Webmaster

    Weekly Press Conference on the Progress of the Government

    Mogadishu, 26 July 2014 – H.E. Mustafa Duhulow today addressed the media in Mogadishu providing an update on the progress of the Federal Government of Somalia (FGS) over the last week. The Minister provided details on various issues such as: Scholarships to Somali students, Federal Government’s proactive efforts to reconcile communities in Hiiraan Region, Parliament’s…

    Read More

      Waxqabadka Dowladda Soomaaliya ee Usbuucii la soo dhaafay

      Mogadishu July26 2014(SDN/QJ) – Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustafa Sheikh Ali Dhuhulow oo maanta Muqdisho kula hadlayey warbaahinta ayaa siiyey warbixinta horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka hadlay arrimo ay ka mid yihiin, Deeqo waxbarasho loo fidiyey ardeyda Soomaaliyeed, Dowladda oo dib u heshiisiin ka dhex wada beelo ku diriray Gobolka Hiiraan,…

      Read More

        Ismaciil Cumar Geelle miyuu Faysal Cali Waraabe uga xoog roonaaday hogaanka Xisbiga UCID?

        London July 25,2014(SDN/QJ)-Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Faysal Cali Waraabe ayaa hore u shaaciyay in uu joojiyay ka hadalka Madaxweynaha Jabuuti ka dib kolkii uu sheegay in madaxweynuhu uu uga awood roonaaday Siyaasda Somaliland. Faysal ayaa sheegay in Madaxweyne Geellaha Jabuuti uu Hargeysa ka sameystay taageereyaal u jawaaba mucaaridka. Iminkana waxa soo baxday in…

        Read More

          Gaadhigii Gaarka u ahaa Cali Khaliif iyo Ilaaladiisii oo u Gacan-galay Ciidamada qaranka Somaliland

          Saax-dheer:July,25,2014(SDN/QJ)-Cutubyo ka tirsan ciidanka qaranka somaliland ayaa la sheegay inay soo qabteen gaadhigii uu watay Xildhibaan cali Khaliif oo dagaal dhuumaalaysi ah kula jirey somaliland. Sida  lagu sheegay war laga akhriyey idaacadda Radio Hargeysa, waxa ay ciidanka qaranku soo saareen War-saxaafadeed ay ku faahfaahinayaan Hawlgal kooban oo ay ku soo qabteen Gaadhiga Xildhibaanka oo xilligaas…

          Read More

            Ujeeddada Wafti Maamulka Puntland u Diray Magaalada Muqdisho

            Muqdisho:July,25,2014(SDN/QJ)-Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Somalia, waxa soo gaadhay Wafti isku jira wasiirro, wasiir-ku-xigeeno iyo waxgarad ka soo jeeda Maamulka Puntland, kuwaas oo tiradooda lagu sheegay ilaa siddeed xubnood. C/raxmaan Yuusuf,  Wasiir ku xigeenka Howlaha Guud iyo Gaadiidka Puntland oo ka mid ahaa Wafdigaasi ayaa faahfaahin ka bixiyey u jeeddada safarkooda isagoo xusay in Madaxda dowladda …

            Read More

              Gabadh u Dhalatay Dalka Jarmalka Oo Xalay Lagu Dilay Mombasa

              Mombasa:July,25,2014(SDN/QJ)-Haweenay u dhalatay Dalka Jarmalka ayaa Xalay Fiidkii hore lagu khaarajiyey Magaalada Dalxiiska ku caanka ah ee Mombasa, sida ay ciidama ammaanku xaqiijiyeen. Haweeneydan, ayaa waxay ka mid ahayd dalxiise-yaasha ku sugan Magaalada Mombasa, waxaana la dilay, iyadoo la socotay nin u dhashay dalka Uganda, oo ay shalay ka wada yimaadeen Magaalada Nairobi. Xilli ay…

              Read More

                Haween Somalia ah Oo Loo Guuriyey Saraakiil Ka Tirsan Ururka Daacish(isis)

                Mosil:July,25,2014(SDN/QJ)-Laba ka mid ah Gabdhaha soomaliyeed oo dhawaan ku biiray Ururka ka dagaallama Dalalka ciraaq iyo siriya ee Daacish, ayaa  ay warbaahinta dalka ingiriisku baahiyeen inay Guursadeen Saraakiil sarsare oo ururkaas ka tirsani. Wargeyska Daily Mail ee Ingiriiska kasoo baxa ayaa qoray in labada gabdhood oo lakala yidhaahdo Salma iyo Sahra Xalane oo mataano ah…

