Webmaster

    Halkan Ka Daawo:Cali Khaliif oo Doox cidlo ah (Erigoo) isku caleemosaaray iyo Indho-sheel oo ku Hanjabay inaan Somaliland waxaan qori Afkii (Xabad) ahayni ka dhaxayn

    Hargeisa 31/8/2014 (SDN/QJ) Salemo Saarka Madaxwaynaha Khaatumo Stete Cali Khalif Galaydh Oo Ka Dhacday toga Erigo  Ayay  Ugu Hanjaben inan Somaliland Wax Wada Xajodi Ka Dhaxaynin Isagoo sidoo kale cali khaliif galaydh madaxwayne siilanmyo ku  sheegay inan  shacabkisa  dab faraha u galinayo Hargeisa SDN/QJ Maxamed Aadan@Qurbejog.com Conact@somalidiasporanews.com

    Read More

      Waasaarada Arrimaha Dibedda Somaliland:fallaagada (Khaatumo) waxay iska dhego-mariyeen, diideenna isku dayo lagu doonayey in khilaafka jira lagu xalliyo hannaan nabadgelyo oo wadahadal ah

      Hargeysa Aug 31,2014(SDN/QJ)-Wasaarada Arrimaha dibedda ee Jamhuuriyada Somaliland ayaa Qoraal jawaab ah ka bixisay hadalo beesha caalamka laga soo xigtay oo looga hadlayay xiisada colaadeed ee ka aloosan degaanka Saaxdheer. Qoraalka oo uu ku sexeexan yahay Afhayeenka wasaarada arrimaha dibedda ee Somaliland Md Saciid Cali Muuse oo ay turjuntay jariirada Jamhuuriya ayaa lagu sheegay in Saaxdheer ka…

      Read More

        We must differentiate between the presumption and the reality and the worst peace is better than the best war

        Somali land military in Sool has become region internationalized as many actors involves for the subject conflict. There are interest groups involved for this nervousness issue.  Somali land people reflects that, Somali-land eastern region of Sool is part and parcel of Somali-land, whereas Khaatumo leadership and their devotee craving to be part and parcel of greater Somalia. and these two interests challenge each other and…

        Read More

          “Xukuumadda Maanta shaqaysaa waxay ku shaqaysaa SNM oo kuma shaqayso Somaliland SNM-na waxay dhashay….” Xildhibaan Gacan

          Hargeysa:Aug,31,2014(SDN/QJ)-Xildhibaan Axmed Muuse Obsiiye oo Ka Tirsan Mudanayaasha Golaha Guurtida Somaliland, ayaa Markii ugu horraysay ka Hadlay Xaaladda Siyaasadeed ee somaliland iyo Arrimaha kasoo cusboonaaday Deegaanada Bariga Dalka. Mudane Axmed Muuse Obsiiye (gacan)oo Maalintii shalay ka Hadlay Dood Golaha Guurtidu ka yeeshay Xaaladda Dalka, ayaa sheegay in shirarka  dhibaatada keenay ee lagu qabtay Bariga Somaliland,…

          Read More

            Sucuudiga Oo Cod-dheer Kaga Digay Halista Kooxda Daacish

            Riyad:Aug,31,2014(SDN/QJ)-Dalka Boqortooyada Sucuudiga, ayaa soo raacay Walaaca soo kordhaya ee Dalalka Reer galbeedku sida joogtada ah uga soo saarayaan Kooxaha dagaalka ka wada Dalalka Syria iyo ciraaq ee Daacish. Boqorka Sucudiga King Abdullah ayaa sheegay in ururada xagjira ah aanay lahayn xad ayna awoodi karaan in ay weeraraan wadamo ka fogfog Bariga Dhexe. Warkan ayaa…

            Read More

              Badda Kenya Oo Lagu Gubay Shixnado Daroogada Heroin-ta ah Oo ay Hore u qabteen

              Mombassa:Aug,31,2014(SDN/QJ)-Waxa ay Maraakiibta Badda Dalka Kenya gubeen Daroogo qiimaheeda lagu sheegay ilaa 1.3-Bilyan lacagta dalka ah, taas oo ahayd Xashiishada nooca Heroin-ta loo yaqaano. Shixnadani daroogada ah ayaa waxaa lagu qariyay meel aad u hoosaysa oo bada dhexdeeda ah si loo yareeyo dhibaato  gaysata daroogadaasi. Daroogadani ayaa la sheegayaa inay qayb ka ahayd markab daroogo…

              Read More

                Shirkii Xisbiga DDSE Oo Lagu Wado Inuu Dhawaan Furmo iyo Ka-qaybgalayaasha Oo Loo Qaybiyey Ajandaha Shirka

