Wakiilka Somaliland ee Dalka Maraykanka Oo Ka Jawaabay Mudaharaad Kooxo Khaatumo Taageersani ka Dhigeen Carriga Amerika
Washington:June,28,2014(SDN/QJ)-Safiirka somaliland u fadhiya Dalka Maraykanka Rashid gaaruf, ayaa si kulul u difaacay xaqa ay Somaliland u leedahay inay Gaadhaan Gudaha Degaanka Taleex oo ay dhawaan Tageen. Mudane Gaaruf oo la Hadlayey Idaacadda Voa-da, isla-markaana u jawaabayey Dad la sheegay inay Mudaharaad ay Maamulka Qaska ka wada Bariga Somaliland ee Khaatumo la hor tageen xarumaha…
