Webmaster

    Markii Meeshii Bahalo Galeen Noqotay, Markii Saddex Diyaaradood Oo Qaarkood Hubsidaan Yimaadeen Buuhoodle Oo Somalia Ka Yimaadeen…doomiye Faysal Cali Waraabe

    Hargyasa 30/8/2014 (SDN/QJ) Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe, Ayaa si kulul uuga hadlay Dagaalka Saax-Dheer Somaliland Kula Wareegtay , sheegayna in Dantu Ka Fursan Wayday Somaliland,Islamarkaana Aanay Suuro Gal Ahayn In Shirar Aan Somaliland Dan U Ahayn Lagu Qabto Gudaheeda. Gudoomiye Faysal Waxa Uu Ugu Horayn Tacsiyeeyay Cid Kasta Oo Dagaalkaasi Wax Ku…

    Read More

      Golaha Wakiilada Oo Faro Cididood Ku Ansixiyey Wasiirka Xidhiidhka Golayaasha Iyo Technology Somaliland

      Hargyasa 30/8/2014 (SDN/QJ)- Fadhigii Maanta Ee Aqalka Golaha Wakiilada Somaliland Oo Uu Shir Gudoominaayey Guddoomiye Ku Xigenka Koowaad Ee Aqalkaasi Wakiilada Baashe Maxamed Faarax Fadhigan Ay Manta Yeesheen Golaha Wakiilaa Somaliland Aya Aha Mid Ay Ku Ansixinayeen Wasiirka Xidhiidhka Golayaasha Iyo Tecnolojiyada Somaliland Cali Xaamud Jibriil Oo Dhawaan Maxadwaynaha Somaliland Usoo Magacaabay Wasaardaasi, Fadhgan Lagu…

      Read More

        Halkan Ka Daawo: Xukuumada Somaliland Jawaab Culus Ka Bixisay Baaqii Beesha Caalmaku Ka Soo Saaratay Deegaanka Saaxdheere Isla Markaasna Hanjabaad Iyo Dhaliilo U Soo Jeedisay Dowlada Somaliya

        Hargeisa  (SDN/QJ)Wasiirka  Warfaafinta somaliland  C/laahi maxamed Daahir Cukuse Ayaa Maanta Jawaab Adag  Ka Bixiyey Baaqii Wasirka Warfaafinta Somaliya Kaga Hadlay Gacan ku Haynta Deganka Saaxdher Iyo Waliba Baaqii Beesha Caalamku Somaliland Ugu Baqen Inay Ciidankoda Kala Baxan Deeganka Saaxdheer Ee oo 28 Bishani Ciidanka Qaranka SomalilandGgacan Ku Kayntda Kala Wareegen Maleshiyadka Khaatumo Oo Halkasi Madaxwayne…

        Read More

          Madaxweyne Siilaanyo Oo Shegay In Ciidanka Qaranku Amarkiisa Kula Wareeggay Saax-Dheer, Kana Hadlay Baaqa Beesha Caalamka.

          Hargeysa 30/8/2014 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo, Ayaa Sheegay In Amarkiisa Ay Ciidanka Qaranku Kula Wareeggeen Magaala Xuduuddeeda Saax-Dheer Oo Ciidanku Doraad Qabsaday Ka Dib Markii Cali Khaliif Galaydh Isku Dayay Inuu Xaflad Caleemo Saar Ku Qabsado. Ciidanka Qalabka Sida Ee Somaliland Oo Amarkayga Fulinaya Waxay Si Buuxda Ugu Guulaysteen Sugidda Amaanka Magaalo Xuduuddeeda(Saax-Dheer)….

          Read More

            Wefti ka socda Jarmalka oo gaadhay Oo Uu Hor Kacayo Wasirka Beeraha Somaliland Ayaa Gaadhay Halka Dooxa Waaheen biyaha kaga darro Badda Berbera

            Hargeisa 30/8/2014 (SDN/QJ) Wefti uu hogaaminayey Wasiirka Beeraha Somaliland Faarax Cilmi Geedoole oo ay weheliyaan masuuliyiinta Gobolka Saaxil iyo Wefti ka socda dalka Jarmalka ayaa kormeer ku soo maray goobta uu dooxa Waaheen Badda kaga daro oo la rajaynayo in Biyo xidheen weyn laga sameeyo. Masuuliyiintan kala duwan ee socdaalka ku tagay Tuulada Faruura oo…

            Read More

              Guddoomiyaha xisbiga UCID oo shaaciyay in dawlada Itoobiya ay ka baxday heshiiskii amniga ee ka dhexeeyay labada dal

              Hageysa Aug 30,2014(SDN/QJ)-Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Faysal Cali Waraabe ayaa markii u horeysay ka dhawaajiyay sida ay dawlada Somaliland uga xuntahay in dawlada Itoobiya ay ka baxday heshiiskii dhinaca amniga ee u dhexeeyay labada dal. Hadalka Guddoomiyaha UCID ayaa imanaya ka dib kolkii dawlada Itoobiya ay tiraba dhawr jeer ka ogolaatay in kooxda…

              Read More

                Waxqabadka Dowladda Soomaaliya ee Usbuucii la soo dhaafay

                Mogadishu, August 30,2014 – Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustafa Sheikh Ali Dhuhulow oo maanta Muqdisho kula hadlayey warbaahinta ayaa siiyey warbixinta horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka hadlay arrimo ay ka mid yihiin; Maxkamad la saaray kooxaha argagaxisada ah, wadahadalka Dowladda iyo Maamulka Jubba, dhameystirka Guddiga Farsamo ee maamul u sameynta Gobollada…

                Read More

                  Ciidamada Huwanta Oo Saaka Hiirtii Weeraray Deegaano Ku Yaalla Shabellaha Hoose Iyo Dagaallo Halkaas Ka Socda

