Webmaster

    Radio Qubejoog: Wararkii Caawa ee Dalka iyo Dibada ee Shabakada Qurbejoog.com {DHAGAYSO}

    Hargaysa 28.June 2014 (SDN/QJ)- Ku Soo dhawaada Dhamaan Akhyaarta ku Xidhan Shabakada Somalidiasporanews.com Meel kasta oo Dunnida Dacaladeeda aad kaga Sugan Tihiin Warar Wixii Naga  Soo Gaadhay Dalka Gudihiisa iyo Dibadiisa oo aanu idiinka Soo Gudbinayno Studiyaha Qurbejoog.com ee Caasimada Somaliland ee Hargaysa Waxaa Warka Caawa  Idiin Soo Tebin Doona Weriye Maxamed Xasan Daacad ee…

    Read More

      Halkan Ka Daawo: Wafti uu Hogaaminayay Wasiirka Arrimaha Dibada Somaliland Maxamed Biixi Yoonis Oo Safar Qaatay Muddo Todobaad Ah Ugu Maqanaa Dalka Kenaya

      Hargeisa june 28 2014 (SDN/QJ)  Waftigan Oo Hogaaminayay Wasiirka Arrimaha Dibada Somaliland Maxamed Biixi Yoonis Oo Safar Qaatay Muddo Todobaad Ah Ugu Maqanaa Dalka Kenaya Ayaa  Kulamo La Yeeshay Wadamaddii Maraykanka, Ingiriiska Iyo Midowga Yurub Ee  Hore Somaliland Ugu Baaqay Inay Ciidamadeeda Kala Baxdo Degmadda Taleex. Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland Maxmaed Biixi Yoonis Ayaa Sheegay In Wadadamadaasi…

      Read More

      Halkan ka daawo Wasiirka Duulistoo ka Hadlay Galabta Heshiiskay Qaramada Midowbayn Iskala Qaaten Hawada Somaliland Iyo Somaliya

      hargeisa june 28/ 2014 (SDN/QJ ) Wasiirka Duulista Iyo Hawadda Hay’adda Qaramadda Midoobay U Qaabilsan Hawadda ACIO Ay U Gudbiyaan Dalab Ku Aadan In Ay Somaliland Si Toos Ah U Maamulato Hawadeeda. Xukuumadda Somaliland Iyo Dawlada Fadaraalka Somaliya Ayaa Dhawaan Sheegay Inay Ka Baxeen Heshiiskii Hawadad Hore Ay Ugu Wada-Gaadheen Dalka Turkiga. Hargeisa SDN/QJ Maxamed Aaadan…

      Read More

        Wasiiro ka Tirsan Xukuumada Somaliland oo ka Soo Laabtay Goor dhawayd Nairobi

        Hargaysa 28.June 2014 (SDN/QJ)- Xubno ka tirsan Golaha Wasiirada ee Xukuumada Somaliland oo Maalmihii u danbeeyay Socdaal ugu Maqnaa Dalka Kenya ayaa galabta ku laabtay Caasimada hargaysa iyagoo ka soo degay Garoonka Diyaaradaha ee Cigaal International Airport. Wasiirada Arrimaha Dibada,Gaashaandhiga,Cadaalada,Gudoomiye ku Xigeenka 3aad ee Xisbiga Kulmiye ayaa Magaalada Nairobi kulan kula soo qaatay Waddamo badan…

        Read More

          Dawlada Maraykanka oo Cod dheer kaga Digtay Weeraro argagixiso oo Muqdisho ka Dhaca Bisha Ramadaan

          Washington 28.June 2014 (SDN/QJ)- Qoraal kasoo baxay dowladda Maraykanka ayaa looga digay in kooxda Alshabab ay falal argagaxiso ah ka gaysato gudaha Muqdisho inta lagu gudo jira bisha Barakaysan ee Ramadaan. Alshabab ayaa ku goodisay inay weeraro kala duwan magalada Muqdisho ka fulin doonto inta bisha Ramadan lagu jiro taasoo dhaliisay inay walaac ka muujiyaan…

