Webmaster

    Somaliland Oo Ku Dhawaaqday Inay Danaynayso Sii Socoshada Wada-hadallada Bilaa Natiijada ah ee kala Dhexeeya Somalia

    Hargeysa:July,20,2014(SDN/QJ)-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soamliland Maxamed Biixi Yoonis, ayaa sheegay in xukuumadda uu ka tirsan yahay ay ka go’an tahay sidii ay u sii socon  lahaayeen wada-hadalladii Somaliland iyo Somalia u dhexeeyey oo muddooyinkii dambe Hakad galay. Wasiir Maxamed Biixi oo maalintii shalay dalka dib ugu soo noqday, ayaa xusay inay diyaar u yihiin inay…

    Read More

      Xisbiga Ucid oo Ku Kala Qaybsamay War uu Bixiyay Mas’uul ka tirsanaa Xisbiga Ka Hor intii aanay Xilka ka Qaadin

      Hargaysa 20.July 2014 (SDN/QJ)- Mid ka mid ah Asxaabta mucaaridka Somaliland ayaa sheegay inuu ka war hayo qorshe dawladda Djibouti u gudbisay Maraykanka oo ay ku dalbanayso in ciidamada Nabad-ilaalin ah la geeyo Xuduudka u ay la wadaagto Somaliland. Xoghayaha Arrimaha dibadda  Xisbiga UCID  Yuusuf Budhle oo banaanka laga dhigay Xisbiga Isla markaana uu  fadhigiisu…

      Read More

        Xalay oo Mudo Sodon Daqiiqo ah uu Hawada ka Maqnaa Telefishanka Qaranka ee Somaliland

        Hargaysa 20.July 2014 (SDN/QJ)- Talefishanka dawladda Somaliland, qaybtiisa Setlite-ka ayaa xalay hawada ka maqnayd wakhti gaadhaya Nusa saac, xilli ka mid ah saacadaha loogu daawashada badanyahay. Talefishanka ayaa cawada ka baxay abaaro 10:00 Caweysnimo iyo daqiiqado, waxaanu dib ugu soo noqday 10:30-kii, iyadoo ka soo galay Barmaamujka Kasmaal ee ay Maal-geliso Shirkadda Somtel. Mid ka…

        Read More

          Madax Sare oo ka Tirsan Maamul Goboleedka Punt land oo u Kicitimay Deegaamo laga arkay Kiisas la Xidhiidha Cudurka Dabaysha

          Garowe 20.July 2014 (SDN/QJ)-Wasaradda caafimaadka dowladda Puntland ayaa ku dhawaaqday in kiisas cudur Dabaysha ku saabsan laga helay degmooyinka Towtiiq iyo Jariiban oo ka tirsan Gobalka Mudug. Arrintan ayaa loo aqoonsatay mid qatarteeda xambaarsan loona baahan yahay in si guud looga wada hortago lana qaato tallaalka dabaysha. Wafdi uu hoggaaminayo wasiirka Caafimaadka Dr.Saadiq Eenow ayaa…

          Read More

            Wasiir Cali Warancade oo u Kicitimay Dalka Itoobiya kana hadlay Sababaha Safarkiisa

            Hargaysa 20.July 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka Arrimaha Guddaha Somaliland Cali Maxamed Waran-cadde  oo Galabta u ambabaxay Dalka Itoobiya, waxaanu Wasiirku ka waramay ujeeddadda Safarkiisa uu ugu baxayo  Dalka Itoobiya. hadaba halkan ka daawo Wasiir Warancadde oo ka war bixinaya socdaalkiiisa uu ku tegay dalka Itoobiya. https://www.youtube.com/watch?v=i6yzw6k1xcE Hargaysa SDN/QJ

            Read More

              Xukuumada Somaliland oo Ka Hadashay Inay Marin Muhiim ah u noqotay Dhoofinta Duur Joogta DAAWO

              Hargaysa 20.July 2014 (SDN/QJ)- Xukuumadda Somaliland, ayaa ka hadashay lugta ay ku leedahay eedayn loogu jeediyey Warbixin Urur caalami ah oo ka shaqeeya ilaalinta Duur-joogta Adduunka oo la yidhaahdo CITES, kaasoo warbixintiisa ku sheegay inay Somaliland Marin muhiima u noqotay dhoofinta Duur-joogta sida sharci-darrada ah looga ganacsado oo ay sheegeen inay dhibaato badan ku hayso…

