Qaar ka mid ah Shaqaalaha Beeraha Qaadka Kenya Oo Lagu Arkay Xanuunka Ebola iyo Halista Somalia Kaga Iman Karta
Nairobi:Aug,27,2014(SDN/QJ)-Waxa soo Baxaya warar sheegaya in Qaar kamid ah shaqaalaha Beeraha qaadka eek u Yaalla Gobolka Meru ee dalka Kenya laga Helay Xanuunka Halista Badan ee Ebola. Shaqaalahani Cudurka Halista ah ee Ebola laga helay ayaa waxaa la sheegay inay ahaayen dhalinyarada gurta Qaadka islamarkaana u kala dhoofin jiray Dalalka Africa. Shaqaalahaani Cudurka laga helay…
