Webmaster

    Wasiirka Duulista oo Qiray in Wasaaraddiisa iyo Ciidanka Qaranku isku Khilaafeen Dhul loo Xidhayay Madaarka

    Hargaysa 27.Aug 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka Wasaaradda Duulista Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi,ayaa markii ugu horraysay ka hadlay muran dhul uu u dhexeeya Xukuumadda,gaar ahaan Wasaaradda Duulista Hawada iyo Gaadiidka Cirka iyo Ciidanka Qaranka Somaliland oo ku muran san Xeryo Ciidanka Qaranku leeyihiin oo u dhaw madaarka Hargeysa oo la sheegay in xayn daab madaara loo samaynayaa…

    Read More

      RUNTU, MA FANTAA? Mustafe Sheekh Cumar Geeddi

      Riyaaliyo UDUB Shacbigii riday Filay meel roon Reerba reer baa Loo rakaabshoo Kamay raysane Runtu ma fantaa…” Waa koox xamaaliin ah oo Habkii geellihii Berbera hees hawleed ka turjumaysa aragtidooda la xidhiidha waayaha guud ee dalka isu jiibinaysa. Waa badhtamaha Hargeysa iyo shalay. Waxay ka hadlayaan oo murtidoodu u dhacaysaa markaad u fiirsato mid ay…

      Read More

        Wasiir Cadami oo Cadeeyay Shirka ay Beeshiisu ku qabsanayso Xiingalool inaanu Siyaasad iyo Maamul Shaqo ku lahayn kuna Sifeeyay Mid dhaqan DAAWO

        Hargaysa 25.Aug 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka Gaashaandhiga Somaliland Axmed Xaaji Cali Cadami, ka war bixiyay shir ay beeshisu ku qabsanayso magaalada Xiingalool ee gobolka Sanaag oo ay xukuumaddu shaki ka muujisay isla markaana hore Wasiirro Xukuumadda ka tirsani u sheegeen in aanu ahayn shir beeleed la isku ogaaa ama laga wada ashaday iyagoo ku tilmaamay in…

        Read More

          Khilaafka Labada Diiwaangelinood ee La Isku Tolay oo Cirka isku Shareeray Iyo Wefti Qaadhaan Bixiyeyaal ah oo Hargaysa ku soo Fool leh

          Hargaysa 25.Aug 2014 (SDN/QJ)- Wefti ka socda dalalka qaadhaan-bixiyeyaasha ee taageerada ka gaysta doorashooyinka Somaliland, ayaa la filayaa inay Hargeysa u yimaadaan khilaaf u dhexeeya xukuumadda iyo xisbiyada mucaaridka oo la xidhiidha qaabka dalka looga hirgelinayo labada diwaangelinood ee codbixiyeyaasha iyo madaniga (civic rigestration. Guddoomiyeyaasha xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro)…

          Read More

            92 qof oo ku dhimatay shilal gaadhi lixdii bilood ee ugu dambeeyay Deegaanada Punt land

            Garowe 25.Aug 2014 (SDN/QJ)- Taliska ciidanka ilaalada waddooyinka ee maamulka Puntland ayaa ka war bixiyay shilalkii ka dhacay deegaannada Puntland lixdii bilood ee la soo dhaafay oo ay diiwaan geliyeen ciidanka ilaalada waddooyinka. Taliyaha ciidanka nabadgelyada waddooyinka ee Puntland Axmed Cabdi Cali (Qan-yare) ayaa sheegay in 778 shil baabuur ah ay diiwaan geliyeen ciidanka lixdii…

            Read More

              Dood Xiiso badan oo uu soo diyaariyiey Wariyey Cabdilahi Maxamed Cali oo ka hadlaysa Khaatumo State samayn intee leg bay ku ledahay Somalialnd Dawasho Wacan

              London25Aug14(SDN/QJ) Baraamijka qurbejoog ee uu daadihiyo wariye Cabdilaahi Maxamed Cali oo ka hawlgala Tvga Star horena uga tirsana Tvga qaranka Somaliland ayaa waxa uu soo bandhigay Dood Xiiso badan oo dhex martay qurbejooga Beesha Gobolka Sool Eng:Cabdi Nasir Garaad Abshir halkan ka daawo baraamijka oo dhamays tiran.   Xafiiska Wararka qurbejoog Uk London,,,,,,,

              Read More

                Hubka Dawladda Federal-ka Somalia La Soo Degayso Oo Golaha Ammaanku Dib u Eegi Doono

                New York:Aug,25,2014(SDN/QJ)-Danjiraha Dawladda Britain uga Wakiilka ah Qaramada Midoobay, ahna Madaxa Golaha Ammaanka Mark Grant, ayaa sheegay in xubnaha ammaanka qaramada Midoobay dib u eegis ku samaynayaan Hubka Dawladda Federlka Somalia ay helayso. Mark Grant ayaa hadalkaasi bixiyey, kadib, markii ay isaga iyo 15-ka xubnood ee Golaha Ammaanka ee QM booqasho xaqiiqo-raadin ah ku yimaadeen…

                Read More

                  Sirdoonka Ingiriiska Oo Qarka U Saaran Inuu Aqoonsado Ninkii Gawracay Wariye James Foley

                  London:Aug,25,2014(SDN/QJ)-Ciidamada Sirdoonka Dalka Ingiriiska ayaa ku dhaw inay Aqoonsadaan Ninkii gawracay Saxafigii maraykanka ahaa ee James Foley. Safiirka dowlada Maraykanka u fadhiya Maraykanka peter Westmacott ayaa u sheegay taleefishinka CNN in ay u adeegsanayaan tiknoolajiyada casriga ah sidii ay u aqoonsan lahaayeen ninkii gowracay saxafigii Maraykanka ahaa ee James Foley kaasoo la hayo cod uu…

