Webmaster

    Suxufiyiin ku dooday In Ururka Solja Xuquuqdoodii Weriyenimo uu u Maxlalay Mulkiilayaasha Hay’adaha Warbaahinta DAAWO

    Hargaysa 15.Sep 2014 (SDN/QJ)- Xubno ka mid ah saxaafadda Somaliland, ayaa si shaqsi shaqsi ah uga hadlay khilaafka ururka SOLJA iyo guddida qaban-qaabada shirweynaha ee ee la kala diray. Xubnahan ayaa ka biyo diiday habka guddida qaban-qaabada ee la kala direy u wadeen hawsha shirka, waxayna sheegeen in qorshahoodu ahaa in ergooyinku noqdaan Kuwo ay…

    Read More

      Murankii Xeerarka Is barkan ee Diiwaangelinta oo Galaaftay Mushaharkii Shaqaalaha Golaha Wakiilada iyo Aragtida Xildhibaan Qabile DAAWO

      Hargaysa 15.Sep 2014 (SD/QJ)- Shaqaalaha  ka hawl gala  Xarunta Golaha Wakiiladda Somaliland ee Hargeysa,ayaa Shalay shaqo joojin sameeyay ka dib markii la laga jaray  mushaharkii ay qaadanayeen  qadar ka mid ah sidaana waxaa xaqiijiyay oo ka hadlay Xildhibaan Maxamed Faarax Qabile, oo ka tirsan Golaha wakiilada Somaliland. Xildhibaan Qabille waxaa kale oo uu Xukuumadda ku…

      Read More

        Wasiirka Warfaafinta ee Maamul Goboleedka Punt land oo Ka Jawaabay Hadal ka soo Yeedhay Gudoonka Baarlamanka Somalia DAAWO

        Garowe 15.Sep 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka Warfaafinta ee Maamul Goboleedka Puntland  Cabdiwali Xirsi Cabdulle Indho-guran ayaa Jawaab ka Bixiyay Hadal uu Sheegay inuu Gef ahaa oo ka soo yeedhay Gudoomiyaha Baarlamanka Somalia Prof Jawaari. Indho-guran shirka uu qabtay waxa uu kaga hadlay siday Dadka Bay iyo Bakool kasoo jeeda ugu nool yihiin deegaanadda Puntland isla markasna…

        Read More

          Top Somali anti-terrorism officer shot dead in Mogadishu

          MOGADISHU, Somalia (CNN) — Al-Shabaab militants on Saturday shot dead the deputy chief of Somalia’s anti-terrorism unit, Mohamed Qanuni, in a drive-by shooting in Mogadishu, police said. Al-Shabaab military operation spokesman Abdiaziz Abu Musab claimed that militants blocked Qanuni’s vehicle with their vehicle at Km5 Junction, spraying it with bullets before escaping from the scene….

          Read More

            Xukuumada Axmed Siilaanyo Oo Lumisay Taageerada Gobolada Galbeedka Somaliland Iyo Siyaasi Axmed Mu’min Seed Oo Noqday Siyaasiga Loogu Jecelyahay Gobolada Galbeedka Iyo Somaliland Inteeda Kale

            Borama Sept 15,2014(SDN/QJ)-Tan iyo intii hogaanka dhaqanka beelaha gobolada Galbeedka Somaliland ay madaxwaynaha Somaliland hordhigeen garnaqsi iyo tabashada ku aadanayd saami qaybsiga dalka la wada leeyahay ee Somaliland ayaa waxaa soo baxaya ifafaalo ku aadan in arintaas ay ka biyo diideen qaybo ka mid ah beesha Dhexe gaar ahaan dadka haatan gacanta talada ku haya….

            Read More

              Ra’iisul Wasaaraha iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka oo si rasmi ah u furay Shirkii dib-u-heshiisinta saddexda gobol ee Koonfur Galbeed

              Baydhabo Sept 14, 2014(SDN/QJ)—Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo maanta gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay, ayaa ka qeyb galay furitaanka shirweynaha dib-u-heshiisiinta gobollada Koonfur Galbeed Soomaaliya, kaas oo socon doona muddo 45 cisho ah isuguna jira dib-u-heshiisiin iyo dhismaha maamul ka kooban saddexda…

              Read More

                Daawo Sawiro…Xaflad balaadhan oo Xisbiga Waddani Bristol ku soo Dhaweeyey Tagerayaal ka tirsanaa Xisbiga Ucid iyo Kulmiye oo si mugleh ugu soo biray Wadani Hashiis Hordhacana la Galay Tvga Universal tabinta Baramijada Xisbiga Wadani

                London 15Sep14(SDN/QJ) Xisbiga Wadani ;aantiisa Biristo  UK ay ku soo dhaweysay taageerayaashii ugu badanaa ee Xisbiga Kulmiye iyo Ucid  ka soo jeeda  gobolada Hawd, Awdal, Maroodi jeex  iyo Salal oo si mug iyo miisaan leh ugu soo biiray Xisbiga Waddani Bristol, Uk. Goobta xaflada ayaa ahayd goob bilicsan, waxaana ka qeyb galay aqoonyahano, waayeel, dumar,fanaaniin iyo…

                Read More

                  Baydhaba oo uu ka Furmay Shirka dib u heshiisiinta Bulshada gobollada Koonfur Galbeed Soomaaliyeed iyo Gudoomiyaha Baarlamanka oo ka hadlay Hadal ka Cadhaysiiyay Punt land

