Webmaster

    3 Women Killed in Mogadishu Blast

    Somali officials say a bomb blast in the capital has killed three women and wounded at least seven other people. Authorities say the victims are municipal street cleaners who were working when the bomb exploded in a pile of trash Sunday in Mogadishu’s Hodon district. There was no immediate claim of responsibility for the blast….

    Read More

      Somalia executes three Shebab militants

      Three suspected Shebab Islamic militants were executed by firing squad in Mogadishu on Sunday, Somali police said. All three had been condemned to death for murder, police chief Abdi Mohamed told AFP, with one of the men allegedly taking part in an assault on the presidential palace last month. The executions come three days after…

      Read More

        Somalis find new option on airwaves: sports radio

        MOGADISHU, Somalia – For decades Somalia’s airwaves have been filled by radio stations broadcasting news of the country’s long-running violence or troubled clan politics. But now Somalis can listen to a dedicated sports radio station. Gool FM airs sports only, no politics. The station’s managers believe an increase in sports coverage can promote peace and…

        Read More

          Three women killed in Mogadishu bomb blast

          At least three women have been killed and several others injured in the Somali capital Mogadishu after a bomb went off in a pile of rubbish. The explosion occurred as the victims, thought to be street cleaners, were sweeping roads in the southern Hodon district, police said. “We are not sure if the bomb was…

          Read More

            Raysal Wasaaraha Somalia oo Ka Qayb galay Kulan looga hadlayay Xaalada amni iyo Su’aalo la Weydiiyay

            Muqdisho 03.Aug 2014 (SDN/QJ)- Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya, Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa maanta Muqdisho uga qayb galay kulan looga hadlay xaaladda amni ee caasimadda dalka. Kulanka oo lagu qabtay Hotel Jaziira ee magaalada Muqdisho waxaa qaban qaabiyey machadka daraasaadka ee Heritage, waxaana ka qayb galay xubno ka socday qaybaha kala duwan ee bulshada. Ra’iisal wasaaraha…

            Read More

              Madaxweynaha Maamul Goboleedka Punt land oo ka Raali Geliyay Fannaaniintiisa Garaacis ay Ilaaladiisu ku Sameeyeen

              Garowe 03.Aug 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Dowlada Puntland C.wali Maxamed Cali Gaas iyo Marwadiisa Hodan Siciid ayaa  kulan qado ah ku qaabilay Abwaanka iyo Kooxda Waaberi Puntland ka dib markii jug jugeyn iyo garaacis ay kasoo gaartey habeenimadii 1 Augsto 2014 xafladii lagu qabtay xarunta baarlamanka Garowe qaar ka mid ah Ilaalada Madaxweyne Gaas. Kulanka ay…

              Read More

                Sheeko lala Yaabay: Mid ka Mid ah Telefishanada Caanka ah oo Sheegay in Saadaam Xuseen Nool yahay Yaa hadaba la daldalayDaawo

                Hargaysa 03.Aug 2014 (SDN/QJ)- Muuqaalkan aad hoos ku daawan doontaan waa mid dhawaan ka baxey Telefishinka caanka ah ee AlArabiya, waxaana barnaamijkan diirada lagu saaray hadal lala yaabey oo dhawaan kasoo baxey mid ka mid ah dadkii ugu dhawaa Madaxweynihii Mareykanku daldalay ee Ciraaq Saddaam Hussein. Barnaamijkan oo dad badan ka yaabiyay ayuu Telefishinku soo…

                Read More

                  Man-hajka Waxbarashada Somaliland oo mar kale la dhaliilay

                  Man-hajka Waxbarashada Somaliland ayaa la dhaliilay qaabka loo diyaariyay, xilli Wasaaradda Waxbarashadu dhawaan sheegtay in dib u habayn lagu samaynayo. Dhaliilaha loo jeedinayo Manhajka  ayaa waxa ka mid ah, qaabka loo diyaariyay sida ay diirada u saarayso aqoonta Maxaliga ah ee dalka iyo waddaniyada , waxaanay Khubarada Waxbarashada dalku ku tilmaameen inaanu wax saameyn ah…

                  Read More

                    Ururka Igad oo Somaliland ka Caawinaya Qabsoomida Doorashada Sannadka Soo Socda loo balansan yahay

                    Hargaysa 03.Aug 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka Arrimaha Dibada ee Somaliland ayaa Maanta Dalka ku soo dhaweyey Wafti ka socday Urur Goboleedka IGAD, kuwaasi oo muddo saddex cisho ah dalka Somaliland ku sugnaan doona, waxayna sheegen in ay Somaliland ka Caawindoonan Doorashada Madaxtooyada  ee la Fillayo in ay Qabsoonto Sanadkan soo socda Badhtamihiisa. Waftigan IGAD Ka socday…

                    Read More

                      “Aniga iyo Golaha Wakiiladuba waxaanu diyaar u nahay in marka Xukuumadu ay qabato Doorasho Golaha Wakiilada ah in aanu amaanadii aanu shacbiga u soo celino” Gudoomiye Cirro

                      Hargaysa 03.Aug 2014 (SDN/QJ)- Gudoomiyaha Xisbiga Waddani ahna Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi Cirro ayaa ka hadlay inay Gole Wakiilo ahaan amaanadii ay ummada u hayeen dib ugu soo celiyaan kadib markii ay Mudo ka badan intii Shacabku doortay ay ku sii nagaadeen Kuraasta Wakiilada. Gudoomiyaha ayaa Waxa uu ka hadlay Sida ay…

