Webmaster

    Xildhibaan Cabdiraxmaan Dheere Oo Ka Muraara-dillaacsan Isbahaysi Beelo Somaliland Degaa ku Doonayaan inay Hoggaanka Dalka ku Qabsadaan

    Hargeysa:July,30,2014(SDN/QJ)-Xildhibaan Cabdiraxmaan Cismaan Caali (Cadbiraxmaan dheere) oo ka mid ah Mudanayaasha Goolaha Wakiillada Somaliland, ayaa ka hor yimi  hannaan Beelo ka mid ah kuwa somaliland degaa ay ku doonayaan inay ku samaystaan isbahaysi ay Hogaanka dalka kula wareegayaan. Xildhibaanka oo u warramay Wargeyska Dawladda ee Dawan, ayaa tilmaamay in siyaasadda lagu raadinayo Habar-magaalenimadu ay tahay…

    Read More

      Muqdisho:Abaal-marino Loo Ballanqaaday Dadka Xogaha Al-shabaab Soo Gudbiya iyo Waxoogaa Guulo ah Oo Laga Gaadhay

      Muqdisho:July,30,2014(SDN/QJ)-Abaal-marino loo Ballanqaaday qof kasta oo soo Gubiya Macluumaad la xidhiidha Miinooyinka ay kooxda Al-shabaa dhulka gelinayso iyo kuwa ay ku xidhayaan Gaadiidka gaarka loo leeyahay, ayaa u muuqda qaar tallaabooyinkii ugu horreeyey qaaday. Balan-qaadyadan oo ay samaysay wasaaradda Amnigu ahaa ah qaar qofkasta oo macluumaadkaas keena lagu siinayo Abaalmarin shakhsi ah oo uu ku…

      Read More

        Wiil 16-Jir ah Oo Caafimaad-darro ugu Dhex Dhintay Xabsi Muqdisho ku Yaalla

        Muqdisho:July,30,2014(SDN/QJ)-Waxa Habeenkii xalay ku geeriyooday Xabsiga dhexe ee Magaalada Muqdisho Wiil 16-jir ah oo lagu magacaabi jirey, kaas oo xaaladdiisa caafimaad maalmahan kasii daraysay. Hooyada Wiilkan yar dhashay oo lagu magacaabo Sacdiya Maxamed oo warbaahinta la Hadashay, ayaa xaqiijisay in wiilkeedu uu ku geeriyooday Xabsiga magaalada Muqdisho. Waxaa sidoo kale ay sheegtay Wilkeeda Maxamed Ibraahin…

        Read More

          Halkan Ka Akhri Magacyada Shan Nin Oo Taariikdha Markii Ugu Horraysay Al-shabaab Cafis Ku Sii Daysay

          Muqdisho:July,30,2014(SDN/QJ)-Kooxda Al-shabaab ayaa Markii ugu horraysay waxa ay cafisay shank a mid ahaa Rag ah ku haysay Jeelasha ku yaalla Magaalada Baraawe ee ay gacanta ku haysa, taas oo  noqotay wax filanwaa ku ah Shacabka soomaaliyeed. Hogaamiye kooxeedka Gobolka Shabeellaha Hoose u qaabilsan Al Shabaab Maxamed Abuu Cabdalla, ayaa sheegaaya in raggan ay nasiib u…

          Read More

            “Eedda halkan ka socoto annagu isaaq iyo siilaanyo midna uma haysano’e annagu xirsi-gaab baanu u haysanaa” Cali Khaliif

            Saax-dheer:July,30,2014(SDN/QJ)Xildhibaan Cali Khaliif Galaydh oo ku jira Dhuumaalaysigii iyo dagaalkii uu ka waday Deegaanka Koonfurta Gobolka Sool, ayaa ka Hadlay Sida uu u arko Maamulka uu wali u dagaalamayo iyo Heerka ay filashadiisu tahay. Cali Khaliif oo isagoo Goob Baadiye ah jooga Video soo duubay, ayaa ku dhawaaqay inuu Wada Hadal la furtay Beelaha Deegaannada…

            Read More

              Kent woman released before trial on terrorism charges

              A local Somali woman accused of raising money for the terrorist group al-Shabab was released from custody, pending a trial in Virginia, after more than 100 community members packed a Seattle federal courtroom Tuesday in her support. The decision to release 44-year-old Hinda Osman Dhirane, of Kent, on her own recognizance was made over the…

              Read More

                AMISOM troops captures Al-Shabab weapons and ammunition

                AMISOM troops together with the Somali National Army have today captured an assortment of weapons and ammunition from al Shabaab suspects in the capital Mogadishu. These were seized at the Asuman Atto Garage in Mogadishu town during a cordon and search operation conducted this morning. The weapons recovered include 151 tortoise grenades, 238 Multi- Grenade…

                Read More

                  DAAWO:Abwaaniinta Xuseen Shire Jaamac iyo Cabdi Good oo iswejahay iyo Abwaan Aar oo kala guray

                  London July 30,2014(SDN/QJ)-Waxa TVga Somali Channel isku wejahay fanaaniita Xuseen Shire Jaamac, Faarax Murtiile iyo Cabdi Good oo dhawaan dood suugaan ahi dhexmartay. Abwaaniinta ayaa isku maandhaafsanaa hab qoraalka heesta can baxday ee Nolosha cusub oo ku luuqeeyo fanaanka Maxamed BK. HALKAN HOOSE KA DAAWO BARNAAMIJKA CIIDA SOMALI CHANNEL OO LAGU SOO BANDHIGAY DOODA HEESTA…

