Webmaster

    “Waxaan Kulmiye Uga Baxay Sadexda Habrood ee Qaska dalka ka Wada” Siyaasi C.laahi Jawaan DAAWO

    Hargaysa 05.Aug 2014 (SDN/QJ)- Siyaasiga Cabdilaahi Cabdi Xaaji Cumar(Cabdilaahi Jawaan) oo hore u ahaa gudoomiye ku xigeenkii guddidii doorashooyinka ee hore  ayaa ka hadlay arimaha ugu badan ee haatan dalka ka taagan. Siyaasiga Cabdilaahi Jawaan oo maanta shir jaraa,id ku qabtay magaalada Hargeysa ayaa waxa uu ka waramay qodobo la xidhiidha xaalada haatan dalku ku…

    Read More

      Madaxweyne Xasan Shiikh oo ku dhawaaqay hindise awoodsiinaya dhallinyarada

      Washington Aug 05, 2014(SDN/QJ)– Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Shiikh Maxamuud ku dhawaaqay dhowr hindise oo ay ujeedadoodu tahay in awoodsiinta dhallinyarada. Madaxweynaha oo Wawshington DC, oo hadda ku sugan Washington waxaa uu hoggaaminayaa Wafdiga culus oo Dowladda Soomaaliya uga qeyb gelaya shir Madaxeedka taariikhiga ah ee Afrika iyo Mareykanka. Soomaaliya oo ka mid ah wadamada…

      Read More

        Mucaaridka Jabuuti oo laga hor joogsaday in ay Mareykanka u tagaan banaabax ka dhan ah Ismaciil Cumar Geelle iyo Ergeyga USN ee Canada oo ka hadlay

        Toronto Aug 05,2014(SDN/QJ)-Xubno ka tirsan dalada mucaaridka Jabuuti ee USN ee dalkan Canada ayaa laga hor joogsaday in ay Mareykanka u tagaan isu soo bax looga soo horjeedo madaxweyne Ismaciil Cumar Geelle oo dalkaa booqanaya. Sidaana waxa lagu sheegay qoraal uu ergeyga dalada mucaaridka Jabuuti ee Canada Md Xuseen Cabdiraxmaan Cadhoole ku shaaciyay bogiisa internetka….

        Read More

          Somalia Sees Oil Results This Year as BP, Exxon Wooed

          Somalia expects to complete an assessment of its oil and gas potential this year as security gains in the battle against al-Qaeda militants enable foreign investors to return, President Hassan Sheikh Mohamoud said. Seismic studies are being conducted onshore and off the coast of the Horn of Africa nation. Companies including Royal Dutch Shell Plc…

          Read More

            Somali candidate eyes milestone in US race

            MINNEAPOLIS (AP) — In a neighborhood dubbed “Little Mogadishu,” Mohamud Noor can’t walk more than a block without being stopped by someone who wants to shake his hand. Juggling two cell phones and a stack of campaign fliers, he chats them up on his bid for a seat in Minnesota’s House of Representatives. They already…

            Read More

              SADAASHA : HADII GUD. SULAIMAN SANAD U KORDHIYO MADAXWAYNE SIILANYO

              Doorashadii waa soo socota, KULMIYANA  waa sii socda, Inkastoo  Madaxwayne Siilaanyo ku dhawaaqay  inay doorashadu dhacayso waqtigeeda, hadana saan-saankeedi ma muuqdo . Waxa laga shakisanyahay  mudo-kordhin   uu qorshaynaayo    Guddoomiye Sulaiman iyo Golahiisa Guurtidu. Hadaba ,  maxaa dhici kara hadii  mudo kordhin   loo  samaeeyo Madaxwayne Siilaanyo ? Waxa dhici kara sadex xaalo oo kala daran: A)…

              Read More

                British Red Cross launches emergency appeal to tackle Ebola outbreak

                Press Release For immediate release    4 August 2014 For further information   Henry Makiwa Contact number HMakiwa@redcross.org.uk 0207 877 7479     British Red Cross launches emergency appeal to tackle Ebola outbreak •             Delegates have been deployed to the region •             Red Cross teams are helping to dispose of bodies which carry the infec tion •            …

                Read More

                  PRESIDENT ANNOUNCES NEW YOUTH INITIATIVES FOR SOMALIA

                  Washington DC-Monday 3 August, Washington DC: HE The President of Somalia will today announce a range of innovative new initiatives for youth, highlighting the Federal Government of Somalia’s commitment to investing in the next generation. The President is leading the Somali delegation’s participation at the historic US-Africa Summit. The President will address Summit media at…

                  Read More

                    R.W. Cabdiweli: “Heshiiskii M/mul u sameynta gobollada dhexe wax saameyn ah ku yeelan maayo deegaanada ay Puntland maamusho”

                    Muqdisho, Aug 04, 2014(SDN/QJ)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa ka qeybgalay kulan uu soo abaabulay Machadka Cilmi Baarista (The Heritage), isagoo ka jawaabayey su’aalihii ay weydiinayeen ka soo qeybgalayaashii kulanka iyo weliba Qurbo-joogta Soomaaliyeed oo si toos ah internetka ugala socday barnaamijka. Kulankan ayaa waxaa ka soo qeybgalay Bulshada Rayidka,…

                    Read More

                      Gudiga Gurmadka Abaaraha oo cusboonaysiiyey baaqoodii ku wajahnaa xaaladaha nolol xumo ee ka jirta dalka

