Webmaster

    Deegaanada ay Kooxda Ahlu Sunna Maamusho Oo Maanta Laga Sooman Yahay

    Dhuusamareeb:July,28,2014(SDN/QJ)-Inkastoo ay Maanta Tahay Muslimiinta Caalamku u degaal degeyaan Munaasibadda Ciidul Fidriga, ayaanay Soomaalida ku dhaqan deegaanada ay gacanta ku Hayso Kooxda Ahlu Sunna Ay maanta ku jiraan Maalin Ramadaan. Gobolka Galgaduud oo ay intiisa Badan kooxdani gacanta ku  Hayso ayaan laga ciidan, iyadoo ay culimada Kooxdaasi sheegeen in la dhamaystirayo Soddonka BIsha Ramadaan. Maamulka…

    Read More

      Madaxweynaha Puntland Oo Cafis Madaxweyne u Fidiyey 120-Maxbuus Oo Jeelasha ku Jirey

      Garowe:July,28,2014(SDN/QJ)-Madaxweynaha Maamul-goboleedka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, ayaa la sheegayaa inuu Munaasibadda Ciida aawadeed Cafi u fidiyey Maxaabiis tiro badan oo ku xidhnayd Jeelasha Maamulkiisa. Madaxweynaha ayaa waxa uu cafis u fidiyay 120 maxaabiis, waxa ayna wararku sheegayaan in Madxaweynaha uu Maxaabiistaasi u daayay farxada ciida awgeed. Taliyaha ciidanka asluubta Puntland sareeye guuto Cali Nuur…

      Read More

        Xukuumada Somaliland oo Xabsiga u Taxaabtay Wakiilkii Telefishanka Universal u fadhiyay Somaliland,iyo Sababaha loo aanaynayo Xadhigiisa

        Hargaysa 28.July 2014 (SDN/QJ)- Ciidanka Bilayska Somaliland ayaa xabsiga u taxaabay Wakiilkii Telefishanka UNIVERSAL  ee Somaliland Maxamed Cabi. Xukuumadda Somaliland ayaa horaantii sanadkan xidhay xarumihii uu Telefishankaasi ku lahaa Somaliland, kaddib markii uu Barmaamujka ka baxa ee Faaliyaha Qaranka ku baahiyay muuqaal ay dayaacayad ku tilmaantay Xukuumadda Siilaanyo oo laga sameeyay Madaxweyne Siilaanyo. Tan iyo…

        Read More

          Afhayeen Dhuxul Oo Xabsiga Dhigay Wariye Uu Si Weyn Qabashadiisa Ugu Taamayey

          Hargeysa:July,28,2014(SDN/QJ)-Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland Axmed Saleebaan Dhuxul ayaa ugu dambayntii Xabsiga Dhigay Wariye Axmed Aadan Rooble oo uu si weyn u raadinayey Maalmihii ugu dambeeyey. Sida ay qurbejoog.com warka ku hayso, waxa wariyahan la qabtay Habeenkii xalay, iyadoo ciidamo boolis ahi si khasab ah u qabteen xilli uu ku sugnaa Badhtamaha suuqa Caasimadda. Lama garanayo waxa…

          Read More

            DAAWO:Arooska inanta uu dhalay madaxweynaha Jabuuti iyo xaqiraada TV-ga Jabuuti ee madax dhaqameedii arooska ka qeyb galay

            Jabuuti July 28,2014(SDN/QJ)-Waxa dalka Jabuuti ka dhacay aroos dalkaas oo idil hantidiisii lagu bixiyay isla markaana lagu xanibay gebi ahaanba hawlihii qaran ee dalkaasi todobaadyadii u danbeeyay. Arooskan oo malaayiin dollar ay ku bexeen ayaa waxa isku guursaday  Inan uu dhalay madaxweynaha Jabuuti iyo wiil uu dhalay  wasiirka waxbarashada Jabuuti. Arooska ayaa waxa lagu casuumay…

            Read More

              Dhamaanba Waddooyinka ku Dhaw Madaxtooyada Somalia oo Ciidamo Gaar ah La Dhoobay iyo Gaadiidka Gaashaaman Oo Isgoysyada Lagu Gooyey

              Muqdisho:July,28,2014(SDN/QJ)-Waxa Saaka dhamaanba Isgoysyada iyo Waddooyinka kala duwan ee Madaxtooyada Somalia soo gala iyo waliba Irrida Hore ee Aqalkaas lagu arkayaa ciimada sida gaarka ah u tababaran ee loo yaqaano Alpha Group-ka, kuwaas oo heegan sare ku jira. Ciidamadan waxaa wehlinaya oo la jooga Ciidanka Koofiyad-casta loo yaqaan ee sida gaarka u tababaran iyo  ciidan…

              Read More

                Ergayga Qaramada Midoobay u qaabilsan Somalia Oo Hambalyo u diray Shucuubta Soomaaliyeed

