Webmaster

    Wararkii Caawa ee Dalka iyo Dibada ee Shabakada Qurbejoog.com {DHAGAYSO}

    Hargaysa 17.June 2014 (SDN/QJ)- Ku Soo dhawaada Dhamaan Akhyaarta ku Xidhan Shabakada Somalidiasporanews.com Meel kasta oo Dunnida Dacaladeeda aad kaga Sugan Tihiin Warar Wixii Naga  Soo Gaadhay Dalka Gudihiisa iyo Dibadiisa oo aanu idiinka Soo Gudbinayno Studiyaha Qurbejoog.com ee Caasimada Somaliland ee Hargaysa Waxaa Warka Caawa  Idiin Soo Tebin Doona Weriye Maxamed Xasan Daacad ee…

    Read More

      “Al-Shabaab kama dambeyn weerarkii Mpeketoni” Madaxweynaha dalka Kenya, Uhuru Kenyatta

      Nairobi 17.June 2014 (SDN/QJ)-Madaxweynaha dalka Kenya, Uhuru Kenyatta ayaa sheegay in weerarradii dhimashada sababay ee ka dhacay tuulada Mpeketoni oo ka tirsan degmada Lamu aysan ahayn kuwo ay soo abaabushay Al-Shabaab, wuxuuna ku eedeeyay in ay ka dambeeyeen siyaasiyiin Kenyan ah. Madaxweyne Kenyatta ayaa xusay in caddeymaha la hayo ay muujinayaan in weerarradaas ay ka…

      Read More

        Komiishanka Doorashooyinka iyo Xisbiyada Qaranka Somaliland oo Kulan Albaabadu u Xidhnaayeen ka Yeeshay Diiwaangelinta iyo Gudoomiyaha Ucid oo ka Hadlay {DHAGAYSO}

        Hargaysa 17.June 2014 (SDN/QJ)- Komishanka doorashooyinka Qaranka iyo Saddexda Xisbi qaran ayaa maanta kulan albaabadu u xidhan yihiin ku Yeeshay Arrimaha Diiwaangelinta Cod-bixiya-yaasha. Kulankan ayaa  lagaga Hadlay  Hawlaha Diiwaangelinta  Codbixyayaasha iyo sida looga Gaadhsiin karo muddada Kooban ee Hadhsan. Guddoomiye Faysal waxa uu sheegay inay kalsooni Buuxda Ku Qabaan Hannaanka ay Gudddidu u waddo Hawsha Diiwaangelinta Codbixiyayaasha oo  la…

        Read More

          Wasiirka Arrimaha Gudaha oo Shaaca ka qaaday in dadka Wax dilay ee Jeelasha ku Jira la Marin doono Qisaasta Sharciga ah {DHAGAYSO}

          Hargaysa 17.June 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka Arimaha Guddaha Somaliland Mudane Cali Maxamed Warancade Ayaa Sidaasi Ku Sheegay Shirjaraaid Oo Uu Maanta Ku Qabtay Xafiiskiisa Magaalada Hargaysa Isla Markaana Halkaasi Ka Akhriyey Qoddobo Laga Soo Saaray Shir Adkaynta Nabbbadgalyada Ku Saabsan Oo Lagu Qabtay Magaalada Burco Ee Xarunta Gobolka Togdheer. Wasiirku Waxa uu ka Warbixiyay Shir balaadhan…

          Read More

            Booliska wadanka Ingriiska oo Maanta jaaliyada Somaliyeed iyo jaaliyadaha kale ee cuna Qaadka u qaybiyey Digniin iyo Arimaha Xogta Qaadka ee wadankan England iyo Wales

            London 17Jun14(SDN) Ciidamada Boliska wadanka Uk ayaa waxay bilaabeen inay qaybiyaan digniino culus oo ku socta Jaliyadaha Cuna Qadka ama ka ganacsada iyaga oo aan kula kulanay xafad ka mida xafadaha wadankan ee ku badan tahay Somaliada ee la yiraa Church Road taas oo ay u qaybiyeen shuradaha iyo waxyaalaha ama fal danbiyeedka ka imanaya…

            Read More

              Haweenka Degmada Sallaxley ee Hargaysa iyo Bristol oo Lacagtii Ugu Badnayd Ku Wareejiyay Gudida Dhismaha Wadada Cad DAAWO

              Hargaysa 17.June 2014 (SDN/QJ)-   Gudida Dhismaha Waddada Cad ayaa Deeq Lacageed kala Wareegay Haweenka Degmada Maxamud Haybe iyo Kuwa Ururka Gaaroodi ee Magaalada Biristool ee Wadanka Ingiriiska Haweenwaynaha ayaa lacag ka Badan 87,oo  Kun oo dollarka Maraykanka ah   ku wareejiyay guddida dhismaha waddada cad ee isku xidhaysa hargaysa iyo salaxley . Xaflad si heer sare…

