Webmaster

    Dacwada laba dhallinyaro ah oo Canada u dhashay oo Somaliland ku Xidhan oo Cirka isku Shareertay Iyo Wasiirkii Arrimaha Dibada oo Canada looga Yeedhay

    Hargaysa 03.Sep 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka Arimaha Dibadda Somaliland Maxamed Biixi Yoonis ayaa, qoraal yeedhmo ah looga soo direy dalka Canada kadib markii Warbaahinta dalkaasi ay siweyn uga hadashey mudooyinkii u dambeeyay laba wiil oo walaalo ah oo Mudo sanad ah ugu xidhnaa Xabsiyada Hargeysa,been abuur lagaga been abuurey kufsi wadareed ay ku noqdeen sakaaradii budhka…

    Read More

      Xubin ka Tirsan Madasha Wada Tashiga iyo Toosinta Qaranka oo Xukuumadu Xabsiga u Taxaabtay

      Hargaysa 03.Sep 2014 (SDN/QJ)- Xukuumada Madaxweyne Silaanyo ayaa maanta galinkii hore  xabsiga dhigtay Mujaahid Iid jiciir Aw Axmed oo ka mida Xubnaha ku Bahoobay Madasha Wada Tashiga iyo Toosinta Qaranka Somaliland   Iid jiciir ayaa hada ku xidhan Saldhiga Dhexe ee magaalada Hargeysa,lamana garnayo ilaa haddda sababta rasmiga ah ee ay xukuumaddu xabsiga u dhigtay mujaahid…

      Read More

        Madaxweyne Siilaanyo oo Magacaabay Gudi uu u Xilsaaray u Kuurgalida Cabashada Deegaanka Awdal

        Hargaysa 03.Sep 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane. Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu Digreeto madaxweyne oo sumadeedu tahay JSL/M/MG/241-2682/092014 ku magacaabay Guddida Daraasadda iyo U-kuurgalka Cabashada Deegaanka Reer Awdal. Ujeedo: Magacaabid Guddida Daraasadda iyo U-kuurgalka Cabashada Deegaanka Reer Awdal Ku: Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Ku: Wasiirka Wasaaradda Xannaanada Xoolaha Ku: Wasiirka Wasaaradda Beeraha Ku: Wasiirka Wasaaradda…

        Read More

          Kiisas la Xidhiidha Cudurka Jadeecada oo lagu arkay Degmada Qorilugud ee Gobolka Buuhoodle

          Qorilugud 03.Sep 2014 (SDN/QJ)- Degaanka Coodanle oo ka mid Degmada Qorilugud ee Gobolka Buuhoodle ayaa waxaa ka dalaacay Cudurka jadeecada,waxaana isla xalay lasoo gaadhsiiyay Cisbitaalka Guud ee Magaalada Burco hal qof oo dumar ah isla markaana uur leh. Sida ay dadka degaankaasi sheegeen waxa iyana jira dadkale oo cudrkani hayo oo degaamnada Miyiga coodanle ku…

          Read More

            Daacish Oo Gawracday Wariye Kale Oo Maraykan ah

            Mousil:Sep,03,2014(SDN/QJ)-Kooxda Islaamiga ah ee Daacish, ayaa soo saaray Muuqaalo horleh oo ay ku muujinayaan wariye kale oo maraykan ah oo ay gawracayaan. Muuqaalkan cusub, ayaa la mid ahaa kii Kooxda IS ay sii daayeen xilligii ay gawracayeen suxufi kale oo u dhashey dalka Maraykanka laba todobaad ka hor. Ninka gawrcaya suxufiga ayaa si weyn ugu…

            Read More

              Pakistan: Wiil 12-jir ah Oo Loo Guuriyey Gabadh 8-jir ah Iyo Waalidiintii dhashay Oo Xabsiga Lagu Guray

              Isamabad:Sep,03,2014(SDN/QJ)-Tuulo ku taalla dalka Pakistan, ayaa wax aka dhacay munaasibad aroos ah oo la iskug guuriyey wiil 12-jir ah iyo Gabadh 8-jir ah, taas oo noqotay mid si weyn shacabka dalkaasi u hadal hayaan. Ciidamada Booliska gobolka Balkh ee Waqooyiga Dalka Afghanistan ayaa xabsiga dhigay Waalidiintii dhalay labadan caruur ee la isku guuriyay ,kuwaas oo…

              Read More

                Maraykanka Oo Ciidamo U Diri Doona Gudaha Somalia

                Muqdisho:Sep,03,2014(SDN/QJ)-Ciidamo maraykan ah ayaa lagu wadaa in dhawaan la geyn dono gudaha Somalia, sida ay sheegeen saraaakiil sare ee maraykanka u dhashay. Ciidankan ayaa si gaar ah loo geyn doonaa Gudaha magaalada Muqdisho, iyagoo ka qaybqaadan doona Dagaalka lagula jiro Xoogaga Al-shabaab. Arrintan ayaa lagaga dhawaaqay kulan  magaalada Muqdisho ku dhexmaray taliyaha ciidamada millitariga Daahir…

                Read More

                  Maxay Isla Garteen Madaxweyne Siilaanyo Iyo Waxgaradka Beesha Samaroon ee Tabashada u Jooga Hargeysa?

