Webmaster

    Somaliland oo Ku Baaqday in Wada hadal lagu Xaliyo Xiisada Ka Taagan Gobolada Bari

    Hargaysa 18.June 2014 (SDN/QJ)- Dawladda Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa ku dhawaaqday inay diyaar u tahay wadahadal ay la gasho kooxaha degaannada bari ee dalka iyo waddamada jaarka ah si hab nabadgelyo ah loogu xalliyo xiisadda colaadeed ee ka taagan degmooyinka  Taleex ee Sool, Buuhoodle iyo Sanaag/bari. Warsaxaafadeed luqadda Ingiriisiga ku qoran oo Wasaaradda Arrimaha Dibadda Somaliland…

    Read More

      Maxaa Kala Qabsaday Ciyaartii Xalay ee Xulka Marti geliyay Koobka Adduunka ee Brazil Iyo Mexico

      Brazil 18.June 2014 (SDN/QJ)- Xulka Waddanka Brazil Ayaanan Ku Soo Bandhigin Garoonka Estadio Castelao, Ciyaar Lagu Qanco, Kaddib Markii Ay Kooxda Mexico Ay La Dhaafi WaydayBarbaro Ebar Iyo Ebar Ah, Waxaana Ciyaarta Aad Uga Dhex Muuqday Goolhayaha Mexico Ee Guillermo Ochoa. Kooxda Tababare Luiz Felipe Scolari, Ayaanan Soo Bandhigin Ciyaartii Laga Filayay Markii Ay Magaalada…

      Read More

        ISIL leader killed in clashes with Diyala police

        A special counter-terrorism police force has killed “Islamic State of Iraq and the Levant” (ISIL) leader Abu Ayoub al-Somali, a Somali national, and his aide, Iraqi police in Diyala province said Tuesday (June 17th). Acting on information provided by detainees, the force ambushed a car carrying al-Somali and his assistant — a Syrian national —…

        Read More

          Madal Qaadhaan Loogu Uruurinayay Dhismaha Waddada Oodweyne, Hargaysa iyo Burco oo Hargaysa lagu qabtay,Xukuumada oo laga dalbaday inay Cadayso Dhaqaalaha ay u qoondaysa

          Hargaysa 18.June 2014 (SDN/QJ)- Xaflad balladhan oo lacag loogu uruuriyey waddada isku xidhaysa Burco, Oodweyne iyo Hargeysa ayaa Xalay  lagu qabtay hotel KAAH ee magaalada Hargeysa. Xafladdan oo ay ka soo qayb-galeen wasiirro, xildhibaanno, masuuliyiin dawladda ka tirsan, salaadin, culimo aw diin, aqoonyahanno iyo martisharaf kale oo tiro badan. Guddoomiyaha guddi cusub oo loo sameeyey…

          Read More

            Shir Ku Saabsan Is dhexgalka Bulshada iyo Xoojinta Amaanka oo ay ka soo Baxeen Qodobo Fulintoodu ay Xasaasi tahay Xukuumadana laga Sugayo {Warbixin ay Qurbejoog ka Diyaarisay DHAGAYSO}

            Burco 18.June 2014 (SDN/QJ)- Shir looga hadlay xoojinta nabadgelyada iyo is-dhexgalka bulshada ayaa lagu qabtay magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer. Shirkaas oo lagaga hadlaayay xoojinta nabada iyo is dhex galka Bulshada, ergooyinka shirka ooka kala yimid Goboladda Sool ,Sanaag Saraar, Odweyne, Togdheer, Saaxil , Gabilay, Shirkan oo daba Socday Shir Hore loogu qabtay Magaalada…

            Read More

              Abaabul Dagaal oo Laga Dareemayo Magaalada Garowe iyo dhaqdhaqaaq Ciidan oo Socda

              Garowe 18.June 2014 (SDN/QJ)- Maamulka Somaliyeed Ee puntland ayaa  Ciidamo soo dhoobtay Jihooyinka Xuduudka Laascaanood iyo Taleex kadib markii madaxwaynaha Somaliland Md Axmed Siilaanyo iyo Saddexda Gole qaran oo ay Weheliyaan Saddexda Xisbi Qaran ku dhawaaqeen difaacida Somaliland. Wararkan Naga soo Gaadhay Deegaankaasi ayaa Sheegay in maamulka Garoowe waddo sifooyin saan saan colaadeed oo ku…

              Read More

                Dhakhaatiir iyo Kal-kaaliyeyaal Ay Qaadanaysay Wasaaradda Xannaanada Xooluhu oo Imtixaan ay Hay’ada Shaqaaluhu ka qaaday

                Hargaysa 18.June 2014 (SDN/QJ)- Hayada Shaqaalaha Dawladda ee Somaliland,ayaa Imtixaan ka qaaday dhakhaatiir iyo kal-kaaliyeyaal caafimaadka Xoolaha ah oo ay shaqaale ahaan u qaadanaysay Wasaaradda Xannaanada Xoolaha ee Somaliland. Imtixaanka laga qaadayay dhakhaatiirta Xannaanada Xooluhu ay qaadanaysay oo ay u oo fadhiisteen 16 dhakhtar,ayaa lagu qaatay 8 dhakhtar oo markii ay Wasaaraddu u baahnayn isla…

