Webmaster

    “Ciidan u isku hallaynayey(Cali Khaliif ) oo uu lahaa ciidanbaad abuurtay toban daqiiqo laguma qaadan intii kabaha la ga saarayey,” Taliye Shaqalle

    Saax-dheer:Aug,28,2014(SDN/QJ)-Taliyaha Guud ee Ciidanka qaranka somaliand Sarreeyo Guuto Ismaaciil Shaqalle ayaa ka Hadlay Weerar ciidanka qaranku saaka ku qaadeen Deegaanka Saax-dheer oo la doonayey in Cali Khaliif lagu caleemo saaro. Taliye Shaqalle oo u warrameyey Idaacadda Radio Hargeysa, ayaa sheegay inay ciidanka qaranku cagta mariyeen Maleeshiyo isku urursatay deegaankaas, isla-markaana ay la wareegeen Goobtaas oo…

    Read More

      Nin Sitay 23-Baasaboor Oo Lagu Qabtay Gudaha Dalka Kenya

      Nairobi:Aug,28,2014(SDN/QJ)-Warbaahinta Dalka Kenya oo soo xiganaysay Sarkaakiisha Dambi-baadhista Dalkaas, ayaa daabacay warar sheegaya in ciidanka ammaanku gacantu ku dhigay nin sitay ugu yaraan 23-baasaboor oo kala duwan, kaas oo u dhashay dalka Kenya. Ninkan ayaa ciidamada Dalka Kenya waxa ay qabteen shalay oo Arbaco ah, waxaana laga qabtay deegaanka Kitui oo ka tirsan dalka Kenya,…

      Read More

        Ciidamada Milatariga Somaliland Oo Gacanta Ku Dhigay In Ka Badan 35 Xildhibaano Barlamaanka Somaliya Ka Tirsan Iyo Cali Maxamed Geedi

        Hargeysa 28/8/2014 (SDN/QJ)- Ciidanka Qaranka Somaliland Ayaa Gacanta Ku Dhigay In Ka Baddan 40 Qof Oo Isku Jirra Xildhibaano Barlamaanka Somaliya Ka Tirsan, Kuwii Khaatumo Iyo Qurbajoog Faro Badan Oo Shallay Soo Gaadhay Saax-Dheer. Halka ay sidoo kalana gacanta Ku Dhigeen Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cali Maxamed Geedi. Mas’uliyiintan ayaa Magaalada Saaxdheer u joogay…

        Read More

          Ciidadama Somaliland oo la wareegay Gacan ku haynta Saax dheer.

          Hargeisa2 8/8/2014 (SDN/QJ) Ciidadmaa Qaranka Somaliland ayaa Saaka Waabarigii Weerar ku qaaday Magaalada Saax dheer  oo Maleeshiyada khaatumo ay qorshaynayeen in lagu caleemo saaro Madaxwayne Cali Khaliif Galaydh. Khasaarada ka dhashay Weerakar ay saaka  Ciidamada Qaranku ku qabsadeen ayaan ilaan ilaa hada la soo sheegin maadaama oo uu Dagaalku goor dhawayd Bilaabmay, hase yeeshee Wufuudii…

          Read More

            Caleemo-saarka Cali Khaliif Oo Saaka Loogu Ballansan yahay Saax-dheer iyo Ciidanka Qaranka Somaliland Oo Kulaalaya

            Saax-dheer:Aug,28,2-14(SDN/QJ)-Magaalada Saax-dheer ee Koonfurta Gobolka Sool, waxa saaka loogu ballasan yahay in lagu qabto munaasibad caleemo-saar oo Cali Khaliif loogu dhaarinayo Madaxtinimada Kooxda Dibad-wareegga ah ee KHaatumo. Wufuud ballaadhan oo meelo kala duwan ka kala timi, ayaa  halkaas gaadhay, waxana haatan socda qabanqaabadii ugu dambaysay ee munaasibadda caleemo-saarka cali Khaliif. Sida ay sheegayaan wararka aanu…

            Read More

              Maxkamad Kenya Ku Taalla Oo Amar Kasoo Saartay Carruur Somaliyeed Oo Waalidkood Somalia Loo Mustaafuriyey

              Nairobi:Aug,28,2014(SDN/QJ)-Isaak Lenola oo ah Garsooraha Maxkamadda Sare ee dalka Kenya, ayaa Hakiyey qorshe Dawladdu doonaysay inay ku Musaafuriso Carruur somaliyeed oo ay waalidkood ku kala lumen raafkii dhawaan loo geystay Somalidii Magaalada Nairobi ku Noolayd. Maxkamadda Sare  ayaa sheegtay inay go’aankaasi qaateen, kadib, markii ay codsi ka heleen Urur Maxali oo ka shaqeysa Arrimaha Qaxooti,…

