Midowga Yurub, Maraykanka, iyo Qaramada Midoobay Oo Somaliland Ugu Baaqay Inay Ciidankeeda Kasoo Saarto Saax-dheer
Washington:Aug,29,2014(SDN/QJ)-Ergayada Qaramada Midoobay, Maraykanka iyo Midowga Yurub u qaabilsan Somalia ayaa soo saaray Baaq ka dhan ah ciidamada Somaliland ee gudaha ugalay Magaalada Saax-dheer ee Gobolka Sool. Wakiilka dowladda Mareykanka u qaabilsan Soomaaliya James P. McAnulty, Ergayga gaarka ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Nicholas Kay iyo Safiirka Midowga Yurub u qaabilsan Soomaaliya Michel Cervoned’Urso…
