Webmaster

    Baalashlayashi iyo darbijiifkii hargaisa oo iskubedelay madaxda kooxaha wax tahriibiya iyaga oo guryo iyo gawaadhi qaali ah ka iibsaday lacagta dadka reer Somaliland/moogananta dadka reer hairgaisa iyo lashaqaynta madax katirsan waaxaha emigrationka /cadaymo documenti ah

    Magaalada hargaisa oo ah casimada Somaliland iyo magaalooyinka waawayn ee kale waxa sanadihii ugudanbeeyey lagadareemayay olalaha abaabulan ee tahriibinta dhalinta iyada oo ay hormoodkayihiin kooxa udhashay konfurta Somalia xamar iyo kooxo kayimid jigjiga kililka shanaad itobiya oo baalashlayaal ka ahanjiray suuqyada hargaisa halka ay manta gawadhiga ugu quruxdabadan iyo guryaha uguwaawayn ugajiraan hargaisa .iyagoo gabdho…

    Read More

      Alla Maganne; ASMARA Ayaa Ka Dhow ADDIS ABABA

      23 sannadood ka hor markii ay labadii jabhadood ee SNM iyo EPRDF oo ahaa cududihii xoreeyey dalalka Somaliland iyo Itoobiya iyo Weliba Jabhadii kale ee TPLF oo iyaduna kasoo jeedday deegaanka Eretariya kuwaas oo dhammaantood isku wada fil ahaa isla markaana hal mar wax ka beddelay siyaasadii iyo dawladihii geeska Afrika oo aan xidhiidhkoodu fiicnayn,…

      Read More

        NUSOJ Deplores the Arrest of Dalsan Radio Director and Calls for his unconditional Release

        Mogadishu, September 3, 2014The National Union of Somali Journalists [NUSOJ] deplores detention of prominent journalist in Mogadishu on Wednesday September 03, 2014 between 09 – 10:00am by the Somali National Intelligence and Security Agency and calls for his unconditional release. Members of the NSA arrested Hassan Ali Gesey, Director of Radio Dalsan and Chairman of…

        Read More

          Ogaysiis Dhamaan Tageeraysh​a Xisbiga Wadaani Laanta Sweden Iyo Dhamaan Dadweynaha Reer Somaliland Ee Ku Dhaqan Stockhlom Iyo Nawaaxiige​eda

          dhamaan taageerayasha xisbiga wadaani iyo dhamaan shacabka reer somaliland ee ku dhaqan stockhlom iyo nawaaxigedda waxa sii sharaf leh  lo ogaysiinaya in ay ka soo qeybgalan xalflada lo qabanayo taageerayal cusub oo xisbiga wadaani laantisa sweden ku so biiray ,geesta kale  waxaa lo sheegaya taageeraysha xisbiga wadaani laanta sweden in gudoomiyaha guud ee xisbiga wadaani…

          Read More

            Somali-American who died fighting for ISIS cleaned planes for Delta Airlines at Minneapolis airport before he joined terrorist group

            A Somali-American who was killed fighting for ISIS in Syria cleaned jetliners for Delta Airlines before he left the United States to fight for the Islamic terrorist group, it has been revealed. Abdirahmaan Muhumed, 29, had security clearances that granted him special access to Minneapolis-St. Paul International Airport in his job with Delta Global Services,…

            Read More

              Double standard: Is the reason that influenced the so-called international community’s call to withdraw troops from Saaxdheer

              In last days for the month of August, 2014, the inauguration cerebration expected to be honored Khaaatum for the newly elected president of Khaatum, Mr. Ali Khaleef Galaydh was foiled by Somali-land army. However, a joint press statement from U.S. Special Representative for Somalia, James McAnulty, UN envoy to Somalia Nicholas Kay and European Union…

              Read More

                Somalia gives Al-Shabaab 45 days to surrender

                The Somali government has given the members of Al-Shabaab militant group 45 days to surrender and renounce violence. “The government has given Al-Shabaab 45 days to surrender and return to their homes and families,” National Security Minister Khalif Ereg said following a cabinet meeting late on Tuesday. “The government is committed to rehabilitating militants who…

                Read More

                  Gudoomiyaha Xisbiga Waddani oo Khudbadii ugu Adkayd Ku Soo Bandhigayay Dhaliilaha Dawlada ee Doorashooyinka {DHAGAYSO}

                  Hargeisa 03.Sep 2014 (SDN/QJ)-Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro,ayaa Maanta Si adag uga Hadlay  arrimaha Doorashooyinka isagoo dhaleecayn ba’an u soo Jeediyay Xukuumada Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo oo uu ku eedeeyay inaanay  dhab ka ahayn dooda ay ku sheegaan inay qabanayaan doorashooyinka Xiligii loogu talo galay. Gudoomiye Cirro Waxa uu Xusay in Xukuumadu…

                  Read More

                    “Qabyaaladdu Madaxweynay Leedahay oo waa Siilaanyo waanu Joogaa.” Xildhibaan Bashiir Tukaale {DHAGAYSO}

                    Hargeisa 03.Sep 2014 (SDN/QJ)- Xildhibaan Bashiir Tukaale oo ka Mid ah Mudanayaasha Golaha Wakiilada ee Somaliland Isla markaana Xubin ka ah Saraakiisha Sare ee Xisbiga Waddani ayaa mar uu maanta ka hadlayay Munaasibad uu Xisbigoodu ku soo dhawaynayay Xubno Cusub oo ku soo Biiray Waxa uu Sheegay in Qabyaaladu ay leedahay Madaxweyne Kaas oo ah…