                  Baydhaba 14.Sep 2014 (SDN/QJ)- Gudoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa maanta si rasmi ah uga furay magaalada Baydhabo shir weynaha dib u heshiisiinta shacabka ku dhaqan gobollada Koonfur Galbeed Soomaaliyeed.   Munaasabadda furitaanka Shir weynaha dib u heshiisiinta gobollada Koonfur Galbeed waxaa kala qeybgalay Gudoomiyaha Baarlamaanka Ra’isulwasaaraha Xukuumadda Mudane…

                  Read More

                    WAR DEG DEG AH: Cali Khaliif oo Magacaabay Golihiisii Wasiiradda,Iyo Wasiirul dawlihii Hore ee Nabadaynta G.Bari ee Somaliland oo uu ka dhigay Wasiirka Arrimaha Gudaha+Sawirka Caawa

                    Toga Eerigo 14.Sep 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha maamul goboleedka Khaatumo, Prof. Cali Kahaliif Gallayr ayaa maanta oo Axad ah magacaabay xubno ka tirsan golihiisa wasiirrda. Wareegto maanta ka soo baxday xafiiska madaxweyne Galayr ayaa lagu magacaabay toddoba wasiir iyo hal wasiiru-dowle oo ka tirsanaan doona golaha cusub ee wasiirrada maamulka. Xubnaha loo magacaabay in ay wasiirro…

                    Read More

                      Mid ka Mid ah Tiirarkii Waxbarashada Somaliland oo Maanta Geeriyooday

                      Hargaysa 14.Sep 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed (Silaanyo), waxa uu tacsi u dirayaa, Bahda Waxbarashada, Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii, Asxaabtii iyo shacbiga Somaliland, ee uu ka baxay Marxuum Prof. Cabdi Haybe Cilmi  oo ku geeriyooday Maanta Magaalada Hargeysa. Marxuumka oo ka mid ahaa Odayaashii ka soo qaybqaatay dhismaha waxbarashada Dalka, nabadayntii iyo dib…

                      Read More

                        Halkan Ka Daawo : Qaar Ka Mida Odayaasha Gobalkan Maroodijex Oo Qaadacay Diiwan Galinta Madaniga Iyadoo Labada Xisbi Ogoladan Mooye

                          Hargeisa14/9/2014 (SDN/QJ)Qaar  kamida odayaasha gobalkan marodijex ayaa maanta  ka hadlay diiwan galinta madaniga ah  ee ay  xukuumadu  dhawan bilabayso iyadoo odayashani ay shegen in  anay aqbalayn deeganadoodana la keenayn diiwan galin aanay  sadexda xisbi  qaran  iyo komishanku  ogalayn xili dhawaan xisbiyada mucaaridka ahina ay guud ahaan qaadacen diiwan galintasi Hargeisa SDN/QJ Maxamed Aadan@Qurbejog.com Concat@somalidiasporanews.com

                        Read More

                          Halkan Ka Daawo: Khilaafkii Golaha Wakiilada Oo Dib U Soo Cusboonaday Iyo Xuxuumada Oo Dabada Ka Riixaysa “Shuruudii Gola Waynaha Guurtidu Ku Xaliyen Buu Mooshinkani Ka Hor Imanayaa” Xildhiban maxamed faarax qabile

                          Hargeisa (SDN/QJ)xildhiban maxamed faarax qabile ayaa saaka ka hadlay  mooshin ay  wadan qaar  ka mida xildhibanada golaha wakilada ee xukuumada ka soo jeda isagoo xildhibanku ka war bixiyey sbabta  mooshinkani  dhalisay oo uu shegay  in  xerkii diiwan galinta uu gudomiyuhu dib  u celiyey Hargeisa SDN/QJ Maxamed Aadan@Qurbejog.Com Concat@Somalidiasporanews.Com

                          Read More

                            Halkan Ka Daawo:”Madaxwayne Maalin Walba Ardaybad Shahaado Gudoonsiisayaa Kuwaasi Waa Kuwii Fartooda Kugu Soo Saaray Hadana Kaga Badalaya “Mustafe Wada-arin Gudomiyaha Dhalinta Habara Magaado

                              Hargeisa 14/9/2014(SDN/QJ)Gudoomiyaha Dhalinta  Beesha Habarmagaado  Mustafe  Aadan Cali (Wada Arin) Ayaa Maanta Ka Hadlay  Mooshin Ay Qaar Ka Mida Xildhibaanada Golaha Wakiilada Somaliland  Ee Xisbiga Muxafidka Ahi  Ay  Ku Wadan Gudomiyaha  Wakiilada C/Raxman Maxamed C/Laahi Ciro  Isagoo  Gudoomiyuhu  Guud Ahaan Dhalinyarada Somaliland  Ugu Baaqay In  Maanta Loo Baahanyahay  In Xukuumadani  Laga Tashado Hargeisa Sdn/Qj…

                            Read More

                              Al Shabab’s Last Stand?

                              Last week’s deadly U.S. strike on Ahmed Abdi Godane, the leader of the Somalia-based Islamist militant group al Shabab, could be the group’s undoing. Although the organization was quick to name a successor, Godane’s death has thrown it into disarray, casting serious doubts on its future. Although that augurs well for Somalia, the region is…

                              Read More