Al-shabaab Oo Hanjabaad Culus U Dirtay Ciidanka Taraafikadda, Sababtana Bayaamisay
Barawe:July,06,2014(SDN/QJ)-Kooxda Dagaalka kula jirta Dawladda Federalka somalia ee Al-shabaab ayaa Hanjabaadii ugu sarraysay Haatan u dirtay Ciidamada Ilaalada Nabadgelyada Waddooyinka oo ay Maalmihii ugu Dambeeyey Badhtilmaameesanayeen. Afhayeenka Guud ee Al-Shabaab Sheekh Cali Maxamuud Raage (Cali Dheere) ayaa sheegay inay ciidamada nabadgelyada wadooyinka ee loo yaqaano Taraafikada ay hada iyo wixii ka dambeeya badhtilmaameed u yihiin…
