Dil Toogasho ah Oo Saaka Lagu Fuliyey Afar Nin Oo Alshabaab ka Tirsanaa
Muqdisho:Jully,24,2014(SDN/QJ)-Wararka saaka naga soo gaadhaya Magaalada Muqdisho, ayaa sheegaya in Maxkamadda Ciidamada qalabka sidaa ay Dil toogasho ah ku fulisay Afar nin oo ku eedaysnaa Al-shabaabnimo. Afarta Nin ee Saaka Aroortii la dilay, ayaa hore maxkamaddu ugu xukuntay Dil Toogasho, waxana ay tilmaamtay inay ku heshay Falal Dad lagu laayey oo dhammaantood ka dhacay Goobo…
