Webmaster

    Waxan Ku Baaqayaa Siyaarada Sheekh-Zubeer Awal Tobanka Bisha Dul-Haja” Muriidka Sheekh-Isaxaaq

    Hargeisa 4/8/2014 (SDN/QJ)- Muriidka Qabriga Sheekh-Isaxaaq Sh-Siciid Sh-C/Raxmaan Sh-Siciid Oo Maalintii Sabtida Booqday Qabriga Sheekh-Zubeer Awal Ee Ku Yaalla Degaanka Jiidali Ee Bariga Magaalada Ceerigaabo Ayaa Wuxu Halkaas Kaga Dhawaaqay Muddada La Qabanayo Siyaarada Sheekh-Zubeer Oo Aalaaba Bulshada Degaannadaasi Siyaartaan Sannad Kastaba. Muriidka Sh-Isaxaaq Kalokii Uu Qabrigaas Gaadhey Waxa Kusoo Dhoweeyey Waayeelka Iyo Muriidka Sheikh-Zubeer…

    Read More

      Urur-goboleedka IGAD oo Iftiimiyey in Doorashooyinka Somaliland Muhiim u Yihiin Dalalka Geeska Afrika

      Hargeysa 4/8/2014 (SDN/QJ)- Wefti  ka socda dalalka ku bahoobay Urur-goboleedka IGAD oo dalka ku sugan, ayaa sheegay in ujeeddada safarkoodu ku salaysan yahay in ay xukuumadda ku dhiirigeliyaan qabashada doorashada badhtamaha sannadka 2015, iyagoo xusay in doorashooyinka Somaliland muhiim u yihiin waddamada Geeska Afrika. Weftigan oo xafiiska Wasaaradda Arrimaha Dibadda kulan kula yeeshay  wWasiirrada Khaarajiga,…

      Read More

        Obama Oo Weerar Afka ah Ku Qaaday Dhiggiisa Ruushka

        Washington:Aug,04,2014(SDN/QJ)-Madaxweynaha dalka Maraykanka Barack Obama ayaa si kulul u weeraray Dawladda ay sanadahan dambe is hayaan ee rusia. Obama oo Waraysi siinayey  Majalad laga leeyahay dalkiisa, ayaa tilmaamay inay Dawladda Ruushku halis ku Hayso Ammaanka iyo degenaanshaha dunida nabadda jecel.   Obaama oo aad u careysan ayaa sheegay in dowladda Ruushku aysan waxba ku soo…

        Read More

          Dhuxul iyo Maxamuud Xaashi Oo Shalay Bulshada U Muujiyey Inaanu Madaweyne Siilaanyo Awoodin Ka Jawaabidda Su’aalaha Saxaafadda

          Hargeysa:Aug,04,2014(SDN/QJ)-Wasiirka Duulista Hawada iyo Gaadiidka cirka somalilad Maxamuud Xaashi Cabdi iyo Afhayeenk Madaxtooyada Axmed Saleebaan Dhuxul, ayaa shalay Shacabka reer somaliland u diray Farriin si dadban u muujinaysa inaanu madaweyne Siilaanyo  lahayn awood uu kaga jawaabo su’aalaha saxaafaddu  weydiiso markii ay diideen in wax su’aalo ah la weydiiyo. Labadan masuul oo ku caan baxay ka-bad-badinta…

          Read More

            Puntland Oo Dhirbaaxo Siyaasadeed Kala Kulantay Siyaasi Miisaan Leh Oo ay Hore Xulufo Beeleed u Soo Ahaayeen

            Nairobi:Aug,04,2014(SDN/QJ)-Tirada Saraakiisha sarsare ee kasoo horjeedsanaysa Dhawaaqii Puntland ku diidday Maamulka Gobolada Dhexe ayaa soo kordhay, iyadoo Ergayga Gaar ah ee Ururka EGAD uqaabilsan Somalia Maxamed Cabdi Afey uu noqday ninkii ugu dambeeyey ee tallaabada dawladdu Qaadday hambalyeeyey. War Saxaafadeed uu Ergaygu ka soo saaray Magaalladda Addis Abeba ayaa waxa uu ugu hambalyeeyey Dowladda Federalka…

            Read More

              Muuse Biixi Oo Wali Gucle Ugu Jira Sidii Uu Taageerayaal ugu Yeelan Lahaa Guddida Fulinta Xisbigiisa iyo Garabk Kasoo Horjeeda Oo Dusha Kala Socda

              Hargeysa:Aug,04,2014(SDN/QJ)-Guddoomiyaha Xisbiga Talada Somaliland haya ee Kulmiye Muuse Biixi Cabdi ayaa orod iyo gucle badan ugu jira sidii uu xubno isaga taageersan ugu dhexyeellan lahaa Guddida fulinta ee xisbiga ooh ore ay u soo xuleen garabka Isaga kasoo horjeedaa oo ka buuxiyey xubno iyaga taageerayaal u ah. Mudane Muuse Biixi oo dhawaan dhirbaaxo siyaasadeed oo …