          Read More

            Nicholas Kay oo Soomaalida ugu hambalyeeyey bisha Ramadaan

            Nairobi 28.June 2014 (SDN/QJ)- Ergeyga gaarka ah ee xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Nicholas Kay ayaa maanta hambalyo ku aaddan bisha Ramadaan u diray dhammaan ummadda Soomaaliyeed. Mr. Kay ayaa sheegay in bishan ay tahay waqti la yeesho fikir qoto dheer iyo dib u heshiisiin, islamarkaana la xusuusto isku xirnaanshaha nabadda, sinnaanta iyo dib-u-heshiisiinta. Danjiraha…

            Read More

              Somalia:Weekly Press Conference on Government Progress

              Mogadishu, 28 June 2014 – H.E. Mustafa Duhulow today spoke to the media in Mogadishu to provide an update on government progress over the last week. The Minister spoke on various issues: first European direct flight operator (Skygreece Airlines) in decades begins flights between various Europe cities and Mogadishu; Government plans to build new airport…

              Read More

                Wasaaradda Warfaafinta: Waxqabadka Dowladda ee Usbuucii la soo dhaafay

                Mogadishu, 28 June 2014(SDN/QJ)– Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustafa Duhulow oo maanta Muqdisho kula hadlayey warbaahinta ayaa siiyey warbixinta horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka hadlayey arrimo ay ka mid yihiin, Diyaarad Caalami ah oo duulimaad isku xiraya Yurub iyo Somalia bilowday, Dowladda oo degmada Doolow ka hirgelinaysa garoon diyaaradeed oo caalami…

                Read More

                  Madaxtooyada Somaliland oo ka Jawaabtay in Maamulka Madaxweyne Siilaanyo uu leeyahay Ra’isal Wasaare aan Muuqan {DHAGAYSO}

                  Hargaysa 28.June 2014 (SDN/QJ)- Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland Axmed Saleebaan Dhuxul ayaa Maanta Jawaab ka bixiyay Hadalo uu Warbaahinta Siiyay Siyaasiga Maxamed Xaashi Cilmi. Dhuxul ayaa soo Qafay hadal Kaftan ah oo wakhti hore dhex maray isaga iyo Maxamed Xaashi Waxaanu u soo Jeediyay Eng in Waxa ay ka hayaan uu yahay qarankii dhibaatada badani ka…

                  Read More

                    Xukuumada Somalia oo ku Hawlan Sidii ay ula Soo Wareegi lahayd Maraakiibta Somalia ee lagu Hayo Yemen

                    Muqdisho 28.June 2014 (SDN/QJ)-Wasiirka dekedaha iyo gaadiidka badda ee xukuumadda federalka ah ee Soomaaliya, Yuusuf Macallin Amiin (Baadiyow) ayaa sheegay in wasaaraddu ku howlan tahay sidii ay ula soo wareegi lahayd maraakiib Soomaalia leedahayoo ku sugan dalka Yemen. Wasiirka  ayaa sheegay in wasaaraddu ay sii ambaqaadeyso dadaallo ay horay u sameeyeen dowladihii KMG ahaa ee…

                    Read More

                      Halkan Ka Daawo: Xoghayaha Siyaasada Ee Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Wadani Ayaa Maanta Ka Waramy Siyaasda Arimaha Dibada Iyo Arimo Badan Oo kale…………..

                      Hargeisa June/27 2014(Sdn/Qj) Xoghayaha  Siyaasada  Ee Xisbiga Mucaaridka  Ah  Ee Wadani Ayaa Maanta  Ka Waramy Siyaasda Arimaha Dibada Iyo  Arimo  Badan Oo kale  Ooy  Ka Mid Yihiin Siyaasada Arimaha Dibada Somaliland Oo  Uu Sheegay  In Wasiirka Wasaeada Arimaha Dibada Somaliland  Maxamed  Biixi  Yoonis  Uu Waxba Ka Qaban  Kariwaayey  siyaasdaa Dibada Kana Dhaadhicin kariwaayey gooniisu taaga…

                      Read More

                        Maamul Goboleedka Punt land oo sheegay inay Hanan doonaan Gobolada Sool iyo Sanaag

