Ciddii Fududaysay Weerarkii Xalay ee Villa Somalia Oo Warar Dheeraad ah Laga Helay
Muqdisho:July,09,2014(SDN/QJ)-Warar aan si rasmi ah loo wada Xaqiijin oo ku saabsan cidda Habeenkii Xalay Kooxda Al-shabaab u fududaysay inay galaan Gudaha Hore ee Aqalka Madaxtooyada, ayaa ka soo baxaya Saraakiil Dawladda ka Tirsan. Wararkan ayaa la helay markii uu wasiirka Warfaafinta Somalia Mustaf Dhuxulow shaaciyey inay Gacanta ku Hayaan Wadaha Gaadhigii Kooxdan Qaraxyada Geysatay Gudaha…
