Webmaster

    Dil Naxdir leh Oo Habeenkii Xalay Ka Dhacay Beledweyne

    Baladweyne:June,2014(SDN/QJ)-Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan, waxa Habeenkii xalay lagu dilay nin la sheegay inuu ahaa imam masaajid iyo macallin dugsiyo iyo jaamacad Halkaas ku yaalla Bare ka  ahaan jirey. Allaha u naxariistee Imaamka la dilay ayaa waxaa Magaciisa lagu sheegay Sheikh Cabdi Ibraahim Madar, waxaana la dilay xilli uu kusii jeeday Hoygiisa, isagoo ka…

    Read More

      24 Saacadood kadib Markii uu Ingiriiska ka Dhaqan Galay Qaad Joojinta oo Qofkii Kowaad la qabtay Waddankuuse u dhashay?

      London 29.June 2014 (SDN/QJ)- Qofkii ugu horreeyay ee dawladda Ingiriisku ku qabato qaadka tan iyo markii laga mamnuucay waddankaas in lagaga ganacsado ama lagu cuno qaadka laguna daray liska maandooriyaha dalkaas ka mamnuuca ah ayaa noqday  Nin Soomaal ah. Ninkan  dhalashadiisu Soomaaliga  tahay ayaa salaasadii toddobaadkan dalka Ingiriiska  loogu xidhay dacwad ah isku-day kootarabaanin maandooriye,…

      Read More

        Madaxtooyada Oo Weerar qaawan ku Qaadday Mujaahid Maxamed Xaashi iyo Dhuxul Oo Noqday Shaabuugga Lagu Garaaco Mujaahidiintii Dhiiggooda Huray

        Hargeysa:June,29,2014(SDN/QJ)-Madaxtooyada somaliland, ayaa Weerar qaawan ku qaadday Wasiirkii hore ee wasaaradda Maaliyadda Somaliland Mujaahid Maxamed Xaashi Cilmi, waxana uu Afhayeenka Madaxtooyadu sheegay inuu  Huwaday Shaadhkii qabiilka. Madaxtooyada ayaa Weerarka ay ku qaaday Mujaahid Maxamed Xaashi u adeegsatay oo dhex marisay Afhayeenkeeda Axmed Saleebaan Dhuxul, kaas oo si ka baxsan Anshaxa Siyaasadda ugu tilmaamay Maxamed Xaashi…

        Read More

          Af-hayeen Dhuxul Oo Shaaca Ka Qaadday In Saddxa Xisbi-qaran Iska Diideen Ka Qaybgalka Munasibadii 26-Ka June Ee Madaxtooyada lagu Qabtay

          Hargeysa:June,29,2014(SDN/QJ)-Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland Axmed Saleebaan Dhuxul, ayaa Markii ugu horraysay Jawaab Shacabka reer Somaliland is weydiinayeen oo ahayd sababta Munaasibaddii qaran  ee 26-ka June ee dhawaan Madaxtooyada lagu qabtay Looga Waayey Madaxda kala duwan ee Golayaasha qaranka oo ay ugu horreeyaan Saddxda Xisbi-qaran ee Dalka ka jiraa. Afhayeenka ayaa si  cad afkiisa uga sheegay inay…

          Read More

            Dawlada Ciraaq oo qaaday olole ay dib ugu qabsaneyso degaano ay Islaamiyiinta ISIS gacanta ku dhigeen dhawaan

            Tikrit June 29,2014(SDN/QJ)-Ciidamada dalka Ciraaq ayaa bilaabay olole ay dib ugu qabsanayaan degaanada Suniyiinta ee dalkaas oo gacanta todobaadyo ka hor u galy islaamiyiinta ISIS. Waxa soo baxaya warar kala duwan oo ku saabsan weerarka dawladu ku qaaday degaanadan oo ay ugu horeyso magaalada Tikrit. Tikrit oo ah halkii uu ku dhashay madaxweynihii hore ee…

