Webmaster

    Dunida Oo Safaf Dhaadheer Ugu Jirta Iibsiga Buug Shaaca Ka Qaaday Cidda Soo Ridday Diyaaraddii Malesia Laga Lahaa Oo La Daabacay

    Melbourne:July,07,2014(SDN/QJ)-Waxa Bulshada Caalamku Safaf dhaadheer ugu jirtaa  Iibsiga Buugii ugu horreeyey ee wax ka ifitiimiya cidda loo tirinayo Diyaaraddii laga lahaa Dalka Maleeshiya ee Dhawaan la waayey. Buuggan ayaa shaaca  ka qaaday in  Diyaaradaas ay soo rideen Ciidamo Tababar qaadanayey, kuwaas oo Gantaal ay ganeen ku dhuftay xilli ay duulimaad ku jirtey. Buuggan oo la…

    Read More

      Magaalo Somalia Ka Mid ah Oo Laga Mamnuucay Bajaajta Dadweynuhu isticaalaan

      Baydhabo:July,07,2014(SDN/QJ)-Caasimadda Gobolka Bay ee Baydhabo, ayaa si rasmi ah looga Mamnuucay isticmaalka Bajaajta, Xilli ay si xawli ah ugu soo badanayaan. Dhammaan wixii mooto bajaaj ahaa ee ku sugnaa Magaalada Baydhabo, ayaa waxaa la sheegay inaanay hadda ka dib ka hawlgali doonin Magaalada Baydhabo, iyadoona laga qab qabtay intoodii badanayd, isla-markaana meel gaar ah lagu…

      Read More

        C.I.D-da Somaliland Oo Waraaqo Yeedhmo ah U Dirtay MasuuliyiintaXarumo Warbaahineed Oo Dalka Ka Hawlgala

        Hargeisa:July,07,2014(SDN/QJ)-Xarunta Dembi-baadhista somaliland ee C.I.D-da loo yaqaano ayaa waraaqo yeedhmo ah u geysay Maamulayaasha Xarumo warbaahineed eek u yaalla Somaliland. Masuuliyiinta waraaqaha yeedhmada ah loo geeyey maalintii shalay ayaa kala ah Agaasimaha shabakadda wararka ee Hadhwanaagnews Naxaj Aadan Cunaaye iyo agaasimaha Shabakadda kale ee Balligubadel media  Axmed Maxamed Cawaale, kuwaas oo loogu baaqay innay isska…

        Read More

          Wasiir Waran-cadde Oo Ku Fashilmay Inuu Shacabkiisa Siiyo Jawaab ay Kaga Qancaan Muwaadiniinta Geerida Lagu Tiriyey ee Uu Djibouti U Gacan Geliyey

          Hargeysa:July,07,2014(SDN/QJ)-Wasiirka Arrimaha Gudaha somaliland Cali Maxamed Waran-cadde, ayaa diiday inuu jawaab  shacabka iyo caalamkaba  qancisa ka bixiyo tallaabo dhawaan xukuumadda uu ka tirsan yahay ay ugu gacan  gelisay Dhiggeeda Djibouti muwaadiniin reer somaliland, kaas oo la sheegayo in lagu jidh-dilay Xabsiyada Djibouti, isla-markaana uu halkaas ku geeriyooday.  Wasiirka oo idaacadda BBC-da qaybteeda afka somaligu wax…

          Read More

            Xuduudda u dhaxaysa Somaliland iyo Djibouti Oo la Furay iyo Isu-socodkii Oo Bilaabmay

            Hargeysa:July,07,2014(SDN/QJ)-Xadka u dhexeeya Somaliland iyo Djibouti oo muddo dheer u xidhnaa arrimo dhinaca   Nabadgelyada ah, ayaa haatan dib u furmay sida uu sheegay wasiirka arrimaha Gudaha Somaliland oo Djibouti ka soo noqday. Wasiir Waran-cadde oo shalay u warramayey idaacadda BBC-da ayaa sheegay inay isla shalay la furay  xadka, isla-markaana oodda laga qaaday Baabuur iyo…