                Jigjiga:Aug,31,2014(SDN/QJ)-Wararka laga Helayo Gudaha Dawlad-deegaanka soomaalida Ethiopia ayaa sheegaya in la diyaariyey shirkii Golaha dhexe ee Xisbiga Dawlad-deegaanka, isla-markaana lagu wado inuu Halkaas ka furmo saacadaha soo socda. Wararku waxa ay intaas ku darayaan in maana ama berri la filayo in shirka la furo,  iyadoo shirku in badan dib u dhacay, maadaama oo uu xambaarsan…

                Read More

                  Komishanka Doorashooyinka Somaliland Oo Beeniyey inuu Madaweynuhu Kala Diray, Kana Hadlay Macnaha Waraaqdii Madaxweynuhu Soo Saaray

                  Hargeysa:Aug,31,2014(SDN/QJ)-Komishanka Doorashooyinka Somaliland, ayaa markii ugu horraysay ka Hadlay Go’aankii uu dhawaan madaxweyne Siilaanyo kaga dhawaaqay in Hay’adaha kala duwan ee qaranku ay u diyaar garobaan sidii ay u soo magacaabi lahaayeen Xubnihii ay komishanka ku lahaayeen, taasoo muujisay in xilligii komishankani soo dhamaaday. Guddoomiyaha Komishanka Doorashooyinka Maxamed Axmed Xirsi Geelle oo la hadlay saxaafadda,…

                  Read More

                    “In shisheeye inna amro oo ka aqbalno ka baxa Khaatumo waxa ka fiican in Dhulbahante oo Somaliland ah degaankoodiina tahay aynu ka aqbalno” Mujaahid Cali Guray

                    Hargaysa 30.Aug 2014 (SDN/QJ)-Guddoomiyaha Saddexaad ee Xisbiga UCID Muj: Cali Maxamed Yuusuf (Cali Guray), ayaa ka hadlay dagaalkii dhawaan ka dhacay deegaanka Saaxdheer ee dhexmaray Maleeshiyaad la sacday Cali Khaliif Galaydh iyo Ciidamada Qaranka Somaliland.Isla markaan wuxuu sheegay inay xukuumada Somaliland siyaasada ay ka leedahay Gobolada Barigu tahay mid liidata oo aan wanaagsanayn. Mujaahid Cali…

                    Read More

                      “Arinkan ID-Ga Ee Ay Doonayso Dawladu In Ay Tidhaahdo Dadku Marka Hore ID Ha Qaataan Markaa Ka Dib Ayaa Diiwaangalinta La Samaynayaa Arinkaa Marnaba Anagu Ma Ogolin” Jamaal Cali Xuseen DAAWO

                      Hargaysa 31.Aug 2014 (SDN/QJ)- Murashaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbiga Ucid Jamaal Cali Xuseen ayaa ka hadlay Talaabooyin Guracan oo ay Xukuumada Madaxweyne Axmed Siilaanyo ku marin habaabinayso Bulshada Waxaanu xusay inaanay Xisbi ahaan in Marka la qabto Diiwangelinta Muwaadinka ee ay Xukuumadu Dabada ka riixayso in la yidhaa Markaas kadib ayaa la qabanayaa Diiwaangelintii Codbixiyeyaasha….

                      Read More

                        “Waxaa Nasiib daro ah in Maamulkan iminka Jiraa uu ku Fashilmay Wada Jirkii Shacabka iyo Isu Hayntii Darafyada Somaliland” Murashaxa Madaxweyne ku Xigeenka Ucid DAAWO.

                        Hargaysa 31.Aug 2014 (SDN/QJ)- Musharraxa u taagan Jagada Madaxweynaha ee Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Jamaal Cali Xuseen, ayaa  Garoonka diyaaradaha Cigaal ee magaalada Hargeysa ku soo dhaweeyey Ku-xigeenkiisa oo dalka ku soo labtay Cabdirashiid Xasan Mataan, waxaanay labadooduba ka hadleen arrimo la xidhiidha kala dirista Guddiga doorashooyinka iyo hirgelinta diiwaangelinta iyo doorashooyinka la filayo…

                        Read More

                          “Itoobiya Waa In Loo Caddeeyo In Mucaarid La Taageeraa Uu Mucaarid La Taageero Leeyahay, ..” Gudoomiye xigeenka 3-aad ee Xisbiga Ucid Cali Guray

                          Hargeysa Aug 30,2014(SDN/QJ)-Guddoomiyaha ku-xigeenka 3aad ee xisbiga UCID Md Cali Gurey oo ka waramay xaalada colaadeed ee Saaxdheer iyo dhawaaqa beesha caalamka ee ku wejahan degaanadaasi. Md Cali Gurey ayaa si gaar ah ula hadlay dawlada dalka Itoobiya oo uu sheegay in taageero ay u fidiso mucaaridka Somaliland ay leedahay jawaab taageero oo loo muujiyo…

                          Read More

                            DAAWO:Fuaad Aadan Cade La-taliyaha madaxweynaha Somaliland ee Gobolada Bariga oo Hargeysa ku soo guryo noqday kana hadlay xaalada Saaxdheer

                            Hargeeysa Aug 30,2014(SDN/QJ)- La-taliyaha madaxweynaha Somaliland ee gobolada Bariga Fuad Aadan Cade ayaa ka waramay xantii aheyd in uu u janjeersaday dhanka Puntland iyo dagaaladii dhawaanta ka dhacay degaanka Saaxdheer. Md Fuad Aadan Cade ayaa sidoo kale sharaxaad ka bixiyay dhawaaqa beesha caalamka ee ku wejahan colaada degaanka Saaxdheer oo ku taal xadka Somaliland iyo Itoobiya.