            Read More

              Xukuumadda Somaliland Oo Qal-qaalo Ugu Jirta Sidii ay Mawaadin Reer Hargeysa ah ugu Gacan Gelin lahayd Dalka Denmark Oo Qabashadiisa Dalbaday

              Hargeysa:June,29,2014(SDN/QJ)-Xukuumadda Somaliland, ayaa la sheegayaa inay Qalqaalo ugu jirto sidii ay Muwaadin ka soo jeeda Magaalada Hargeysa, isla-markaana Haysta Dhalashada Denmark u Gacan Geliso Dalka Denmark oo si weyn u raadinaya. Muwaadinkan oo Magaciisa la Yidhaahdo Cumar Xasan Cumar, ayaa ay xukuumaddu Toddobaadkii hore xabsiga dhigtay, iyadoo xadhigiisana ay Dalbatay Dawladda Waddanka Denmark. Ma jiro…

              Read More

                Telefishanka HCTV oo Todobaadkii Tegay Joojiyay Baahinta Wararka Xisbiyada Mucaaridka ah iyo Xisbiga Ucid oo ka hadlay

                Hargaysa 29.June 2014 (SDN/QJ)- Telefishanka Caalamiga ah ee HCTV Ayaa todobaadkan gudihiisa Joojiyay Baahinta Wararka xisbiyadda Mucaaridka ah Ee UCID Iyo WADDANI . Xisbi Mucaaridka UCID oo warsaxafadeed Soo Saaray ayaa Tvgaasi ka dalbaday in uu soo cadeeyo sababta rasmiga ah ee ka dambaysa xaqiraada iyo joojinta Warkii taageeryaal xisbiga KULMIYE kasoo goostay oo ku…

                Read More

                  Somaliland Oo Meel Adag Iska Taagtay Maamulka Hawada Ee Soomaaliya Dooneyso In Qaramada Midoobay Ku Wareejiso

                  Hargeysa 29.June 2014 (SDN/QJ) – Dawladda Somaliland, ayaa meel adag iska taagtay dedaallo dawladda Soomaaliya ku doonayso in qaramada Midoobay ku wareejiso Maamulka Hawada, waxayna Somaliland sheegtay in aanay dhici Karin in hawada Somaliland laga maamulo Magaalada Muqdisho. Wasiirka Wasaaradda Duulista hawada iyo gaadiidka cirka Somaliland, Maxamuud Xaashi Cabdi iyo wefti ay ka mid ahaayeen…

                  Read More

                    Xoghayaha Joogtada ah ee Xafiiska Ra’isul Wasaaraha oo martigeliyey shir ku aaddan dib-u-habaynta Shaqaaalaha rayidka ah iyo dejinta siyaasadda dowladda

                    Mogadishu, June 28, 2014(SDN/QJ)-Xoghayaha Joogtada ah ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Mudane Cumar Xasan Cusmaan ayaa maanta magaalada Muqdisho ku martigeliyey kulan ballaaran oo looga hadlayey dib-u-habaynta shaqaalaha rayidka ah iyo dejinta siyaasadda dowladda. Kulankan oo ay soo abaabuleen Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha iyo Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ayaa waxaa ka soo qaybgalay Wasiir-ku-xigeeka Wasaaradda Shaqada…

                    Read More

                      Permanent Secretary of the Office of the Prime Minister hosts DGs and PSs to push for civil service reforms ahead

                      His Excellency Permanent Secretary of the Office of the Prime Minister Omar Hassan Osman today hosted a meeting with Director Generals and Permanent Secretaries of the ministries of the government of Somalia to expedite the civil service reforms and the public policy development initiatives of the Federal Government of Somalia, telling them “it’s important for…

                      Read More

                        Madaxweyne Xasan Sheekh oo umadda Soomaaliyeed ugu hambalyeyey dhalashada bisha Ramadaan

                        Muqdisho June 28 2014(SDN/QJ)–Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa dadka muslimiinta ah gaar ahaan umadda Soomaaliyeed ugu hambalyeyey dhalashada bisha barakeysan ee Ramadan. “Dadka Soomaaliyeed ee muslimiinta ah meel kasta ee ay caalamku kaga nool yihiin waxaan leeyahay Ramadaan Kariim, waxaan Ilaahey ka rajeynayaa in cibadadeennu aqbalo, kana dhigo soonkii dambi dhaafka umadda…

                        Read More

                        Xulka Colombia Ayaa 2-0 Ku Naas Nuujiyey Uruguay Una soo Baxay (quarter Final-ka World Cup) By Jaahuur.

