Webmaster

    Prime Minister Abdiweli chairs Somalia Development and Reconstruction Facility meeting

    His Excellency Prime Minister Abdiweli Sheikh Ahmed chaired the Somali Development and Reconstruction Facility meeting alongside Michele Cervone d’Urso, EU Ambassador to Somalia. They discussed ongoing accomplishments and continuous dialogue between the Federal Government of Somalia and their International partners. Vision 2016 highlights challenges such as security, social services, economic development and long term political…

    Read More

      Somali camels still arriving

      MAKKAH — Somali companies are preparing to make new large shipments of camels to Saudi Arabia to meet the rising market demand that usually precedes the holy month of Ramadan. Makkah daily said Thursday that the Somali camels are still coming to the Kingdom despite accusations that they might be the cause of coronavirus. The…

      Read More

        Maamulka Puntland Oo Warsaxaafadeed Hanjabaad ah Ka Soo Saaray Degmada Taleex Oo Somaliland Gacanta U Gashay

        Garowe:June,13,2014(SDN/QJ)-Maamul-Goboleedka Somaliyeed ee Puntland, ayaa si adag uga Hadlay Ruqaansigii Ciidanka qaranka Somaliland ku sameeyeen Degmada Taleex ee Gobolka Sool oo aanay hore u joogin. Madaxtooyada Puntland ayaa gudo-galka Ciidanka qaranka Somaliland ee Degmada taleex ku tilmaantay Gardarro Cad, waxana ay Bulshada caalamka u dirtay Baaq muujinaya in lagu Gardarrooday. War-saxaafadeed ka soo baxay Madaxtooyada…

        Read More

        Xulka Brazil Ayaa 3-1 Ku Sagootiyey Xulka Coartia(World Cup 2014 DAAWO) By Jaahuur.

        San Paulo-12-June-2014-((SDN) Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxaynu ula hayaameynaa xagaa iyo cariga Brazil uu maanta ka furmey koobka kubadda cagta ee aduunka 2014 waxaana ciyaartii furitaanka ku aftaxay Brazil oo marti galinta iskale iyo Coatia. Haddaba ciyaartan oo aad u xiisa badney ayaa laga daawanayey koonkan ilaahay abuurtey iyo Talafishanada,waxa kale oo ka soo qeybgaley dadweyne…

        Read More

          The Federal Government of Somalia is committed to transparen​cy and accountabi​lity during the Constituti​on Making Process

          Mogadishu, 12 June 2014 – H.E. Mustafa Duhulow, the Minister of Information, today spoke on the progress being made on the Constitution Making Process. The achievements of the Ministry of Justice & Constitutional Affairs are leading to a transparent and accountable process as part of Vision 2016. On 29th May 2014 the Council of Ministers…

          Read More

            Somali Islamists plotting Djibouti attack

            Somalia’s Al-Qaeda-linked Shebab insurgents are planning further attacks in the Horn of Africa nation of Djibouti, Britain warned Thursday, after suicide bombers last month attacked a crowded restaurant. “There are credible reports that Al-Shebab plan, and have the capability, to attack targets in Djibouti, including Western interests,” the Foreign Office said, noting “there is a…

            Read More

              Somalis flee ‘xenophobic’ attacks

              Pretoria – Somali shop owners from Mamelodi East have been forced to flee the area and cram together in a house in Pretoria West with barely enough space, rather than face death. This follows what are believed to be xenophobic attacks during which their shops were looted and one of them killed since the violence…

              Read More

                Muqdishow iyo Ibnu Battuuta

                Socdkii Ibnu Batuuta 1325-1354 Qaybta Kowaad Soo gaaritaanka Muqdishow Ibnu Battuuta [-1] oo ahaa Dal-mareen ku caanbaxay socdaal dheer ee uu ku maray, meelo badan oo ka mid ah Caalamkii Hore ama dunidii la yaqiinay waayihii Casriga Dhexe, (Periodi Medievali), isagoo in ka dhaw sodon sano ku bixiyay socdaalkaas, kuna tagay magaalooyin taariikhi ah ee…

                Read More

                  RW Cabdiwali oo saaka furay Shirkii Sadexaad ee Higsiga Cusub (New Deal)

                  Muqdisho, 12,June, 2014(SDN/QJ)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiwali Sheekh Axmed ayaa saaka furay shirkii saddexaad ee Higsiga Cusub ( New Deal) waxaan shirka ka soo qayb galay xubno ka tirsan golaha Wasiirada, qaar ka mid ah safiirada beesha caalamka, Wakiilka Midowga Yurub ee Soomaaliya, iyo Hay’adaha Qaramada Midoobay. Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdiwali…

                  Read More

                    Dalada Mucaaridka Jabuuti ee USN oo xukuumada ugu baaqay in Shabaabka meel looga soo wada jeesto

