Baraamijka XULASHADA TODOBAADKA iyo Federaalka iyo Zakariya Xaaji
London 09/8/14 baraamijka xulashada todobaadka iyo siyaasiga Zakariya oo xiiso badan daawasho wacan

qurbejoog
London 09/8/14 baraamijka xulashada todobaadka iyo siyaasiga Zakariya oo xiiso badan daawasho wacan
Mogadishu: Somalia’s hardline Islamists reported heavy fighting on Saturday in battles against government and African Union troops in the central Hiran region. Shebab spokesman Abdulaziz Abu Musab said at least 18 people were killed and several others wounded after the group’s fighters attacked a base of the AU force in Buloburde town, some 200 kilometres…
Burco 09.Aug 2014 (SDN/QJ)-Wefti Xukuumaddu u dirtay xalinta shaqaaqo dhex aalay laba beelood oo wada dega deegaanka waqoyiga Burco gaar ahaan deegaan lagu magacaabo balli Diiriye Guuleed oo dhanka waqooyi kaga beegan magaalada Burco,ayaa maanta gaadhay goobta lagu muran san yahay. hadaba halkan ka daawo Weftiga Xukuumadda ee heer gobol iyo qaran ee goobta gaadhay…
Muqdisho 09.Aug 2014 (SDN/QJ)-Wasiirka warfaafinta ee xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya, Mustaf Sheekh Cali Dhuxuloow ayaa sheegay in ciidammada dowladdu ku jabiyeen malleeshiyada Al-shabaab dagaal xalay ka dhacay degmada Buulo-burte ee gobolka Hiiraan. Wasiirka ayaa war qoraal ah ku sheegay in malleeshiyada laga diley ugu yaraan lix xubnood oo uu ku jiro nin kamid ahaa…
Baqdaad 09.Aug 2014 (SDN/QJ)- Diyaaradaha duuliya la’aanta ah ee Mareykanka iyo kuwa Ciidammada Badda, ayaa weerar cayiman ku qaaday meel ku dhow magaalada Irbil, oo ah meesha uu ka dhacay weerarkii ugu horeeyay ee Mareykanka uu qaaday subixii Jimcaha. Kooxda sunniyiinta ah ee Daacish ayaa ku xooggan qeybo kamid ah dalalka Ciraaq iyo Suuriya. Tobannaan…
“Aqoonyahan gu’giisiyo, Garaadkiisa hurayow, Danta waad gufaysoo, Dadka waad gunnaysoo, Dalka waad u gubatoo, Sidaad tahay gudgude roob, Wada gaadhay uunkoo, Xilkii guudka sare iyo, Garbahaaga saarnaa, Si’ san baad u gudatoo, Gees qudh ah kamaad tegin,” Cabdi-weli Faarax Jaambiir 7/8/2014ka ayaa lagu aasay xabaalaha Naaso-hablood ka dib markii uu in muddo ah xanuunsanayay ee…
Hargaysa 09.Aug 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka Wasaaradda arrimaha gudaha Somaliland Cali Maxamed Waran-cadde, ayaa maanta faahaahin ka bixiyey arrimo kala duwan oo ay ka mid yihiin Ciidanka loo samaynayo ilaalinta goobaha laga baadhayo Shidaalka ee dalka Somaliland oo ay Qaramada Midoobay iyo Hay’ado ka soo hor-jeesteen, diiwaangelinta Muwaaddiniinta oo qalabkeedi dalka imanayo iyo kala-xadaynta Hargeysa iyo…
Muqdisho 09.Aug 2014 (SDN/QJ)- Tababar lagu baranayey sida ugu habboon ee looga hor tagi karo cudurka dilaaga ah ee Ebola ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho. Tababarka oo socdey maalin waxaa soo qaban qaabiyey ururrada dhakhaatiirta Soomaaliyeed, waxaana ka faa’iideystey ilaa 50 xubnood oo ka tirsan ardayda barata culuunta caafimaadka ee ku sugan Muqdisho. Khuburada…
Hargaysa 09.Aug 2014 (SDN/QJ)- Dawladda Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa gaadhsiisay beesha caalamka go’aan adag oo ay ka soo saartay qorshe dawladda taagta daran ee Muqdisho ku diiwaangashatay xuduudaha badda oo ku darsatay biyaha Somaliland. Madaxweynaha maamulka Muqdisho Mr. Xasan Sheekh ayaa warqad uu u diray Qarammada Midoobay dabayaaqadii bishii July ee dhammaatay ku sheegtay xuduudaha badda…
Hargaysa 09.Aug 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo, waxa uu tacsi u dirayaa Golayaasha Guurtida iyo Baarlamaanka Jamhuuriyada Somaliland isaga oo ka tacsiyadaynaaya geerida ku timid Marxuum, Xildhibaan Cali Aadan Qalinle oo ku geeriyooday magaalada Hargeysa 08.08.2014, laguna aasay. Xildhibaanka oo ka mid ahaa Xildhibaanada Golaha Guurtida kana mid ahaa dadka fara ku…