              Read More

                “Samaalow Miyaanay ceeb kuugu fillayn adiga oo Wasiirkii Maaliyadda ah in tuulooyinka aad kasoo jeedo ee Allay-baday iyo Wajaale aad 13-Jeer Safar Ku Tagto si…….”Xildh. Cabdiqaadir Askar

                Hargeysa:Aug,04,2014(SDN/QJ)-Cabdiqaadir Askar Xuseen oo ka tirsan Mudanayaasha Golaha Wakiillada somaliland, ayaa eedo kulul oo la xidhiidha eex iyo qabyaalad dusha ka saaray Wasiirka Maaliyadda somaliland cabdicasiis Maxamed Samaale.  Xildhibaan Askar ayaa wasiirka ku tilmaamay nin ku jira Dagaal ka dhan ah cidd kasta oo siyaasad ahaan  uu u arko inay ka dhan yihiin, isla-markaana tallaabooyinka…

                Read More

                  DAAWO:Sida Guulwadeyaasha Axmed Siilaanyo ay sumcadiisa u dilayaan iyo kalsooni laanta in Madaxweynuhu suaal qura ka jawaabi karo

                  Hargeysa Aug 04,2014(SDN/QJ)-Kulankii madaxweyne Axmed Siilaanyo uu madaarka Haregysa kula yeeshay saxaafada Somaliland ayaa sawir ka bixiyay habdhaqan xumada shaqaalaha Madaxtooyada iyo sida saxaafada Somaliland ay ula macaamilaan. Arki meysida Madaaxda Caalamka iyo saxaafada oo sidan oo kale cameradaha hortooda sidan isula dhaqmaya,waxaana hawshoosii gabay shaqaalaha madaxtooyada Somaliland oo Guulwadenimadu noqotay aqoonta qura ee shaqada…

                  Read More

                    DAAWO:Xildhibaan Riyo “Hadii waraaqihii Cigaal iyo Riyaale sexeexay hadii aaney sharci aheyn Siilaanyona madaxweynenimadiisu sharci ma aha

                    Burco Aug 04,2014(SDN/QJ)-Xildhibaan Jaamac Axmed Faarax (Abwaan Riyo) oo ka tirsan Gollaha Guurtida Somaliland ayaa ku tilmaamay xiisada Baliga Diriye Guleed ay ka danbeyso Xukuumada Axmed Siilaanyo oo nidaam qabyaaladeed ku taagereysa mid a mida beelaha degaanka Burco. Xildhibaan Jaamac Riyo ayaa sheegay in xiisadan ay ka dhalatay nidaam dhul balaarsi oo qeyb ka ahaa…

                    Read More

                      “Waxaanu haasawnay guddoomiyahayaga oo waxaan ku idhi Waar magacan Habar jeclo maxaa idiin diiday sida kuwa Kale“ Xaaji Cabdi Waraabe.

                      Hargaysa 04.Aug 2014 (SDN/QJ)- Xaaji Cabdikariin Xuseen(Cabdiwaraabe),ayaa kelmad kaftan ah ku bilaabay hadal waano iyo dar daaran ah oo uu ka jeediyay kulan lagu daah furayay Mashaariicda Horumarineed ee sanadkan dalka laga hr galinayo oo lagu daah furay hotel Ambasator ee magaalada Hargeysa . Kelmadda katanka ah ee Xaaji Cabdiwaraabe,ayaa markii uu carabka ku dhuftay…

                      Read More

                        Sarkaal ka Tirsan Ciidamada Somalia oo Gurigiisa Hub badan laga soo Qabtay Kaas oo la Sheegay in Lagu Gumaado Shacabka Somaliyeed DAAWO

                        Muqdisho 04.Aug 2014 (SDN/QJ)- Ciidanka Ammaanka magalada Muqdisho ayaa xalay weerar ku qaaday guri ku yaala xaafada Buulaxuubey ee degmada Wadajir halkaasoo lagu sheegay in hubka si hoose dadka looga iibiyo. Wararku waxay sheegayaan gurigaasi inuu degan yahay Sarkaal ka tirsan ciidanka DF kaasoo magaciisa lagu sheegay Cabdi Ileys waxana ilaaladiisa iyo ciidanka DF dagaal…

                        Read More

                          Waa Kuma Hogaamiyaha Dagaal ee u Dhashay Falastiin Isla markaana Hurdo la’aanta ku riday Sirdoonka Israa’il?