              Read More

                Kornayl Barre Hiiraale Oo Aqbalay Inuu Si Shuruud La’aan ah Ku Hor-fadhiisto Axme Madobe

                Kismayo:Aug,28,2014(SDN/QJ)-Wasiirkii hore ee Gaashandhiga Somalia Kornayl Barre Aadan Shire Hiiraale oo maalamahan kulamo la lahaa Xubno ka tirsan Golaha wasiirrada Somalia iyo Urur-goboleedka Egad, ayaa sheegay inuu aqbalay inuu kulan la yeesho Madaxweynaha Maamulka Juba oo ay si weyn iskaga soo horjeedeen. Labada dhinac waxay ku kulmeen Deegaanka Goobweyn oo 11km u jirta Magaalada Kismaayo,…

                Read More

                  Xubin Miisaan Culus Ku Dhex Lahayd Xisbiga Waddani Oo Xilkii Iska Casishay iyo Sababaha Loo Aanaynayo

                  Hargeysa:Aug,28,2014(SDN/QJ)-Aqoonyahan Maxamed Cismaan Fadal oo ahaaXogahayihii arimaha dibadda ee Xisbiga WADDANI ayaa maalintii shalay iska casilay xilkii iyo Xubin-nimadii Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani oo uu muddo dheer kasoo tirsanaa. Cudur-daarka uu Diktoorku u sameeyey Iscasilaaddiisa, ayaa ku eg kaliya arrimo shakhsi oo uu  ku tilmaamay sidii uu danihiisa ugu madax bannaanaan lahaa. Dr Fadal…

                  Read More

                    Gabadh Ardayad ah Oo Qudha Ka Jartay Macallinkeedii Toogashada Barayey

                    Hargeysa:Aug,28,2014(SDN/QJ)-Gabadh yar oo u dhalatay Dalka Maraykanka, ayaa Qudha ka jartay Macallinkii barayey Toogashada. Gabadhan Macallinkeeda Toogatay ayaa Da’deeda lagu sheegay Sagaal Sano jir, waxana arrintani dhacday xilli macallinka Geeriyooday Gabadha Barayey Sida ugu fudud ee ay Toogasho u samayn karto. Macalinka Charles Vacca oo 39 jir ah ayaa siinayay gabadha cashar ku saabsan sida…

                    Read More

                      ” I Have a Dream:Waxaan leeyahay Riyo ” Khudbad Taariikhda Gashay iyo Martin Luther King (DHAGAYSO IYADOO TURJUMAN) kana DAAWO Qurbejoog

                      Washington 28.Aug 2014 (SDN) Tobanaan kun oo dad ah ayaa isugu soo baxay agaagaarka taalada lagu xasuusto madaxweynihii hore ee Maraykanka Abraham Lincoln oo ku taala magaalada Washington, halkaasoo ninka aadka looga qadariyo Maraykanka ee Martin Luther King uu ka jeediyey hadalkiisii dareenka lahaa ee “waxaan ku riyoonayaa” muddo haatan laga joogo 51 sano. Bisha…

                      Read More

                        “Hargaysa Caruurta ku Dhalatay Waxaa Suurto gal ah inaanay Weligood Miyi Tegin Maxaad u Malaynaysaa Kuwa Yurub” Doodii Gudoomiye Cirro iyo Dabuubtii Suxufi Axmed Xasan Cawke DAAWO

                        Hargaysa 28.Aug 2014 (SDN/QJ)-Gudoomiyaha Waddani iyo Wakiilada Cabdiraxmaan Cirro, ayaa ku Amaanay Fannaanada Sahra Axmed Sahra Halgan is Xilsaarkeeda iyo Dhidibo u Taagida Xarunta Hidaha iyo Dhaqanka ee Hido Dhawr oo Hargaysa laga Hirgaliyay. Gudoomiye C.raxmaan Maxamed C.laahi Cirro ayaa waxaanu yidhi “ Waxaan Hambalyaynayaa Sahra Halgan oo Halkankii dheeraa markii lagu guulaystay haddana bilawday…

                        Read More

                          Musharax Jamaal Cali Xuseen oo Ku Amaanay Fanaanada Sahra Halgan Aasaaska Xarunta Hido Dhawr DAAWO

                          Hargaysa 28.Aug 2014 (SDN/QJ)- Munaasibad Kulmisay Mucaarid iyo Muxaafid oo lagu daah furayay Xarun dhaqan oo loo Bixiyay Hido Dhawr oo Hargaysa laga Furay ayaa Waxaa  munaasibadaa hadal dhinacyo badan taabanaya ka soo Jeediyay  Musharaxa Ucid Jamaal Cali Xuseen  waxaanu yidhi “Runtii Sahra Halgan waan ku hambalyaynayaa dadaalka ay samaysay, waxayna noqon doontaa mid aynu…