                        Brazil-28-June-2014-(SDN) Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxaynu xagaa iyo caasimadda Brazil ee Rio de-janrio oo ciyaari ku dhexmartay xulka Colombia iyo Uruguay kana tirsaneyd koobka kubbadda cagta ee aduunka oo ahaa wareegii labaad ,labadan xul ayaa ka shubaya kii laga badiyo. Xulka Uruguay ayaa waxaa ka maqnaa xiddiga aay ku dhaantaan ee Suarez  oo Fifa ganaaxdey markii…

                        Read More

                          Guddoomiyaha Xisbiga Caddaaladda iyo Daryeelka Somaliland Ee UCID Eng. Feysal Cali Waraabe iyo wefti uu hoggaaminayo ayaa socdaal ugu Ambo-baxay caasimadda Wadanka Mexico ee qaaradda Latin America,

                          london 28Jun14(SDN)Guddoomiyaha Xisbiga Caddaaladda iyo Daryeelka Somaliland Ee UCID Eng. Feysal Cali Waraabe iyo wefti uu hoggaaminayo ayaa socdaal ugu Ambo-baxay caasimadda Wadanka Mexico ee qaaradda Latin America, halkaas oo uu kaga qayb galayo Shirweynaha Axsaabta siyaasadda adduunka ee xubnaha ka ah Dallada Ay ku bahoobeen Xisbiyada Adduunku ee loo yaqaan The Socialist International (SI)…

                          Read More

                          Xulka Brazil Ayaa u soo Baxay (Quater Final-ka Markii Aay Chile u Musaafurisey Gurigoodii) By Jaahuur.

                          Brazil-28-June-2014(SDN) Saaxiibayaal faaqidaadeena ciyaaraha waxaynu maanta ku turxaamineynaa wareegii labaad ee kubadda cagta aduunka kana socda dalkaa barazil ayaa waxaa ku aftaxay Brazil oo gurigooda marti loogu yahay iyo Chile,xulkii laga badiyana daaqadda ayuu ka baxayaa . Bal haddaba dib aynu u jaleecno ciyaartii dhexmartey Brazil iyo Chile oo runtii ahayd ciyaar aad u adag…

                          Read More

                            Reysul wasaaraha oo hambalyo ku aadan bisha Ramadaan u diray shacabka Somaliyeed

                            Muqdisho 28.June 2014 (SDN/QJ)- Reysul  wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya  Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa caawa hambalyo ku aaddaan dhalashada bisha barakaysan ee Ramadaan u diray muslimiinta oo dhan, gaar ahaan shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan. Cabdiweli ayaa  shacabka Soomaaliyeed u rajeeyay in ay si farxad iyo caafimaad leh ay ku soomaan,  kuna cibaadeystaan. War…

                            Read More

                              Madaxweyne Siilaanyo oo Hambalyo u diray Shacabka Somaliland Bisha Ramadaan Awgeed

                              Hargaysa 28.June 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu Dhambaal Hambalyo ah u dirayaa Shacbiga Somaliland Meelkastoy Joogaan Dalka Guddihiisa & Dibediisaba, Bisha Barakaysan ee Ramadaan Awgeed, waxaanu ugu Bushaaraynaa Bisha Barakaysan ee Ramadaan oo Kowsatay caawa oo ay taariikhda Miilaadiga ahi tahay 28/06/2014, halka ay taariikhda Hijiriyada Islaamkuna ka tahay…

                              Read More