Webmaster

    Mid ka Mid ah Garaadada Miisaanka ku leh Gobolka Buuhoodle oo Geeriyooday

    Hargaysa 19.July 2014 (SDN/QJ)- Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyada Somaliland, ahna ku simaha Madaxweynaha Somaliland, Mudane, Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), waxa uu tacsi u dirayaa Garaadada, Ugaasyada, Sulaadiinta, Cuqaasha iyo Shacbiga Somaliland meel ay joogaanba isaga oo ka tacsiyadaynaaya geerida ku timid Garaad Cabdillaahi Garaad Soofe Duraan oo ku geeriyooday 19.07.2014 Gobolka Buuhoodle.   Sidoo kale…

    Read More

      ” Dhamaantood waa inay dhintaan (reer falastiin) waa in hooyooyinka xitaa la dilo guryahooda waa in la dumiyaa” Xildhibaanad Yuhuud ah iyo Jawaabta Ra’isal Wasaaraha Turkiga

      Ankara 19.July 2014 (SDN/QJ)- Cadowtooyada Yahuudu u heyso Falastiin ayaad moodaa in maalinba maalinta ka danbeysa ay usoo if baxeyso sidii hore si ka duwan. Waxaana haatan naceybkeeda soo bandhigtay haweeneey caan ka ah Yahuuda kana tirsan Baarlamaanka taasoo lagu magacaabo Ayelet Shaket, waxa ayna haweeneydani si aan ganbasho laheyn u tidhi ” Dhamaantood waa…

      Read More

        Wasaaradda Deegaanka oo Ka Hadashay Qorshe lagula Tacaalayo Xaalufinta Dhirta iyo Dhuxusha

        Hargaysa 19.July 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka Wasaarada Deegaanka Iyo Horumarinta reer miyiga Somaliland Marwo:Shukri Xaaji Ismaaciil Baandare ayaa sheegtay in ay wadaan qorshe lagu joojinaayo dabar goynta lagu hayo dhirta,waxaana ay carabka ku dhufatay in hada loo keenay Shoolado badan oo tijaabo ah ku waasi oo wax badan u tari doona dadka. Wasiir Shukri Xaaji Ismaaciil…

        Read More

          Siyaasi Lafo-guray Dhaxalka Taariikhda U Galay Xukuumadda Kulmiye Ee Afar jirsatay

          Hargeysa:July,19,2014(SDN/QJ)-Xogyaha Siyaasadda ee Xisbiga Waddani Maxamud Raage oo hore  xubin muhiim ah uga Ahaa xisbiga Kulmiye, isla-markaana ka mid ahaa Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ayaa si weyn u lafo-guray Dhaxalka taariikhda u galay Xukuumaddan oo afartii sanadood u buuxsameen. Maxamuud Raage ayaa Qoraal dheer oo uu kaga Hadlayo waxyaabihii ka qabyoobay xukuumaddan Kulmiye ee ay Mihiimadda…

          Read More

            Kenya:Qoysaska Askartu Kaga Dhimatay Dagaalka ay Somalia Kaga Jiraan Oo Mag-dhaw Loo Ballanqaaday

            Nairobi:July,19,2014(SDN/QJ)-Dawladda Kenya ayaa soo saartay war ay kaga Hortegayso Niyad-jabka iyo Kacdooonka shacab eek a dhanka ah Ciidamadeeda ku dhimanaya Dagaallada ay kaga jiraan Dalka Somalia. Dawladdu waxay si deg deg ah ugu dhawaaqday inay lacago caddaan ah siin doonto dhammaanba Ehellada ay askartu kaga dhimatay Somalia Gudaheeda. Qoraalka ayaa waxaa soo saaray Wasaaradda difaaca…

            Read More

              Weerar Cusub Oo Xalay Laga Fuliyey Deegaanka Xeebta Kenya, Boolis iyo shicib Lagu Laayey

              Lamu:July,19,2014(SDN/QJ)-Wararka laga Helayo Gobolka Xeebta Kenya, ayaa sheegaya in Habeenkii xalay ay kooxaha Al-shabaab Halkaas ka Geysteen Weerar ay ku laayeen Dad Tiro badan. Gaadhi ka soo socdaalay Magaalada Mombassa kuna sii socday Lamu, ayaa dhexda loo galay, iyadoo halkaasna lagu tiro ka mid ahDadkii rakaabka ahaa ee saarnaa Gaadhiga. Xoogagan, ayaa gaadhiga waxay ku…

              Read More

                Madaxweynaha Djibouti oo ka codsaday dawladda Maraykanka in laga caawiyo siddii ciidamo Afrikaan ah loo keeni lahaa xuduuda u dhaxaysa Djibouti iyo Somaliland iyo Madaxweynaha Somaliya oo si aad ah u taageeray

                Hargeysa July 19,2014(SDN/QJ):- Xoghayaha Arrimaha Dibedda ee UCID, Mudane Yusuf Budle oo ka hadlay arrintaa: Ismaciil Cumar Geele anigu waxaan u arkaa in uu yahay nin aad u neceb Somaliland, run ahaantiina haddii uu awood u yeelan lahaa siddii Siyaad Barre ayuu dhulka ku simi lahaa oo baa’in lahaa   Tan iyo maalintii uu ka…

                Read More

                  Erdogan: ‘Ayelet Shaked has same mindset as Hitler’