                Read More

                  Goob Lagu Daawanayey Ciyaaraha Koobka Adduunka Dalka Nigeria Oo La Qarxiyey

                  Yobo:June,18,2014(SDN/QJ)-Qarax xooggan ayaa lala Eegtay Goob lagu daawanayey ciyaaraha Koobka adduunka oo ku taalla dalka Nigeria. Shaqaale ka tirsan xarun caafimaad oo ku taala dalka Nigeria ayaa warbaahinta u sheegay in dad dhaawacyo kala duwan qaba lagu daweynayo halkaasi, iyadoo la arkayey dad kale oo Halkaas ku dhintay. “Dadka dhaawacmay ayaanan sheegi Karin sababtoo ah…

                  Read More

                    Muslimiinta Kenya Oo Farriin Dagaal Ka Helay Kooxda Al-shabaab

                    Mombassa:June,18,2014(SDN/QJ)-Kooxaha Islaamiyiinta Somalia Dagaalka ka Wadda ee Al-shabaab, ayaa Baaq La yaab leh u diray Muslimiinta ku dhaqan Dalka Kenya oo ay Haatan ka socdaan Qulqulatooyin Lagu laynayo Dad shacab ah. Ururku waxa uu ugu Baaqay Dhammaan Dadka Muslimiinta ah ee Kenya ku dhaqan inay Hubka qaataan oo ay iska dhiciyaan Colaadda iyo dagaalka ay…

                    Read More

                      uJeeddada Socdaal Uu Maanta Madaxweyne Xasan Sheekh Ugu Amba bixi Doono Magaalada Jawhar iyo Cali Maxamed Geeddi Oo U Sii Gogol Xaadhaya

                      Muqdisho:June,18,2014(SDN/QJ)-Wararka Laga Helayo Magaalada Jawhar ee Gobolka Shabeellada dhexe ayaa maanta waxa ku Wajahan Madaxweynaha Dawladda Federalka Somalia. Madaxweynaha iyo wefdi uu horkacayo, ayaa waxaa lagu wadaa inay ka amba baxaan Garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho, halkaasoo lagu wado inay ka qaado diyaarad Helicopter ahi. Madaxweynaha, ayaa waxa uu maanta uu dhegax…

                      Read More

                        Midowga Yurub Oo Bilaabaya Mashruuc Kor Loogu Qaadayo Caafimaadka 250,000-Neef Oo Ka Mid ah Xoolaha Soomaalida

                        Brugsels:June,18,2014(SDN/QJ)-Ururka Midowga Yurub u qaabilsan Xafiiska Khayraadka Xoolaha ee  Afrika (AU-IBAR) ayaa War-saxaafadeed ay soo saareen ku sheegay inay Dhawaan Bilaabi doonaan Barnaamij oo kor loogu qaaday caafimaadka Xoolaha somalida.  Mashruucan  cusub  ayaa lagu xoojinayaa bixinta adeegyadda caafimaad ee xoolaha Soomaalida oo aan inta Badan gacan shisheeye oo caafimaadkooda la xidhiidha heli jirin. Mashruuca oo…

                        Read More

                          President says Kenyan politics not Islamists behind attacks

                          NAIROBI Kenya (Reuters) – Kenya’s president shifted blame to domestic rivals on Tuesday for two attacks that killed 65 people on the coast and he dismissed claims of responsibility by Somali Islamist militants, which Nairobi usually fingers for such assaults. Somalia’s al Shabaab militant group has said its gunmen carried out the attacks on the…

                          Read More

                            “Dawladaha Adduunkoo Dhan Xariijin Cas ayaa u Jeexan,Wax aanu Maraykan Iyo Ingiriis iyaguba Ogolayn naguma Qasbi karaan” Daawo Cawil Cali Ducaale

                            Hargaysa 17.June 2014 (SDN/QJ)- Wasiirkii Maaliyada Ee Xukuumadii Daahir Rayale Ambassador Cawil Cali Ducaale ayaa Maanta ka Hadlay  Xaalada Taleex oo ay ku Sugan yihiin Ciidamada Qaranka ee Somaliland . Waxa uu Ambassador Cawil Madaxwene Siilaanyana Kula Taliyay In Dawladaha Reer Galbeedka  Wufuud u diro,Si ay Xaqiiqada u Garawsadaan. Waxaa kale oo uu Sheegay in…

                            Read More

                              Dhallinyaro Beeleed Wasaaradda Arrimaha Gudaha u Gudbiyay Ogolaansho Bannaan Bax Salmi ah,iyo Qodobo dawladu Sas ka qabto oo ku qoran

                              Hargaysa 17.June 2014 (SDN/QJ)- Dhalinyarada Beesha Degta Waqooyiga iyo Galbeedka Magaalada Hargeisa oo Wasaarada Arimaha Gudaha u gudbisay Warqad Ay ku Dalbanayaan Banaan Bax Salmi ah warqada Loo Gudbiyay Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Md Cali Maxamed Waran Cade oo Shabakada Qurbejoog.com Heshay Nuqul Ka mid ah ayaa waxa Lagu Sheegay in Banaan Baxan Ay Dalbanayaan…

                              Read More