                Read More

                  Gabiley:Nin Dhawaan Xijaabka Dumarka Ku Lebistay Oo Maxkamad La Soo Taagay

                  Gabiley:July,25,2014(SDN/QJ)-Waxa Maalintii shalay la soo taagay Maxkamad ku taalla Magaalada Gabiley nin Bishan gudaheeda lagu qabtay Magaalada Wajaale isagoo ku lebisan Xijaabka Dumarka. Ninkan ayaa la sheegay inuu yahay nin Ethiopian ah, gaar ahaan ka dhashay qoomiyadda Oromada oo si xawli ah u soo gelaysa Magaalada Hargeysa iyo Magaalooyinka kale ee Somaliland. Ninkan ayaa loo…

                  Read More

                    Waxgarad ka Tirsan Gobolka Togdheer oo Wasaarada Xoolaha ku dhaleeceeyay inay banka aroori u rogayso Mashruuc Xoolo naaxineed

                    Burco 25.July 2014 (SDN/QJ)- Shir-Jaraid Oo ay Magaladda Burco ku Qabteen Xildhibaano,Saladiin,Cuqaal,Aqoon-Yahan iyo Waxgaradka Degaanka Banka Aroori Ee Magaladda Burco ayaa eedayn baladhan usoo jeediyay wasaradda xanaanadda xoolaha somaliland oo ay ku Eedeyeen inay Doonayso inay bankaasi aroori ku Xanaanayso Xoolaha ka Yimaada Gobalada Konfureed Ee Dalka Somalia. Shirkani Jaraid Oo ay Goob joog ka…

                    Read More

                      Xogahyihii hore ee arrimaha Dibedda ee UCID:Xukuumada Jabuuti waxa ay hanatay xisbiyadii,Xukuumadii iyo Ganacsatadii Somaliland oo ay siisay Passports(DHEGEYSO)

                      Minneapolis July 25,2014(SDN/QJ)-Xoghayihii hore ee xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Md Yusuf Budle ayaa wareysi uu siiyay bogan qurbejoog.com waxa uu uga waramay sida ay xukuumada Jabuuti khaasatan madaxweynaha dalkaas Ismaciil Cumar Geele ay u maamusho siyaasada Somaliland. Md Budle ayaa sheegay in sadexda xisbi,xukuumadaba iyo Ganacsatada Somalinad ay qaateen Passaport-yo sadex sanadood ah oo…

                      Read More

                        Fadeexad Cusub Askar Maraykan ah oo Dirirta Qasa ka dhinac dagaalamaya Israa’il DAAWO

                        Washington 25.July 2014 (SDN/QJ)- Dawladda Maraykanka, ayay Ceeb wayni ka raacday dagaalka Yuhuudda Israa’iil ku xasuuqaysay Shacabka Muslimiinta Falastiin ee ku dhaqan magaalada Qasa iyo nawaaxigeeda oo ay in ka badan laba toddobaad Duqayn Cirka, Dhulka iyo Badda ah ku hayeen, ka dib markii ay Askar ka tirsan Ciidammada Maraykanku ay ku dhinteen dagaagalka Qasa…

                        Read More

                          Hogaamiyaha Ururka Xamaas oo ogolaaday Xabad Joojin Balse Shardi ka Dhigay in Xanibaada laga Qaado Qasa

                          Gaza 25.July 2014 (SDN/QJ)- Hoggaamiyaha ururka Xamas Khalid Mishcal ayaa wareysi gaar ah oo uu BBC-da siiyay ku sheegay in ay doonayaan xabbad joojin degdeg ah, balse ay la socota in xannibaada laga qaado marinka Gaza. Marshcal ayaa tilmaamay in ay doonayaan Xabad joojin, balse marka hore inay tahay in xannibaadda sideeda bil saran Qaza…

                          Read More

                            Sadex dhallinyaro ah oo la sheegay inay Shabaab ka Tirsanaayeen oo la Toogtay iyo Magacyadooda

                            25.July 2014 (SDN/QJ)- Dawladda Soomaaliya,ayaa Shalaymagaalada Muqdisho ku toogtay afar nin oo ay ku  sheegeen in ay ka tirsanaayeen kooxda Al-Shabaab isla markaana  ka geystay magaalada Muqdisho falal amni darro. Afarta nine ee ay dawladda Soomaaliya maanta ku toogatay magaalada Muqdisho,ayaa lagu eedeeyya in ay geysteen dilal kala duwan oo ka dhacay magaalada Muqdisho isla…

                            Read More