                    Jabuuti June 12,2014(SDN/QJ)-Dalada mucaaridka Jabuuti ee USN ayaa baaq u jeediyay shacabka iyo xukuumada Jabuuti si meel looga soo wada jeesto khataraha iyo caga jugleynta kooxda Al Shabaab. Dalada Mucaaridka Jabuuti ayaa xukuumada Jamhuuriyada Jabuuti uGu baaqday in ay si dhakhsa ah loo soo afmeero khilaafaadka siyaasadeed ee dalka ka jira si Shabaabka meel looga…

                    Read More

                      Dowladda Somalia wey ka go’antahay in si hab furfuran oo isla xisaabtan ah uu ku dhaco Nidaamka Dastuurka dib u eegis loogu sameynayo

                      Mogadishu, 12 June 2014(SDN/QJ)– Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustafa Duhulow ayaa maanta ka hadlay horumarka laga sameeyey nidaamka Dastuurka dib u eegis loogu sameynayo oo Wasaaradda Garsoorka & Dastuurku ay hormuud ka tahay, isla makraana si hab furfuran, hufan oo isla xisaabtan leh u dhici doonto dib u eegista dastuurka, oo qeyb ka ah tiigsiga 2016ka….

                      Read More

                        Ra’iisul Wasaare Cabdiwali Sheekh Axmed oo dib ugu soo laabtay dalk

                        Mogadishu, June 12, 2014(SDN/QJ)—Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa dib ugu soo laabtay dalka kadib markii uu magaaladda Addis Ababa ee dalka Ethiopia uga qeyb galay shirweynaha 26-AAD ee aan caadiga ahayn ee Urur Goboleedka IGAD, waxaana kusoo dhaweeyay garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho xubno ka tirsan labada golle ee dawladda….

                        Read More

                          Gudoomiye Cirro Oo Xukuumadda Ku Eedeeyay Inay Ku Tumatay Shuruucdii Iyo Qawaaniintii Dalka U Taalay,Una sOO Jeediyay Muhiimada Ay Leedahay In La Dhawro Shrciga Dalka {DHAGAYSO}

                          Hargaysa:12,June,2014(SDN/QJ)-waxa uu ka hadlay Arimaha Dalka sida:ku dhaqanka Shuruucda iyo Qawaaniinta Dalka oo uu si toos ah ugu Eedeeyay Xukuumada uu Gadh-wadeenka ka yahay Axmed Maxamed Siilanyo inay Si badheedh ah ugu tumatay Shuuruucdii dalka u taalay iyo Kala-xadaysnaantii Laamaha Dawladda.   Waxa kale oo Gudoomiye Cirro Xad Gud iyo Wax aan la qaadin Karin…

                          Read More

                            “Isku canaanan maynno in aanu Xukuumadda KULMIYE wakhti siinno ” Siciid Sulub Maxamed

                            Hargaysa 12.June 2014 (SDN)- Wasiirkii hore ee Hawlaha Guud Xukuummaddii Madaxweyne Rayaale Siciid Sulub Maxamed,ayaa sheegay in ay guul u tahay Xukuumaddoodii hre ee UDUB in ay ka aamusnaadaan muddo badan oo afar sano ah Xukuumadda ka dhalatay Xisiga KULMIYE ee doorashada kaga adkaaday,waxaanu ku sababeeyay in ay ujeedadoodu ahayn in ay wakhti siiyaan isla…

                            Read More

                              Siilaanyo iyo muuse biixi-gaad isku haysataan waxa laga la’yahay shan shantii boqol ee ay isku qoreen.Sheekh Aadan Siiro

                              Hargaysa 12.June 2014 (SDN/QJ)-alla ha u naxariistee waxa goor dhaweyd lagu aasay xabaalaha SH Aadan Siiro (xeedho) marxuum wariye MM KAstam kaasoo shalay ku geeriyooday Hargeysa. Marxuumka waxa maydkiisa laga qaaday Cisbitaalka weyn ee Hargeysa, halkaas oo meydkiisa la geeyey. SH Aadan Siiro oo tukinayey wariyayaashii iyo dadweynihii ka soo qayb galay jinaasada marxuumka ayaa…

                              Read More

                                Unugyo ka Tirsan Booliska Somalia oo la Geeyay Magaalada Jawhar

                                Jawhar 12.June 2014 (SDN)- Cutubkii ugu horreeyey ee ka socda ciidanka booliska Soomaaliyeed ayaa xalay gaaray magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeellaha dhexe. Ciidanka oo wata gawaarida gaashaaman iyo kuwa xamuulka ah oo ka yimid dhinaca magaalada Muqdisho ayaa Jowhar u tagay in ay xoojiyaan ciidamada ammaanka ee magaaladaas, sida ay Warbaahinta u sheegeen saraakiil ka tirsan…

                                Read More