            Read More

              DURUUSTA LAGA BARTO SOONKA

              Soonku wuxuu ka mid yahay 5ta arkaanul islaamka , waa rukun ka mid ah rukumada islaamka. Soonku waa (cayn fardh) ku waajib kof kasta oo muslim ah, oo qaan dhaadha , oo miyir qaba , oo kari waraaya ( dib ugu noqo shuruudaha soonka ) . Soonka waxaa laga soomaa cuntada – cabitaanka iyo wax…

              Read More

                Beerkii Hillibka Lagu Sugaayey

                Waxaa jirtay wakhti aan sidaas u dheerayn oo wadanka ay ka talinaysay xukuumadii UDUB inay ina soo mareen waxbadan oo lagu xasuusan karo oo aay qabatay, iyo waxbadan oo sababay markii danbe inay kuba guul daraysato inay wadanka sii hogaamiso, hadana inkastoo lafteedu lahayd dhaliilo waaweyn oo dibin daabyo farabadan shacabka u gaystay hadana balaayaba…

                Read More

                  Gunmen kill at least 29 in latest raids on Kenyan coast

                  MOMBASA Kenya (Reuters) – Gunmen killed at least 29 people in two coastal areas of Kenya in raids the deputy president indicated on Sunday were the work of political rivals, despite Somali Islamists al Shabaab claiming responsibility. The raids will hammer Kenya’s beleaguered tourist industry after a wave of militant attacks and will deepen public…

                  Read More

                    Mudane Ibraahin Mahdi Buubaa oo Madaxweyne Siilaanyo ku dhaliilay Luuqada uu ku Qoro Wareegtooyinka Magacaabista

                    Hargaysa 06.July 2014 (SDN/QJ)- Xildhibaan Ibraahim Mahdi Buubaa oo ka tirsan Golaha wakiillada Somaliland, isla-markaana Afhayeen u ah Xisbiga  Mucaaridka ah ee Waddani, ayaa si kulul u dhalliilay in madatoyada Somaliland markale dib u soo celiso wasiir Hore looga qaaday xilkii uu qaranka u hayey. Waxa uu Xildhibaan Buubaa sheegay inaanu Madaxweyne Siilaanyo ka war…

                    Read More

                      Wasaaradda Duulista iyo Hawada ee Somaliland oo Digniin u dirtay Qaramada Midoobay kana hadashay Qadiyada Maamulka Hawada

                      Hargaysa 06.July 2014 (SDN/QJ)- Wasaaradda Duulista iyo Hawada ee Somaliland ayaa daboolka ka qaaday maanta in Somaliland awood buuxda u leedahay Maamulida Hawadeeda waxaanay ka digtay cawaaqibka ka iman kara hadii qaramada midoobay qaado talaabo ka hor imanaysa ku wada qanacsanaanta arrintan ee dhinacyada ay Khusayso . Sidaa Waxaa lagu sheegay Warsaxaafadeed uu ku saxeexan…

                      Read More

                        Laba Haween Dalxiisayaal ah Oo Lagu Dilay Mombasa

                        Mombasa:July,06,2014(SDN/QJ)-Laba Haween oo Dalxiisayaal ah, ayaa Goor dhaweyd lagu khaarajiyey Magaalo-xeebeedda Dalka Kenya ee Mombasa. Dilkan ayaa ka dhacay Gudaha Goobaha Dalxiiska loo tago ee Magaaladaas, waxana Haweenka la laayey lagu sheegay inay  kasoo jeedaan Dalka Ruushka, iyadoo Koox Hubaysani Rasaas ku fureen Dalxiisayaashan. Kooxda Weerarka geysatay oo baastoolado ku Hubaysnaa, ayaa la sheegayaa inay…