                  Read More

                    General Indha-cadde Oo Qaaday Tallaabooyin Uu Ku Difaacayo Hubka Gacantiisa Ku Jira Iyo Dawladda Oo Amar Siisay

                    Muqdisho:Aug,25,2014(SDN/QJ)-Sida ay sheegayaan wararka Muqdisho laga Helayaa, waxa ay Dawladdu Gudo-gashay Tallaabooyin ay hubka General Indha-cadde hasto kula wareegayso, iyadoo General-ka Laftiisuna  uu u holladay siduu u difaaci lahaa Hubkaas uu haysto. Saraakiisha ammaanka ayaa qaar ka mid ah warbaahinta u sheegay in general Yuusuf indhacadde loo qabtay muddo kooban oo uu hubka gacantiisa ku…

                    Read More

                      DAAWO:Fuaad Aadan Cade”Walaahi weligeey in aanan ku fikirin in aan maalina Somaliland ka tago,Taleex baan Joogay Taleexna waa Somaliland

                      Hargeysa Aug 25,2014(SDN/QJ)-La-taliyaha madaxweynaha Somaliland ee gobolada Bariga Md Fuaad Aadan Cade ayaa shir jaraaid oo uu uqabtay saxaafada waxa uu ku soo afjaray tuhuno ku xeeranaa in isbedel ku yimi mawqifkiisii ku wejehnaa qadiyada Somaliland. Md Fuaad Aadan Cadae ayaa dhaliilay damaca Cali Khaliif Galeydh, waxaanu sheegay in ay aheyd in uu si kale…

                      Read More

                        Ganacsatada Bakaaraha iyo Dawladda Federalka ah Oo Heshiis Ka Gaadhay Murankii Shalay Dhacay

                        Muqdisho:Aug,25,2014(SDN/QJ)-Fadhi kedis ah oo ay xalay iskugu yimaadeen Xubno Dawladda ka tirsan oo uu hoggaamiyo Ra’isal wasaare ku xigeenka Dalka Ridwaan Xirsi Maxamed oo ay qayg ka ahaayeen Xubnaha Ganacsiga waaweyn ku leh suuqa Bakaaraha, ayaa si weyn loogu lafo guray muranka Ka  Dhashay Cashuuro ay cabanayaan Ganacsatada Suuqa Bakaaruhu. Bayaan laga soo saaray xafiiska…

                        Read More

                          DAAWO:Waxa la yidhi waad dhimanaysaa Kabacdi Waxa Niyadayda Ku Soo Dhacday Waddada Ceerigaabo

                          Hargeysa Aug 25,2014(SDN/QJ)-Wasiiru dawlaha wasaarada Maaliyada Somaliland Cismaan Cabdillaahi Saxardiid (Cadaani) ayaa ka yaabiyay umadda ka dib kolkii uu sheegay in dhawaan loo sheegay in uu dhimanayo balse halkii uu ka towbad keeni lahaa uu qalbigiisa ay ku soo dhacday Wadada Ceerigaabo. Hadalkan ayaa noqonaya mid taariikhda siyaasadeed ee Somalida ku soo biira isla markaana…

                          Read More

                            Askar Ka Tirsan Ciidanka Puntland Oo Lagu Laayey Deegaanno Hoos Yimaadda Gobolka Bari

                            Isku-shuban:Aug,25,2014(SDN/QJ)-Laba ka mid ah ciidanka  Puntalnd ayaa Maalintii shalay lagu dilay deegaanka Isku-shuban ee Gobolka Bari, iyadoo dilkaas ay geysteen Kooxo Hubaysani. Taliyaha Booliska ee Gobolka Bari Col. C/xakiin Yuusuf Xuseen, ayaa xaqiijiyay Dilka Askarta, waxaana uu tilmaamay in Labada skari ay kamid ahaayeen Ciidan Illaalo u ahaa Odayaal Degmada Iskushuban u joogay  Waan-waan ay…

                            Read More

                              Navy’s 31st Flotilla Berths in Djibouti Port

                              TEHRAN (FNA)- The Iranian Navy’s 31st Flotilla of warships dispatched to the high seas berthed in Djibouti port. The 31st Fleet of the Iranian Navy, comprised of Bayandor destroyer and Bandar Abbas logistic warship, docked at Djibouti port with the message of peace and friendship after sailing 2,200 nautical miles in free waters. The Iranian…

                              Read More

                                The political weakness of Somali-land authorities facilitated the United Nations office for Somalia to be opened in Hargeisa

                                On August 16, 2014, I have published on various Somali-land websites an article titled as the Geo-political map of Somali-land will be different next year, as a result of tribalism, effects of Khaatumo, Somali federal government, the corruption, lack of hope for any diplomatic recognition and Honesty is the first chapter for the book of wisdom. At the…

                                Read More

                                  Hogaanka Sare ee Labada Xisbi Mucaarid iyo Madaxweyne Siilaanyo oo Kulan ay kaga arrinsanayeen Diiwaangelinta Madaniga ah iyo Ta Codbixiyeyaasha oo Natiijo la’aan ku kala Kacay

                                  Hargaysa 25.Aug 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud(Siilaanyo), ayaa Shalay kulan Albaabbadu u xidhan yihiin xarunta Madaxtooyada ee magaalada Hargeysa kula yeeshay Masuuliyiinta Xisbiyada Mucaaridka ah ee UCID iyo WADDANI Eng. Faysal Cali Waraabe iyo Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), kaasoo ay kaga wadahadleen arrimaha diiwaangelinta Cod-bixiyeyaasha doorashada iyo diiwaangelinta Muwaaddiniinta, isla markaana la…

                                  Read More