Webmaster

    Wasaaradda Duulista Hawada Somaliland Oo Lacago Sharciga Baalmarsan Kusoo Rogtay Gaadiidka Madaarka Hargeysa Soo Geliya

    Hargeysa:Aug,19,2014(SDN/QJ)-Wasaaradda Duuliska Hawada iyo Gaadiidka Cirka Somaliland, ayaa lacago dheeri ah kusoo rogtay Gaadiidka soo geliya Garoonka Diyaaradaha ee Cigaal International Airport. Amarka lacagaha lagu kordhiyey ayaa ka soo fulay wasiir Maxamuud Xaashi, waxana Gaadiidka oo Markii hore laga qaadi jirey $1-Dolar Haatan laga Dhigay $2-Dollar, iyadoo aanay lacagtaasi ahayn mid sharci ah oo Baarlamaanku…

    Read More

      Haweenay Yuhuudiyad ah oo Muslintay Guursatayna Nin Carbeed oo Israa’iiliyiin Midigta Fog ahi Farxadoodii ay Mudaharaad u badaleen SAWIRO

      Tel Aviv 19.Aug 2014 (SDN/QJ)- Wiil carab ah iyo gabadh Yuhuudiyad  ah oo muslimtay ayaa xalay arooskoodu ka dhacay dhisme weyn oo ku yaalla caasiladda dalka Yuhuudda ee Tel Aviv. Xafladda arooska oo ahayd mid aad loo soo agaasimay isla markaana lagu mmarti qaaday dadweyne aad u tiro badan  oo lagi qiyaasay illaa lix boqol…

      Read More

        Mudanayaal Baarlamanka ka Tirsan oo dalbaday in Wasiirka Duulista Xasaanada lagala Noqdo iyagoo ku sababeeyay Lacago Xad dhaaf ah oo Sharci la’aan uu Madaarada kaga qaado

        Hargaysa 19.Aug 2014 (SDN/QJ)- Xildhibaanno ka tirsan golaha wakiiladda Somaliland,ayaa sharci darro ku tilmaamay laagaha laga qaado dadka ka soo degaya madaarada dalka ama ka dhoofaya ee dalka imanaya ama ka dhofaya ee reer Somaliland. Xildhibaan Bashiir Tukaale iyo Xildhibaan Ibraahin Jaamac Rayte, oo warbaahinta  kula hadlay magaalada Hargeysa ayaa sheegay in ay sharci darro…

        Read More

          Somaliland:Ciidamada Ilaalada Hay’adaha Ajaanibka ah Oo Si Qarsoodi ah Loo Siiyey Derejooyin Been Abuur ah iyo Cidda Ka Dambaysa

          Hargeysa:Aug,19,2014(SDN/QJ)-Caasimadda Somaliland ee Hargeysa waxa ayaamahan ka socota sheeko xiiso badan oo la xidhiidha in nin calooshii u shaqayste u dhashay dalka Koonfur Afrika oo ciidanka ilaalada Hay’adaha Ajaanibka ah u qabiyey Derejooyin Been abuur ah oo isaga gaar u ah. Calooshii-u-shaqaystahan ayaa la sheegay inuu iska leeyahay shirkad la sheegay inay ka shaqayso ammaanka…

          Read More

            Israel waxaa kaga dhintay dagaaladii Gaza 3,000 oo ruux oo 64 kamid ah ay yihiin askar Telefishanka Al Jazeera Iyo Hogaamiyaha Xamaas Siduu Xal u arko

            Gaza 19.Aug 2014 (SDN/QJ)- Ururka wax iska caabinta reer Falastiin ee Xamaas,ayaa ka hadlay sida kaliya ee ay suuralgal u tahay in xal waara laga gaadho dagaalada ay yuhuudu ku hayso marinka Gaza. Dagaallo muddo bil  ah ka socday magaalda Gaza oo ay ku dhinteen ugu yaraan 2000 kun oo ruux  oo reer falastiin ah…

            Read More

              Mab’da Casru Jaahili ah oo Raysal Wasaaraha Ingiriisku sheegay in Cidii lagu arko talaabo laga qaadayo