                        Garowe 28.June 2014 (SDN/QJ)- Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland Ing, Camey ayaa Khudbad uu ka Jeediyay munaasabad lagu maamuusayay maalinta 26-ka ee ay xurnimada qaateen gobolada Waqooyi ayaa sheegay dowladda Puntland inay si rasmi ah ugu bareeridoonto inay soo ceshato dhulkeeda ka maqan. . Madaxweyne ku xigeenka ayaa shacab reer puntland cod dheer ugu sheegay…

                        Read More

                          Muxuu Daaran yahay Heshiiska ay Ukraine la Saxeexatay Midowga Yurub

                          Ukraine 28.June 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Ukraine Petro Poroshenko ayaa magaalada Brussels ku saxiixey heshiis muhiim ah oo dhinaca ganacsiga iyo dhaqaalaha la xiriira oo waddankiisu la galey Midowga Yurub, waxaana uu sheegay inuu goor dambe go’aan ka gaari doono inuu kordhiyo muddada xabbadjoojinta uu ku dhawaaqey toddobaadkii hore ee hawlgalada milateri ee ka dhanka ah…

                          Read More

                            Waraysi Taariikhi ah Oday Siciid Maxamed Gees oo ka Hadlaya Sidii ay u Shiri Jireen Odayaasha Somaliland iyo Maamulkii Ingiriisku {DHAGAYSO}

                            Hargaysa 28.June 2014 (SDN/QJ)- Oday Siciid Maxamed Gees oo dhalay Prof Maxamud Siciid Gees oo haatan ku Sugan Magaalada Hargaysa Xili uu ka Yimid dalka Maraykanka oo uu degan yahay ayaa Si Xeel dheer uga Waramay qaabkii u u dhici jiray Kulamada ay wada yeelanayeen Maamulkii Ingiriiska ee Haysan jiray dhulka Somaliland iyo Cuqaashii Somaliland….

                            Read More

                              Ganacsato Soomaaliyeed Oo Lagu Gubay Dalka South Afrika

                              Johansberg:June,28,2014(SDN/QJ)-Afar Muwaadin oo u dhashay somalia, ayaa lagu gubay Dalka Koonfur afrika oo ay ku haysteen Meherado Ganacsi. Muwadiniintan ayaa la sheegayaa inay lagu Gubay Gudaha Meheradooda, iyadoo arrintaasna la sheegay inay ka dambeeyeen Niman budhcad ah oo u dhalatay dalka Konfurta afrika. Mid ka mid ah mulkiilaha goobta ganacsiga oo ka hadlay dhacdadan ayaa…

                              Read More

                                Kenya iyo Britain Oo Isku Maandhaafsan Heshiisyo dhexyaallay oo Lagu tababarayo Kumanaan Ka Tirsan Ciidamada Ingiriiska

                                Nairobi:June,28,2014(SDN/QJ)-Wararka laga Helayo Dalka Kenya ayaa sheegaya inuu jiro khilaaf cakiran oo dhedyaalla dalalka Kenya iyo Britain, kaas oo salka ku haya Digniino dhinaca ammaanka ah oo dhawaan Britain soo saartay. Murankan oo ah mid diblomaasiyadeed, ayaa keenay in in ka badan 1000 askari oo ka tirsan ciidamada dalkaasi britain ay ku xayirmaan magaalada  nairobi…

                                Read More

                                  Hargeysa Oo Si Weyn Looga Xusay Maalinta Xorriyadda Dalka Djibouti

                                  Hargeysa:June,28,2014(SDN/QJ)-Magaalada Hargeysa ee Caasimadda dalka Somaliland, ayaa habeenkii xalay lagu qabtay Xus lagu taageerayo  37-Guurada Ka soo wareegtay Maalintii Dalka Djibouti ay xorriyadooda ka qaateen Waddanka Faransiiska. Munaasibaddan lagu qabtay Hargeysa, ayaa waxa soo Abaabulay Jaaliyadda Dalka Djibouti ee Somaliland, iyadoo ay ka qaybgaleen Masuuliyiin sarsare oo ka socda Xisbiyada qaranka Somaliland, xubno ka mid…

                                  Read More