Buule Burde 09.Aug 2014 (SDN/QJ)- inta la og yahay lix qof ayaa ku dhintay dad kalena way ku dhaawacmeen dagaal xalay ka dhashay weerar ay dagaal yahano Alshabab ahi ku qaadeen fariisomo ciidanka AMISOM & DF ay ku lahaayeen demada Buulobarde ee Gobalka Hiiraan. Masuulkan degmadaasi oo lagu magacaabo Axmed Cabdi Weheliye ayaa warbaahinta Muqdihso…
Balli Gubadle 09.Aug 2014 (SDN/QJ)- Maayirka Degmada Bali-gubadle ayaa maanta xabsiga u taxaabay Wariyihii Uga soo warami jiray Xarunta Gobolka Hawd ee Baligubadle telefeeshinka HCTV iyo Shabakada Wararka DhambaalMedia Wariye Cabdi Samriye Xidhiga Wariye Cabdi Samriye ayaan hada ku xidhan Saldhiga Magaalada Bali-gubadle lamana garanaayo ilaa hada u jeedada dhabta ah ee ka dambaysa xadhigiisa,balse Wariye Cabdi…
Washington Aug 09,2014(SDN/QJ)-Madaxweynaha Jabuuti Ismaciil Cumar Geelle ayaa todobaadkan ka qeyb galay munaasibad uu madaxweynaha Mareykanku aqalka cad uGu qabtay madaxweyneyaasha dalalka Africa kiyoon aanay la socon marwadiisa Khadra Xeyd. Marwada Madaxweynaha Jabuuti ayaa bilihii u danbeeyay aan ka soo xaadirin goobaha bulshada ee caadiyaan aan laga waayi jirin. Marwada ayaa sidoo kale awood siyaasadeed…
Minneapolis Aug 09,2014(SDN/QJ)-Madaxweynaha Jabuuti Ismaciil Cumar Geelle ayaa magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota ku tagay booqasho uu kula kulmay jaaliyadaha reer Jabuuti iyo kuwa Soomaalida ee magaaladaa ku nool. Kulankan oo ka dhacay Hotelka Hyatt ee ku yaal bartamaha magaalada Minneapolis ayaa waxa ka qeybgalay da u badnaa Guulwadeyaal iyo weji ku macaasheyaal durbaan beena u…
Muqdisho:Aug,09,2014(SDN/QJ)-Ra’isal wasaaraha Somalia Cabdiweli Sheekh, ayaa wareegto uu soo saaray xilkii kaga qaaday wasirkii hore ee Caafimaadka Somalia, isla-markaana cid cusub magacaabay. General Axmed Maxamed Maxamuud oo hore u ahaa Wasiirka Caafimaadka Somalia, ayaa xilkiisii waayey, halka xilkiisii loo dhiibay Cali Maxamuud oo loo yaqaano (cali-xareed). Wasiirka Cusub Wasaaradda Caafimaadka Cali Xareed ayaa hore xilal…
Qorilugud:Aug,09,2014(SDN/QJ)-Wararka laga Helayo Deegaanka Kalshaale ee Gobolka Buuhoodle, ayaa sheegaya in Labadii Beelood ee Halkaas isku dili jirey ay mar kale isku dhaceen, isla-markaana ay dhacday dhimasho Hal qof ahi. Sida uu sheegayo warka Qurbejoog.com haysaa, waxa shalay gelinkii hore isku dagaal koobani dhex maray laba maleeshiyo oo beelahaas kasoo kala jeedda Deegaanka Kalshaale, iyadoo…
Hargeysa:Aug,09,2014(SDN/QJ)-Sarkaalka Midogw Yurub u qaabilsan Dhinaca Waxbarashada Somalia Maxamed Faduul, ayaa shaaca ka qaaday inay wasaaradda Waxbarashada Somaliland kala shaqaynayaan sidii dib u eegis loogu samayn lahaa Manhajka waxbarashada Aasaasiga ee dalka. Sarkaalkan oo shalay ka Hadlay Madasha Carwada Buugaagta lagu soo bandhigayey ayaa sheegay inay shaqadoodu tahay inay Gebi ahaanba wixii Somalia la isku…
Jakarta:Aug,09,2014(SDN/QJ)-Qoys ku nool dalka Indonisia, ayaa dib u helay Gabadh yar oo ka maqnayd muddo toban sano, kuwaas farxad darteed Oohin la aamusi waayey sida uu qorayWargeyska DailyMail ee ka soo baxa dalka Ingiriisku. Wargeyska ayaa shaaciyay in gabdhan oo lagu Magacaabo Raudhatul Jannah la waayay sanadii 2004 xilligaas oo duufaantii Tsunami ay ku dhufatay…
Jig-Jiga-09-Aug-2014-(SDN-Q/J) Akhyaartay fanka iyo suugaanta waxaynu ula haajireynaa xaggaa iyo Jig-Jiga &dhaantadaii dhaantooyinka ugu macaaneyd codadkii Bashiir iyo Khadra ee dhaawasho wacan. jjaahuur@qurbejoog.com.
Muqdisho:Aug,09,2014(SDN/QJ)-Xukuumadda Somalia, ayaa shalay Magaalada Muqdisho kusoo Bandhigtay Wiil Dhallinyaro ah oo ay sheegeen inuu kasoo goostay Kooxda Al-shabaab, kaas oo kooxda ku maqnaa muddo 11-Bilood ah. Goobta lagu soo bandhigaayay waxaa ku sugnaa guddoomiyaha maxkamadda sare ee ciidamada, Cabdiraxmaan Maxamed Tuur-yarre, afhayeenka wasaaradda ammaanka iyo ururada haweenka ee dalka ka dhisan. Wiilkan yar ayaa…