                  Turkish Prime Minister Recep Tayyip Erdogan compared Bayit Yehudi faction chairwoman Ayelet Shaked to Hitler on Tuesday, in remarks criticizing Israel’s actions against terrorists in the Gaza Strip. Erdogan gave a fiery anti-Israel speech in which he said Ankara will not normalize ties with Israel as long as Israel continues to “kill innocent children and…

                  Read More

                    Mothers of all Palestinians must be killed: Israeli MP

                    A well-known Israeli politician and parliament member has branded  Palestinians as terrorists, saying mothers of all Palestinians should also be killed during the ongoing Israeli assault on the besieged Gaza Strip, Daily Sabah reported. Ayelet Shaked of the ultra-nationalist Jewish Home party called for the slaughter of Palestinian mothers who give birth to “little snakes.”…

                    Read More

                      Daawo Muuqaalka Wareysgii ugu qosolka badna Feysal Cali warabe oo dhan

                      London July 19,2014(SDN/QJ)-Waxaan akhristyaaasheena sharafta leh halkan idinku so gudbineyaa muuqalka wareysi dhawaan laga qaaday Feysal cali Waareb. Waresigaaan oo taabayanaa dhinacyo badan tabanaayaa sdia siyaasada dibada Somaliland, Wadahadaladii u dhexeeyaya Somaliland & Somaliya, iyo waxa uu qabandonoo hadii Xisbiga Ucid ku guleyto dorashada Somaliland. Hoos ka daawo o kaga bgo wareysigan oo xiiso badan…

                      Read More

                        Shir Weyne Culimada Islaamka ah uga Furmay Magaalada Istanbul iyo Ra’isal Wasaaraha Turkiga oo hadal adag kula hadlay Yuhuuda iyo Reer Galbeedka

                        Istanbul 19.July 2014 (SDN/QJ)- Shirweyne ay ku kulmayaan Culimada Caalamka Islaamka, isla markaana loogu yeedhay ‘Kulanka Culimada Dunida Islaamka ee nabadda, joojinta Xag-jirnimada iyo daadinta dhiigga Muslimiinta, ayaa ka furmay magaalada Istanbul ee waddanka Turkiga, kaasoo uu ka qaybgalay Raysal-wasaaraha Turkiga oo shirkaas ka sheegay inaan loo dul-qaadan Karin, gacmahana laga laaban karin Xasuuqa ay…

                        Read More

                          “Waxaa maanta caalamka ka jiraa is riixida xaga dadka ah umadda reer Somaliland maaha dad badan oo iska caabiyi karta” Sh.Aadan Siiro

                          Hargaysa 19.July 2014 (SDN/QJ)-Sh. Aadan  X. Maxamuud Xiiray  (Aadan Siiro) oo ka mid ah culimada Diinta ee  Somaliland ayaa u soo jeediyay  xukuumadda gaar ahaana wasaaradda arrimaha gudaha   inay dalka ka saarto dadka soo galootiga ah, oo uu sheegay in ay dhibaato aad u weyn ku hayaan magaalooyinka. Waxaanu tilmaamay Sheekh Aadan Siiro, in dadkaasi…

                          Read More

                            Shirkad Laga Joojiyay Duulimaadyadii ay ku Tagi Jirtay Magaalada Muqdisho ee Xarunta Somalia Waa Maxay Sababtu?

                            Muqdisho 19.July 2014 (SDN/QJ)- Shirkadda diyaaradaha ee Air Uganda oo hore isugu xidhi-jirtay magaalooyinka Muqdisho iyo Kambala, ayaa shaqadii laga joojiyey amar kasoo baxay hay’adda Duulimaadka ee dalka Ugandha. Amarkan ayaa lagu sheegay inuu la xadhiidho dhanka baadhitaano lagu sameeyey cilado haysata diyaaradaha ay adeegsato shirkada Air Ugandha.  Shirkada Air Ugandha oo hore isugu xidhi-jirtay…

                            Read More

                              Madaxweyne-Xigeenka Somaliland Oo Soo Gunaanaday Tartankii Labada Waxyi Ee Bisha Ramadaan Ka Socday Dalka Oo Dhan Iyadoo Abaal-Marino Qaaliya La Siiyey Ardaydii Ku Guulaysatay Kaalmaha Hore

                              Hargeysa 19 jully 2014 (SDN/QJ):- Tartanka xifdiga labada Waxyi ee Qur’aanka Kariimka ah iyo Axaadiistii Rasuulka (CSW) oo in muddo ah ka socday gobollada dalka Somaliland ayaa lagu soo gunaanaday xaflad ballaadhan oo maant lagu qabtay hoteelka Ambassador Tartanka xifdiga labada Waxyi ee Qur’aanka Kariimka ah iyo Axaadiistii Rasuulka (CSW) oo in muddo ah ka…

                              Read More

                                Ankara: Baqo Cararka Yuhuuda oo aamini Waayay Safaaradoodii

                                Ankara 19.July 2014 (SDN/QJ)- Diplomaasiyiintii Isreal ee ku sugnaa Magaalooyinka Ankara iyo istanbul ee Dalka Turkiga ayaa Shalay Galab isaga qaxay dalkaas,kadib markii shacab cadhaysan ay qabsadeen dhismayaashii Safaaradda Isreal ku lahayd magaalooyinka Ankara iyo istanbul.   Wasiirka Arimaha Dibadda ee Isreal Liberman ayaa ku dhawaaqay inay ka soo daad-gureeyeen Diplomaasiyiintii Turkiga u joogay,isagoo arintaas…

                                Read More