                  Buula-madheedh:Aug,30,2014(SDN/QJ)-Ciidamada Huwanta oo iskugu jira Kuwa Dawladda Federalka iyo kuwa AMISOM, ayaa saaka salaaddii hore weerar ku ekeeyey Deegaano ku yaalla Gobolka Shabeelaha Hoose oo shabaabku gacanta ku hayeen. Dagaalka ayaa ka qarxay inta u dhaxaysa Deegaanada Golweyn iyo Buullo-madheedh, waxana Deryanka madaafiicda iyo Hubka Culculus ee la isku ganayo laga maqlayey deegaanada ku xeeran…

                  Read More

                    Magaca “Maxamed” Oo Norway Ka Noqday Kan Loogu Jecel Yahay Iyo Wiilashii Ugu Badnaa Oo Loo Bixiyey

                    Oslo:Aug,30,2014(SDN/QJ)-Magaca ugu badan ee Carruurta dalka Norway ku dhalanaysa loo bixiyo ayaa noqday Magaca Maxamed oo aah hore ugu badnaan jirin. Ururka la magac baxay Jorgen Ouren ayaa shaaciyay in inkabadan 4,800 oo rag waaweyn iyo wiilalba la yidhaahdo Maxamed iyadoo magacana uu ka sare maray magacyadii hore caanka ugu ahaa dalka Norway sida Jan…

                    Read More

                      Britain Oo Walaaca Kooxda ISIS Darteed ku Dhawaaqday Feejignaan Heersare ah

                      London:Aug,30,2014(SDN/QJ)-Xukuumadda Waddanka Ingiriiska ayaa ku dhawaaqday feejignaan heersare ah oo lagu muujinayo Suurtagalnimada weeraro dalkeeda kaga yimaadda Kooxaha ISIS. Waxaa sare loo qaaday heerka suuragalnimada ee in uu weerar ka dhaco gudaha Britain, taasoo muujineysa cabsida dowladda eek a iman karta kooxda Awoodda  badan oo ay ku badan yihiin muwaadiniin dalka Britain u dhashay. Ra’iisul…

                      Read More

                        Sixir-barar Laxaad Leh Oo Ku Yimi Qiimaha Sonkorta Kenya

                        Nairobi:Aug,30,2014(SDN/QJ)-Waxa  si weyn Kor ugu kacay Qiimaha lagu iibsado Sonkorta Dalka Kenya taariikhda markii ugu horraysay. Kabdadda  sokorta ama  50k, ayaa waxa uu toddobaadkan Gaadhay 4000 ilaa iyo 45000 halka uu hore ka ahaa 3,450. Sare u kaca ku yimid qiimaha sokorta dalka ayaa waxa ay waaxyaha sokorta u aaneeyeen laamaha kala duwan ee dowlada…

                        Read More

                          R.W Cabdiweli iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo dalka dib ugu soo laabtay

                          Muqdisho, August 29, 2014(SDN/QJ)— Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay, waxaana kusoo dhaweeyay garoonka diyaaradaha Muqdisho masuuliyiin ka tirsan labada gole ee dowladda, maamulka gobolka Banaadir iyo dadweyne kale. Ra’iisul Wasaare Cabdiweli Sheekh Axmed oo faah-faahin ka bixiyay socdaalkiisa ayaa…

                          Read More

                            Dowladda Soomaaliya xaalada degaanka Saaxdheer

                            Mogadishu, 29 August 20149SDN/QJ)– Wasiirka Warfaafinta & Hannuuninta Dadweynaha Mudane Mustafa Sheikh Cali Dhuxulow ayaa ka warbixiyey mowqofka Dowladda Federaalka ee ku aadan weerarkii hubeysnaa ee shalay ka dhacay deegaanka Saaxdheer. Wasiirka ayaa yiri “Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya waxay ka xuntahay weerarka hubeysan ee ka dhacay degaanka Saaxdheer, kaas oo geystay khasaare isugu jira…

                            Read More

                              Nuxurka Farriin Ku-Xigeenka La-Taliyaha Amniga Qaranka Ingiriisku U Gudbiyey Madaxweyne Siilaanyo.

                              Hargeysa 29/8/2014(SDN/QJ):-Ku-xigeenka La-taliyaha Amniga Qaranka dalka Ingiriiska Mr. Hugh Powell, ayaa kulan la yeeshay Madaxweynaha JamhuuriyaddaSomalilandMd. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) shalay, waxa uu ugu gudbiyey farriin uu ka siday Ra’iisal-wasaarahaBritainMr.David Cameron. Wasiirka Arrimaha Dibedda Somaliland Md. Maxamed Biixi Yoonis ooJamhuuriyakhadka telefoonka ugaga xog-warramay safarka Ku-xigeenka La-taliyaha Amniga Qaranka ee UK iyo nuxurka kulan uu la…

                              Read More

                                Jihaadiyiinta DAACISH Oo Goor dhaweyd Gawracay Nin Kasoo Jeeda Qoomiyadda Kurdish-ka

                                Mousil:Aug,29,2014(SDN/QJ)-Kooxda Ka Dagaallanta Dalalka Ciraaq iyo Syria ee Daacish ayaa warbaahinta ka sii dayay Muuqaal nin Kurdish ah oo ay Gawracayaan, waxana ay ciidanka Kurdiyiinta uga digeen inay la Saftaan Kooxaha Jihaadka ka dhanka ah. Muuqaalkan oo halku-dhigiisu ahaa Fariintii Dhiiga ayaa waxaa ka soo muuqday ilaa tobaneeyo nin oo la shegey inay ahaayeen dagaalyahanada…

                                Read More