              London 19.Aug 2014 (SDN/QJ)- Ra’iisal wasaaraha Britain, David Cameron, ayaa sheegay in Britain ay diyaar u noqotay inay qaado talaabo military si ay uga hortagto waxa uu ugu yeedhay mabda casri jaahil ah. David Cameron waxa uu sidaa ku sheegay dhambaal uu ku qoray Wargeyska Sunday Telegraph, ayaa ku doodaya in weerarka cirka oo kaliya…

              Read More

                Ra’iisul W. Cabdiwali oo caawa kulan xog waraysi ah la yeeshay Agaasimayaasha Warbaahinta Madaxa Banaan

                Muqdisho, Aug 19 , 2014(SDN/QJ)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa caawa kulan la qaatay qeybaha kala duwan ee warbaahinta ka howlgasha magaalada Muqdisho, Kulanka ayaa waxaa ku wehliyay Ra’iisul Wasaare ku xigeen ahna Wasiirka Diinta iyo Awqaafta. Wasiirka Warfaafinta iyo Wasiirka Beeraha, iyadoo lagu casuumay agaasimayaasha warbaahinta gudaha dalka iyo…

                Read More

                Barcelona oo 6-0 Ku Calashatey Leon Fc Iyo Xiddigii Reer Brazil Neymar oo Soo Rogaal Celiyey ee (DAAWO) Goolasha Quruxda Badan ee La Isweydaarsadey.By Jaahuur.

                Galatan-Mexico-18-Aug-2014-(SDN/QJ) Saaxiibayaal qormadeena ciyaaraha waxaynu ula haajireynaa xagaa iyo Mexico ciyaartii saxiibtinimada ahayd ee dhexmartey naadiga Barcelona iyo naadiga Leon Fc oo runtii ahayd ciyaar aad u xiiso badneyd. Ciyaartan oo aad u xiisa badneyd ayaa waxaa ka soo qeybgaley dadweyne kor u dhaafey 72-000 kun oo u badnaa reer Mexico . Haddaba naadiyaasha ka…

                Read More

                  Dhacdo Naxdin Leh: Xaafadaha Sheedaha iyo Siinay ee Hargaysa oo laba Nin oo Dhallinyaro ahi Xalay iyo Saaka ay isku daldaleen

                  Hargaysa 18.Aug 2014 (SDN/QJ)-Waxa Saaka iyo xalay  magalada Hargeysa lagu waa bariistay dhacdooyin isku mid ah oo walaac iyo layaab ku noqday dad waynaha magalada Hargeysa. Dhacdooyinkaasi oo ahaa in ay laba nin oo dhalinyaro ah ay isku dal-daleen xaafado ka mid ah magalada Hargeysa Gaar ahaan sheedaha iyo Siinay. in kasta oo aan u…

                  Read More

                    Khaatumo oo Kulan lagu Taageerayay Maanta Muqdisho lagu qabtay

                    Muqdisho 18.Aug 2014 (SDN/QJ)- Kulan lagu taageerayo hoggaanka cusub ee maamulka Khaatumo ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho. Kulanka ayaa waxaa ka qayb galay xubno ka tirsan baarlammaanka federaalka ah ee Soomaaliya, siyaasiyiin, odayaal dhaqameed, culimmaa’uddiin, fannaaniin iyo marti sharaf kale. Cali Jamac Jangali oo ka mid ah siyaasiyiinta Soomaaliyeed ayaa sheegay in lagu guulaystay…

                    Read More

                      Cabdi Weli Gaas iyo Ku Xigeenkiisa oo Weli ku Dawakhsan Waxay ka Yeelayaan Dawlada Federaalka Somalia

                      Garowe 18.Aug 2014 (SDN/QJ)- Madaxwaynaha dowadda Puntland Prof: Cabdiwali Maxmaed Cali Gaas iyo ku xigeenkiisa ayaa ilaa saaka waxa uu madaxtooyadda kula shirayaa Xildhibaanadii uu Baarlamaanka DF Puntland uga jiray iyo gudoomiyaha guddiga dib u eegista dastuurka qabyadda ah ee dalka Marwo Caasho Geelle Diiriye. Inkastoo uu shirku wali socda hadana wararka laga helayo madaxtoyadda…

                      Read More

                        Xildhibaan Nac Nac iyo Maamulka Gobolka Togdheer Siday uga Hadleen Mudaharaadkii Maanta Ruxay Burco DAAWO

