Webmaster

    Siyaasiga Axmed Cabdi Xaabsade oo Somaliland ka rajo dhigay iyo Halka uu u Jihaystay

    Hargaysa 07.Aug 2014 (SDN/QJ)- La-Taliyaha Arrimaha Doorashooyinka ee Madaxweyne Axmed Siilaanyo Mudane Axmed Cabdi Xaabsade oo haatan Ku sugan Magaaladda Jigjida ee Ismaamulka Somalidda Ethiopia ayaa La Filayaa inuu u Baqoolo Dhinaca Magaaladda Saaxdheer ee Gobolka Sool Halkaasi oo la filayo inuu uga sii gudbo magaaladda garoowe ee maamulka Putland kadib markuu ka qayb galo…

    Read More

      Wasiirka Madaxtooyada oo Magaalada Riyaad Kulan kula qaatay Boqor Cabdalaha Sucuudiga Walaalkii SAWIRO

      Jidda 07.Aug 2014 (SDN/QJ)- Boqortooyada sacuudiga oo si meeqam sare ah u  Qaabishay Wasiirka Wasaarada Madax Tooyada Somaliland Mudane Xirsi Xasan Xaaji Cali  iyo waftigii i uu hogaaminayay , Iyadoo qasriga boqortooyada wasiirka iyo waftiga uu  ku  qaabilay Amiin C.Razmaan Bin Cabi Caziiz Aala Sucuud oo ah Boqor Sucuudiga Boqor  C.Laha Walaakii kana mid ah…

      Read More

        “Cali Waran-caddow haddii lagu eryo adigu wasiirada waad ka baahi badan tahay, sababtoo ah adiga libaaxyaa kula socda oo kuwaasaanad waxbababa u helaynba,”Suldaan Maxamed Muuse

        Hargeysa:Aug,07,2014(SDN/QJ)Suldaan Maxamed Muuse Cune oo ka mid salaadiinta Somaliland, ayaa si kulul u weeraray Wasiirka wasaaradda Arrimaha Gudaha Cali Maxamed Waran-cadde, isagoo sheegay inuu ku Hawllan yahay Burburin iyo kala furfurid dhinaca shacabka ah. Suldaanka oo shir jaraa’id ku qabtay Burco Hargeysa, ayaa wasiirka arrimaha ku eedeeyey inuu tallaabooyin qabyaaladaysan ku wado wax-garadka iyo Salaadiinta…

        Read More

          Kahn, Noor set for tight primary in U area

          The end of the divisive race between 42-year incumbent Rep. Phyllis Kahn, DFL-Minneapolis, and Somali-born Mohamud Noor to represent the University of Minnesota’s area at the Capitol is on the horizon. On Tuesday, voters will decide which Democratic-Farmer-Labor candidate has the most support to represent House District 60B at the state Legislature next session. While…

          Read More

            Militant suspect linked to Somali passport scam

            A Somali people-smuggling cell linked to an overseas terror suspect has been able to get dozens of people into Australia through a passport-swapping scam. Confidential Immigration Department documents obtained by Fairfax Media reveal those suspected of being involved in the scam were known to federal authorities but have not been pursued because of a lack…

            Read More

              OGEYSIIS:Wasiirka Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Somaliland Marwo Samsam Cabdi Aadan oo la kulmi doonta dadweynaha Somaliland ee ku dhaqan UK

              Jaaliyada Somaliland UK ( SSUK) waxay dadweynaha Somaliland ee ku dhaqan dalka UK ogaysiinaysaa uguna baaqaysaa inay ka soo qayb galaan kulan la isugu iman doono maalinta Jimcaha ah 8 Aug 2014, 7da galabnimo, kaasoo ku qabsoomi doona The Egyptian House, 95 Bloemfountain Road, White City, London W12 7DA. Halkaas oo Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo…

              Read More

                “Cabdi-weli wuxu ahaa Weriye iyo tifaf-tire curin iyo hal-abuurba lahaa Suulkiisii iyo saxeexiisiiba wuxu kaga tegay saxaafadda” Muj. Boobe Yuusuf Ducaale

                Hargaysa 06.Aug 2014 (SDN/QJ)- Wasiirkii hore ee Wasaarada Warfaafinta Somaliland Md. Boobe Yuusuf Ducaale ayaa waxa uu dhambaal tacsi ah u dirayaa qoyskii, eheladii iyo guud ahaan bahda Saxaafadda Somaliland ee uu ka baxay Alle ha u naxariiste Cabdi-weli Faarax Jaambiir. Sidaa waxa uu Boobe Yuusuf Ducaale ku sheegay qoraal uu caawa ka soo saarey…

                Read More

                  Tobanka Arday ee Ugu Sareeyay Imtixaanaadkii Shahaadiga ahaa ee Dugsiyada Punt land oo la shaaciyay

                  Garowe 07.Aug 2014 (SDN/QJ)- Wasaarada waxbarashada ee dowladda Puntland ayaa Maanta shaacisay natiijadii kasoo baxday imtixaankii shahaadiga ahaa ee dugsiyada dhexee Puntland. Dr Maxamed Cali Faarax wasiir kuxigeenka wasaarada waxbarshada ee dowladda Puntland oo Maanta shir Jaraa’id ku qabtaya xarunta wasaarada ee Garoowe ayaa sheegay in sanadkaan imtixaanka shahaadiga ah ee dugsiyada dhexe ay ufariisteen…

                  Read More

                    Madaxweyne Siilaanyo iyo Wasiirkiisa Warfaafinta oo Tacsi u diray Qoyskii uu Ka Baxay Maareeyihii Wargayska Ogaal oo Hargaysa ku Geeriyooday

