Webmaster

    R.W Cabdiweli “Guul ayuu ku soo dhammaaday socdaalkii aan ku tagay Baydhabo”

    Muqdisho, Sept 16, 2014(SDN/QJ)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sh. Axmed iyo wefdigii uu hoggaaminayey ee Socdaalka shaqo u joogay magaalada Baydhabo ayaa intii aysan ku soo laaban Muqdisho, waxa ay kulammo kala duwan la soo qaateen, Odayaasha Dhaqanka , Bulshada gobolka, Saraakiisha ciidammada dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM. Ra’iisul wasaare Cabdiweli Sheekh Axmed…

    Read More

      Yaa Iga Xil-qaadaya Saddex Qof, oo Silic Adduun u Dhammaaday oo Cirka Iyo Dhulka looga Naxariistaa Warbixin Naxdin leh?

      Iigu garaaba saddex qof, oo silic adduun u dhammaaday, qaddar Ilaahayna ku dhacay mid waa  gabadh 22 jir ah, oo kaadihaystu debadda taallo mutaysatana dhib xanuun badan sidaasna ku dhalatay iyo gabadh 25 jir ah,  oo ay xubintii saxaradu ka imanaysay awdan tahay, iyadoo halka hore ay ka wada yimaaddaan kaadida iyo saxaradu sidaasna ku…

      Read More

        Dood Bedeshay Jewigii Wada Hadal ee Xisbiyada Mucaaridka ah iyo Muxaafidka oo Ku Wajahan kala duwanaanshaha Labada Diiwaangelinood DAAWO

        Hargaysa 15.Sep 2014 (SDN/QJ)- Xubno ka Tirsan Xisbiyada Mucaaridka iyo Xisbiga Talada dalka haya ee Kulmiye ayaa isku haleelay dood adag oo ku wajahan Muranka ka dhashay Diiwaangelinta Muwaadinka oo labada Xisbi Mucaarid ay qaadaceen kadib markii la isku xidhay Diiwaangelinta Muwaadinka iyo ka Codbixiyeyaasha kaas oo ay ku doodeen inuu dabar ku yahay Sidii…

        Read More

          Wasiir Xirsi “meel aanu Ku Kulanay Ma jirto C/rashid Riyo Raac Xisbiayadana Doodbanu isugu Nimi Balse Wax heshiisi Namuu dhex Marin

          Hargeisa15/9/2014(SDN/QJ)Ma Jirto Wax Aanu Ku Heshiinay Axsaabta Mucaaradka, Cabdirashiid Riyo-Raacna Maanu Kulmin, Gudoomiye-yaashana Waxaanu Isugu Nimi Dood , Wax Heshiis Ahna Kamaanu Gaadhin Ee Waxaanu U Balanay In Aan Dood Iyo Falanqayn Ku Aadan Diwaangelinta Maddaniga ah Markale Isugu Nimaadno! “ Waxaan la yaabay Sida Cabdirashiid Riyo-Raac War aan Jirin uu Miciin u Mooday ee…

          Read More

            Halkan Ka Daawo: Labada Xisbi Qaran Oo Manta Shaca Ka Qaaday Inay Xukuumada Wada Hadal Ka leeyihiin Qaabkii Loo Xalin Lahaa Diiwan Galinta Madaniga Ee Muranku Ka Taagnyahay

              Hargeisa 15/9/2014(SDN/QJ)Xisbioyada mucaaridka ah  ayaa maantya shaaca ka qaday  inay xukuumda wada hadal ka leeyahiin xeerka diiwan galinta madaniga ah oo maalmahnba muran badani ka taagna taasi  oo dhawaan si wada jira u qaadacen labada xisbi mucaarid iyadoo xukuumadu  malmihii ugu danbaysay  aad  uga dhago adagysay  balse ay imika ka wada hadlen sida ay…

            Read More

              Xisbiyada Mucaaridka Somaliland Oo Shaaciyey Inay Dawladda La Wadaan Wada-hadallo Dib Loogu Eeegayo Muranka Diiwaangelinta Madaniga ah Ka Taagan

              Hargeysa:Sep,15,2014(SDN/QJ)-Labada xisbi Mucaarid ee Waddani iyo Ucid ayaa manta si rasmi ah u shaaciyey inay wadahadallo lagu xallinayo muranka diiwaangelinta Madaniga ah la  fureen xukuumadda Somaliland. Xoyhaya-yaasha Guud ee  Labada xisbi mucaarid oo manta shir jaraa’id si wada jir ah ugu qabtay xarunta Xisbiga waddani ayaa shaaciyey inay socdaan wadahadallo la doonayo in  xal lagaga…