              Read More

                Qalinjabintii Ardayda Shaqaalaha Dawlada Somaliland ee Jaamacada Ethiopian Civil Service University Magacyada Ardayda+SAWIRO

                Addis ababa 17.June 2014 (SDN/QJ)- Arday tiradoodu dhantahay 20 arday, oo ka kala socday wasaaradaha iyo hay’adaha kala duwan ee dawlada Jamhuuriyada Somaaliland ayaa , xaflad sagootin ah loogu sameeyay Holka shirarka Jaamacada Ethiopian Civil Service University (ECSU). Ardaydan oo iskugu-jirta kuwo ka qalin jabiyay, heerka darajada labaad ee Jaamacada Masters degree program tiradooduna tahay…

                Read More

                  Kooxda Xidigaha Geeska oo Hees Loo Sameeyay iyo Jawaab ay ka Bixiyeen Daawo

                  Hargaysa 17.June 2014 (SDN/QJ)- Kooxda Xidigaha Geeska Ayaa Warsaxaafadeed Ay Soo Saareen Waxa Ay Fanaaniinta Somaaliyeed Ee Qurbaha Ku Nool Uga Mahadceliyeen Hees Ay Ku Maamuuseen Fanaaniinta Xidigaha Geeska. Warsaxaafadeed Ay Soo Saareen Kooxda Xidigaha Geeska Oo Soo Gaadhay Shabakada Wararka Ee qurbejoog.com Ayaa U Dhignaa Sidan:- WARSAXAAFADEED- Fanaaniintayada Qurbaha ku nool ee  Magaca iyo…

                  Read More

                    Fadeexad ka Aloosan Boorama,Raashin ay Hay’ada Ilaalinta Tayadu Sheegtay inuu dhacay oo Maamulka G.Awdal Si Cad u diiday

                    Boorama 17.June 2014 (SDN/QJ)- -Gudi ka kooban 4 xubnood oo heer gobol iyo heer degmo isugu jira oo uu hor kacayay badhasaab ku xigeeenka gobolka Awdal ayaa maanta gaashaanka u daruuray hadalo deel-qaaf ah oo ka soo yeedhay hayada dhawrista tayada agabka ee Somaliland kuwaas oo dhawaan si hubsasho la’aan ah u dhaleeceeyay baabuur raashin…

                    Read More

                      Somaliland Maamulka Qudha ee Jawaab waafi ah siiyay shisheeyaha faro geliya arimahooda

                      Hargeysa June 17,2014(SDN/QJ)-Dawlada Somaliland ayaa maalinimadii shalay jawaab waafi ah ka bixiyay hadalo farogelin ahaa oo ka soo yeedhay qarbiga. Hadaladan oo Soomaalida isku heysa degaanada Sool iyo Sanaag lagu farayay in ay ciidamadooda kala baxaan. Somaliland ayaa noqotay ta qura ee tiraba Dhawr jeer ka jawaabta farogelinta shisheeye ee sida tooska ah u farogeliya…

                      Read More

                        Mareykanka oo Iran kala hadlaya nabadeynta dalka Ciraaq

                        Washington June 17,2014(SDN/QJ)Dawlada Mareykanka ayaa ka dib kolkii kooxda Islaamiyiinta Shaam ay qabsadeen degaano badan oo ka mid ah dalka Ciraaq dalka Iran kala hadlaya nabadeynta Ciraaq. Ciidamada Ciraaq ayaa waxba kama soo qaad ka dhigay dedaaladii huwanta Mareykanka ka dib kolkii ay ka yaaceen dhulkii gacanta loo geliyay dagaal dheer dabadii. Xoghayaha Arrimaha Dibedda…

                        Read More

                          Maamulka Puntland Oo Dawladda Yemen La Galay Heshiis Ka Baxsay Awooddiisa Maamul-Goboleednimo

                          Garoowe:June,17,2014(SDN/QJ)-Maamul-goboleedka Puntland, ayaa  u muuqata mid dhinac martay kamid ahaanshaheedii dhinaca Dawladda Federalka, waxana ay Gashay Heshiis Madax Bannaan la Xidhiidha Arrimaha Kalluumaysiga.  Maamulka ayaa Heshiis La  galay  Dawladda Yemen, waxana u dhigayaa in Kalluumeysatada Yeman  ay ka jilaabeystaan xeebaha maamulkaasi hoos yimaada, ee dalka Soomaaliya iyadoo aan waxba laga Waydiinin Dawladda Federalka ah. Heshiiskan…

                          Read More

                            Taliyaaniga Oo Soo Saaray War Ka Dhan Badbaadinta Nolosha Tahriibayaasha Yurub Beegsanaya

