Urur caalemi ah oo u dooda Xuquuqda Suxuufiyiinta oo fartay xukuumada Jabuuti in ay siideyso Weriye ay xabsiga dhigtay
NY Aug 10,2014(SDN/QJ)-Ururka suxuufiyiinta aan xadka laheyn ayaa dawlada Jabuuti faray in si degdega oo shuruud la’aan ah u sii deyso suxuufi Maxamed Ibrahim Waceys oo ay ciidamada amaanka Jabuuti xabsiga dhigeen. Ciidamada ayaa wariyaha ka qabtay isu soo bax shalay ka dhacay magaalada Belbela ooay isku soo duba rideen dalada mucaaaridka Jabuuti ee USN….
