Walaalka La Dhashay Orodyahan Mo Farax Oo Tuugonimo Lagu Eedeeyey, Xabsigana La Dhigay
London:Aug,18,2014(SDN/QJ)-Sida ay sheegayso warbaahinta Dalka Brtain, waxa xabsiga la dhigay Wiil ay walaalo yihiin orodyahanka soomaaliyeed ee Mo Farax, kaas oo lagu eedeeyey inuu gacan-dhaaf sameeyey. Warbixin lagu qoray Wargeyska The Daily Mirror ee ka soo baxa magaalladda London ayaa lagu sheegay in Orodyahanka caanka ee Mo Farah walaalkiis oo lagu magacaabo Omar farx la…