                  Hargeysa:Sep,03,2014,(SDN/QJ)-Sida ay sheegayaan wararka kasoo baxaya Kulamo gooni-gooni ah oo ay wada yeesheen Madaxweyne Siilaanyo iyo Wufuud ka mid ah waxgaradka Gobolka Awdal oo Hargeysa ku sugani, waxa La isla lafa-guray Cabashooyinka Dadkaasi ka sheeganayaan Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo. Madaxweynaha iyo ku-xigeenkiisa ayaa markii ay dhegaysteen Hadalka Odayaasha, waxa ay isla-meel dhigeen in si degddeg ah…

                  Read More

                    Go’aamo Ad Adag Oo Xalay Dawlada Federal-ku Kasoo Saartay Hawlgallada ay Waddo

                    Muqdisho:Sep,03,2014(SDN/QJ)-Shir ay habeenkii xalay iskugu yimaadeen Golaha wasiirrada Dawladda Federalku, ayaa laga soo saaray Go’aamo la xidhiidha Hawgallo xukuumaddu wadday oo muddooyinkii dambe dalka ka socday. Shirkan oo uu guddoominayey Ra’isal wasaare Cabdiweli sheikh Axmed Golaha, ayaa laga soo saaray Go’aan tiro badan oo la xidhiidha Hawgallada dawladdu waddo ee dalka ka socda. Xukuumadda ayaa…

                    Read More

                      Al-shabaab Oo Ka Hadashay Duqaymihii Madaxdeeda Lagu Badhtilmaameedsaday

                      Barawe:Sep,03,2014(SDN/QJ)-Ururka Al-shabaab, ayaa Markii ugu horraysay ka Hadlay Duqaymihii Maraykanku ku qaaday Goobihii ay ku sugnaayeen Saraakiishiisa ugu sarsarraysaa Habeen Hore. Afhayeen u hadlay ururka oo Magaciisa lagu sheegay Abu Maxamuud, ayaa wakaallada Wararka ee AP u sheegay in Hoggaamiyahoodu uu saarnaa mid ka mid ah Gaadiidka ay duquyeen Diyaaraduhu. Warkan oo ay qortay wakaaladda…

                      Read More

                        Xildhibaan Axmed Daahir Oo Kamid ah Gudida Waxkaqabashada Xabaalaha Boqol Jire Oo Booqday Xabaalahaasi Kana Waramey Halka ay Howshaasi U Mareyso

                        Hargeisa-2/9/2014(SDN/QJ)- Xildhibaan Axmed Daahir Axmed oo kamid ah,Xildhibaanada Golaha Deegaanka Caasimada Hargeysa,islamarkaana xubin ka ah Gudida loo saarey Wax ka Qabashada Xabaalaha Boqol jire ayaa , maanta kormeer u kuurgalista Xalaada xabaalhaasi kadib markii ay daadad baabiyeen Qeybo kamid ah Xabaalaha Roobabkii habeenadii u dambeeyay ka da,ay Caasimada Hargeysa. Xildhibaan Axmed Daahir Axmed Magan oo…

                        Read More

                          Shirka Golaha Amaanka Ee Ururka Midowga Afrika Oo Lix Madaxweyne Ka Qeyb Galayaan Oo Maanta Kenya Ka Furmay Iyo Ammaanka Gudaha Ee Nairobi Oo Aad Loo Adkeeyay

                          Hargeisa-2/9/2014(SDN/QJ)- Guud ahaan ammaanka gudaha dalka Kenya gaar ahaan caasimada Nairobi ayaa si weyn loo adkeeyay shirka shirka golaha amaanka iyo nabada ee Urrurka Midowga Afrika ee lagaga hadlyo la dagaalanka argagaxisada oo maanta si rasmi ah uga furmay caasimada Kenya ee Nairobi. – Shirkan oo ka soo qeyn galeen madaxda golaha amaanka iyo nabadda…