                  Read More

                    DAAWO:Aamino Muuse Weheliye oo lagu soo dhaweeyay SNTV

                    London July 30,2014(SDN/QJ)-Suxuufiyada Aamino Muse weheliye ayaa ku biirtay TVga dawlada Soomaaliya oo ay ka sii deyn doonto barnaamijyo ay iyadu curisay. Aamino ooh ore uga soo sheqeysay warbaahinta shisheeye iyo kuwa Soomaalida isla markaana mar jilaa aheyd ayaa haatan ka hawlgeli doonta TVga SNTV. SDN/QJ-London contact@qurbejoog.com

                    Read More

                      War Deg Deg Ah Ciidamadda RRU-Da Hargeysa Oo Raacdo Ugu Jiro Weriye Sagal Mustafe Xasan Nuur iyo xog qurbejoog heshay

                      London 30July14 (SDN/QJ)- Xog ay heshay xafiiska wararka qurbejoog ee london oo xubno ka tirsan Tvga Universal Xaruuntiisa London ayaa waxay u sheegeen qurboo joog in Ciidamadda RRU. Da Hargeysa ay ka badi gobayso  Weriye Sagal Mustafe Xasan Nuur Oo Ka Tirsan Tvga UNIVERSAL .ilo xog ogaal ah ayaa qurbejoog u xaqiijisay in   Wasiirka arimaha…

                      Read More

                        DAAWO: Garaad Cumaamadii ka dhacday”Umad idinka nasab liidata in ay idinka qaadaan doonista ma aha,HabarJelona Isaaqa kale waan ka neceb nahay”

                        Saaxdheer July 29,2014(SDN/QJ)-Garaadka Guud ee Beesha Dhulbahante Garaad Jaamac ayaa hadal uu ka jeediyay madal lagu xusayay Ciidul fidriga waxa uu ka sheegay hadalo deel qaaf ku ahaa madasha iyo mansabka umadeed ee uu huwan yahay. Garaadka ayaa hadaldiisa laga dhadhansanayay inuu yahay nin daad qaaday xubo cuskay,ka dib kolkii beeshiisu la qaadan weyday colaad…

                        Read More

                          DAAWO:Ciidamo ka soo goostay Puntland Laascaanood lagu soo dhaweeyay iyo Taliyaha ciidanka oo sawir ka bixiyay talada beesha Sool

                          Laascanood July 29,2014(SDN/QJ)-Ciidamo ka soo goostay maamul goboleedka Puntland oo ka soo jeeda Gobolka Sool ayaa lagu soo dhaweeyay magaalada Laascanood. Ciidamadan oo lagu biiriyay kuwa qaranka Somaliland ayaa waxa la hadlay taliyaha ciidamada Somaliland qeytiisa todobaad Mahad Canbaashe Celmi. Talliye Mahad waxa uu ka waramay sida talada beesha Sool ay u kala baahsan tahay…

                          Read More

                            Somali Refugees Find an Unlikely Home … In Istanbul

                            ISTANBUL, Jul 29 2014 (IPS) – Among the labyrinth of winding narrow streets just outside a major shopping centre in the Kumkapi neighbourhood of Istanbul is a rundown road, congested with shops and apartments stacked atop one another. Cars somehow manage to come barrelling down the street as people slowly move to the narrow pavement…

                            Read More

                              Libya: refugees pay disproportionate price in violence

                              ROME – Paying one of the highest prices for the escalation of the conflict in Libya are once again refugees – including many Eritreans, Ethiopians, Sudanese, and Somali, said Father Mussie Zerai, head of the Habeshia Agency Cooperation for Development. Habeshia has called for a humanitarian corridor to take the thousands of refugees from other…

                              Read More

                                Dalka Liberia oo xuduudihiisa oo idil la xiray cudurka Ebola oo dalkaa ku fiday awgeed

                                Monrovia July 29,2014(SDN/QJ)-Dalka Liberia oo uu cudurka Ebola aad ugu dii faafayo ayaa waxa la xiray dhamaan xuduudihiisa si loo maareeyo fidida cudurkan halista ah. Xiriirka kubedda cagta ee dalkaas ayaa sidoo kale hakiyay dhamaan tartamadii ciyaaraha noocyada kala duwan si dadka cudurku hayo aaney u qaadsiin bulshada inteeda ka bedka qabta. Xuduudaha dalka Liberia…

                                Read More

                                  DAAWO:Xukuumada Somaliland oo hore dimuqraadiyadii Qabyaalad ugu Doorsatay oo iminka leh Qabyaalad baa laga gudbay

                                  Hargeysa July 29,2014(SDN/QJ)-Wasiirka wasaarada Maaliyada  Somaliland Cabdicasiis Samaale ayaa mucaarid ugu baaqay in aaney qabyaalad wax ku doonin ee ay la yimaadaan fikrado. Wasiirku waxa uu ugu baaqay mucaaridka in laga gudbay xiligii qabyaalada wax lagu heli jiray loona baahan yahay in horumar loogu baaqo bulshada. Hadalkan ayaa fejiciso ku noqday dadka falan qeeya siyaasada Somaliland,…

                                  Read More