                    Hargaysa 06.Aug 2014 (SDN/QJ)-Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo, waxa uu tacsi u dirayaa Bahda Saxaafada, Shacbiga Somaliland, Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii, Asxaabtii ee uu ka baxay Maareeyihii Wargeyska Ogaal Marxuum Cabdiweli Faarax Jaambiir oo ku geeriyooday magaalada Hargeysa. Madaxweynuhu waxa uu marxuumka ku tilmaamay Suxufi door muhiima ka soo qaatay heerka saxaafada Dalku ay…

                    Read More

                      R.Wasaare Cabdiweli: “Waxaan bogaadinay​aa go’aanka Ximan iyo Xeeb ugu soo biirtay heshiishka Gobollada Dhexe”

                      Muqdisho Aug 06, 2014(SDN/QJ)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta bogaadiyey go’aanka Maamulka Ximan iyo Xeeb ugu soo biiray Heshiishka Maamul-u-samaynta Gobollada Dhexe ee Soomaaliya oo ay garwadeen ka tahay Xukuumadda Federaalka, kaasi oo dhabaha u xaaraya in dadka degan gobolladaas ay dhistaan hal maamul Gobolleed oo ay ku midaysan…

                      Read More

                        Marxuun Cabdi Weli Faarax Jaanbiir oo ka Mid ah Tiirarka Saxaafada Somaliland oo Maanta Hargaysa ku Geeriyooday

                        Hargaysa 06.Aug 2014 (SDN/QJ)- Allaah ha u naxariistee Suxufigii weynaa ee Cabdiwali Faarax Jaambiir, ayaa galabta ku oo ay bishi tahay 6-da bisha 8-aad ee sannadka 2014-ka ku geeriyooday Cusbitaalka New Hargeysa ee magaalada Hargeysa oo uu toddobaadyadii ugu dambeeyey u jiifay Xanuun. Allaah ha u naxariistee, Cabdiwali Faarax Jaambiir, ayaa ahaa mid ka mid…

                        Read More

                          Madaxwayne Axmed Siilaanyo oo Tacsi U diray Maxamed Yusuf Jaamac (Dhegay) oo ku geeriyooday Magaalada Hargeysa iyo Marxuum Suleebaan Haybe Xaaji Dude oo ku geeriyooday magaalada Burco.

                            Hargeisa 6/8/2014 (SDN/QJ) Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo, waxa uu tacsi u dirayaa Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii, Asxaabtii iyo Shacbiga Somaliland ee ay ka bexeen Marxuumiinta kala ahMaxamed Yusuf Jaamac (Dhegay) oo ku geeriyooday Magaalada Hargeysa iyo Marxuum Suleebaan Haybe Xaaji Dude oo ku geeriyooday magaalada Burco.   Labadaa Marxuum oo ahaa Odayaashii iyo waxgaradkii kaalinta…

                          Read More

                            Halkan Ka Daawo: Hargeisa:kulan lagu sharciyaynayo Lacagaha Xawaaladdaha Lagu soo Diro ee Dibadda Ka imanaysa

                            Hargeisa 6/8/0214 (SDN/QJ)- Kulan Lagu gorfaynayay Xakamaynta Lacagaha Dibada Looga soo diro dadwaynaha Somalida ee loo soo marinayo Xawaaladdaha Somalida ayaa waxa lagaga hadlay sida ugu fudud ee sharci loogu samayn karo Lacagahaasi soo diraya ,Waxaana Ka soo qayb galay Madaxwayne Ku xigeenka Somaliland ,wasiirka Maaliyada iyo Qaarka mid ah masuuliyiinta Xawaaladdaha Somalida. Hargeisa SDN/QJ…

                            Read More

                              Halkan Ka Daawo : Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo ayaa xafiiskiisa ku qaabiley Wefti ka socday IGAD oo dalka ku joogay maalmahan booqasho

                              Hargeisa 6/8/2014 (SDN/QJ) Madaxweynaha  Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo ayaa xafiiskiisa ku qaabiley Wefti ka socday IGAD oo dalka ku joogay maalmahan booqasho.Waxaana madaxweynaha Kulankan ku wehelinaayey Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici, Wasiirka Arrimaha Dibeda iyo Xoghaya gaarka ah ee Madaxweynaha Mudane, Cali Axmed Cali, Af-hayeenka Madaxtooyada Jamhuuriyada Somaliland, Mudane Axmed Saleebaan…

                              Read More

                                ”Al-shabhab iyo boko haram Waa khatarta kaliya ee Africa” Madaxweyne Obama

                                Washington 06.Aug 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha mareykanka Brack Obama ayaa ku dhawaaqay in dowladiisu ay lacag 33 bilyan ah ay ugu deeqday qaarada Africa ,iyadoo ay jirto in mareykanku uu loolan kula jiro midowga yurub iyo wadanka China. Balse madaxweynaha mareykanka ee kasoo jeeda Africa ayaa qaarada Africa umuujinaya in mareykanku ay garab taaganyihiin. “Madaxweyne ahaan…

                                Read More

                                  DAAWO: Afhayeenka Xisbiga Mucaaridka ah ee Wadani laantiisa Sweden oo ka Khaladaadka isdaba yaalka ah ee xukuumada Kulmiye

                                  Stockholm Aug 06, 2014(SDN/QJ)-Afhayeenka xisbiga Wadani laantiisa Sweden Md. Cantar Kidaar Cune ayaa waxa uu ka hadlay fadhiidnimada dawlada Axmed Siilaanyo iyo wasaaradaha hawlahooda gabay ee hadana ku mashquulay axsaabta mucaaridka dhaliishooda. HALKAN HOOSE KA DAAWO AFHAYEENKA OO QODOBEYNAYA DHALIILAHA KULMIYE SDN/QJ-Stockholm contact@qurbejoog.com

                                  Read More