Obama oo amray duqeynta kooxda ISIS ee isku balaarineysa dhulka Masiixiyiinta Ciraaq
Washington Aug 08,2014(SDN/QJ)-Madaxweynaha Mareykanka Barack Obama ayaa xalay faray ciidamada circa ee Mareykanka in ay duqeymo la beegsadaan kooxda islamiyiinta ee ka dagaalanta Ciraaq ee ISIS hadii ay u soo dhaqaaqaan dhanka buuraleyda ku xeeraan degaanada qowmiyada Kudida oo ay haatan u qaxeen masiixiyiinta Ciraaq. Bulshooyinka Masiixiyiinta,Shiicada iyo Yazidiyiinta ayaa ka yaacaya kooxaha Islamiyiinta ee ISIS…
