Webmaster

    TAHRIIB:- Safarkii I Saxiib Tiray Iyo Safaarahadaha WAJAALE :- W/Q Reporter:- Mohamed Yousof Bakayle

      Mahlakadda, Aafadda Iyo Masiibadda Qaran Ee Tahriibtu Waa Mid Deris Iyo Rafiiq La Noqotay Da’yarta Ka Qalin-Jebisa Dugsiyadda Sare Iyo Jaamacaddaha Somaliland. Masiibadda Tahriibtu Wa Dariiq Dheer Oo Dhalintu Ku Raadsanayso Camal Iyo Shaqooyin Ay Quuskaga Taagan Yihiin Dhulkoodda Hooyo Inta Badan Waxa Loo Nisbeeya Maamul Xumi Ku Habsatay Haayadaha Laamaha Dawladda Ee Ku…

    Read More

      Taliyihii Hore Sirdoonka Ee Somaliland Oo Ka Hadlay Arimo Khatar Ku Ah Amaanka Somaliland Iyo Mooganaanta Xukuumada Axmed Siilaanyo Ee Dhinaca Amniga Iyo Arimo Badan Oo Uu Fashiliyay

        Hargeisa 1 July 2014(SDN/QJ)- Taliyihii Hore Ee Ciidammada Sirdoonka Somaliland Ee Cahdigii Xukuumaddii Rayaale Gen. Maxamed Nuur Xirsi Ayaa Ka Hadlay Xogo Muhiim Ah Oo Ku Suntan Amuuraha Ammaanka Ee Somaliland Ku Jirto Waqti Xaadirkan Iyo Weliba Heerka Ay Haatan Marayso Xaalad Wada Shaqayneed Ee Dawladda Somaliland La Leedahay Dalalka Deriska Ah. Gen. Maxamed…

      Read More

        DAAWO:Safiirka dalada Mucaaridka Jabuuti ee USN Md Xuseen Cadhoole oo fariin u diray shicibka reer Jabuuti munaasibada sanad guurada xoriyada Jabuuti

        Ottawa July01,20149SDN/QJ)-Safiirka Canada ee dalada Mucaaridka Jabuuti Md Xuseen Cabdiraxmaan Jaamac Cadhoole ayaa fariin ku saabsabada sanadguurada 37 aad ee xoriyada Jabuuti awgeed fariin u diray dhamaan shacabka Jabuuti. Md Xuseen Cadhoole ayaa fariintiisan ka jeediyay munaasibad lagu qabtay magaalada Ottawa oo ay ku nool yihiin tirade uGu badan e jaaliyada reer Jabuuti ee Canada.

        Read More

          Halkan Ka Akhri Magaca Shirkadda Ku Guulaystay Diiwaan-gelinta Madaniga ah iyo Qaddarka Lacagta Lagula Heshiiyey

          Hargeysa:July,01,2014(SDN/QJ)-Inkastoo aanay wali Guddida qandaraasyada qaranka somaliland si rasmi ah ugu dhawaaqin cid rasmi ah oo ku Guulaystay Samaynta Diiwaangelinta Madaniga ah, haddana waxa soo baxaya warar sheegaya inay ku guulaysatay shirkad gaar ahi. Wararka aanu Hayno ayaa sheegaya in Fadhiyo ay wasaaradda Arrimaha Gudaha ku yeesheen Guddida arrintan loo xilsaaray ay iskula garteen in…

          Read More

            DAAWO: Socdaalkii gudiga aqoonsiraadinta ee gobalka Togdheer

            Burco July 01,2014(SDN/QJ)-Ka dib markii golaha deegaanka shafiil ku dhawaaqeyn in ay si gaar ah u aqoonsadeen jiritaanaka gooni isutaaga somaliland. waxa isa soo taraayay taageerada loo hayay gudidii isu xil qaatay in ay ka soo hoyso gobalka sheffied aqoonsigan. Mudaba waxa soo dhaweyn aan kala hadh laheyn loogu sameenayay gudida gobalada somaliland, gudidan oo…

            Read More

              Dardaarankii Nabigeena NNKH : Waxaan idiin dardaarmayaa salaadda iyo wixii ay hanatay (milkisay) gacmihiinu