              Read More

                Tirada Dalalka Shaaciyey Inay Ka Qaybgeliyaan Dagaalka Ka Dhanka ah Kooxda Daacish Oo Afar Dal Madaxa La Gashay

                Baqdaad:Sep,15,2014(SDN/QJ)Waxa aad kor ugu kacday Tirada dalalka shaaciyey inay diyaar u yihiin ka qaybqaadashada dagaalka maraykanku kaga soo horjeedo Kooxda Daacish eek u sugan Dalalka Syria iyo Ciraaq. Xoghayaha Arrimaha Dibada Mareykanka John Kerry ayaa sheegay in ilaa afartan dal ay diyaar u yihiin inay ka qeyb qaataan dagaalka ka dhanka ah dowladda Islaamiga ee…

                Read More

                  Cali Khaliif oo Magacaabay Gole Wasiirro oo ay Ku Jiraan Xubno Somaliland Xilal wasiirnimo Kasoo Qabtay

                  Eerigo:Sep,15,2014(SDN/QJ)-Cali Khaliif Galay ooh ore u shaaciyey inuu Madax u yahay Maalka dibadwareegga ah ee KHaatumo oo ku dhawaaqay xubno uu ku sheegay inay Yihiin Golaha wasiirada Maamulkiisa. Wareegto ka soo baxday xafiiska madaxweyne Galaydh,ayaa lagu magacaabay toddoba wasiir iyo hal wasiiru-dowle oo ka tirsanaan doona golaha cusub ee wasiirrada maamulka. Xubnaha loo magacaabay in…

                  Read More

                    Madaxweyne Siilaanyo Oo markii ugu horraysay ka Hadlay Macluumaadka ku Hoos jira Miisaaniyadda sanadka 2015-ka

                    Hargeysa:Sep,15,2014(SDN/QJ)-Madaxeynaha somaliland Mudane Axmed Siilaanyo, ayaa markii ugu horaysay ka Hadlay waxyaabaha ay xambaarsan tahay Miisaaniyadda Sanadka 2015-ka  oo dhawaan xukuumaddiisu Golaha wakiillada horgeyn doonto. Madaxweyne Siilaanyo oo qoraal kooban ku faafiyey barta twitter-ka ee bulshadu ku xidhiidhaan, waxa uu sheegay in odoroska miiisaaniyad-sannadeedka 2015 ay xambaarsan tahay mashaariic kala duwan oo dhinaca horumarka iyo…

                    Read More

                      Jamal Cali Xusen Oo Is Bar Bardhig Ku Sameeyey Madaxwaynayshii Soo Somaliland Madaxawyne Siilanyo Iyo Hogaankisana Si Kulul U weeraray

                      Musharaxa Madaxwaynaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Jamaal Cali Xuseen ayaa sheegay in maamulka Jaamacadaha dalka in lagu khasbay oo waraaqo amar ah ay xukuumadu u qortay isla markaana ay ku dirqiday inaanay axsaabta mucaaridka ku soo casuumin munaasibadaha qalinjabinta ardayda jaamacdaha dalka dhamaysata. Jamaal Cali Xuseen wuxuu si kulul u weeraray Madaxweyne Siilaanyo iyo…

                      Read More

                        Gefkii Afhayeenka Baarlamaan​ka Soomaaliya​: Mohamed Osman Jawaari Uu U Gaystey Puntland: ‘Waa Taariikh Madow, Oo U Gashay Buuga’

                        Sida vidowga https://www.youtube.com/watch?v=fSVuzPi-wV8 ee youtubeka ee ku lifaaqan qoraalkaan ku cad, waxaad arkaysaa, aadna maqlaysaa hadalkii uu Afhayeenka Dowlada Federaalka Soomaaliya sida bareerka ah uu u yiri. Hadalkaasoo laga dhadhasan karo ama laga dareemi karo nac iyo naceeb, iyadoon laga fiirsan cawaaqib xumada uu keeni karo hadalka noocaan oo kale ah.     Inkasta oo…

                        Read More

                          Tallaabo ma Qaadi karto, Adiguna Tallaabo ma Qaadi kartid!