                          Read More

                            No money to repatriate Somali refugees, says UN official

                            Kenya: The Government is facing challenges in raising Sh8.8 billion needed to fund the voluntary repatriation of refugees from Somalia back to their home country. Kenya, Somalia and the United Nations High Commissioner for Refugees (UNHCR) have been seeking the money from the international community for the repatriation of more than half a million Somali…

                            Read More

                              Weli Madaxweynaha Ma u Jeediseen in Dadka Darafyada la Siiyo Wasaaradaha Muhiimka ah? Su’aal Qurbejoog weydiisay Gudoomiye Ku Xigeenka 2aad ee Wakiilada {DHAGAYSO}

                              Hargaysa 02.Sep 2014 (SDN/QJ)- Guddoomiye Ku Xigeenka 2aad ee golaha wakiilad somaliland Mudane Cali Yuusuf Axmed  ayaa  ka hadlay Baaq-yada kasoo yeedhay Beesha Caalamka,Kaas oo ku tilmaamay Mid aan waxba ka badalayn Mab’da Somaliland. Waxa uu Cali Khaliif Galaydh iyo maamulkiisaba usoo jeediyay in ay nabada qataan,isla markaas Fad-qalada  ka dayaan Gobolada bariga somaliland. Sidaasna…

                              Read More

                                Gudoomiyihii Wargayska Haatuf ee Xayiran oo Xaalad Caafimaad la soo Deristay iyo Hogaanka Xisbiga Ucid oo Gurigiisa ku Booqday Halkan ka DAAWO

                                Hargeysa 2/9/2014 (SNN/QJ) musharaxa madaxweynaha ee xisbiga Ucid Aqoonyahan Jamaal  Cali Xuseen ayaa sheegay in xadhigi iay xukuumadu u gaysatay gudoomiyaha wargeysa xayiran ee Haatuf Yuusuf Cabdi Gaboobe uu keenay inay xaaladiisa caafimaad xumaato. Musharaxa madaxweynaha ee xisbiga Ucid oo hogaaminayey masuuliyiinta ugu saraysa xisbigaas oo maanta booqasho ugu tagay Yuusuf Cabdi Gaboobe ayaa waxa…

                                Read More

                                  Wasiirka Madaxtooyada oo Maanta iska Hor Xaadiriyay Golaha Wakiilada iyo Mudanayaashii oo Maanta noqday Muxaafid DAAWO

                                  Hargaysa 02.Sep 2014(SDN/QJ)- Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Md. Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa ka codsaday Golaha Wakiillada Somaliland inay si degdega u ansixiyaan xeerarka Golaha horyaala oo ay ugu muhiimsan yihiin Xeerka diwaangelinta madaniga iyo codbixiyayaasha. Wasiirka Madaxtooyadu Xirsi Cali Xaaji Xasan waxa uu sidaa ku sheegay mar uu maanta hortagay Golaha Wakiillada Somaliland, oo su’aalo weydiiyay,…

                                  Read More

                                    Xukuumada Oo Sheegtay Inaanu Jirin Wax Isku Shaandhayn Ah Oo Madaxweynuhu Ku Samaynayo Golihiisa Wasiirada

                                    Hargeysa 2/9/2014 (SNN/QJ)Afhayenka  Madaxtoyada Somaliland Axmed Saleban Dhuxul Ayaa Manta Beeniyey  Warar Sheegayey In  Madaxwaynaha Somaliland  Axmed Maxamed Maxamud (Siilanyo) Uu Isku Shaandhayn  Ku Smaynayo Golahiisa Wasiirada Oo Baryahii Ugu Danbeyyey  Qorayen Qaar Ka Mida Warbaahinta Somaliland Axmed Saleban Dhuxul Ayaa Sheegay  Inaanu  Hada Madaxwaynaha Ssomaliland Axmed Siilanyo Diyar  U Hayn Isku Shandhayn Wasiirada Sidoo…

                                    Read More

                                      Wasiir Xirsi Oo Golaha Wakiilada Warbixin Kasiiyey Nuxurka Xeerka Nidaamka Xukuumada Ee Madaxweynuhu U Gudbiyey Golaha Wakiilada

                                      Hargeysa 2/9/2014 (SNN/QJ Wasiirka madaxtooyada Somaliland ayaa maanta hortagay Aqalka Golaha Wakiilada kaasi oo golaha xog ka siiyey Nuxurka Xeerka Nidaamka Xukuumada ee Madaxweynuhu u Gudbiyey Golaha Wakiilada xeerkani oo golaha horyaala  ayaa waxaa  uu wasiirku ka bixiyey  tafaasiil  faahfaahsan waxaana uu uga xog waramay sida tan  hoos ku qoran. Xeerkani Wuxuu Iftiiminayaa, Maamul Wanaaga,…

                                      Read More