Webmaster

    Dagaal iyo Gacan-ka-hadal RRU-da iyo Taageerayaasha Muuse Biixi Xalay ku Dhex Maray Hutel Crown iyo Labada Dhinac Oo Sii Kala Fogaanaya

    Hargeysa:June,14,2014(SDN/QJ)-Ciidamada Sida gaarka ah u tababaran ee RRU-da loo yaqaanno ayaa Habeenkii xalay waxay Galeen Hutel Crown ee Magaalada Hargeysa oo ay dhallinyaro taageersann Musharraxnimada Muuse Biixi ku qabsanayeen Shir. Ciidamada ayaa dhallinyarada Goobta joogtay ku amray inay joojiyaan waxa ay wadaan, balse ma ay yeelin, waxana goobtii ka Bilaabmay jaafaa-jiriq iyo yooyootan muddo socday….

    Read More

      “May ahayn in Cali Waran-cadde oo NSS-tii ina Saleebaan Dafle la Shaqaynayey uu Albaabka inaga Joogsado. Waxayse ahayd in Black list la qoro oo dhammaan……”Eng. Maxamed Xaashi.

      Hargeysa:June,14,2014(SDN/QJ)-Wasiirkii hore ee Wasaaradda Maaliyadda Somaliland Mujaahid Maxamed Xaashi  Cilmi ayaa dhaliilo waaweyn dusha ka Huwiyey Xukuumadda uu Gadh-wadeeenka ka  Yahay Madaxweyne Siilaanyo  oo uu ku tilmaamay mid ka shaqaynaysa Cabudhinta Shacabkeeda. Maxamed Xaashi oo Habeenkii xalay ka Hadlayey munaasibad dhallinyaro taageersan Muuse Biixi Musharraxnimadiisa qabsadeen, ayaa xusay in xukuumaddani caan ku Noqotay wixii hore…

      Read More

        Muxuu Daaran yahay Socdaalka Wasiirka Madaxtooyada ee Jabuuti Daawo

        Hargaysa 13.June 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan iyo Wefti uu Hogaaminayo ayaa Maanta u Kicitimay Dalka Jabuuti. Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa Hadal kooban oo uu Warfidiyeenada ku siiyay Madaarka Cigaal ku Sheegay in Socdaalkan ay ku Wehelinayaan Wasiirada Dib u Dejinta iyo Qorshaynta Qaranka. Hargaysa SDN/QJ contact@qurbejoog.com contact@somalidiasporanews.com…

        Read More

          Homage to Magool

          Homage to Magool brings together some of the leading contemporary Somali singers living in the UK to present the music of Somalia’s most popular singer, Magool. The show features singer Farxiya Fiska, considered by many to have the greatest voice of her generation. Fiska has been compared to the Somali greats such as Aamina and…

          Read More

            OGEYSISS:SHIR BEELWEYNTA DIR AY EDMONTON KU QABANEYSO

            Waxa dhamaan Shucuubta Direed iyo Soomaalida kale ee ku dhaqan Edmonton iyo Nawaaxigeeda loogu baaqayaa in la qaban doono shir looga hadlayo arrimaha Xasuuqa iyo bro kicinta Shacabka beesha Biimaal ee Dir e Udubland State Of Somalia, gaar ahaan Gobolka Shabeelada Hoose. Sidaa darted waxa ka soo qeybgaleyaasha Sharafta leh laga codsanayaain ay ilaaliyaan Wakhtiga….

            Read More

              Wararkii Caawa ee Dalka iyo Dibada ee Shabakada Qurbejoog.com {DHAGAYSO}

              Hargaysa 13.June 2014 (SDN/QJ)- Ku Soo dhawaada Dhamaan Akhyaarta ku Xidhan Shabakada Somalidiasporanews.com Meel kasta oo Dunnida Dacaladeeda aad kaga Sugan Tihiin Warar Wixii Naga  Soo Gaadhay Dalka Gudihiisa iyo Dibadiisa oo aanu idiinka Soo Gudbinayno Studiyaha Qurbejoog.com ee Caasimada Somaliland ee Hargaysa Waxaa Warka Caawa  Idiin Soo Tebin Doona Weriye Maxamed Xasan Daacad ee…

              Read More

                Maamul Goboleedka Punt land oo Beesha Caalamka ka Dacweeyay Talaabadii Ciidamada Somaliland ku tageen Taleex

                Garowe 13.June 2014 (SDN/QJ)- Qoraal kasoo baxay xafiiska madaxwaynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali (Gaas) ayaa lagu muujiyay in ashtako laga yahay mamulka Somaliland oo tobanka bishaan duulaan kusoo qaaday Degmooyinka Xingalool iyo Taleex. Afar qodob oo uu ka koobnaa qoralkan ayaa sidoo kale lagu sheegay inaysan Puntland u dulqaadan doonin weerarada iyo duulaanka qaawan ee…

                Read More

                  Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye oo Hambalyeey Shirkii Lagu Soo Gabo gabeeyay Magaalada Balli Gubadle

                  Hargaysa 13.June 2014 (SDN/QJ)- Gudoomiyaha xisbiga kulmiye Md, Muuse Biixi Cabdi isagoo ku hadlaya magaciisa, hogaanka xisbiga, golaha dhexe, guddida fulinta iyo ka dhamaan taageerayaasha iyo xubnaha xisbiga kulmiye wuxuu hambalyo u dirayaa shirka beesha Arab uga socda magaalada Balligubadle ee xarunta gobalka Hawd. Sidoo kale gudoomiye muuse Biixi wuxuu bogaadinaya Ergooyinka tirade badan ee…

