Wasiirka Warfaafinta oo soo dhoweeyey ansixinta Xeerka Saxaafadda Soomaaliya
Mogadishu Sept 01, 2014(SDN/QJ)– Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustafa Duhulow ayaa soo dhoweeyey ansixintii golaha wasiirada ay maanta ansixiyeen Xeerka Saxaafadda, waxuuna yiri “Xeerkan Saxaafadda waa mid u adeegaya danaha Suxuufiyiinta Soomaaliyeed, isla markaasna u horseedaya dalka horumar dhanka warbaahinta ah.” Xeerkan ayaa soo maray marxalado kala duwan oo dhammaan qeybaha bulshada lala soo tashtay, isla markaana…
