Webmaster

    In English translation Waseerka Wasaaradaha means Cabinet Secretary and not prime minster as alleged by many

    While speaking an event, Somali land president describe the official government designation for Hersi Hajji Ali as waseerka Wasaaradahawhich means in English Cabinet Secretary. The reason that made me to intervene this heated debate in Somali-land with regard to the above statement from the president, I have noticed plenty of people that considered or taken  waseerka Wasaaradahaas a prime…

    Read More

      Kooxda Xidigaha Geeska oo Qaramada Midoobay u Aqoonsadeen inay ka Mid noqdaan 40 Kooxood oo ka Qaybgalaya Xuska Nabada Adduunka Halkan ka Akhri

      Hargaysa 09.Sep 2014 (SDN/QJ)- Kooxda Fanaaniinta Xiddigaha Geeska ayaa si rasmi ah Qaramada Midoobay u aqoonsatay inay ka mid noqdaan ilaa 40 kooxood oo fulin doona xuska “Maalinta Nabadda Adduunka.” ee heer caalami. Sidaa waxa faafisay Wakaalada  ka faaloota arrimaha  nabada  ee www.masterpeace.org, ayaa waxay   bogeeda hore ku soo daabacday in kooxda xidigaha  Geeska ee ka…

      Read More

        Xisbiga Waddani oo Canbaareeyay Hadal uu Madaxweyne Siilaanyo ku Sheegay in Wasiir Xirsi uu yahay Wasiirka Wasiiradda

        Hargaysa 09.Sep 2014 (SDN/QJ)- ku simaha Gudoomiyah Xisbiga WADDANI ahna Gudoome ku xigeenka 1aad Md.Axmed Muumin Seed ayaa Maanta Jawaab ka Bixiyay Hadal uu Madaxweyne Siilaanyo ku sheegay in Wasiirkiisa Madaxtooyadu uu yahay Wasiirka Wasiirada oo Macnaheedu Noqonayo Kolka la eego Qaab dhismeedka Wadamada Dimuquraadiga ah Raysal Wasaare hasa yeeshee Xisbiga Waddani ayaa sheegay inay…

        Read More

          DAAWO:Cabashada dadwaynaha ku dhaqan aaga madaarka Hargiesa iyo Musharaxa xisbiga mucaaridka iyo waxgarad kale oo baaq ka soo saaray godoon la geliyay shicibka

          Hargeysa Sept 09,2014(SDN/QJ)-Shacabka reer Hargeysa ayaa cabsho ka soo jeediyay wadooyin ku yaal aaga groonka duyuuradaha Hargeysa oo ay xirtay wasaarada duulista Somaliland. Shicibka oo kaashanaya madax siyaasadeed iyo qaar dhanka dhaqanka ah oo tegay wadooyinka xaniban ayaa soo jeediyay in dib loo furo wadooyinka. Musharaxa Madaxweynaha ee xisbiga UCID Jamaal Cali Xuseen iyo Boqor…

          Read More

            DAAWO:Suxuufi reer Somaliland ah oo ka warbixiyay afduub loo geystay oo uu ku eedeeyay wasiir Warancade

            Hargeysa Sept 09,2014(SDN/QJ)-Suxuufi Cabdishakuur Heersare ayaa ka warbixiyay afduub ay u geysteen rag laga soo abaabulay aqalka Wasiirka Arrimaha guddaha ee Somaliland Cali Warncade. Suxuufigu waxa uu sheegay in ragan uu u afduubnaa mudo lix saacadood ah isla markaana la geeyay aqalka wasiir Warancade sida uu saxaafada u sheegay. Suxuufiga ayaa sheegay in Wasiirka arrimaha…

            Read More

              UN alleges ‘plot’ to steal Somali assets

              Nairobi, Kenya – A confidential UN report alleges that Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud , his former foreign minister and an American law firm conspired to steal public funds by engaging in secret contracts that gave them hefty percentages from the country’s recovered overseas assets. The report, obtained by Al Jazeera and presented to the…

              Read More

                Al Shabaab in Context

                Somalia’s most feared militant group didn’t evolve in a vacuum. Al Shabaab is one of Africa’s most notorious militant organizations. The group has been accused of committing widespread human rights violations, including attacking aid workers and imposing harsh religious law in areas it controls. However, Al Shabaab didn’t evolve in a vacuum – it’s the…

                Read More

                  Markhaati Loo Hayey Kiiska William Ruto Oo Ka Noqday Hadallo Uu Hore u Sheegay

                  Nairobi:Sep,09,2014(SDN/QJ)-Markhaati numberka 22-aad kaga jirey Maragyada loo hayo Kiiska ka dhanka ah Madaxweyne-ku-xigeenka Kenya Wiliiam Ruto, ayaa sheegay inuu ka noqday Hadallo uu hore u sheegay inuu kiiskaas wax kaga ogaa. Markhaatigani oo hore u sheegay in uu ka qayb galay kulan uu madaxwayne-ku-xigeenka Ruto uu kulan lagu qorshaynayay daagaal ka dhan ah Qoomiyada Kikunyada…

                  Read More

                    Ku-xigeenka Nabadsugidda Gobolka Banaadir Oo Qarax Lagu Dhaawacay

                    Muqdisho:Sep,09,2014(SDN/QJ)-Wararka laga Helayo Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in ku xigeeenka Taliyaha Nabadsugidda Gobolka Banaadir C/fitaax Ibraahin Sabriye Shaaweey uu ku dhaawacmay Qarax Ismiidaamin ah oo Shalay galab lala eegtay. Qaraxa ayaa lala beegsaday xili uu marayay Aga gaarka Siinka Dheer ee Duleedka Magaalada Muqdisho,waxaana la sheegay in Qaraxa uu dhaawac Fudud ka soo gaadhay. Gudoomiyaha…