              Nebigu wuxuu xanuunsanayey 18 maalmood oo ay Asxaabtu booqanayeen Xanuunkiisa, Xanuunkii ugu horreeyay wuxuu ahaa Madax-xanuun,habeenkii isniinta ee uu maalinkeeda dhiman doono ayaa xanuunkiisii cuslaaday. Sayid-Bilaal ayaa aadamay aadaankii salaadda subax wuxuu istaagay albaabka guriga Nebiga, wuxuuna yidhi: (Assalamu caleyka yaa rasuululaahi) Faaduma ayaa tiri: ‘Rasuulkii Illahey nafsadiisa ayuu ku mashquulsan yahay, markii salaaddii cadaatay…

              Read More

                Daawo barnamijka cajiib badan oo laga saameeyay dhibaatada ay leedhaay tahriibka, & qaabka looga hortaghi karo

                London July 01, 2014(SDN/QJ)-Waxaan akhristayaasheena sharaf laeh halkan idinku soo gudbinenaa barnaamijka Maamuus oo ah barnamij kaxa tvga Somsat xaruntiisa London. Barnamijkani oo ay badanaa daadaheyso wariye Kaltuun Muuse Cabdilaahi ayaa markaan looga halday dhibaata ay leedahay tahriinka & qaabka ugu wanagsan ee looga hortiagi karo, maxaa yeela badaan dhinyayteno waxa ay ku dhamaadan badaha…

                Read More

                  Khudbaddii Madaxweyna​ha Jamhuuriya​dda Federaalka Soomaaiya caawa uu ka jeediyey xafladda 1-da luulyo

                  Madaxweynaha Jamhhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa caawa khudbad ka jeediyey xaflad lagu maamuusayey 54 guuradii ka soo wareegtay xurrnimaddii iyo midnimaddii umadda Soomaaliyeed oo lagu qabtay Muqdisho Khudbadda Madaxweynaha ayaa ku bilaabatay sidan:- Gudoomiya Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Raiisul Wasaaraha JFS Saraakiisha Ciidamada Xildhibaanada Sharafta leh Baambeyda Hobolada kala duwan Bahda Saxaafada Qeybaha kala duwan ee Bulshada…

                  Read More

                    Somaliland:Shirkado Laga Leeyahay Norway iyo Sweden Oo Ku Dagaallansan Shidaal Lagu Tuhunsan yahay Deegaanka Holhol

                    Stokholm:July,01,2014(SDN/QJ)-Wargeyska Aftonbladet oo ka soo baxa Dalka Sweden, ayaa warbixin uu daabacay ku Baahiyey Dagaal dhinaca shidaal qodista ah oo ka dhex aloosan shirkado laga leeyahay Dalalka Norway iyo Sweden. Joornaalkan ayaa sheegay in Goobo lagu tuhusan yahay inuu shidaal ku jiro oo ku Yaalla Gudaha Somaliland, gaar ahaan Aagga Magaalada Holhol ee Gobolka Sool…

                    Read More

                      Xukuumada Siilaanyo waxay Qarimada utaqaanaa inta udarban ee dalabka ugu shaqeysa, inta maleegta qudha iyo qoonta iyo inta Futeysa Maalka,Mag​anta,Moora​da iyo Muquunada

                      Xukuumada Siilaanyo waxay  Qaranimada u taqaanaa  inta digreetadeeda ku timi iyo inta dabo socota ee dabo ka nuuga ah, inta deman ee deris ku noosha ah,  inta darban ee dalabka ugu shaqeeya,inta sibiqada yar,sedbursiimada iyo susumada ku soo gashay ee dhawaan dhaladka ah, inta faydan ee fiintu ka qeylisey ee fidnada iyo findhicilka ah, Inta…