                Nairobi:July,28,2014(SDN/QJ)-Nickolas Kay oo ah Ergayga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Somalia ayaa dabaaldegga Ciidul-fidriga awgeed shucuubta Soomaaliyeed u diray Hambalyo iyo Bogaadin. Mudane Kay ayaa war-saxaafadeed Hambalyo ah oo uu shacabka soomaaliyeed u diray u qornaa sidatan: “Iyadoo ay Soomaaliya u dabbaaldegayso Ciidda Soonfurka, waxaan dhammaan Soomaalida iyo qoysaskooda u rajeynayaa Ciid Wanaagsan/Ciid…

                Read More

                  Guddoomiyaha Waddani Oo Munaasbidda Ciiddul-fidriga Dhambaal Hambalyo ah u Diray Shacabka Somaliland

                  Hargeysa:July,28,2014(SDN/QJ)-Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani, ahna Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi(Cirro), ayaa dhambaal Hambalyo ah u diray Guud ahaanba shacabka Somaliland Munaadibadda Ciidul-Fidriga awgeed. Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Wadani islamarkaana ah Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland  Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi(ciro),oo fariinta Dhambaalkan hambalayada ah ee uu udirayo Shacbiga Reer Somaliland soo gaadhsiiyay,Shabakada Wararka…

                  Read More

                    Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland oo Khudbadii Salaada Ciida si adag u canbaareeyay Xasuuqa Qasa,Cadowga Somaliland Ku Tilmaamay Somalia {DHAGAYSO}

                    Hargaysa 28.July 2014 (SDN/QJ)-Ku simaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne ku Xigeenka Jamhuuriyada Somaliland Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici ayaa Boqolaal ka mid ah Shacbiga Caasimada waxa uu labada rakcadood ee Salaada Ciidul Fidriga kula tukaday Saaka Masjid Jaamaca Weyn ee Caasimada Hargaysa. Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland ayaa si Weyn u Canbaareeyay Gumaadka iyo Xasuuqa Baahsan ee…

                    Read More

                      Somali president’s aides ‘sent arms to militants’

                      The United Nations has accused two advisers to the Somali president of sending arms to al-Shabaab in a shipment which arrived just weeks after the Islamist militant group’s fighters stormed a shopping mall in Nairobi last September and killed at least 64 people. One of the aides, Musa Haji Mohamed Ganjab, allegedly claimed to have…

                      Read More

                        Qurbejoog.com:Ciid Mubaarik Dhamaan Akhristeyaal

                        London July 28,2014(SDN/QJ)-Bahda Qurbejoog/somalidiasporanews.com  ayaa waxa ay halkan uga dirayaan dhamaan akhristeyaasheena ciid mubaarik. Sidoo kale waxaanu dhamaan umadda Muslimka eebe uga baryeynaa in uu ka aqbalo cibaadadoodii bisha Barakeysan ee Ramadaan. Ciidan Ciideedana eebe SWT waxaanu ka baryeynaa in uu nagu gaarsiiyo bash bash iyo barwaaqo. SDN/QJ-London contact@qurbejoog.com

                        Read More

                          Turkiga oo mar kale qorsheynaya in uu Markab Mucaawino u diro Gaza

                          Istanbul July 28,2014(SDN/QJ)-Hay’ada mucaawinada ee dalka Turkiga IHH ayaa shaacisay in ay diyaarisay Markab mucaawino sida oo ku siijeeda magaalada Gaza ee lagu hoobtay. Madaxa hayada oo arinkan saxaafada uga waramay ayaa sheegay in dawlada Turkiga ay ka codsadeen in ay ogolaashada siiso. Isla markaana ay doorkan dalbadeen in ciidamada Turkigu ay gelbiyaan markabkan mucaawinadada…

                          Read More

                            UN Says 350,000 People In Somalia May Die Of Malnutrition

                            MOGADISHU (Reuters) – The United Nations has reported alarming rates of malnutrition in the Somali capital where aid agencies cannot meet the needs of 350,000 people due to insufficient funds, drought and conflict. The U.N. Office for the Coordination of Humanitarian Affairs (OCHA) said the Somali government had compared the situation to the run-up to…

                            Read More

                              The Mismatch Interests on Tribal Politics in Somalia

                              Introduction     Somalia, a domicile of inferno, analytically corrupt, where immoral and ethical dishonest are all on primed. A home of piracy and a self-haven of International Terrorism, all at once this Failed State procures admiration, veneration and respect from the most Liberal States of the world, such as the United States and Britain. Beyond…

                              Read More

                                Ra’iisul Wasaare Cabdiweli oo Ummadda Soomaaliyeed ugu Hanbalyeeyey Munaasabadda Ciidul Fidriga

                                 Muqdisho July 27, 2014(SDN/QJ)- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiwali Shiikh Axmed Maxamed ayaa shacabka Soomaaliyeed iyo dhammaan shucuubka Islaamka ugu hanbalyeeyey munaasabadda Ciidul Fidriga. Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa u rajeeyey dadka Soomaaliyeed in ay ciiddan Cideeda ku gaaraan nabad iyo horumar , isla-markaasina ay ka adkaadaan cadawgooda ka hortaagan nabadda iyo dowladnimada….

                                Read More