Webmaster

    From Worthington to Warsheikh

    When members of the Somali diaspora send money to their families back home, they rarely go to the bank. Nor do they go to Forex, Western Union, Ria or any other of the official wire transfer companies. Instead, they turn to a trusted member in their community, who then contacts a partner in, for instance,…

    Read More

      Henley Borama Friendship Association

      THE exhibition of Somali art and craft at the Old Fire Station Gallery from June 6 to 10 far exceeded our wildest hopes. The idea came from Carol Crowdy and much of the work in connection with it was done by her, for which I am most grateful. We were greatly assisted by the charity…

      Read More

        Somali Capital One Step Short of Famine: United Nations

        United Nations:  War-torn Somalia is sliding back into an acute hunger crisis with parts of the capital facing emergency levels just short of famine, the United Nations warned on Monday. “Somalia’s food security crisis is expected to worsen over the next several months following poor performance of the major rainy season, shrinking humanitarian assistance and…

        Read More

          Raiisul Wasaare Cabdiwali oo furay shirka wadatashiga Xeerka Saxaafadda

          Muqdisho, July, 07, 2014(SDN/QJ)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed iyo Wasiirka Warfaafinta Mustafa Sheekh Cali “Dhuxuloow”, ayaa galabta furay shirka wadatashiga xeerka Saxaafadda oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Warfaafinta. Shirka ayaa soconaya muddo 2 cisho ah, waxaana ka soo qeyb galay wakiilo ka socday Hey’addaha warbaahinta, Ururada u dooda xuquuqda…

          Read More

            Madaxweyne C.weli Gaas Maxaa uga Soo Baxay Kormeerka uu ku Marayo Xafiisyada Laamaha Dawlada

            Garowe 07.July 2014 (SDN/QJ)- Madaxwaynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas oo Sabtidii lasoo dhaafay bilaabay kormeerka wasaradaha ayaa maanta tagay qaar ka mid ah wasarada dowadda kuwaasoo ku yaala laamiga ama agagaarka madaxtooyadii hore. Kormeerkan ayaa ahaa mid saxaafada aysan waxba kala socon isla markasna uu gaar u yahay Dr.Gaas wuxuna la kulmay madaxda wasaradaha…

            Read More

              Tartankii Labaad ee Quraanka Kariimka ah oo Madaxweyne Siilaanyo abaabulo oo Socda Daawo

              Hargaysa 07.July 2014 (SDN/QJ)- Tartanka Qur’aanka Kariimka ee Madaxweynaha Somaliland uu Agaasinkiisa Lahaa ayaa Galabta ka furmay Masjidka Cali Mataan. Tartankan Waxaa ka Qayb qaadanaya 17 Xubnood oo ka kala socday Gobolada dalka halka Tiro taas la mid ah oo ah Gudida Tartankan iyana ay ka kala yimaadeen Gobolada dalka . Tartankan Horyaalka Tartamada Qur’aanka…

              Read More

                Shaqaale ka Tirsan Wasaaradda Warfaafinta oo Shahaadooyin lagu maamuusay

                Hargaysa 07.July 2014 (SDN/QJ)- Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Warfaafinta ,Dhaqanka Iyo Wacyi-galinta Somaliland Mudane Maxamed Aadan Ilkacase ayaa maanta shahaado sharafyo guddoonsiiyey shaqaalaha qaybta IT-ga ee Wasaarada Warfaafinta iyo Wacyigalinta Somaliland . Munaasibada Shahaadooyinka Lagu Guddoonsiinayey shaqaalahan oo ka qabsoontay xafiiska Agaasimaha Guud ee Wasaarada Waxa kale oo goob joog ka ahaa Agaasimaha Idaacada Radio…

                Read More

                  Wasiirka arrimaha Dibada oo Kulan la qaatay Qunsulka Guud ee Turkiga u Fadhiya Somaliland iyo arrimaha laga wada hadlay

                  Hargaysa 07.July 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka Arrimaha Debedda ee Somaliland, Mohamed Biixii Yonis, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Qunsulka Guud ee Turkeyga u fadhiya Somaliland, Muzaffer Yuksel. Booqashada Yuksel ee Wasaarada Arrimha Debedda ayaa la xidhiidhay is-barasho waxaana laga wadahadlay xidhiidhka Turkeyga iyo Somaliland. Arrimaha kale ee laga wadahadlay waxa ka mid ahaa mashaariicda dawlada Turkeygu ka…

                  Read More

                    “Qolada Dawladda Deegaanka Hargeysa, waxanu ku nidhi ilaa inta xadaynta madaarku dhammaanayso wax dan guud ah oo aad ka bixin kartaan ma jirto, Inta ay ka Qaylinayaana ….”Maxamed Muuse Abees {DHAGAYSO}