                    Read More

                      DAAWO:Ergeyga dalada mucaaridka Jabuuti ee USN ee dalka Canada Xuseen Candhoole oo bogaadiyay Culimadii reer Jabuuti ee dhawaanta la sii daayay,kana hadlay wadahadalada mucaaridka iyo dawlada Jabuuti

                      Ottawa Sept 03,2014(SDN/QJ)-Ergeyga gaarka ah ee dalada mucaaridka Jabuuti ee USN Md Xuseen Cabdiraxmaan Cadhoole ayaa shir jaraaid oo uu ku qabtay caasimada dalka Canada ee Ottawa waxa uu uga hadlay siideyntii culimadii reer Jabuuti ee u xirneyd dawlada Jabuuti mudada 18k bilood aheyd. Md Xuseen Candhoole ayaa sidoo kale ka hadlay laba ka mida…

                      Read More

                        Ururka Suxufiyiinta Qaranka Soomaaliyeed oo ku Baaqay in la sii Daayo Agaasime Xasan Cali Geesey

                        Muqdisho, September 3, 2014(SDN/QJ)-Ururka Qaranka Suxufiyiinta Soomaaliyeed waxa uu wax laga xumaado ku tilmaamay xarriga loo geysay Agaasimaha Idaacada Dalsan ahna Guddoomiyaha Dalladda SIMHA oo maanta Arbaco Ciidamada Ammaanka ay xabsiga u dhaadhiciyeen, iyadoo NUSOJ ay ku baaqayso in xorriyadiisa loo soo celiyo. Xarrigga Agaasimaha ayaa yimid kadib markii uu wareysi siiyay Idaacadda VOA, kaasoo…

                        Read More

                          Col. Barre Hiiraale oo magaalada Muqdisho kula kulmay Bulshada qeybaheeda kala duwan

                          Muqdisho Sept 03,2014(SDN/QJ)-Munaasabad ballaaran oo kasoo qeyb galeen Waxgarad, Siyaasiyiin, Aqoonyahan, Odayaal, iyo Haween oo warbixin looga dhageysanayay Col, Barre Aaden Shire (Barre Hiiraale) ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho. Barre Hiiraale oo warbixin dheer oo ku saabsan marxaladihii kala duwanaa ee soo mareen hanaanka dib-u-heshiisiinta Jubbooyinka goobta ka akhriyay, ayaa waxa  uu tilmaamay in…

                          Read More

                            Kooxdii Fannaaniinta Xidigaha Geeska oo Sheegay inay Xidhiidhka u Jareen Wada Shaqayntii iyaga iyo Xukuumada u dhaxaysay Waa Maxay Sababtu?

                            Kooxda Xiddigaha Geeska Oo Hakiyay Wada Shaqayntii Ay La Lahaayeen Xukuumadda Kulmiye, Kuna Tilmaamay Maamul Qabyaaladi Ragaadisay,Warsaxaafadeed ka soo baxay Kooxda Xiddigaha Geeska oo nuqul kamid ahi soo gaadhay shabakada Qurbejoog.com kuna sexeexan yahay  Gudoomiyaha Kooxdaasi Xassan Dhuxul Laabsaalx ayaa u dhignaa sidan : “Waxaanu dhamaan Ogaysiinaynaa Taageerayaashayada dunida dacaladeeda ku nool inaanu joojinay la…

                            Read More

                              Fannaanadda Sahra Halgan Oo ku biirtay Xisbiga Waddan iyo Khudbadii ay ka Jeedisay {DHAGAYSO}

                              Hargeisa 3/9/2014 (SDN/QJ)- Fannaanada Sahra Axmed Maxamuud (Sahra Halgan) iyo Siyaasiga Ruug Caddaaga ah ee Aadan Ruush, ayaa Maanta ku biirtay Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani. Xisbiga Waddani ayaa munaasibad balaadhan ku qaabilay Halgameyaashan iyo taageero yaal kale oo Reer Hargeysa ah. Munaasibada lagu soo dhawaynayay Taageerayaasha waxaa ka soo qayb galay Hogaanka Sare ee…

                              Read More

                                Wasiirka Warfaafinta oo Maanta Kulan la Yeeshay Mas’uuliyiinta Madbacadaha dalka iyo Arrimihii laga Wada hadlay {DHAGAYSO}

                                Hargaysa 09.Sep 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Somaliland Mudane Cabdilaahi Maxamed Daahir(Cukuse) Ayaa Maanta Kulan La Qaatay Masuuliyiinta Madbacadaha Ka Hawl-Gala Guddaha Dalka Kulankan Oo Ka Qabsoomay Xafiiska Wasiirka Wasaarada Wasaarada Warfaafinta Ayaa La Xidhiidhay In Masuuliyiinta Madbacadaha Dalka Lagu Wargliyo Qaabka Sannadka Soo Socda Ee 2015 Ay U Wada Shaqaynayaa Wasaarada Warfaafinta Iyo Madbacadahaasi…

                                Read More

                                  Mujaahidiin Miisaan Ku Leh Bulshada Somaliland Iyo Taageerayaal mug Leh Oo Maanta Kusoo Biiray Xisbiga Mucaaradka Ah Ee Waddani

                                  Hargaysa(SDN/QJ)- Xisbiga Mucaaradka Ah Ee Wadani Ayaa Maanta Munaasid Soo Dhaweyn Ah Usameeyey Mujaahid Aadan Ruush Iyo Mujaahidada Ahna Fanaanada Caanka Ah Ee Sahra Halgan Iyo Waliba Ugaaska Guud Ee Dhalinyarada Somaliland Oo Kusoo Biiray Xisbigaasi Waddani. Munaasibada Kusoo Biirida Mujaahidiintani Ay Ugu Soo Biireen Xisbiga Wadani Ayaa Maanta Ka Dhacday Hotel Crown Ee Magaalada…

                                  Read More