                      Muqdisho, Aug 04, 2014(SDN/QJ)-Golaha Wasiirrada ayaa dhawaan ku dhawaaqay in dalka ay ka jiraan abaaro daran, iyagoo guddi wasiiro ah u saaray wax ka qabashada abaaraha, waxaana guddiga hoggaaminaya Wasiirka beeraha Cabdi Axmed Baafo, gudiga ayaa maanta soo saaray warbixin dhamaystiran oo ku saabsan Xaaladaha Bani’aadanimo dalka. Guddiga Gurmadka Abaaraha ee Dowladda Soomaaliya oo shaaciyey…

                      Read More

                        Maraykanka iyo Qaarada Africa oo Ku Shiraya Magaalada Washington iyo Madaxweynaha Somalia oo ka hadlay

                        Washington 04.Aug 2014 (SDN/QJ)- Hoggaamiyeyaasha waddammada qaaradda Afrika iyo Maraykanka ayaa shir socon doona 3 cisho wuxuu maanta uga furmay magaalada Washington ee carriga Maraykanka. Shirka waxaa looga hadlayaa sida ugu wanaagsan ee ay dhinaca horumarka isaga kaashan karaan waddammada qaaradda Afrika iyo Maraykanka. Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan sheekh Maxamuud oo kamid ah madaxda ka qayb…

                        Read More

                          Qarax ka Dhacay Boosaaso oo lagu Khaarajiyay Taliyihii Ciidanka Booliska ee Gobolka Bari iyo Sadex Ruux oo kale

                          Boosaaso 04.Aug 2014 (SDN/QJ)- Taliyihii ciidanka booliska gobalka Bari iy saddex qof oo kale ayaa ku dhintay qarax goor dhawayd ka dhacay gudaha taliska qaybta booliska magalada Bosaso. Wararka Na soo gaaraya  ayaa sheegaya Qaraxan inuu sameeyay qof isku soo xiray waxyaabaha qarxa oo gudaha usoo galay qaybta, dadka la dhintay Taliye Muslim waxaa lagu…

                          Read More

                            Xukuumada Somalia oo Shir ka Yeelatay Maanta Nabadgalyada iyo Abaaro dalka ka Jira

                            Muqdisho 04.Aug 2014 (SDN/QJ)- Wasiirrada  xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa magaalada Muqdisho maanta ku yeeshay kulan looga hadlay xakameynta hubka sharci darrada ah, tayeynta waxbarashada  iyo wax ka qabashada abaaraha ka jira dalka. Afhayeenka xukuumadda Soomaaliya, Ridwaan Xaaji Cabdiweli, ayaa kulanka kaddib u sheegay warbaahinta, in shirka oo uu guddoominayey ra’iisal wasaare Cabdiwali Sheekh…

                            Read More

                              Culimada Iyo Salaadiinta Gobolka Togdheer Oo Baaq Ka Soo Saaray Duqaymaha Ka Socda Marinka Qaza

                              Hargisa (SDN/QJ)Rer Qazza waxay go’doon ahaayeen ku dhawaad siddeed sanno , intaasna way dhibbanaayeen , waana markii saddexdaad ee ay yuhuuddu ku soo qaado dagaal ( 2008, 2012 iyo 2014) . Culimada iyo Salaadiinta Gobolka Togdheer ayaa Baaq ka soo saaray Duqaymaha ka socda Marinka Qaza ee lagu gummaadayo Muslimiinta waddanka Falastiin, Baaqa Culimad iyo Salaadintu…

                              Read More

                                Gudoomiyaha Golaha Guurtida oo Kulan la qaatay Wakiilka Urur Goboleedka Igad Daawo

                                Hargaysa 04.Aug 2014 (SDN/QJ)- Gudoomiyaha Golaha Guurtida ee Somaliland Mudane Saleebaan Maxamud Aadan ayaa Maanta Xafiiskisa ku qaabilay Wefti ka socda Urur Goboleedka Igad oo Booqasho ku jooga Somaliland. Wakiilka Urur Goboleedka IGAD u Qaabilsan Somaliya oo Safar ku Jooga Magaalada Hargaysa Ayaa Ka Warbixiyay Wixii Uu Ku Arkay Somaliland iyo Kulan Dhex Maray Gudoomiyaha…

                                Read More

                                  Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Muungaab oo Cisbitaalka Ku Booqday Maanta Haweenkii Ku Dhaawacmay Qaraxii Shalay

                                  Muqdisho 04.Aug 2014 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha gobolka Banaadir, ahna duqa Muqdisho, Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), xubno ka tirsan mas’uuliyiinta maamulkiisa, saraakiil ciidan iyo ururrada haweenka ayaa maanta booqday isbitaal Madiina oo lagu daweynayo 7 haween ah oo ku dhaawacmay qarax shalay lagula eegtay dagmada Hodan, xilli ay ku guda jireen howlo nadaafadeed. Xubnaha booqday isbitaalka ayaa…

                                  Read More

                                    Kulankii labaad ee Is Xogwaraysi ah oo Wasiirka Madaxtooyadu la Yeeshay Jaaliyada Sucuudiga

                                    Jidda 04.Aug 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka Madaxtooda Somaliland, Mud.  Xirsi Cali Xaji Xasan oo wali booqasho ku jooga Waddanka Sacuudiga ayaa sii wada kulamadii uu la yeelanaayay Jaaliyada ku dhaqan gobolada dalkaas. Wuxuuna kulankii ugu danbeeyay la yeeshay Jaaliyada Somaliland ee ku dhaqan Magaalda Dammam Ee Dalka Sacuudiga, kulankaas oo isugu jiray soo dhaweyn iyo xog-waraysi…

                                    Read More