                    Hargyesa:July,07,2014(SDN/QJ)-Wasiiru-dawlaha  Madaxtooyada Somaliland Maxamed Muuse Abees, ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay Eedo Xubno ka tirsan Golaha Deegaanka Hargeysa ugu soo jeediyeen inuu u gacann dhaafay shaqo ay xaq u lahaayeen oo dhul la xidhiidha. Maxamed Muuse Oo Maanta u warramay Warbaahinta, ayaa Bayaamiyey Halka  ay ka bilaabantay eeddan loo jeedinayaan, “Anigu waxan ka mid…

                    Read More

                      Ammaan-xumada Muqdisho Oo Keentay In Baarlamaanku Fasax Sharci-darro ah Galaan

                      Muqdisho:July,07,2014(SDN/QJ)-Warar u dhuun daloola arrimaha siyaasadda soomaliya, ayaa sheegaya in Guddoomiye Jawaari ku wargeliyey mudanayaasha Baarlamaanka inay iska maqnaadaan ilaa inta ammaanka wax laga qabanayo. Warkan  oo laga helay ilo mudanayaasha ku dhaw ayaa sheegay in goor hore lagu wargeliyey xildhibaanada inay fasax ku maqnaadaan inta la arkayo isbeddel la isku aamini karo, maadaama xildhibaano…

                      Read More

                        Qaadlay ilaa digtorad

                          hargeisa Hodan Waa Haweenay  Ku  Nool  Magaalo Madaxda Gobalka Awdal  Ee Borama   Waa  Haweenay  Awood  U Yeelatay  Inay Iydoo 7 Ooy Dhashay Caruura Korinaysa  Anay  Wax  Ka Dhigato  Jaamacada Camuud Iyo Gaar  Ahaan  Fakalka Caafimaadka Iyadoo Kana Shaqaysata  Suuqa  Oo  Ku  Haysata  Kabadha Qaad Kabadhkaasi  Ayey  Hadan  Ka Bixisaa  Fiiga Jaamacadeeda Iyadoo Caruurteedana  Ka…

                        Read More

                          Curadkii Fannaan Axmed Mooge Oo Ka Mid Noqday Xukuumadda Siilaanyo

                          Hargeysa:July,07,2014(SDN/QJ)-Waxa Maanta XiL wasiirnimo ka helay xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo mid ka ah Durriyadii Fannaankii weynaa ee Axmed Mooge Liibaan. Cabdikariin Axmed Mooge  ayaa madaxweyne Siilaanyo u magacaabay Wasiir-ku-xigeenka Wasaaradda Kalluumaysiga Somaliland. Cabdikariin ayaa ka mid ahaa Dhalllinta sida Shacabka uga dhex muuqatay Da’yarta soo kacaysa, waxana uu muddo ku soo dhexd jiray Ururrada firfircoon ee…

                          Read More

                            Halkan Ka Daawo Wasir Waran cade oo Shaaciyey In Xuduudki Somaliland Iyo Jabuti La Furay Ka Dib Wada Hadalo Dheer Ay Soo Yeesheen Madaxda Dalka Jabuti Daawo

                            Hargeisa7/7/2041(SDN/QJ) Wasiirka Raimaha Gudaha Somaliland  Cali Maxamed  Waran Cade Ayaa Maanta Shaaqa Ka Qaaday  In  La Fuary  Xuduukii Somaliland  Iyo Dawlada Jabuti Oo  In  Mudo  Ahba Xayirna  Iasgoo Wasirku  Faahfaahiyey Kulamadii Ay Soo Yeesheen Isagha Iyo Madaxdii Jabuti   Hargeisa SDN/QJ Maxamed Aadan Qurbe Jog Concat Somalidiasporanews.com

                            Read More

                              “Maxaa annaga iyo majeerteen iskukaaya keenay waa khalad, dhulkoodana waa la yaqaan oo majeerteeniya ayaa la odhan jirey.” Faysal Cali Waraabe.

                              Minisota:July,07,2014(SDN/QJ)-Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa markale si kulul u weeraray Maamulka-goboleedka soomaaliyeed Ee Puntland. Guddoomiye Faysal oo u warramay Wariye Cali Xaraare xilli uu ku sugan yahay Dalka maraykanka, ayaa dafiray jiritaanka Maamulka Puntland, isagoo ku sheegay Goob reer Degaan. Faysal Cali waraabe waxa uu farta ku fiiqay inay…

                              Read More

                                Jowhar:Tiro Ka Tirsan Ciidanka Dawladda Oo Xalay Koox Hubaysani Dil Ugu Geysteen

                                Jowhar:July,07,2014(SDN/QJ)-Magaalada Jowhar ee Xarunta Gobolka Shabeelaha Dhexe waxa Habeenkii xalay lagu dilay saddex ka mid ahaa Askarta ciidanka Dawladda Federalka ah ee Halkaas ku sugan, sida ay noo xaqiijiyeen Dadka Deegaanku. Dilka saddexdan askari, ayaa waxaa ka dambeeyay rag hubaysan oo askartan usoo dhuuntay, xilli ciidamada la sheegay inay ku sugnaayeen Bar-koontarool oo ay halkaasi…

                                Read More