                  Read More

                    Wasiirka Gaashaandhiga Somaliland iyo Mas’uuliyiinta Gobolka Sool oo ka Hadlay Xaalada Taleex {DHAGAYSO}

                    Hargaysa 13.June 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka Gaashaandhiga Somaliland Mudane Axmed Xaaji Cali Cadami iyo Xubno ka Soo Jeeda Deegaanka Gobolka Sool oo Goor dhawayd Shir Jaraa’id ku Qabtay Magaalada Hargaysa ayaa ka Hadlay Xaalada Degmada Taleex oo ay Maalintii Shalay Gaadheen Ciidamo ka Tirsan Kuwa Qaranka . Wasiirka oo ay Weheliyaan Wasiirul dawlaha nabadaynta ee Gobolada…

                    Read More

                      Gabdhaha Ururka Samafalka Garoodi oo Soo dhaweyn balaaran u sameeyay Wasiirka Caafimaadka Somaliland(SAWIRO)

                      London June 13,2014(SDN/QJ)-Gabdhaha ururka Samofalka Gaaroodi ayaa soo dhaweyn balaaran u sameeyay Wasiirka caafimaadka Soomaaliland Md Saleebaan Xaglo toosiye. Soo dhaweynta oo uu wasiirku ka hadlay ayaa waxa uu ka sheegay in ururka samafalka ee Gaaroodi guud ahaan iyo gaar ahaan garabka Haweenka ay yihiin hormuudka wax qabadka qurbejooga Somaliland. wasiirka oo hadalkiisa sii wata…

                      Read More

                        Soomaaliya oo Sideed sanadood ka dib Koobka Kubedda Cagta Aduunka la daawanayo

                        Muqdisho June 13,2014(SDN/QJ)-Soomaaliya ayaa mudo sideed sanadood dabadeed lagadaawanayo ciyaaraha Kubedda cagta ee aduunka. Ciyaaraha oo shalay la furay ayaa waxa degaanada laga xoreeyay shababaabka la arkay iyada oo la daawanayo ciyaaraha aduunka. Sanadii 2006dii ayay shabaabku waxa ay amar mamnuuca dul dhigeen goobaha kubada cagta laga daawado ee Soomaaliya. Waxaana si qarsoodi ah ay…

                        Read More

                          China iyo Japan oo xiisad dhul awgeed qir iyo qir isku ah

                          Beijing June 13, 2014(SDN/QJ)-Dawladaha dalalka Japan iyo China ayaa haatan xiisad siyaasadeed ka dhex aloosan tahay ka dib kolkii ay labada dalba sheegteen badda Konfurta China. Duyuuradaha labada dal ayaa todobaadyadii u danbeeyay dhoolastusyo isku lidi ah ka sameeynayay badda Konfurta China. Dalka Japan ayaa dhawaan duyuuradihiisa F-15 waxa ay ku soo dhawaadeen duyuurad ay…

                          Read More

                            Ingiriiska Oo Sidii Maraykanka Soo Saaray Warar Dhiillo ku ah Dalal Djibouti Ugu Horrayso

                            London:June,13,2014(SDN/QJ)-Xafiiska Arrimaha Dibadda u Qaabilsan Dawladda Dalka Ingiriiska, ayaa war qoraal ah oo uu soo saaray kaga digay weerraro kooxda Shabaabku ka Geystay waddamada Ciidamadodu joogaan Somalia. Xafiiskan ayaa sheegay in uu helay warar lagu kalsoonaan karo oo muujinaya in Dhaq dhaqaaqa Shabaab  ay maleegeyso weeraro ay ka fuliso dalka Jabuuti oo qaar ka mid…

                            Read More

                              Hay’adda Amnesty International Oo Ku Eedaysay Koonfurta Afrika Inaanay Waxba Ka Qabanin Soomaalida Dhulkeeda Lagu Dhibaataynayo

                              New-York:June,13,2014(SDN/QU)-Hay’adda Caalamiga ah ee u Doodda Xuquuqda Aadamaha ee Amnesty International ayaa ku Eedaysay Dawlada Koonfurta Afrika sida aanay waxba uga Qabanin Dhibaatada Lagu Hayo Somalida Dalkooda ku Nool.  Deprose Muchena, oo ah Agaasimaha gobalka u qaabilsan  Amnesty International ayaa sheegay in dowlada South Africa ay ku fashilantay ka hortagida rabshado maalmihii dambe ka soconayay…

                              Read More

                                Sarkaalkii Labaad Oo Al-shabaab ah Oo Muddo Toddobaad Gudihiis ah Ka soo Goostay Kooxdaas, Iskuna Dhiibay Kenya

                                Mandhera:June,13,2014(SDN/QJ)-Hal Nin oo  u dhashay Rwanda, isla-markaana sheegtay inuu ka mid ahaan saraakiisha sarsare ee ururka Al-shabaab ayaa isku dhiibay Ciidamada Kenya ee ku Sugan Magaalada Mandhera.  Ninkan sheegtay sarkaalka ka tirsanaan jirey Ururka Al-shabaab oo Magaciisa Lagu Sheegay Pascal Bizmungu, balse ku socda magaca Cabdirizaaq, ayaa isdhiibay dhammaadkii toddobaadka. Ninkan oo Da’diisu tahay 33…

                                Read More