                        Read More

                          Haween Soomaaliyeed Oo Ku Biiray Kooxda ISIS Ee Dalka Ciraaq Ka Dagaallamaysa

                          Manchester:July,06,2014(SDN/QJ)-Laba Hablood oo Mataano soomaaliyeed ah, ayaa Habeenkii xalay laga waayey Hoygii ay ka deggenayeen Magaalada Manchester ee Carriga Ingiriiska. Labadan  hablood ayaa la sheegay inay isla xalayba diyaarad ka  soo raaceen dalka ingiriiska, iyadoo ujeeddadooda lagu sheegay inay ku biirayaan kooxda Daacish eek a dagaalamaysa Dalalka Syria iyo Ciraaq. Gabdhahan 16-sano jiro ah ayaa…

                          Read More

                            30-Qof Oo Shabaabku Xalay Ku Laayeen Deegaano Kenya Ka mid ah

                            Nairobi:July,06,2014(SDN/QJ)-Xukuumadda Kenya, ayaa  shaaca ka qaaday inay Kooxaha Shabaabku Habeenkii Xalay Weerraro dhimasho badan keenay ka Geysteen Deegaano ku yaalla Xeebta Waddankeeda.  Wasaaradda Arrimaha Gudaha Kenya ayaa sheegay in ku dhawaad 30 ruux ku Geeriyoodeen Weerraraddaas Habeenimadii xalay lagu soo qaaday dalkeeda. Weerarrada ayey wasaaraddu ku sheegtay in Deegaanada Hindi oo ka tirsan magaalada Lamu…

                            Read More

                              Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Ing. Faysal Cali Waraabe oo soo dhawayn aad u balaran loogu sameyey Gobolka Minnesota, USA daawo Sawirada

                              Minnesota, USA 06Jul14(SDN) Tageerayasha XIsbiga Ucid ee Gobolka Minnesota ayaa waxay casho sharaf lagu maamusay laguna soo dhawaynayyey Gudoomiyaha xisbiga ucid Eng Faysal Cali waraabe ayaa waxay u dhacday si aad u heer sareysa kulankan oo ahaa mid is xogwaraysi iyo sidii loo dardar galin lahaa laanta USA ayaa waxa kulanka goob joog ka ahaa Xoghayaha Arimaha…

                              Read More

                                Kenya Oo Maraakiibteeda Dagaalku Duqaymo Joogto ah Ku Hayaan Shacabka Jubooyinka Ku Dhaqan

                                Mombasa:July,06,2014(SDN/QJ)-Wali waxa sii socota Duqaymaha ay Maraakiibta Dagalka Kenya ku Hayaan Deegaano somalia ka tirsan oo ay ka mid yihiin Gobollada Jubooyinku. Maraakiibta dagaalka ee Kenya, ayaa waxay ku sugan yihiin Jaziiradaha Juula, Saba iyo Jawa, waxayno duqeymo ku garaacayaan deegaanada Madhawo, Siyuunge ilaa aagga Kudhaa, oo ay ku tuhmayaan Al Shabaab. Hase ahaatee duqeymaha…

                                Read More

                                  5-Tallaabo Oo Aad Maalinta Ku Dhaafaysa Kaga Dhigayso Mid Qiimo Gaar ah ku Leh Noloshaada

                                  Hargeysa:July,06,2014(SDN/QJ)-Ayaan kasta oo Noloshaada soo martaa waa mid aan dib kuugu soo noqon doonin, waxana aad  maalinba maalinta ka dambaysa u sii dhawaanaysaa dhinaca Qabriga. Mar haddii ay maalmuhu sidaas inagaga Galbanayaan, waxa muhiim ah inaad  Isku daydid inay maaintaasi kugu dhaafto wax noloshaada anfacaya adduunka iyo Aakhiroba oo aan kugu keenin murugo dambe mustaqbalkaaga….

                                  Read More