Sirdoonka Noway Oo Ka Digay Weerarro Argagixiso Oo Dalkeeda Laga Fuliyo
Oslo:July,29,2014(SDN/QJ)-Kooxaha Sirdoonka u qaabilsan Dalka Norway, ayaa soo saaray Digniino sheegay suurtagalnimada in dalkaasi ay ka dhacaan weerarro argagixiso. Haweeneyda Madaxda ka ah Boliska Ammaanka Norway (PST), Bendicte Bojornland ayaa maanta Shir Jaraa’id ku qabatay caasimadda dalkaasi ee Oslo, iyadoo tilmaamtay inay qaadeen Tallaabooyin lagu adkeynayo Ammaanka Guud, si looga hortago weeraradda argagixisadda ee la…