                    Read More

                      Shango’le Oo Iclaamiyey Inay Maraykan Badan u Dilayaan Hoggaamiyahoodii Geeriyooday

                      Barawe:Sep,09,2014(SDN/QJ)-Wadaadka Caanka eek a tirsan Xarakada Al-shabaab Sheekh Fu’aad Maxamed Khalaf (Fu’aad Shongole),, ayaa ku gooddiyey in dilka Hoggaamiyahooda cidda loogu aarayaa ay noqon doonaan Maraykan. Fu’aad Shan Go’e oo ah Madaxa Dacwadaha ee Kooxda Al-shabaab, ayaa tilmaamay inay  aanay aargudashadoodu ka dhici doonin meelo dhaw, balse ay ciddii dilkaas geysatay halkeeda ugu tegi doonaan….

                      Read More

                        Guddida Qandaraasyada Qaranka Oo Furtay Qandaraaska Keenista Daamurka Waddooyinka Oo Tartan Loo Galay

                        Hargeysa:Sep,08,2014(Himilo)-Guddida Qandaraasyada qaranka Somaliland, ayaa daaha ka fayday Qandaraaska Keenista Daamurka Wadooyinka oo ay hore u baahisay qandaraaska Keenistiisa. Qandaraaska Keenista Daamurka waddooyinka ee Guddidu Baahisay, ayaa waxa Soo Gudbisay Hay’adda Wadooyinka oo iyadu gacanta ku Haysa Dhismayaasha Waddooyinka, waxana shalay lagu baahiyey Madal ay fadhiyeen Shirkado soo dalbaday inay ka qaybgalaan Qandaraaska daamurka lagu…

                        Read More

                          Ku Dhawaad Boqol Baasaboor Somali ah Oo Lagu Qabtay Muqdisho Xilli Somaliland lagu soo waday

                          Muqdisho:Sep,09,2014(SDN/QJ)-Ku dhawaan Boqol Baasaboor oo Somali ah ayaa lagu qabtay Garoonka Aadan cadde maalintii shalay, iyadoo Madaxa Socdaalka Somalia-na uu sheegay in loo waday dhinaca Somaliland. Tirada Baasaboorrada la qabtay ayaa lagu sheegay inay ahaayeen 92-basaboor, waxana sitay oo lagu qabtay  laba nin, kuwaas oo ku andacooday inay u sideen arday reer Somaliland oo ah…

                          Read More

                            “Wasiir Ma Adigaa Bixiyey Amarka Maayarrada Loogu Diiday inay Guddida Musuqmaasuqa Golaha Hortagaan” Xildh. Siciid Cilmi Rooble.

                            Hargeysa:Sep,09,2014(SDN/QJ)- Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo ka mid ah Golaha Wakiillada Somaliland ayaa si adag ula Hadlay wasiirka Arrimaha Gudaha, isagoo ka biyo diiday Xeerka Diiwaangelinta Muwaadiniinta Somaliland oo Xukuumaddu Golaha Horkeentay. Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble, waxa uu tilmaamay inaan xaq loogu lahayn Wakiillada in loo sheego in xeerarka Horyaalla la iska muddaysto in xilli…

                            Read More

                              Muxuu Wasiir Warancade kaga Jawaabay in Koox Gurigiisa laga soo abaabulay ay Afduubeen Weriye DAAWO

                              Hargaysa 09.Sep 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Mudane Cali Maxamed Warancade ayaa sheegay in aanu Ka Warqabin Afduub koox la sheegay inuu soo diray ay u gaysteen Weriye Cabdi Shakuur Maxamud Heer sare oo ka mid ah Suxufiyiinta ka hawlgala Somaliland haatana u shaqeeya Idaacada Hirad oo Xarunteedu tahay Magaalada Hargaysa. Sida uu Weriye…

                              Read More

                                Qurbejoogtu Maxay dareemaan Kolka ay Somaliland iyo Dalkoodii Hooyo ku soo laabtaan DAAWO Barnaamij Xiiso Badan

                                Hargaysa 09.Sep 2014 (SDN/QJ)- Inkastoo ay Mudo badan Ku Noolaayeen Duruufaha Nolosha Ku Gayaysiisa inaad ku dhaqanto dal aan ahayn kii aad u dhalatay isla markaana ay Yihiin Dhuun Waraabisa dhaqaale ahaan Waddankooda ayaa Sannad kasata waxaa Xiligan oo kale Yimaada Deegaanada Kala duwan ee Somaliland Qurbejoog Tiro badan oo u dhashay dalka ,Kuwaas  ka…

                                Read More

                                  Marwada Madaxweyne Siilaanyo oo Berbera Tagtay iyo Laash Gargaarka Caafimaad lagu fulin doono oo ay furtay DAAWO

                                  Berbera 09.Sep 2014 (SDN/QJ)- Marwada Madaxweynaha Somaliland Aamina Maxamud Jirde oo ay  Weheliyaan Wasiirada Waxbarashada Marwo Samsam Cabdi Aadan iyo Caafimaadka Dr Saleeban Ciise Axmed ayaa Kormeer Shaqo ku tagay Magaalada Berbera. Marwada Madaxweynaha Somaliland iyo Madaxda Wehelinaysay Waxay furtay Laas Loogu talo galay in lagu fuliyo Gargaarka Caafimaadka Maadaama Xeebta Somaliland deegaanada ku teedsani…

                                  Read More