              Read More

                Suicide Bombing Targets Somali Politician in Kismayo

                According to breaking news reports from Kismayo, a suicide bombing occurred in the city. The explosion took place at a house in Kismayo belonging to Iftiin Hassan Baasto, a Somali politician who recently made up with Ahmed Madobe – the Leader of Interim Jubba Administration. As confirmed, 4 of his bodyguards and a female lady…

                Read More

                  Somalia: Police Officers Raided and Killed in Bay

                  As confirmed to Shabelle, almost 10 Somali police officers were killed after an assault by al Shabaab terrorists on the outskirts of Bardaale, Bay region. Local residents have claimed that after the attack police officers halted all forms of movement in the area and have begun search operations. There has been no official statement from…

                  Read More

                    DAAWO:Wasiirka Caafimaadka Somaliland oo Xadhiga ka Jaray Mashaariic laga Hirgaliyay Cisbitaalka Guud

                    Hargaysa July 20,2014 (SDN/QJ)- Wasiirka  Wasaaradda Caafimaadka Somaliland,ayaa  xadhiga ka jaray mashaariic kala duwan oo cisbitaalka guud laga hir galiyay kuwaasoo isugu jiray qaar ay dawladda Somaliland fulisay,kuwo ay hayad way wasaarada wada shaqayn leeyihiin ka caawisay iyo qaar ay dhismahooda fuliyeen hablo muwaadiniin ah oo dalka iyo dibadiisa ku kala sugan. Ugu horrayn Wasiirka…

                    Read More

                      DAAWO:Dood ay fooda isku dareen xisbiyada Kulmiye iyo UCID, Halka xisbaga Wadani uu dooda ka muquurtay

                      Hargeysa July 20,2014(SDN/QJ)-Dood ka baxday TVga Qaranka Somaliland oo ay ku herdemeen xisbiyada Kulmiye iyo UCID ayaa wax aka muquurtay xisbiga Wadani. Axsaabta mucaaridka ayaaney caado u aheyn in aaney ka faaiideysan fursadaha doodeed ee ay la yeeshaan xisbul xaakimka. Dooda wax aka qeyb qaatay La taliyaha madaxweynaha Somaliland ee hay’adaha Caalemiga Md Cabdifataax Siciid…

                      Read More

                        DAAWO:Wasiirka Caafimaadka Somaliland oo xariga ka jaray qeyb cusub oo lagu kordhiyay Cusbitaalka Hargeysa

                        Hargeysa July 2014(SDN/QJ)-Wasiirka Caafimaadka ee Jamhuuriyada Somaliland Md Suleymaan Xaglotoosiye ayaa xariga ka jaray dhisme cusub oo lagu biiriyay Cusbitaalka guud ee caasimada Jamhuuriyada Somaliland ee Hargeysa . Halkan hoose ka daawo muuqaalka xafladii furitaanka oo uu wasiirka Caafimaadka iyo masuuliyiin kale ay hadalo wax ku oola ka jeediyeen. SDN/QJ-Hargeysa contact@qurbejoog.com

                        Read More

                          Warbixinta wax qabad ee todobaadlaha ah ee dawlada Soomaaliya

                          Mogadishu July 20 2014(SDN/QJ) – Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustafa Sheikh Ali Dhuhulow oo maanta Muqdisho kula hadlayey warbaahinta ayaa siiyey warbixinta horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka hadlayey arrimo ay ka mid yihiin, Qorshaha Maamul Wanaagga Dowladda, Wadatashiga Dib u eegista Dastuurka, Qalab beero oo la gaarsiiyey beeraleyda Afgoye, Guddi farsamo oo…

                          Read More

                            Tacsi:Waxaan Tacsi tiiraanyo leh u direynaa, dhammaan reer Xuseen Samatar Kaliil (Xuseen Turub)

                            Inaa lillaahi wa innaa ileyhi raajicuun. Anagoo ah qoyska reer Ahmed Abdi Qadhabo, Waxaan Tacsi tiiraanyo leh u direynaa, dhammaan reerXuseen Samatar Kaliil (Xuseen Turub), oo ku kala nool: Mareykanka, Ingiriiska, Sacuudiga iyo Somaliland iyo sidoo kale Eheladii iyo Qaraabadii ay ka baxday Marxuumad Hooyo Caasha Xuseen Maxamuud (Caasha Aabi) oo xalay oy taariikhdu ahayd…

                            Read More