Webmaster

    “Labadan kulan ee afar dhamaadka koobka aduunku waa dagaal udhexeeya qaaradaha koonfur America iyo Yurub” Tababaraha Xulka Qaranka Jarmalka oo ka Hadlay aragtidiisa Brazil iyo Kulanka Caawa

    Hargaysa 08.July 2014 (SDN/QJ)- Tababaraha Germany ayaa Sheegay in Brasil iyo Germany isku mid yihiin. Tababaraha oo ka hadlayay kulanka adag ee dhex maridoona labadan xul ee Brasil iyo Germany ayaa sheegay in kulankan ay go’aamindoonaan arimo aad u yari. Germany ayaa ku raaxaysanaayay qaab ciyaareed fiican intii uu socday koobka aduunku halka xulka Brasil mararka…

    Read More

      Hogaamiyaha Xisbiga Mucaaridka Kenya oo Xukuumadiisa ugu baaqay inay Ciidamada Kenya ka soo Saarto Somalia

      Nairobi 08.July 2014 (SDN/QJ)-Ra’iisal Wasaarihii hore ee dalka Kenya ahna Madaxa Xisbiga Mucaaradka ee CORD Raila Odinga, ayaa wuxuu soo jeediyay in Ciidanka Militariga ee Kenya laga soo saaray dalka Somaliya. Raila Odinga, ayaa sheegaya inaan la aqbali karin amni darada xilligaan ka jirta dalka Kenya, isla-markaana uu Madaxweyne Uhuru Kenyatta ku fashilmay sidii wax…

      Read More

        Xarumaha Ka Ag-dhaw Baarlamaanka Somalia Oo Ciidamo Tiro Badan Saaka La Soo Dhoobay

        Muqdisho:July,08,2014(SDN/QJ)-Waxa saaka lagu arkay waddooyinka waaweyn ee u dhaw Aqalka Baarlamaanka somalia  iyo Goobo kale oo Magaalada ka mid ah Ciidamo Tiro badan oo  la soo dhoobay, kuwaas oo aan hore loo arki jirin. Goobaha ciidamada lagu arkay, ayaa waxa  ka mid ah, Nawaaxiga Xarunta Baarlamaanka Soomaaliya iyo taalada Sayidka ee Magaalada Muqdisho, waxaana la…

        Read More

          Mudane Hore Uga Tirsanaa Baarlamanka Somalia Oo Muqdisho Lagu Dilay

          Muqdisho:July,08,2014(SDN/QJ)-Degmada Dharkeynley ee Gobolka Banaadir, ayaa goor dhaweyd lagu dilay Mudane hore uga tirsanaan jirey Barlamaankii Dawladii Ku-meel-gaadhka ahayd ee madaxweyne Sheekh Shariif. Marxuumka la dilay ayaa magaciisa lagu sheegay Cumar Badadi, waxana toogtay Koox ku hubaysnayd Baastoolado  oo aan Habytooda la aqoon. Dilka Mas’uulkaasi ayaa waxa uu ka dhacay Degmada Dharkiinley ee Gobolka Banaadir,…

          Read More

            Hoggaamiye Sare Oo Al-shabaab ah Oo Aabihii Xalay Geeriyooday

            Muqdisho:July,08,2014(SDN/QJ)-Waxa Habeenkii xalay maagalada muqdisho ku Geeriyooday Allaha u naxariistee  Marxuum Maxamed Khalaf Aaden (Shangole) oo  ahaa Aabaha dhalay Sheekh Fu’aad Shangole oo haatan Mansab sare ka haya Kooxda Al-shabaab. Marxuum Shangole ayaa Taariikh dheer ku lahaa Sports-ka Soomaaliya laga soo bilaabo Xiligii Dowladii militeriga ahayd ee  uu hoggaaminayey General Maxamed Siyaad Barre. Geerida Marxuum…

            Read More

              Shir-Doceed Ka Dhan ah Xukuumadda Siilaanyo Oo Habeenkii Xalay ahaa Hargeysa Ka Qabsoomay iyo Qoddobadii lagu Faaqiday

              Hargeysa:July,08,2014(SDN/QJ)-Magaalada Hargeysa, gaar ahaan Hutel Mansoor, waxa  Habeenkii xalay ahaa ka dhacay Shir Saacado badan socday oo ay iskugu yimaaddeen siyaasiyiin, Madax-dhaqameedyo, aqoonyahanno, waayeel iyo dhallinyaro ka soo jeedo Beelaha  ku Abtirsada Magaca Habar-magaadlada. Shirkan ayaa ahaa mid xogtiisu daboolnayd, waxana sida wararka ka soo baxay sheegayaan lagu lafo-guray sidii Go’aan midaysan looga qaadan lahaa…

              Read More

                Wiil ay Wasiir Xirsi Ilmaadeer Yihiin Oo Dil Toogasho ah Lagu Xukumay iyo Muuqaal Yaab Badan Oo Laga Duubay DAAWO

