Webmaster

    R.W Cabdiweli Oo Maanta ka qeyb galay Daahfurka Mashruuca yareynta dhimashada Hooyada iyo dhallaanka

    Muqdisho, Augsut, 19 ,2014(SDN/QJ0-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiwali Sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta ka qayb galay xaflad lagu daahfurayey ololaha dardargalinta yareynta halista dhimashada Hooyada iyo Dhallaanka Soomaaliyeed xiliga umusha, waxaana iska kaashaday Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Soomaaliya iyo Hay’addo Caalami ah. Munaasabadaan ayaa waxaa ka soo qayb galay wasiiro ka tirsan xukuumadda, dhakhaatiir,…

    Read More

      Jaaliyada Somaliland ee Uk oo doratay Hogaanka Cusub ee Jaaliyada Somaliland ee Uk Mudada Labada Sano ee soo socda waxana loo doortay Iman Maxamed Ciise Dawo Sawirada

      London 19/8/2014(SDN/QJ)shir balalaran  oo ay isagu yimadeen bulshada qaybaheeda kala duwan ee ku dhaqan wadankan Uk waxa ku qabsoomay galbeedka London shirakn oo shirwaynahii SSUK ,Jaaliyada Somailand ee Uk  oo lagu dooranayey hogaanka cusub ee Jaaliyada iyo hogaankii hore oo lagu soo bandhigay waxqabadkoodii waxa ka soo qayb galay marti sharaf ka socota qaybaha kala…

      Read More

        Duqaydii Xadhigooda uu Banaan baxa Burco ka dhacay ka dhashay oo dib Xoriyadoodii u Helay

        Burco 19.Aug 2014 (SDN/QJ)- Qaar ka mid ah dadweynaha ku dhaqan magaalada Burco ayaa shalay banaanbax cabsho ah  ka dhigay gudaha Magaaladda Burco, waxaana banaan baxooda kala dareeriyay ciidamada Booliska oo rasaas ridayay kuwaas oo aanay cidina waxba ku noqon. Dadweynahan oo iskugu jiray Haween iyo Dhalinayro ayaa cabashadooda kaga soo horjeeday xadhig Xukuumadu habeen hore…

        Read More

          Madax dhaqameedyo Xabsiyada Ku Jira iyo Xukuumada oo Si Is burinaysa u soo saartay Qodobo lagu Ilaalinayo Xuquuqda Hogaanka Dhaqanka

          Hargaysa 19.Aug 2014 (SDN/QJ)- Xukuummadda Somaliland,ayaa markii ugu horraysay soo saartay qdobbo lagu dhawrayo xuquuqda madaxdhaqameedka Somaliland,waxaana lagu tilmaamay qodobada dhawrista xuquuqda madaxdhaqameedka in ay u yuhiin lagama maarmaan gudashada waajibaadkooda shaqo ee ay bulshada u hayaan. Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Cali Maxamed Warancadde, ayaa  maamta   wareegto ka soo saaray Xushmaynta iyo qadarinta Madaxdhaqameedka…

          Read More

            Halkan Ka Daawo Kulankii Madaxtooyada Ee Nickly key Iyo Qodobadii Ka Soo Baxay +Khudabadii Wasir Maxamed Biixi

              Hargeisa 19/8/2014 (SDN/QJ) Danjiraha  Qaramada Midawbay  U qaabilsan Somaliya Iyo Somaliland Nickalkey Aayaa Maanta Kulan Kula qaatay Qasriga Madaxtooyada madaxawynaha Jamhiiriya  Soamlialnd Axamed Maxamed Maxamud (siilanyo) Ku Xigenkisa iyo Xubno Ka Tirsan Golahisa Wasiirada Kulankasi Oo saxafadu Dibad Joog Ka aahyd Aaya markii laga soo baxay Ay Lahadlen Saxafada  #halkan #ka #daawo kudbadii Hargeisa…

