s…

      Read More

        preaching mutual agreements between the government and our political parties is dishonorable act, which damages our image from the world family

        Last few days, we have been hearing complains and counter complains from the political parties and the government with regard to voters registration and civil registration. However, not a short ago, A representatives  representing the government, the three political parties and Somali-land donors jointly signed a mutual agreement, which authenticates that civil registration and voters registration…

        Read More

          Somali Group Pushes For Non-Pork Food Shelf

          MINNEAPOLIS (WCCO) — Food shelves can be a life line for people dealing with poverty and hunger. But many in the Somali-American community say finding a food shelf that caters to their religious dietary restrictions is almost impossible. “Some food shelves are trying to meet the need, but some of them already got canned beans…

          Read More

            Marwada Madaxweyne Siilaanyo Oo Kasoo Horjeedsatay Wada-hadalka Xukuumaddu La Bilowday Mucaaridka

            Hargeysa:Sep,16,2014(SDN/QJ)-Marwada Koowaad ee somaliland, ayaa la sheegayaa inay si weyn uga cadhootay Tallaabooyin ay xubno ka mid ah Golaha Wasiirrada Somaliland iyo Xisbiga Kulmiye Si wada Jir ah ku doonayaan inay wada Hadal  lagaga doodayo muranka Diiwaangelinta la furtaan Xisbiyada Mucaaridka Somaliland. Sida ay sheegayaan warar lagu kalsoon yahay oo naga soo gaadhaya Aqalka Madaxtooyadu,…

            Read More

              Xubin Hore uga Tirsanayd Golaha Wasiirrada Madaxweyne Siilaanyo Oo Mar Labaad Maxkamad Lasoo Taagay shalay

              Hargeysa:Sep,16,2014(SDN/QJ)-Wasiir-ku-xigeenkii hore ee amniga wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Cabdilaahi Abokor, ayaa shalay mar labaad la hor keenay Maxkamadda Gobolka Hargeysa, iyadoo lagu eedaynayo Kiisas la xidhiidha dhinaca warar sir ah oo uu saxaafadda siiyey. Cabdilaahi Abokor ayaa hore loo horgeeyey Maxkamadda, balse ilaa iyo Haatan lama sheegin wac dembi cad oo lagu hayo, isla-markaana waxa…

              Read More

                Aabe Somaliyeed Oo Si Hufan Uga SHeekeeyey Wiil uu Dhalay Oo Kooxda Daacish Ku Biiray

                Minneapolis:Sep,16,2014(SDN/QJ)-Mid kamid ah Waalidiinta soomaalida ah eek u dhaqan Dalka Maraykanka, ayaa ka sheekeeyey wiil uu dhalay oo ku Biiray Kooxda Islaamiga ah ee Daacish. Aabaha somaliga ah oo haatan ku dhaqan Minneapolis, laguna magacaabo Maxamed, ayaa tilmaamay in wiilkiisii oo da’diisu ahayd 19-sano jir uu ku biiray Kooxda Dagaalkeeda adduunku ka tashanayo. Wiilkan oo…

                Read More

                  500-Tahriibe Oo Badda Yurub iyo Afrika u dhaxaysa ku Dhintay iyo Doonidii ay Saarnaayeen Oo Si Badheedh ah Loo Qallibay

                  Malta:Sep,16,2014(SDN/QJ)-Sida ay sheegtay Hay’ada Caalamiga ah ee Socdaalka dunidu, waxa toddobaadkan Xeebta Jasiirrada Malta ku Geeriyooday ku dhawaan 5000-Tahriibe oo si ula kac ah loo qallibay doomihii ay saarnaayeen. Afhayeenka Hay’adda caalamiga ah ee socdaalka Christiane Berthiaume, ayaa sheegtay in doonta degtay ay ka soo shiraacatay xeebta Damietta ee dalka Egypt horaantii bishan ayna saarnaayeen…

                  Read More

                    Dawlada Uk oo u soo Jeedisay Xukuumada Somaliland inay Qanciso Mucaaridka Isla markaana Walaac ka Muujisay Dib u dhac ku yimaada Doorashada

                    Addis Ababa 16.Sep 2014 (SDN/QJ)- Dawladda Ingiriiska oo ka tirsan Guddiga Qaadhaan-bixiyeyaasha Beesha Caalamka ee taageera doorashooyinka Somaliland, ayaa ka hadlay go’aanka Xisbiyada Mucaaradku ku qaaddaceen Diiwaangelinta Madaniga ah, kaas oo ay ku tilmaameen mid saamayn ku yeelanaya doorashooyinka dalka. UK Embassy in Addis AbabaSidoo kale, Dawladda Ingiriisku waxa ay xukuumadda Somaliland gaar ahaan wasaaradda…