                      Read More

                        Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo Si Diiran Maanta Caasimada Hargaysa loogu Soo dhaweeyay SAWIRO

                        Hargaysa 03.Aug 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland. Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay ka dib hawlo shaqsi ama fasax-gaaban oo uu  ku joogay Wadanka Ingiriiska. Madaxweynaha iyo Xubnaha Wehelinayay waxa si weyn loogu soo dhaweeyey Dalka gaar ahaan Caasimada Somaliland ee Hargeysa iyadoo lagaga hortegay Garoonka Diyaaradaha ee Egal International…

                        Read More

                          Xog Sir ah :Wargayska Dhinaca Sirdoonka Wax Ka Qora Oo Daabacay Warbixin ku Saabsan Maamulka Dekadda Berbera oo lagu Wareejinayo Shirkadda Bollore oo laga Leeyahay Dalka Faransiiska.

                          Hargeisa 3/8/2014 (SDN/QJ)-Wargeyska ka soo baxa dalka Faransiiska Indiean Ocean ee wax ka qora Heshiishyada qarsoon iyo sirraha aalaaba ay qariyaan madaxda dunida sadeexaad ayaa qorraal ka qoray Shirkada Bollore oo si wayn u dannaynaysa Dekeda Berbera. Jariiradu waxay sheegtay in socdaalkii shirkada Bollore ku tagtay Somaliland aya wadada u xaadhaysay sidii loo diyaarin lahaa heshiis…

                          Read More

                          Xiddigii Reer Brazil oo Ka Soo Kabmey Dhaawicii Ka Soo Gaadhey Koobkii Kubadda Cagta ee Aduunka. (By Jaahuur)

                          Brazil-03-AUG-2014-(SDN/QJ) Saaxiibayaal qormadeena ciyaaraha waxaynu maanta ku soo qaadaneynaa xiddiggii reer Brazil iyo Barcelona Neymar oo soo kamey dhaawicii ka soo gaadhey koobkii kubadda cagta ee aduunka una safan doona naadigiisii Barcelona oo la ciyaari dooona naadi ka mid ah naadiya dalka Meixco Aug 18-da. Naymar oo runtii ahaa lafdhabarkii xulka Brazil ayaan calfan inuu…

                          Read More

                            Halkan Ka Daawo :Soo Guryo Noqoshadii Madaxwayne (Siilanyo) Iyo Af Qabatinkii Saxaafada Ee Axmed Saleban Dhuxul Afhayenka madaxtoyada

                            Hargeisa 3/8/2014 (SDN/QJ) Hargeisa madaxwaynaha somaliland ayaa maanta dalka dib  ugu soo laabtay ka dib markii uu soo gaadhay garonka diyaaradaha cigal inernainal ayaa eripot ayaa saxafada  madaxa banaan  iyo kuwa dawliga ahba  uu kula hadlaayey  ayaa saxaafada  madax banaan ay  su,aalo   ay  madaxwaynaha ka wadyninayen  waxa si  badheedha u hor  istaagay  afhayenka madaxtoyada…

                            Read More

                              Diyaarad Siday Madaxwaynaha Somaliland Ayaa Maanta Barqadii Soo Cago Dhigatay Dhabada Diyaaradaha Ee Cigaal Internoianl Eriport Ee Magaalada Hargeisa

                              Hargeisa 3/8/2014 (SDN/QJ) hargeisa  Madaxwaynaha jamhuuriyada somaliland axmed maxamed  maxamuud (silanyo) ayaa manta barqadii  ka soo degay garoonka diyaaradah  ee cigal internoinal eiport isaga iyo wafti uu hogaaminayo iyadoo garonkasi  ay  si  balaadhan ugu soo dhaweyen guuda  shaqaalaha dawlada xubno  wasiiro ah  iyo  dadwayne  kale oo aad  u tiro  badan  isagoo  madaxawynu  in  mudo ah…

                              Read More

                                Fududeeyaha Weerarkii Dhawaan Madaxtoyada Somalia Lagu Qaaday iyo Rag Kale Oo Saaka La Toogtay

                                Muqdisho:Aug,03,2014(SDN/QJ)-Waxa Saaka ay maxkamadda sare ee Ciidanka qalabka sidaa dil toogasho ah ku fulisay Saddex xubnood oo Al-shabaab ka tirsanaa, kuwaas oo uu ka mid ahaa ninkii fudaydiyey Weerarkii bishii hore lagu qaaday Madaxtooyada somalia. Dilka Toogashada ah ayaa waxaa uu ka dhacay Xarunta Genaraal Kaahiye ee Magaalada Muqdisho,waxaana Goobjooga ahaa Mas’uuliyiinta Maxkamada Ciidamada Qalabka…

                                Read More

                                  Qarax Lagu Laayey Haween Tiro Badan oo Nadaafad Ku Hawllanaa Magaalada Muqdisho

                                  Muqdisho:Aug,03,2014(SDN/QJ)-Qarax Xooggan ayaa Goor dhaweyd ka Dhacay  Nawaaxiga Carwada ee Degmada Hodan, ayaa waxa uu keenay dhimasho iyo dhaawac tiro badan oo soo gaadhay Haween nadaafad ku hawllanaa. Qaraxan oo Xoogiisa laga maqlay Xaafadaha kala duwan ee Degmada Hodan ayaa ka dhashay kadib markii Haweenka Nadaafada Gobolka qaarkood ay isku dayaan in ay qaadaan Bac-Madoow…

                                  Read More