“Waxay ahayd in Wasiirka Xalay Xilka laga qaado Maantana uu Xidhnaado oo Maxkamad la Geeyo” Mas’uul u hadlay Xisbiga Waddani DAAWO
Hargaysa 09.Sep 2014 (SDN/QJ)- Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa ka hadlay fal Koox la sheegay inuu Soo Abaabulay Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Cali Maxamed Warancade ay Tacadi ugu gaysteen Weriye Cabdi Sakuur Maxamud Heer sare oo ka mid ah Suxufiyiinta ka hawl gala Somaliland Isla markaana ay qaab afduub ah Magaalada Hargaysa uga Kaxaysteen…
