Webmaster

    Ninkii Gowracay Wariye James Foley Oo Noqday Heesaa u Dhashay Dalka Britain

    London:Aug,26,2014(SDN/QJ)-Ciidamada Sirdoonka Waddanka Britain oo si weyn ugu hawllanaa sidii ay u ogaan lahaayeen ninkii gawracay Wariye James Foley  ayaa haatan natiijadoodu si hoose u soo baxday. War ay warbaahintu heshay oo uu Bixiyey Sarkaal ka tirsan Sirdoonka Ingiriisku  ayaa lagu sheegay in  ninka Gawraca samaynayey oo  ku Hadlayey lahjadda Briishku uu noqday Heesaa hore…

    Read More

      Somali-land Foreign Minister press release regarding Nicholas Kay talks with somaliland is totally untrustworthy

      As our Somali-land Foreign Minister crossed all ethical lines and involves to every issue even if it is out of responsibility and focused only either to benefit financially like the  Berbera port deal with a French company and Hargeisa  new water project which he would like benefiting financially and stand and acting on behalf of his clan…

      Read More

        Koronto Awood Badan Oo Loogu Ballanqaaday Shacabka Reer Kenya

        Nairobi:Aug,26,2014(SDN/QJ)-Xukuumadda waddanka Kenya, ayaa ku dhawaaqday inay dhammaadka Miisaaniyad-sanadeedkan ay qorshaynayaa in Shacab Gaadhaya Hal Milyan oo qof la siin doono Koronto Awood Badan. Dowlada ayaa sidoo kale sheegtay in marka la gaadho 2017 in 70% bulshada Kenyanka ay heli doonaan koranto awood leh oo ku filan. Xoghayaha joogtada ee wasaarada tamarta, Joseph Njoroge, ayaa…

        Read More

          Dawladda jibouti oo Faahfaahin Ka Bixisay Weerar Khasaaraha Dhaliyey Ee Ka Dhacay Garoonka Diyaarahada

          Djibouti:Aug,26,2014(SDN/QJ)-Dawladda Dalka Djibouti ayaa markii ugu horraysay ka Hadashay Weerar maalintii shalay ka dhacay garoonka Diyaaradaha ee magaalada Djibouti. Warsaxaafadeed ay soo saareen ciidanka Ilaalada Madaxtooyada ee Xaarusu jamhuurka loo yaqaanno, ayaa lagu sheegay inaan dhacdadadaasi ahayn mid madaxweynaha saamaysay, isla-markaana ay ku ekayd ciidamada dhexdooda. War-saxaafadeedkan ayaa lagu beeniyey warar warbaahintu qortay oo sheegayey…

          Read More

            Kooxda Boko Haram Oo Dawlad Islaami ah Kaga Dhawaaqday Gobollo Ka Mid ah Nigeria

            Gwawza:Agu,26,2014(SDN/QJ)-Islaamiyiinta Xawaaraha sare ku socda Boko Haram ayaa ku dhawaaqday inay Dawlad islaami ah ka samayn doonto Gobollada Bariga dalkeeda ee ay gacanta ku Hayso. Hogaamiyaha Kooxdan Abubakar Shekau oo soo duubay muuqaal ayaa ugu hambalyeeyay xoogaga Boko Haram ee horaantii bishan la wareegay magaalada Gwoza. “Waxaan u mahad celinayaa Alle oo na siiyay guushan,…

            Read More

              Hoggaanka Maamulka K/Galbeed Oo Ku Gooddiyey Inay Sii Wadi Doonaan Bannaan baxyada ay Wadaan

              Baydhabo:Aug,26,2014(SDN/QJ)-Hoggaanka sare ee Maamulka K/Galbeed Somali ee xaruntiisu tahay Magaalada Baydhabo, ayaa ku Gooddiyey inay sii wadi doonaan mudaharaadada ay kaga soo horjeedaan Dawladda Federalka Somalia. Xarunta Maamulka oo ah Magaalada Baydhabo waxaa shalay ka dhacay banaanbax rabshado watay, oo sababay khasaaro dhimasho iyo dhaawacba leh, iyadoo Booliska lagu eedeeyay in ay gaadhi jiidh siiyeen…

              Read More

                “Ogolaan Mayno Dhaqdhaqaaq uu Cali Khaliif Galaydh ka Sameeyo Magaalada Buuhoodle,Hadii ay Dhacdana Talaabada ugu Haboon ayaan ka qaadaynaa” Wasiirka Caafimaadka DAAWO

                Hargaysa 26.Aug 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka ee Somaliland Dr Saleebaan Ciise Axmed ayaa Hor tagay Gudida arrimaha Bulshada ee Golaha Wakiilada. Kulankan oo ahaa Mid ay Saxaafadu dibada ka joogtay ayaa markii uu dhamaaday Waxay Warbaahintu wax ka weydiisay Wasiirka Caafimaadka Dr Saleebaan Xaglo toosiye waxaanu sheegay inay Gudida Warbixin ka siiyeen Xaalada Caafimaad…

                Read More

                  Nolosha,Iyo Balaysinka Fanka ee Jilaaga Caanka ah ee Boon Xirsi Qosolka Iyo Maada DAAWO