                          Intii lagu guda jiray Shir-madaxeedkii waddamada Afrika iyo Maraykanka ee horraantii bishii hore ee August ka qabsoomay magaalada Washington ee dalka Maraykanka, Wasaaradda Betroolka iyo Macdanta ee DFS waxay ku luglahayd wadahadalo ay la yeelanaysay Madax sare oo ka socotay Dawladda Maraykanka iyo wakiilo kale oo metelayey shirkadihii waaweynaa ee qandaraasyada shidaal-baarista ka haystay Soomaaliya…

                          Read More

                            TACSI:Illaahay Naxariistii Janno Ha Ka Waraabiyo Marxuum Prof. Cabdi Haybe Cilmi

                            Inaa lilaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun Illaahay Naxariistii Janno Ha Ka Waraabiyo Marxuum Prof. Cabdi Haybe Cilmi oo Maanta 14/09/2014 ku Geeriyooday Magaaalada Hargeysa, Waxan Tacsidan u Dirayaa Qoyskii, Eheladii Qaraabadii, Bahda Aqoonta iyo Aqoonyahanka iyo Shacabka Simaliland ee Marxuumku ka Baxay. Marxuum Prof. Cabdi Haybe Cilmi oo ahaa Gudoomiyihii Hore ee Jaamacadda Hargeysa kana mid…

                            Read More

                              as long as one person is subject to an undeserved pain of injustice, then our freedom is not yet developed‏

                              While I was on randomly looking latest the new from some of somaliland websites, I have break to view a  press release arranged by youth team deeply affected by the kidnapping against a young honorable journalist by unknown culprits. Kidnapping journalists is well-known and practiced countries like Somalia, Iraq, Syria Afghanistan and Mexico while they are doing their duties as journalists and Somali-land now categorized as one…

                              Read More

                                Madaxweyne ku Xigeenka Somaliland oo Diyaarad Khaas ah ku soo Indho indheeyay Horumarka Imaaraadku gaadhay DAAWO

                                Dubai 15.Sep 2014 (SDN/QJ)- Madaxweyne ku Xigeenka Jamhuuriyada Somaliland Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici iyo Wefti uu hogaaminayo oo Weli ku Sugan Booqasho ay ku Joogaan Dalka isu taga imaaraadka Carabta ayaa kulan la qaatay madax kala duwan oo ka tirsan isu taga Imaaradka . Mudane Saylici iyo Xubnaha Weftigiisa ayaa Si ay u Indho…

                                Read More

                                  Xukuumada Somaliland oo Daboolka ka qaaday inaan Shidaal yaraan danbe laga caban doonin

                                  Hargaysa 15.Sep 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Maal Gashiga Caalamiga ah ee Somaliland Dr Muuse Qaasim    ayaa daboolka ka qaaday in  dalka uu soo gaadhay shidaal ku filan oo waliba ah Badrool waxaanu intaa ku daray in  maanta laga bilaabo aanay dalka ka jiri doonin wax batrool yaraan ahi. Wasiirka Ganacsiga oo maanta xafiiskiisa…

                                  Read More

                                    Ciidan Milateri ah oo la Wareegay Hawsha Nabadgalyo ee Xarunta Dawlada Hoose ee Boorama iyo Maayarka oo ka hadlay

                                    Boorama 15.Sep 2014 (SDN/QJ)- Waxa markii u horaysay taariikhda dawlada Hoose ee Magaalada Boorame ee Gobolka Awdal la wareegay sugida amnigeeda Ciimada Military-ga, kadib markii tahli kari-waayeen sugida amniga ciidamadii booliska ee ilaalada xarunta dawlada Hoose. Arrintani ayaa ka yaabisay shacab-wenaha Magaalada Boorame, isla markaana aad looga hadal-hayo, talaabada ay amniga dawlada Hoose ee Magaalada…

                                    Read More

                                      Madaxweyne Cabdi Cumar Ilay oo Dibada laga dhigay Xisbigiisii Isla markaana la raaciyay Gudoomiyihii Xisbigaas

                                      Diridhaba 15.Sep 2014 (SDN/QJ)- Shir ay Shalay isugu yimadeen todoba xubnood oo ka mida Guddida fulinta Xisbiga Dimuqraadiga Soomaalida Ethiopia (XDSHSI) xaruntooda Magaalada Diridhaba ee dalka Ethiopia ayaa waxay xilkii guddida fulinta kaga qaadeen,Madaxweynaha Dawlad Deegaanka Soomaalida Ethiopia Cabdi Maxamuud Cumar, Iyo Guddoomiyaha Xisbiga XDHSI Maxamed Rashiid, kadib markii muddooyinkii ugu danbeeyey uu muran soo…

                                      Read More