                        Burco 18.Aug 2014 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha gobolka Togdheer Maxamed Muuse Diiriye iyo Xildhibaan Axmed Diiriye (Nacnac), ayaa ka hadlay Muddaharaad maanta gilgilay magaalada Burco ee xarunta gobolkaas, kaasoo lagaga soo horjeeday Odayaal Dhaqameed ka soo jeeda Beesha Cabdalla Arab oo xalay Xabsiga magaaladaas loo taxaabay, ka dib markii ay ku gacan-saydheen aqbalaadda go’aan ay soo jeediyeen…

                        Read More

                          Halkan Ka Daawo : Somaliland Oo Meeqaamki Ugu Hooseeyey Ku Soo Dhawaysay Danjire Nickalo key

                          Hargeisa 18/8/2014 (SDN/QJ)- Wakiilka Gaarka ah ee  Qaramada midoobay u qaabilsan Somalia iyo Somaliland ayaa maanta soo gaadhay xarunta Somaliland ee magaalada Hargeisa ka dib martri qaad uu ka helay xukumada Madaxweyne Siilaanyo. Danjiraha Waxaa Madaarka Caalamiga ah ee Cigaal ku soo dhaweeyay Wasiir ku Xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibada iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Somaliland….

                          Read More

                            Danjire Nicholas Kay oo Caasimada Hargaysa soo Gaadhay iyo Balanqaad uu sameeyay

                            Hargaysa 18.Aug 2014 (SDN/QJ)- Wakiilka gaarka ah ee Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabbilsan arrimaha Soomaaliya Nicholas Kay, ayaa maanta oo Isniin ah booqasho rasmi ah ku yimi magaalada Hargeysa ee Caasimadda Somaliland, waxaanu ballan-qaaday inay Jimciyadda Quruumaha ka dhaxaysaa taageeri doonto hormarka iyo nabadgelyada Somaliland ka jira. Waxa sidaa lagu faahfaahiyey War-Saxaafadeed Qoraal…

                            Read More

                              Isbar-bar Dhiga Tacabka Laba Aqoon-yahan Oo Ka Soo kala Jeeda Labada Daraf Ee Somaliland Faallo: Cumar M.Faarax

                              Hargaysa 18.Aug 2014 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha Jaamacadda Cammuud  Prof. Saleebaan Axmed Guulleed iyo Prof. Cali Khaliif Galaydh oo ah laba aqoon-yahan oo isku gedo ah, kana soo kala jeeda Beelaha labadda daraf ee galbeedka iyo barriga Somaliland ayaa ah qaar farqi weyni u dhaxeeyo  siday uga faa’iideeyeen aqoontoodii isla markaana ay bulshadooda wax ugu qabteen. Labadan…

                              Read More

                                Akhriso 27-Tallaabo Horumarineed Oo Uu Madaxweyne Erdogan Ku Galay Taariikhda Dalkiisa iyo Midda Islaamkaba

                                Ankara:Aug,18,2014(SDN/QJ)-Madaxweynaha Cusub ee Dalka Turkiga Rajeb Tayib Erdogan, ayaa dunida si weyn looga Hadal hayaa wax qabadyo layaab leh oo uu dalkiisa ka hirgeliyey muddooyinkii uu Ra’isal wasaaraha ka ahaa dalkaasi. Erdogan ayaa noqday hoggaamiye aan wax qabadkiisa la iska indho tiri Karin, isla-markaana dhiirranaan iyo hal adagynimo ku caan ah, waxana uu baal dahab…

                                Read More

                                  Muhaajiriin Soomali u Badan Oo Ciidanka Badda Giriigu Gacanta Ku Dhigeen

                                  Atens:Aug,18,2014(SDN/QJ)-Muhaajiriin Tiradoodu gaadhayso 65-qof oo u badan somali ayaa ay ciidanka ilaalada Xeebaha Dalka Giriigu gacanta ku dhigeen. Dadkan ayaa la sheegay inay ka yimaadeen dhinaca Turiga, isal-markaana ay beegsanayeen gelitaanka Dalka Giriiga oo isagu marin u ah dadka doonaya inay Galaan Galbeedka Yurub. Warbaahinta dalkaasi ayaa lagu sheegay inay Ilaaladda Xeebaha u gurmadeen dooni…

                                  Read More