                            Read More

                              DAAWO:Madaxweynaha Soomaaliya oo ka hadlay xaalada guud ee dalka iyo dagaaladii Saaxdheer

                              Ankara Aug 30,2014(SDN/QJ)-Madaxweyne Xassan Sheekh Maxamuud ayaa maanta khudbad dheer oo ka hadleysa xaaladda uu xilgan ku suganyahay dalka marxaldihii uu soo maray isbedelka kajira iyo hiigsiga qorshaha sanadka 2016 ka jeediyay machadka istiraatijiyadda ee dalka Turkiga iyadoo ay su’aalo kala duwan weydiiyeen Prof.ro siyaasiyiin, wariyaal, iyo aqoonyahano kuwaasoo dhamaantood ku qotomay xaaladda wadanka. Madaxweynaha…

                              Read More

                                R. W. Cabdiwali: “Go’aanka Bare Hiiraale uu qaatay, waa mid dhiiri galinaya nabadaynta Jubooyinka”

                                Muqdisho  August 30, 2014(SDN/QJ)-.Xubno ka tirsan Xukuumadda oo uu hoggaaminayo Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka mudne Cabdullahi Godax Bare, oo ay ka mid yihiin Wasiirka Caddaaladda iyo Dastuurka mudane Faarax Sh. Cabdulqaadir, Wasiirka Maaliyadda Mudane Xuseen Cabdi Xalane iyo Korneyl Barre Aaden Shire Hiiraale ayaa galabta Muqdisho soo gaaray kaddib markii xal laga gaaray khilaafaadkii…

                                Read More

                                  Cali Khaliif Galaydh oo Sidii ugu Weynayd u Calaacalay Jabkii ka raacay Saax dheer aflagaado uu kula kacay Somaliland Punt land Iyo Somalia DHAGAYSO

                                  Saax Dheer 30.Aug 2014 (SDN/QJ)- Horjoogaha kooxaha Khaatumo Cali Khaliif Galaydh oo kaba la’aan kaga carayay Saax-dheer, markii Ciidammadda Somaliland galeen tuuladda Saax-dheer, ayaa markii u horeysay cataabay isla markaana calaacal la muraaradilaacay. Cali Khaliif Galaydh waxa uu haaraamay dawladda Muqdisho oo uu ku eedeeyay inay taageeraan oo la safan yihiin Somalland. Mr. Galaydh oo…

                                  Read More

                                    Statement on the Situation in Saaxdheer and Eastern Somaliland

                                    Hargaysa 30.Aug 2014 (SDN/QJ)- Following the tensions that arose in Eastern Somaliland in June, the same actors have sought to undermine the stability and territorial integrity of Somaliland by continuing to provoke local conflict and engage in terrorist activities. Ali Khalif and other spoilers in the “Khatumo” rebel movement have ignored attempts to resolve differences…

                                    Read More

                                      “Ciidanka Qalabka sida ee Somaliland, oo amarkayaga ku socda waxay si guul leh u sugeen nabadgelyada magaalo xuduudeedka” Madaxweyne Siilaanyo

                                      Hargaysa 30.Aug 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa waxa uu ka hadlay qabsashadii ciimada Somaliland ee SAAX-DHEER, isaga oo xusay inay ciidamada qaranku si nabadgelyo ah u sugeen magaalada xuduudeeda. Madaxeyne Siilaanyo waxa uu sidaa ku sheegay qoraal uu xalay ku baahiyay bartiisa twitter-ka, Md. Axmed Siilaanyo wuxuu ku sheegay inay…

                                      Read More

                                        Yuusuf Garaad oo Markii 1aad ka hadlay Dagaalka Saax dheer

                                        Muqdisho 30.Aug 2014 (SDN/QJ)- Tifaftirihii hore ee Idaacada BBC-da Yuusuf Garaad Cumar ayaa markii ugu horeysay ka hadlay weerarkii Ciidamada qaranka Somaliland kula wareegeen gacan ku heynta Magaalada SAAX-DHEER ee Gobolka SOOL,kadib markii ay maalintii Khamiistii aynu soo dhaafnay ay halkaasi ka eryeen Kooxda khaatumo oo munaasibadii Caleemo saarka halkaasi doonaysay inay ugu sameeyaan Cali…

                                        Read More