                    Read More

                      Xildhibaan Muxaafid ah oo ka Hadlay Mooshinka la Sheegay in Gudoomiye Cirro Xilka lagaga qaadayo DAAWO

                      Hargaysa 16.Sep 2014 (SDN/QJ)- Xildhibaan Ibraahin Caraale Cabdi oo ka Mid ah Mudanayaasha Xisbiga Kulmiye ugu Jira Golaha Wakiilada ayaa ka hadlay Mooshin la sheegay in Xildhibaanada Aqalka Madaxtooyada laga soo Istaadho ay ku rabaan inay ku ridaan Gudoomiyaha Golaha Wakiilada kadib markii uu is hor taagay Shirqool la rabay in  Golaha Wakiilada lagaga xalaaleeyo…

                      Read More

                        “Dalka anaga ayaa leh Beesha Caalamka waxba nagama qaadi karto, Suxufiyiinta way sii xirnaan doonaan.” Madaxweyne Xasan Sheekh

                        Muqdisho 16.Sep 2014 (SDN/QJ)- Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, Madaxweynaha Dowladda Federalka ee Somaliya, ayaa wuxuu ka hadlay Suxufiyiinta ka hawlgasha Magaalada Muqdisho iyo inay si adag ula macaamili doonto Dowladdiisa.   Madaxweynaha oo xalay Madaxtooyada Magaalada Muqdisho ku qaabilay qaar ka mid ah Madaxda Warbaahinta Magaalada Muqdisho, ayaa wuxuu si xoogan uu ugu weeraray Suxufiyiinta,…

                        Read More

                          War Naxdin leh:In ka Badan Laba Boqol oo Tahriibayaal ah oo Doon ay Saarnaayeen Kula Degtay Badda Liibiya Iyo Afhayeen u Hadlay Liibiya

                          Tripoli 16.Sep 2014 (SDN/QJ)- Ugu yaraan 250 Afrikaan Tahriibayaal ah, ayaa Doon ay saarnaayeen kula degtay Badda Libiya, kuwaasoo intooda badan la aamminsan yahay inay Badda ku dhinteen, halka 26 keliya oo ka tirsan 250-kaas Tahriibe ay badbaadiyeen kooxaha Badbaadada Libiya, sida uu xaqiijiyey Afhayeen u hadlay Ciidammada Badda ee dalkaas. Dadkan Tahriibayaasha Afrikaanka ah…

                          Read More

                            Baarlamanka Punt land oo Go’aamo ka soo Saaray Is Maandhaaf soo Kala dhex Galay Wasiirka Ganacsiga iyo Rugta Ganacsiga

                            Garowe 16.Sep 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka Ganacsiga iyo Wershadaha dowladda Soomaaliyeed ee Puntland Maxamud Xasan Soocadde ayaa 9-kii Sebteenbar 2014 soo saarey amar u ku kala diraayo hay’adda Rurga Ganacsiga ee Puntland oo ah hay’ad madaxbanaan, waxaana wasiirku muddeeyay xilliga la qabaayo doorashada oo uu ka dhigey 10 Nofeembar. Masuuliyiinta Rugta Ganacsiga oo isku duuban ayaa…

                            Read More

                              “Awoodda ay noo adeegsadeen raggaas” Warbixin Dhiilo Sid ah oo Human Right ka Diyaarisay Kufsiga Haweenka Somaliyeed ee Amisom u gaysteen

                              Muqdisho 16.Sep 2014 (SDN/QJ)- Iyadoo dhawaan ay hay’adda xuquuqda aadanaha ee Human Rights Watch soo bandhigtay warbixin ku saabsan kufsi ay askar AMISOM ka mid ah u geysteen haween Soomaaliyeed oo u raadsaday saldhigyo ay Muqdisho ku leeyihiin dawooyin iyo cunno, ayaa waxaa kufsigan sida uu u dhacay ka sheekeeyay qaar ka mid ah haweenkii…

                              Read More

                                Khilaaf Kala Fogeeyay Hogaanka Sare ee Dawlad Deegaanka Somalida Itoobiya Iyo Go’aamo Kala Duwan oo Labada Dhinac ee Muranku u dhexeeyo ay soo Saaree iyo Dawlada Dhexe oo soo Faro gelisay

                                Jig Jiga 16.Sep 2014 (SDN/QJ)- Shirkii Golaha Dhexe ee Xisbiga ESPDP ayaa lagu soo gebogabeeyey Guriga Martida Qaryaan Dhoodaan ee Magaalada Jigjiga ee dalka Ethiopia. Shirkan oo lagu soo magacaabay guddida qaban-qaabada shirweynaha Xisbiga oo ka kooban 9-xubnood, isla markaana talaabo lagaga qaaday saddex xubnood ka tirsanaa Guddida fulinta. Sida ay tibaxayaan ilo-wareedyo lagu kalsoonyahay…

                                Read More