Wasaaradda Waxbarashada ee Somaliland oo Beenisay in loo soo daabacay Manhajka dalka Somalia
Hargaysa 25.July 2014 (SDN/QJ)- Wasaarada Waxbarashada ee Somaliland ayaa beeniyay Wararkan lagu baahiyey qaar ka mid ah Mareegaha Interneta ee Somaliland kaas oo lagu sheegay In Wasaarada Waxbarashada Somaliland Loo Soo Daabacay Manhaj Lagu Mideeyey Dalkii Laysku Odhan Jiray Somalia. Masuuliyiinta Wasaarada Waxbarashadu waxa ay sheegeen in warakaasi yahay mid aanay waxba ka jirin ….