                            Rome:June,17,2014,(SDN/QJ)-Dalka Talyaaniga oo ah Saldhigga ay Beegsadaan Dadka Afrikaanka ah ee ku socda Yurub, ayaa soo saaray War liddi ku ah Arrimaha Bani’aadannimo oo uu hore ugu Hawllanaan jirey. Wasiirka arimaha gudaha ee Talyaaniga Angelino AlFano ayaa soo saaray digniin ku aadan maraakiibta ka howlgasha xeebaha dalkaasi inay joojinayaan badbaadinta dadka tahriibayaasha ah, haddii midowga…

                            Read More

                              OGEYSIIS: Shir lagu dooran doono guddi horumarineed oo hoggaamisa beesha Ciidagale ee deggen Carriga Ingiriiska

                              Bismillaahi Arramanirraxeem. Mudanayaal iyo marwooyinka sharafta iyo maammuuska naga mudan waxaanu idin leenahay Asalaamu calaykum wa raxma tullaah wa barakaatuh.Allah ayaa mahad mudan,rasuulkiisa Muxamed naxariis iyo nabadgelyo korkiisa ha ahaato. Bismillaahi Arramanirraxeem. Taariikh:16/06/2014 Ku: Beesha Ciidagale deggen Ingiriiska Ujeeddo: Shir lagu dooran doono guddi horumarineed oo hoggaamisa beesha Ciidagale ee deggen  Carriga Ingiriiska. Og : Guddida hurumarinta…

                              Read More

                                Sunniyiinta Xoogga Badan ee ISIS Oo Gacanta Ku Dhigay Magaalo Cusub

                                Tel Afar:June,17,2014(SDN/QJ)-Koooxaha islaamiyiinta ka Dagaallamay Dalka Ciraaq ee ISIS, ayaa sii wada Horumarkooda dhinaca Dagaalka waxana ay gacanta ku dhigeen Magaalada Tal Afar. Shacabka Magaaladaas ku Nool ayaa caddeeyey inay Kooxdu gacanta ku dhigtay Magaaladaas ooh ore ay ciidamada Dawladdu  u joogeen.   Askartii iyo boliiskii ayaa magaalada ka cararay iyagoo ka tegay hub, Laakiin…

                                Read More

                                  Fool-xumooyin Damiirku Diiday Oo Taliye Shaqalle iyo Wasiir Cukuse Ka Sameeyeen Madaxweyne Siilaanyo Hortiisa Madashii Shalay

                                  Hargeysa:June,17,2014(SDN/QJ)-Madashii Shalay uu Madaxweyne Siilaanyo Qasrigiisa iskugu Yeedhay Golayaasha Kala Duwan ee Qaranka, Madaxda Axsaabta Dalka iyo Masuuliyiinta Qaabilsan Ammaanka Dalkay, ayaa waxa Hadheeyey Dhacdooyin ay  Madaxweynaha Hortiisa kaga dhaqmeen Xubno ka mid ah HoggaankaXukuumada Madaxweyne Siilaanyo.  Kulankan oo saxaafadda Loogu Yeedhay xilli dambe oo dadka Intiisa Badani shaqooyinkii ay Hayeen ka rawaxeen, ayaa saxaafaddu …

                                  Read More

                                    9-Ka Mid ah Garsoorayaashii Tiir-dhexaadka u Ahaa Caddaalad-darrada Maxkamadaha Dalka Oo Cawda Loo Jaray

                                    Hargeysa:June,17,2014(SDN/QJ)-Guddida Caddaalada Somaliland ayaa  Shaqadii ay hayeen Dibaddda ka dhigtay ugu yaraan 9-garsoore oo ka Hawlgeli jirey Maxkamadaha Dalka. Sida ku xusan War-saxaafadeed xarumaha  Warbaahinta Dawladda  la dhigay, waxa ay garsoorayaashani ka tirsanaan jirey Maxkamaddaha Gobolka Hargeysa ee Rafcaanka iyo midhadh kooban oo Degmooyinka kale ku Qornaa. Waxa kale oo warsaxaafadeedkaas lagu sheegay in la…

                                    Read More

                                    Xulka USA Ayaa 2-1 Ku Masaafuriyey Xulka Ghana (World Cup 2014 Brazil) By Jaahuur.

                                    Brazil-16 June-2014 (SDN) Asxaabtay faaladeena ciyaaraha waxaynu ula qaxaynaa xagaa iyo cariga brazil oo uu koobka cagta aduunku ka socdo isaga oo maalintiisii 5-aad galey waxaana foodda isla galey oo kala badiyeen sidatan.Germany-4-Portugal-0-,Iran-0-Nigeria-o-,Usa-2-Ghana-1. Haddaba ciyaartii ugu xiisaha badneyd waxaa madaxa isla galey xulka USA iyo Ghana. Qeybtii hore ee ciyaarta waxaa gool aan la filaneyn…

                                    Read More