Wiil Xasan Sheekh Abti u Yahay Oo Loo Wado Xil Muhiim ah
Muqdisho:Aug,03,2014(SDN/QJ)-Wararka laga Helayo Aqalka Madaxweynaha Somalia, ayaa sheegaya in Wiil ay Walaashii dhashay oo lagu magacaabo Taabit Cabdi loo wado xil muhiim ah. Taabit Cabdi ayaa hore u soo ahaa Agaasimaha Madaxtooyada, waxana uu in muddo ah ahaa camal la’aan iyadoo xilkaas hore looga qaaday. Wiilkan ayaa waxa dhashay Gabadh ay madaxweynaha walaalo yihiin oo…