                Muqdisho:July,08,2014(SDN/QJ)-Mucaawiye Axmed Xasan oo sheegtay inay Ilmaadeer yihiin wasiirka Madaxtooyada somaliland, ayaa dil Toogasho ah ay ku xukuntay Maxkamad ku taalla Caasimadda Somalia ee Muqdisho. Wiilkan ayaa  lagu eedeeyey, isla-markaana Qirtay inuu doonayey inuu Huteel ku yaalla magaalada Muqdisho ka fuliyo qarax loogu talo galay in dad lagu laayo. Wiilkan dhallinyarada ah ayaa cadddaymaha loo…

                Read More

                  Screening for camel imports tightened

                  Khalid Al-Faheed, secretary-general of the Ministry of Agriculture, said the ministry is tightening quarantine measures and monitoring camels imported from the Horn of Africa to ensure the safety of citizens and residents from MERS-CoV. The secretary-general did not respond directly to claims that the ministry is planning to ban the import of the animal from…

                  Read More

                    Legal disputes escalate in Kahn-Noor legislative race

                    Legal challenges are mounting in a contentious race for the Legislature that has divided Minneapolis’ Somali community. Rep. Phyllis Kahn’s campaign filed a petition with the state Supreme Court on Monday alleging that a city election judge was biased toward Kahn’s opponent, Mohamud Noor. The filing comes just days ahead of a hearing on the…

                    Read More

                      New Medical Center Goes Up in Lexington

                      A special new medical center goes up in Lexington with a mission to help the city’s Somali and Latino minorities. The construction of the Family Medicine Specialist Clinic is almost complete. City leaders saw other similar communities had many more health resources so they knew they had to do something. The 2.5 million dollar facility…

                      Read More

                        DAAWO:DAGAALKU GAROWE AYUU KA QARXAYAA” GUDD FAISAL CALI WARAABE’

                        Minneapolis July 08,2014(SDN/QJ)-Guddoomiyaha Xisbiga Qaran ee Jamhuuriyada Somaliland Md Faysal Cali Xuseen ayaa wareysi uu siiyay TV-ga Afro waxa uu uga waramay arimo ku saabsan Somaliland iyo Soomaaliya. Guddoomiye Faysal Cali waraabe ayaa si gaara ugahadlay faro gelin uu shegay in ay Puntland ku heyso degaanada Somaliland iyo maamul xumo uu ku eedeeyay xukuumada Madaxweyne Axmed…

                        Read More

                          Hubaal Gabal baa-udhace​y- Haatufna Waa “Xidhan oo Xayiran” – Waa in aan la Hilmaamina ee loo gurmadaa oo Hiil loo huraa

                          Nidaamka dimuqraadiga ah ee caalamka ayaa dhigaaya in aan marna la xakameyn Xoriyatal Qowlka, Xuquuqal insaanka iyo xurmadaha aas-aasiga ah ee ibnu-aadamka. Hubaal iyo Haatuf waxay ahaayeen hormoodka wargeysyada JSL sida toos ka ah toojka ugu iftiimiya ee unaqdiya musuq-maasuqa iyo waxyaalaha Maadiga iyo Macnawiga ah ee ay Xukuumada Siilaanyo ku Gel-gelimeysatey. Hadaba habdhaqanka miidaamada ah,…

                          Read More

                            Duulimaadyada Mareykanka tegaya oo shuruuc cusub lagu soo rogay,mobilda bakhtiisan oon la ogoleyn

                            Washington July 08,2014(SDN/QJ)- Ciidamada dalka Mareykanka eek a hawlgala garoomada duyuuradaha u goosha dalkaas ayaashuruuc cusub ku soo rogay qalabka electroniga ah ee ay sitaan dadka rakaabka ah. Goaankan oo iminka uun la shaaciyay Ayaan rakaabka u ogolaan doonin in ay duyuuradaha la raacaan moblida iyo computerada fudud ee dadku qaataan hadii ay bakhtiisan yihiuin….

                            Read More

                              Punt land oo Shaacisay Tirada ardayda ee Sannadkan u fadhiisatay Imtixaanka Shahaadiga ah

                              Garowe 07.July 2014 (SDN/QJ)- Munaasibad maanta lagu qabtay xarunta wasarada waxbarashada Puntland ayaa lagu shaaciyay qaabkii ay u dhacday sixitaanka Imtixaanadka fasalka ugu danbeeya ee Dugsiyada sare Puntland. Wasiiro,xildhibaano,mamulo Dugsiyo iyo waalidiin ayaa kasoo qayb galay munaasibada kuwaasoo si toos ah ula socday ku dhawaaqitaanka natiijada imtixaanka. Wasiirka waxbarashada Puntland Cali Xaaji Warsame ayaa goobta…

                              Read More

                                Wasiirka Arrimaha Dibada oo dhinac isaga Leexiyay Tuhuno la Xidhiidhay inuu Mashruuc biyo Gelin ah ka Wado Xaafado Hargaysa ka Mid ah

                                Hargaysa 07.July 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka Wasaarada Arrimaha Dibada Somaliland Md:Maxamed Biixi Yoonis ayaa iska fogeeyey tuhuno ay qaar kamida bulshada ku dhaqan caasimada Hargeysi ay ka qabeen in uu Wasiirku uu doonayo in uu mashruuca biyo galinta qaar kamida xaafadaha Hargeysa ee Ceelka Xumba weyne uu u leexinayo xaafado kale oo aan ahayn kuwa sida…

                                Read More