                          Gaza 04.Aug 2014 (SDN/QJ)- Marwaan Cabdalkariim Ciisa oo lagu naanayso Abu Baraa’ waa hoggaamiye milateri oo Falastiini ah, sannadkii 1965kii ayaa uu ku dhashay Marinka Qaza, muddo shan sano ah waxa uu ku jiray xabsiyada Israa’iil, afar sano oo kalana waxa uu u xidhnaa maamul hoosaadka Falastiiniyiinta ee ururka Fatax hoggaamiyo, kadib markii loo arkay…

                          Read More

                            “Qofkii Al-shabaab Ah Ee La Soo Qabto Waxaa Hal Mar lala Tooganayaa Waalidkiisa” Cabdiraxmaan Tuur-yare. DAAWO

                            Muqdisho 04.Aug 2014 (SDN/QJ)- Gudoomiyaha maxkamada sare ee ciidamada qalabka sida, ee Soomaaliya Md. C/raxmaan Maxamuud Tuur-yare oo la hadlay warbaahinta kadib markii dil saddex dhallinyaro maanta ay maxkamaddu xukun toogasho ahaa ku fulisay ayaa in waaliddiin badan ay xidhan yihiin, kuwaas oo uu ku eedeeyay inaanay soo wargelin wiilashooda oo ka mid ahaa Al-shabaab….

                            Read More

                              Madaxweyne Xasan Sheekh oo Ka Fal Celiyay Xidhiidhkii ay Punt land u Jartay Dawlada Federaalka {DHAGAYSO}

                              Muqdisho 04.Aug 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Dowlada Federalka Somaliya Xasan Sheekh Maxamud ayaa ka hadlay go,aanka Puntland ugu jartay xiriirka ay la wadaagtay Villa Somalia, wuxuuna sheegey in uusan soo dhaweyn doonin hadalka kasoo yeeray Madaxda Dowlada Puntland. “Dalka Somaliya waa mid 22 sano Annagu awood kuma aanu hayn midnimada ummadda waxaa jiray qaar ka mid…

                              Read More

                                Sifooyinka ay ku Kala Duwan Yihiin Afar Madaxweyne oo Somaliland Soo Maray iyo Is barbar dhiga Gudoomiyaha Madasha Wada Tashiga

                                Hargaysa 04.Aug 2014 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha Madasha Wada-tashiga Somaliland Mujaahid Xasan Guure Jaamac, ayaa isbarbar dhig ku sameeyey Afartii Madaxweyne ee dalka iskaga dambeeyey, waxaanu sheegay in ALLE ha u naxaxiiste labadii Madaxweyne ee Somaliland ugu horeeyey Cabdiraxmaan Axmed Cali iyo Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal ay ahaayeen laba Madaxweyne oo Umadda daacad u ahaa, oo aan…

                                Read More

                                  Abwaan Mubaarik Qoorubaxay oo Ablo ablayn uu Ku Sameeyay Heestii Nolosha Cusub kuna Taageeray Aragtidii Cabdi Good DAAWO

                                  Hargaysa 04.Aug 2014 (SDN/QJ)- Heestii Nolasha Cusub Soo dhawee ee uu Curiyay Abwaan C/risaaq Xaamud Caydiid – Jaylaani ayaa Mudooyinkii u danbeeyay Waxay haysatay Bogaga Hore ee Lagu Falanqeeyo Suugaanta Somalida. Abwaano door ah ayaa ka qayb galay ablo ablayn ku wajahan Sida uu yahay Miisaanka Heestani Qaar ka mid ahi Waxay sheegeen in Heestani…

                                  Read More

                                    Mashruucii u Horeeyay ee Horumarinta Somaliland oo Si Rasmi ah loogaga Dhawaaqay Caasimada Hargaysa Iyo Meelaha uu Saamaynayo

                                    Hargaysa 04.Aug 2014 (SDN/QJ)- Waxaa  lagu daah furay Hotel Ambassador ee magaalada Hargeysa Mashruuca horumarinta Somaliland  kaasoo ah kii ugu horreeyay ee noociisa ah ee dalka Somaliland laga hir galiyo Ugu horrayn Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta Qaranka  Sacad Cali Shire oo ka hadlay Mashruuca horumarinta Somaliland ee  shalay la daah furay wa uu kaga duwan yahay…

                                    Read More

                                      Baraha Internet-ka ee bulshada wax isku dhaafsato oo Ruushku shuruuc adag ku soo rogay

                                      Moscow 04.Aug 2014 (SDN/QJ)- Golaha sharci dejinta ee dalka Ruushka ayaa doodo iyo muranno la xiriira xadaynta iyo kontroolka baraha internetka ka yeeshay fadhiyo joogta ah, taasi oo ugu dambaynti u codooyay shuruuc badan oo qusaysaa internet-ka iyo baraha bulshada. Sharci cusub oo la soo rogay ayaa ka dhaqan-galayo waddanka Ruushka kaasoo xadidaayo isticmaalayaasha baraha…

                                      Read More

                                        Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland oo Daahfuray Mashruuc Wax badan ka Taraya Adeegyada Aasaasiga ah

                                        Hargaysa 03.Aug 2014 (SDN/QJ)- Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil(Saylici),ayaa maanta Hotel Ambassador ee magaalada Hargeysa ka furay Mashruuca horumarinta Somaliland kaasoo wax lagaga qabanayo dhinacyada xoolaha,deegaanka,biyaha beeraha iyo waddooyinka.   Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland,ayaa ku dheeraaday sida  ay mashaariicdani muhiim ugu yihiin dalka Somaliland isagoo sheegay in ay yihin kuwi ugu horreeyay ee ay dawladda…

                                        Read More