                          Read More

                            Beesha Sade oo Qaadacday hanaanka maamul u sameynta Gobolada dhexe ee Soomaaliya

                            Muqdisho Aug 28,2014(SDN/QJ)-Beesha Sade Mareexaan ayaa waxa ay bayaan ay waxgaradkeedu soo saareen uga digeen in maamul u sameynta gobolada dhexe ee Soomaaliya loo isticmaalo isku dhufashada beelaha degaankaas. Bayaan ay beesha Mareexaan Soo saareen oo uu ku sexeexan yahay Ugaaska beeshaas iyo Siyaasiyiin ayaa u dhignaa sidan: danbe waxaa magaalo madaxda Soomaaliya ee Muqdisho…

                            Read More

                              Maxay Xukuumada Somaliland ka Tidhi Xarunta Hido Dhawr ee Hargaysa laga Furay DAAWO?

                              Hargaysa 28.Aug 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka Ciyaaraha Somaliland Cali Siciid Raygal  ayaa ku dheeraaday muhiimada dhaqanka ee ay Leedahay Xarunta Hido Dhawr ee ay Hindistay Fanaanada Caanka ah ee Sahra Halgan  Hobolada iyo Kooxdeeda dhinaca dhaqanka ah ku bogaadiyay Xaruntan dhaqan ee ay Hargaysa ka furtay. “waxaanu jecelahay in dad badani idinku daydo, Cawsaskan Quruxda Badan,…

                              Read More

                                Hobolad Daahfurtay Xarun Dhaqan oo loo Bixiyay Hido Dhawr Iyo Sababaha ku Dhaliyay DAAWO

                                Hargaysa 28.Aug 2014 (SDN/QJ)- Fannaanad reer Somaliland ah,ayaa caasimadda Somaliland ee Hargeysa ka furtay Xarun dhaqan oo la magac baxday HIDDO DHAWR. Fanaannadda Caanka ah ee Reer Somaliland Sahra  Axmed Maxamuud(Sahra halgan), ayaa Xarun Hiddaha iyo Dhaqanka ah oo loo bixiyay HIDDO DHAWR ka furtay Hargeysa. Goobtan Hiddaha iyo dhaqanka ayaa ku qalabaysan Noocyada Kala…

                                Read More

                                  DAAWO:Culamadii reer Jabuuti”Waxaan la iloobi kareyn oo aan u mahadnaqeynaa Qurbejooga reer Jabuuti

                                  Jabuuti Aug 28,2014(SDN/QJ)-Culamadii reer Jabuuti ee sanadka ku xirnaa xabsiga Gabod ee shalay la sii daayay ayaa khudbad u jeediyay shicibkii reer Jabuuti ee sida weyn u soo dhaweeyay culimadii sadexda ahaa ee xabsiga sanadka ku jiray. Culimada ayaa hore u taageeray dalada mucaaridka Jabuuti ee USN iminkana ku celiyay taageeradii ay horeba u muujiyeen…

                                  Read More

                                    Tacsi Tiiraanyo leh oo loo dirayo S/Guuto C/llaahi Xasan Bariise oo walaalkii ku geeriyooday magaalada Muqdisho

                                      Tacsi Tiiraanyo leh oo loo dirayo S/Guuto C/llaahi Xasan Bariise oo walaalkii ku geeriyooday magaalada Muqdisho   Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud Raiisal wasaare C.weli Goodimayaha Golaha Barlamanka Maxamamed Sheekh Cusman Jawaari Wasiirka warfaafinta Mustaf Sheekh Cali Dhuxulow Wasiirka Amniga janaraal Khaliif Axmed Ereg Wasiirka Cadaalada iyo Arimaha dastuurka Faarax Sheekh Cabduqaadir Wasiirka Arimaha Gudaha…

                                    Read More

                                      Dr. Axmed Cumar Gaagaale ”Abaaraha ka jira Degmada Buulaburde Hadii aan Hadda wax laga qaban waxa ay qarka u saarantahay in ay Macluul isku badasho”

                                      Muqdisho Aug 28,2014(SDN/QJ)-Dr. Axmed Cumar Gaagaale oo ka mid ah Siyaasiyiinta ka soo Jeeda Gobolka Hiiraan ayaa ka hadlay abaaraha ka jira Gobolka Hiiraan oo si gaar ah u saameeyey Shacabka ku nool Degmada Buulaburde iyo Tuulooyinka hoosyimaado kadib markii ay isku darsadeen go’doominta kooxda Al-shabaab iyo abaaraha ku dhuftay halkaasi.   Goobaha ugu daran…

                                      Read More