            Read More

              Gudoomiyaha Xisbiga Ucid oo Warqad furan u Gudbiyay Danjire Nicholas Kay iyo Qadiyadaha uu kaga hadlay

              Hargaysa 19.Aug 2014 (SDN/QJ)- Tan Iyo Intii La,Riday Rajiimkii Milliteriga aha ee Maxamed Siyaad Barre sannadkii1991 , isla markaana Shacbigii Gobolladii woqooyi go’aansadeen Gooni_Isutaaga iyo madaxbannaanida Jamhuuriyadda Somaliland. Intii ka dambaysay burburkii Dawladdi Somalia, waxaa ilaa hadda ka taagan Fawdo siyaasadeed, dagaallo hubaysan, budhcad badeednimo Iyo xagjirnimo xagga kooxaha diimaha, oo dhammaan sababay macaluul joogto…

              Read More

                Kulan Albaabadu U Xidhnayeen Oo Nicholas Kay Layeeshay Shirguddoonka Baarlamaanka Somaliland Iyo Ujeedada Uu Kulan Kani Daarnaa

                  Hargaysa 19/8/2014 (SDN/QJ)Ergayga Qaramada Midoobay U Qaabilsan Somaliland Iyo Somaliya Nicholas Kay ayaa maanta Kulamo Albaabadu u xidhnayeen La yeeshay Shirguddoonka golaha wakiilada iyo Guurtida somaliland. Kulan kaasi ayaa markii uu soo dhamaaday waxa si wada jir a uga warbixiyay Guddoomiyaha Golaha wakiilada Iyo Guddoomiye ku xigeenka 1aad ee golaha Guurtida somaliland. Guddoomiye ku…

                Read More

                  Wasiirrada Madaxweyne Siilaanyo Oo Safaf Dhaadheer Ugu Jira Casuumadda Dhaantayahanno Jig-jiga Kasoo Ciyaar Guday iyo Xidigaha Geeska Oo La Karantiimeeyey

                  Hargeysa:Aug,19,2014(SDN/QJ)-Wasiirrada ku jira Xukuumadda madaweyne Siilaanyo ayaa safaf dhaadheer ugu jira casuumidda iyo la-tamashlaynta Fannaaniin kasoo ciyaar guday deegaanka Kililka shanaad ee Ethiopia. Fannaaniintan oo muddo Toddobaad ah ku sugan Magaalada Hargeysa, isla-markaana ay xukuumaddu si gaar ah usoo casuuntay, ayaa munaasibado kala duwan ku  qabtay Huteello waaweyn, waxana ay dhaantooyin u badan Ammaanta Madaxweyne…

                  Read More

                    Miisanka Madbacada Qaranka (State Printing Agency) iyo Moogananta Maamulka ka Jira

                    Madbacada qaranku waa hayad kamida hayadaha madaxa banaan ee dawlada (Independent agency) waxa lagu aasaasay 1997kii wareegto madaxweyne (Presidential Degree No: 02/97) iyadoo waajibaadkeedu (Mandate) yahay daabacaada dhamaan dhokomentiyada kala duwan ee waaxaha qaranka si loo xafido loona kaydiyo tixraaca dhamaan adeega daabacaadeed ee xaasaasiga ah (Security of Sensitive Printing) ee hayadaha kala duwan ee…

                    Read More

                      UnitedNations Meddling Threatens Somaliland Sovereignty

                      This week, the Special Representativeof the UN Secretary-General for Somalia, Ambassador Nicolas Kay, will visit Somaliland, for talks with the Somalilandgovernment. The reason Somaliland’s Foreign Minister, Mohamed Yonis, gave Kay’svisit was “how Somaliland can get access to humanitarian and developmentaid…” But the United Nations is using aid as a ploy tobring Somaliland under its control….