                  Hargaysa 26.Aug 2014 (SDN/QJ)- Jilaaga caanka,Abwaankana ah Boon Xirsi ayaa ka waramay Sooyaalkiisa faneed iyo markii ugu horeysay ee uu Haasaawaha bilaabay, isla markaana uu is ogaaday inuu wax curin karo. Abwaan Boon Xirsi waxa uu ka sheekaynayaa Qiso soo dhex-martay Bisad ay saaxiibo isku dheer ahaayeen, taasoo ay waayo badan soo wada qaateen, iyo…

                  Read More

                    Siyaasiga C.raxmaan C.qaadir oo arrimo Xujo ah ku Hambalyeeyay Madaxweyne Siilaanyo DAAWO

                    Hargaysa 26.Aug 2014 (SDN/QJ)- Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdiqaadir  oo Mar ahaa Gudoomiye ku Xigeenada Xisbiga Kulmiye ayaa sheegay in Dawladaha Africanku ay dabeecad u leeyihiin Sii Jeclaysi ku qotoma inay Kursiga ku sii fadhiyaan ,Waxa ugu weyn ee ay neceb yihiina uu yahay doorasho inay qabtaan. Cabdi raxmaan C,qaadir Waxa uu sheegay inay Col yihiin Madaxweynaha…

                    Read More

                      “Guurtidu Intay Joogtay Taladoodu Talo Xunbay ahayd,Waayo Caruur aan da’dii loo ogolaa ahayn ayaa Ku Jirta” Siyaasi Maxamed Xaashi Cilmi DAAWO

                      Hargaysa 26.Aug 2014 (SDN/QJ)- Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Maaliyadda Somaliland Eng Maxamed Xaashi Cilmi ayaa Sheegay in Hadii ay Doorashooyinka ku Mudaysan Sannadka soo Socda ee 2015 ay dalka ka qabsoomi waayaan ay dhallinayso in Caalamka taageera Somaliland ay ka Rajo dhigaan. Waxaa kale oo uu Maxamed Xaashi Sheegay in Shirarka ay Somaliland la leedahay…

                      Read More

                        Fadeexad Hor leh Isimadii Gobolka Sool oo Madaxtooyada Punt land ku Wargalisay inay ka Guuraan Huteelada iyo Sababta keentay!

                        Garowe 25.Aug 2014 (SDN/QJ)- Madaxtooyada Puntland ayaa ku wargalisay Issimada Sool ee todobaadyadii lasoo dhaafey deganaa hotelo ku yaala magaalada Garowe inay ka guuraan ka dib markii loo awoodi waayay bixinta kharashaadka ku baxaya kuwaas oo bedelkeeda lagu war galiyey inay guryo ka kireystaan xaafadaha magaalada. Ilo ka agdhow Madaxtooyada Garowe ayaa sheegay  in maalin…

                        Read More

                          Gudoomiye ku xigeenka kowaad ee garabka haweenka xisbiga ucid marwo Foosiya Caydiid oo ka waramaysa dardar galinta laanta Uk

                          London 26Aug 14 (SDN/QJ)gudoomiyaha kowaad ee garabka haweenka xisbiga ucid Marwo Fawsiya Caydiid oo u waramaysay qaar ka mida warbahinta ayaa sheegtay in xisbiga ucid laantiisa Uk dhawaan tagerayaal tiro badan ku soo birayaan .marwo fawsiya waxay kale tilmaamtay in xisbiga ucid ay maanta cududiisa ay ku faafsan tahay dhamaan somaliland , garabka haweenka ucid…

                          Read More

                            Prime Minister of Somalia condemns violence In South Sudan

                            His Excellency, Prime Minister Abdiweli Sheikh Ahmed attended an extraordinary meeting in Ethiopia; The East African regional organization IGAD. This high level meeting consisted of East African heads of state that congregated to discuss the crisis in South Sudan. The need for all parties to adhere to agreements and cease violence was emphasized and the…

                            Read More

                              WAR DEG DEGA:ilaalada madaxweynaha Jabuuti oo isku rasaaseeyay Garoonka Duyuuradaha iyo Khasaaraha ka dhashay

                              Jabuuti Aug 25,20149SDN/QJ)-ilaalada madaxweynaha Jamhuuriyada Jabuuti Md Ismaaciil Cumar Geele ayaa manta xili uu madaxweynuhu ka degayay garoonka duyuuradaha Jabuuti isku rasaaseeyay gudaha Garoonka. ilaalada madaxweyne Geelle ayaa la sheegay in rasaasta ay isweydaarsadeen ay sababtay dhaawaca saraakiil ka mida ilaalada madaxweynaha Jabuuti. Madaxweyne Ismaaciil Cumar ayaa xilga shaqaaqadu dhacday ka soo degay gegida duyuuradaha…

                              Read More

                                Maxkamada Gobolka Maroodi-jeex Oo 283-Habeen Kadib Xayiraaddii Ka Qaadday Wargeyska HUBAAL AKHRI QORAALKA Maxkamada

                                Hargeysa 25.Aug 2014 (SDN/QJ)-Maxkamadda Gobolka Hargeysa, ayaa muddo Sagaal Bilood iyo Dheeraad ah kadib xayiraaddii ka qaadday Wargeyska Hubaal oo kasii bixi jirey Magaalada Hargeysa. Guddoomiyaha Maxkamadda Gobolka Hargeysa Faysal Cabdilaahi Ismaaciil (Faysal-dhago- dhago), ayaa soo saaray Amar uu xayiraaddii kaga qaadayo Wargeyska Hubaal oo muddo 283-habeen ah xarun ah Ciidamo boolis ah oo Maalintii…

                                Read More