                      Read More

                        Mulkiyadda TV-ga Universal Oo Lagu Kala Baxay iyo Mulkiile Cusub Oo Loo Xukumay

                        Muqdisho:July,01,2014(SDN/QJ)-Maxkamadda Rafcaanka ee Gobolka Banaadir, ayaa ugu dambayn natiijo ka soo saartay Dacwad ka taagnayd Lahaanshaha TV-ga Universal oo muddo badan muran ka taagnaa. Maxkamadda ayaa u xukuntay lahaanshaha TV-ga  Cabdiqaadir Maxamed Aadan (Baariyow) oo ku sugan dalka Norway, Waxaana Qareen u ahaa ninka loo Xukmiyey Telefishinka  Xaawo Xaaji Sabriye.   Qoraalkan ka soo baxay…

                        Read More

                          Kooxda ONLF Oo Ku Dhawaaqday inay Qudha Ka Jareen 70-Ka Tirsan Ciidanka Ethiopia

                          Qabri-dahar:July,01,2014(SDN/QJ)-Xoogagga Dagaalka  muddada dheer kula soo jirey Dawladda Ethiopia ee  ONLF, ayaa sheegtay inay Qudha ka jareen Ciidamo tiro  badan oo ka tirsan kuwa Ethiopia. Xooggan oo  si gaar ah uga dagaallama Gobollada Dawlad-deegaanka soomalidu ka Degto Ehiopia, ayaa sheegtay inay ugu yaraan 70-Askari oo Ethiopian ah  ku dileen Deegaanada soomaalidu degto dagaalo  Toddobaadkan ka…

                          Read More

                            “waxa lala dagaallamayaa waa maamul soo jirey soddonnkii sannadood ee la soo dhaafay, khaatumona waa cusub tahay oo xaga dhaqaalahana…..”Indha-sheel

                            Buuhoodle:July,01,2014(SDN/QJ)-Maxamed Yuusuf Jaamac Indha-sheel oo sheegta Madaxweynaha Maamulka Khaatumo, ayaa markii ugu horraysay waraysi uu bixiyey kaga warramay Xaaladda Maamulkiisa iyo meeshii uu ku dambeeyey. Mudane indha-sheel oo  haatan ku sugan Buuhoodle, isla-markaana dhawaan ka soo cararay deegaanka Taleex oo ciidanka Somaliland la wareegeen, ayaa sheegay inay dagaal qadhaadh ku galeen sidii ay difaac ugu…

                            Read More

                            Xulalka Germany,France oo u Soo Baxay Quarter Final-ka Iyo Hadhaagii Africa oo Hadhuudhlaha Lagu Darey.(By Jaahuur)

                            Brazil-30-June-2014-(SDN) Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxayn ku soo qaadaneynaa koobka kubadda cagta ee aduunka kana socda carigaa Brazil ayaa wareegii labaad ee 16-ka xul iskugu soo hadheen durbadiiba 6-lix-ka dhaqaajiyeen. Haddaba lixda ilaa iyo hadda quarter Final-ka u soo baxay waa Brazil,Colombia,Netherland,Costa Rica,France iyo Germany,waxaana soo sideedeyn doona Labada xul ee bari soo badiya,Argentin,SUI,USA iyo Belgum,haddii…

                            Read More

                              R.W Cabdiwali “Geesiyaashii u huray naftooda in xoriyadda la helo, waxaa ka go’neyd midnimo iyo wadajirka Soomaaliya”

                              Muqdisho  June 30, 2014(SDN/QJ)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiwali Sheekh Axmed Maxamed, ayaa hambalyo ku aadan sanad guuradii 54aad ee ka soo wareegtay 1-dii Luuliyo 1960 u diraya dhammaan shacabka Soomaaliyeed ee ku nool dibedda iyo gudaha dalka. “Waxaan hambalyo u dirayaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan dal iyo dibedba. Waxaa…

                              Read More

                                Justice & Constitutional Affairs Minister: “The establishment of the Judiciary Service Commission Law is a milestone achievement towards the reform of the Justice sector in Somalia.”

                                Mogadishu, 30th June 2014 – H.E. Farah Sheikh Abdulkadir, the Minister of Justice & Constitutional Affairs today welcomed the Parliament’s overwhelming approval of the Judiciary Service Commission Law. Minister Farah said “The Parliament’s approval of the Judiciary Service Commission Law is a milestone achievement towards the reform of the Justice sector in Somalia.” Article 109A…

                                Read More