                      Read More

                        Xubno Ka Tirsan Qoyska Boqortooyada Sucuudiga Oo Faransiiska Dhexdiida Lagaga Dhacay Lacag Gaadhaysa $335.000-Dollar

                        Paris:Aug,19,2014(SDN/QJ)-Gawaadhi gelibinaysay Xubno ka tirsan Qoyska Boqortooyada sucuudiga, ayaa dhac xooggan loogu geystay Gudaha dalka Faransiiska. Shufto Budhcad ah oo si aad ah u hubeysan ayaa qafaashay gaadiidkii waday qoyska kasoo jeeda Boqortooyada Sucuudiga oo laga dhacay lacag gaadheysa $335.000 (sadex boqol iyo sodon iyo shan kun oo dollar) iyo waliba qoraalo xasaasi ah. Weerarkan…

                        Read More

                          Warbaahinta Muqdisho Oo Madaxtooyada Lagula Shiray, Xilli Dhigooda Somaliland Xarumahoodii Xukuumaddu U Beddeshay Saldhigyo Ciidan

                          Muqdisho:Aug,19,2014(SDN/QJ)-Hormoodka Warbaahinta ka Hawlgasha Caasimadda Muqdisho iyo Nawaaxigeeda, ayaa  Habeenkii  xalay ahaa shir kula lahaa Villa Somalia Ra’isal wasaare Cabdi sheikh si loo xalliyo Xurgufta soo kala dhex gashay  iyaga iyo Xukuumadda. Kulanka ayaa waxaa ku weheliyay Ra’iisul Wasaare ku xigeenka ahna Wasiirka Diinta iyo Awqaafta, Wasiirka Warfaafinta iyo Wasiirka Beeraha, iyadoo lagu casuumay agaasimayaasha…

                          Read More

                            Suldaan Maxamed Muuse Cune “Hadii la i doorto Aamina Waris Gurigaan kaga Iman Doonaa Buuga Siilaanyo ayay ku Qorantahay” {DHAGAYSO}

                            Burco 19.Aug 2014 (SDN/QJ)- Suldaan Maxamed Muuse Cune oo ka mid ah Salaadiinta gobolka Togdheer ayaa maanta xukuumada Madaxwayne Siilaanyo si kulul ugu dhaliilay in aanay waxba ka fulin balan qaadyadii ay dadka u samaysay isl markaana wuxu ku eedeeyay in ay ka gaabisay wax ka qabashada maamulka Somaliland dhexdeeda lagaga dhawaaqay ee Khaatumo. Suldaanku…

                            Read More

                              Xubno Wasiiro ah oo Labadii Cisho ee u danbeeyay dhaqdhaqaaqyo ka wada Magaalada Laascaanood iyo arrimaha ay dadka u bandhigeen {DHAGAYSO}

                              Laascaanood 19.Aug 2014 (SDN/QJ)- Xukuumadda Somaliland ayaa wefti ka kooban saddexda Wasiir ee kala ah Wasiiru dawlaha Nabadaynta Goboladda Barri Cali Sandulle, wasiir ku-xigeenka Arrimaha gudaha Cismaan Garaad Soofe iyo wasiir ku-xigeenka Ganacsiga Bashiir Cabdi Xarriir, Wasiir ku Xigeenka Wasaarada Qorshaynta Qaranka Xasan Daahir Dhinbiil. Weftigan wasiiradda ah ee tagay Laascaanood ayaa Doraad galab gaadhay…

                              Read More

                                Ciidanka Punt land ee Difaaca kaga Jira Buuralayda Gal Gala oo Khasaare Dhimasho iyo Dhaawac soo gaadhay

                                Boosaaso 19.Aug 2014 (SDN/QJ)-Saraakiil ka tirsan ciidanka difaaca Puntland ee jiida Galgala ayaa la soo weriyay in Khasaare  dhimasho iyo dhaawac lihii uu ku yimid kaas oo  uu sababay mid ka mid ah gadiidka dagaalka ee ciidanku leeyihiin oo ku dhacay duleedka magaalada Bosaso. Gaari nooca 4F-ka oo ay leeyihiin ciidamada Puntland ee saldhigyada ku…

                                Read More